Musalsalka Dhaxal | Season 1 | Xalqadda 6aad | Rooble xoolihiisa weligay uma baahan | Astaan 2024.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 май 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 750

  • @jaamacabdi-boosow4
    @jaamacabdi-boosow4 29 дней назад +653

    Jiif Maad Ku Dawaaneysa Mise Fadhi “Hdii Aad Jiif Ku Daaweyso Is Muuji Sxib”😎💪🏾

    • @asma8470
      @asma8470 29 дней назад +6

      Socod kudawanaya anigu

    • @cabdikaaficabdkaaficali6954
      @cabdikaaficabdkaaficali6954 29 дней назад +7

      Haa jiif

    • @Miskiineey13
      @Miskiineey13 29 дней назад +6

      Maye ano biiboyo fursanoya😂😂

    • @maymamohamed8987
      @maymamohamed8987 29 дней назад +2

      Fadhi

    • @zainababdi781
      @zainababdi781 29 дней назад +2

      Waxay isku samayeen waalidiintu maxaa ka galay oo soo dhex geliyay ciyaallkooda plus benefits maxaa looga hor joogsan
      Waan ogahay inuu flim yahay wayse jiraan arimahaan oo kale dhab ahaan

  • @AaminaCabdi-nl3if
    @AaminaCabdi-nl3if 29 дней назад +352

    Yaa rabbi ugargar walaalalehena falastiin guusha sii yaa Allah ugargar 😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Caliya7
      @Caliya7 29 дней назад +2

      Aamiin Yaa Allaah

    • @bintufaiza8941
      @bintufaiza8941 29 дней назад +3

      Aamin yarabi illah dhibta haka qaado

    • @riixaanriimaas
      @riixaanriimaas 29 дней назад +2

      اللهم آمين ياربي يارب العالمين🤲
      نصرك ولطفك ورحمتك لاخواننا واهلنا في فلسطين وخاصة في غزة ياالله☝️🤲💔🥺😓😭🇵🇸🇸🇴

    • @sumayosiyaadmaxamed4405
      @sumayosiyaadmaxamed4405 29 дней назад +1

      Aamiiinn yarabih 😭

    • @Nimcaynoor
      @Nimcaynoor 28 дней назад +1

      Allah hasiyo

  • @user-fy7wu9iq8u
    @user-fy7wu9iq8u 29 дней назад +260

    Wlhi gabdha indholaha ku ma talaysa jilninkeda aaaad bu u qurxan yhy❤️👍🏻

  • @QaliXuseen
    @QaliXuseen 29 дней назад +209

    Inta gabadha indhola nimada kujileysa io wilka daartoda udawata😂

  • @roblehdoum9730
    @roblehdoum9730 29 дней назад +267

    TEAM DUNIYO ONE LIKE ❤🎉😅

  • @user-oy5rr7hz7o
    @user-oy5rr7hz7o 29 дней назад +153

    Aree filmka taxane ka dhiga,Oo Haben kasta soo daya.. inta jecel like saraa si loo ogolado❤❤

  • @user-wy1nb1yh7o
    @user-wy1nb1yh7o 29 дней назад +73

    Musalsalkan waxa qeyb walbo waxa kujirto clip yar o an mudnaantisa lasiin " wiilka yar o malinti caseyaha kashaqeyo habenkina walashis indhola waxbareso asigo daalan o hurdonayo " 🫡🫡

  • @mohaaali1795
    @mohaaali1795 29 дней назад +197

    ALLAH KUGU BISHAAREEYO JANADA HADA LIKE I SAARTO❤❤

  • @Mohamedjeesto
    @Mohamedjeesto 29 дней назад +124

    Halkan wxn salan qalbiga kaso❤goday udiraya boqorad kasto somaliyeed because wali laman kulmin gabadh somaliyeed oo aan gob ahayn ❤❤

    • @princes2224
      @princes2224 25 дней назад +1

      ❤boqor ka qaadny salaanta😊

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 29 дней назад +301

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤

  • @Sheeko..1
    @Sheeko..1 29 дней назад +463

    Inta XAYEYSINTA is dhaafiso like 😂 👍 asxaabta waxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 🥺❤

    • @user-nm4kn8hm5h
      @user-nm4kn8hm5h 29 дней назад +1

      Film kasta xayaysiiskis waan necbahay😂

    • @user-nm4kn8hm5h
      @user-nm4kn8hm5h 29 дней назад +1

      Film kasta xayaysiiskis waan necbahay😂

    • @xamdiqueen6866
      @xamdiqueen6866 29 дней назад +1

      Ani xita xayesis walige ma firsan wan is dhafiya 😂😂

    • @subanabdiraxman2747
      @subanabdiraxman2747 29 дней назад

      Me to😂

    • @Sheeko..1
      @Sheeko..1 29 дней назад +1

      @@subanabdiraxman2747 shekoyin ayan sogudbiya igu dhirigaliya abyo supiskrabka isar

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 29 дней назад +64

    Badanaa dadka taxanaha ku jiraa markay duniyo arkaan way dhoolacadaynayaan😍, Aniguna dabcan la mid ayaan ahay doorkeedu waa mid xiisa gaara wata❤

    • @souadelmi5470
      @souadelmi5470 28 дней назад +2

      really 😂

    • @user-cc9mm3xx5m
      @user-cc9mm3xx5m 28 дней назад

      lkn indhoole Alaab dhaqayo international Lagu aarakay😂😂😂😂😂😂😂

    • @RahmoAbdikariin
      @RahmoAbdikariin 25 дней назад

      Wey dhaqaan howsha guriga oo dhana wey qabtaan anaba aqaano qof saas ah​@@user-cc9mm3xx5m

  • @warsamehuseen3219
    @warsamehuseen3219 29 дней назад +45

    Gabadha indhoolnimada ku mataleeysa awards hala siiyo sifiican ayeey ujisha indhoolnimada waan ucodeeyay

  • @maahirtube-official
    @maahirtube-official 28 дней назад +26

    Dunida Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana karamo badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ

  • @user-ed2sp9qu7g
    @user-ed2sp9qu7g 29 дней назад +112

    Yaa igu lasalinaayo xabiikeena maxamed scw scw ❤❤❤

    • @user-vu6sw2my2m
      @user-vu6sw2my2m 29 дней назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @nuuxshaacir8726
      @nuuxshaacir8726 29 дней назад

      Scw scw scw scw scw

    • @user-px9ew6ww5q
      @user-px9ew6ww5q 29 дней назад +1

      Scw scw scw SCW scw scw scw

    • @XigashoMedia
      @XigashoMedia 29 дней назад

      صل الله عليه وسلم

    • @FoosRooble
      @FoosRooble 28 дней назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ 29 дней назад +59

    Duniyo hooyadeed iyo wiilka yari waxay ina barayaan si kasta oo ay noloshu u adag tahay inaan la is dhiibin dhanka wangsan iyadoo la fiirinayo, sidoo kale ilaahay la tala saarto la sabro , waliba doorka duniyo ayaa casharo bdn ku jiraan sida ay ku jilayso dhaayaheedii ayey wayday sidaas oo tahay waxay ka wax qabad fcn tahay kuwo bdn oo indhaoodii qaba ha is dhiibina hana quusanina ayey ina leedahay duniyo❤

  • @ABDI_RAHMAAAN
    @ABDI_RAHMAAAN 29 дней назад +92

    TEAM GALD ONE LIKE ❤😊

  • @Drs.nimconashad
    @Drs.nimconashad 29 дней назад +49

    Duniya galad ayaaa indhaha ufiiqaya kadib ayuu arageefu sooo noqonyaaaa taaas iga qora ❤🎉

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 29 дней назад +29

    Duniyo well done hab matalkeedu wuu fadhiyaa wlhi 🙏ilaahy waxan kaga baryayaa inusan indhahaga kaaqaadin iyo laxaadkaaga oo dhan 🥰10/10 dunia

  • @Abeera..Cade..
    @Abeera..Cade.. 29 дней назад +297

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊😊❤❤

  • @najuuapdi8801
    @najuuapdi8801 29 дней назад +19

    Wlh qof balwad leh qof rabto inaysan jirin alxm ha dhaho qofka gurigisa io rerkisa aysan ka mid ahe qof balwad leh

    • @canabqardho7963
      @canabqardho7963 29 дней назад

      Alxm

    • @NimCo-tw5hv
      @NimCo-tw5hv 28 дней назад +1

      Alx hal wll ba ila dhashay io aabbahay midna balwad maleh alle hay dhowro

  • @XaajiGorgor
    @XaajiGorgor 29 дней назад +63

    Dhaxal drama inta la rabta inayi kulman galad iyo roble love

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 28 дней назад +10

    Wlhi qoyska duniya sidey ujilayaan filimka inaba caadi maaha nolosha ay ku jilayaan iyo iyagu way is leeyihiin waaw🎉🎉❤

  • @MohamedIbrahim-rd1jx
    @MohamedIbrahim-rd1jx 29 дней назад +16

    Run ahaanti astaan wexe mudan tahay in la siiyo Best Somali films Award of all the Time, sido kale kuli jilaayasha kalama dhacaan, inkasto ey sii kala sareeyan qaab jiliinka. Lakin ASTAAN run ahaanti cadi ma ahan. 👌🏽👌🏽👌🏽

  • @ZUBEYIR0
    @ZUBEYIR0 29 дней назад +52

    Hello everyone who’s watching this episode 🙋🏼 love you all 🤍🎧

  • @ayzaryare1046
    @ayzaryare1046 27 дней назад +6

    Daqiiqada 21:21 ila 21:28 labada gabdhood ee Duniya ka hdlaya Mashallah 🥰 Aad bey uu qurux badanyihiin

  • @HalimaMohamed-qv7bb
    @HalimaMohamed-qv7bb 29 дней назад +90

    Gabadha yar ee indhoosha calosheba ihurisee 😂 bal ayadoo indhaha usoo laabteen kadhiga aan faraxnee

    • @MohamedAbdi-io1pk
      @MohamedAbdi-io1pk 29 дней назад +4

      Indho wey leedahay lkin indhool ayee ku jileysaa

  • @Kay-mx3dr
    @Kay-mx3dr 29 дней назад +18

    I don’t usually watch Somali movies or musasal but this one is my 1st my top profession Somali musalsal that I have ever seen 😮 unbelievable..I hope you guys make an English subtitle so other people can understand.all the way from USA

    • @mohamedalimoge696
      @mohamedalimoge696 29 дней назад +1

      Good idea 💡

    • @moliban8133
      @moliban8133 25 дней назад

      We provide subtitles every Episode, u can tap the CC icon to activate subtitles

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 29 дней назад +13

    Aniga maahi falanqeeye ruwaayad lkn mudo 30 sano ayaa ku dhex jira daawashada aflaanta waliba luuqado badan ayaan ku hadlaan aflaana ku daawada dhan kasto musalsalkan waaka dhisan yahay duubitaanka waa heer caalami ah hadalada iyo waliba sida muuqaalada iyo qisooyinka ay xanbaarsan yihiin isu waafaqaayan cajiib waaye waxaan codsan lahay in dowlada kab miisaaniyadeed u sameyso shirkadahan sameeyo muuqaladan gaar ahaan astaantv
    Caadi maahan
    Meel baadiyo ah oo mozambique ka mid ah ayaan idin kala socdaa mahadsanidiin

  • @ABDI_RAHMAAAN
    @ABDI_RAHMAAAN 29 дней назад +47

    TEAM GALAD ONE ❤😊

  • @user-iq4vp4fv8l
    @user-iq4vp4fv8l 29 дней назад +14

    Ma soo marin dunida ruux kaa khayar io wanaag badan nabi Muhammad scw scw scw

  • @Osman.merane.elleyeh
    @Osman.merane.elleyeh 26 дней назад +4

    Aragtiidu indhaha uun maha ee indhaha runta waa qalbigaa sida gabadha musalsalka ku jirtaa❤❤

  • @ApdullahinuursaladRamos
    @ApdullahinuursaladRamos 28 дней назад +10

    Makusalin karnaa nabigena muhamed ::صلی الله علیه و سلم

  • @user-vj4zb2vv1w
    @user-vj4zb2vv1w 29 дней назад +59

    Xogmal media qof dawatho majoga halkan😂ilmada qarson😂mel walpo kamuqo Lol😂😂😂

    • @CheerfulBeagle-ne6yp
      @CheerfulBeagle-ne6yp 29 дней назад +3

      Musalsalkan baa ka shidan dhinac walba

    • @munocismaan496
      @munocismaan496 29 дней назад

      Waykan

    • @Nalkanuura5
      @Nalkanuura5 29 дней назад

      Hadaan ka imaaday ❤

    • @cudoons9039
      @cudoons9039 29 дней назад

      Wa ikan mel wax iga dhafan ma jirto😂😂😂😂

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 29 дней назад

      ​@@CheerfulBeagle-ne6yp isku ma dhawa kana shidan😊

  • @Hibaakabdirashied
    @Hibaakabdirashied 29 дней назад +32

    Duniyo jiliibkeedu waa heer caalami❤️

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 29 дней назад +15

    Waa filim xiisa badan oo cajiib ah bulshada oo dhan ayaa wada jecel
    Mahadsanidiin bahda astaan tv shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleysta
    ❤❤❤
    ❤❤❤
    ❤❤❤

  • @faliscumar4012
    @faliscumar4012 29 дней назад +17

    Duniyo wa gawadha filimka ugu jecly❤😊

  • @zamzammohamedabdi5373
    @zamzammohamedabdi5373 29 дней назад +18

    S-drama fans idhin aweya garahan gabdaha somali drama diragiliya
    GUUL Somalia 🇸🇴

  • @user-bh8qo4un5o
    @user-bh8qo4un5o 28 дней назад +15

    Taxanahaan adigoo aamusan, meel degan joogo, maskaxdaada firaaqo tahay haddaan si quman u daawato, waxaad dareemeysaa nolosha qoysaska Soomaaliyeed heerarkooda kala duwan.
    ❤Astaan Tv iyo director-kaba mahadsanidiin❤

  • @user-bz4wg5bt4e
    @user-bz4wg5bt4e 29 дней назад +13

    Aynu ku wada salino nabigeen scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤🎉

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 28 дней назад

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

    • @FoosRooble
      @FoosRooble 28 дней назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @abdirahmansiat6
    @abdirahmansiat6 29 дней назад +25

    Galad aabihiis jiliinkiisa waa heer sare wllh

  • @fahiimacabdiraxmaan1438
    @fahiimacabdiraxmaan1438 29 дней назад +33

    inta ilmadi qarsonayd sodawaty ismuujiya

  • @AbdikarinAlihasan
    @AbdikarinAlihasan 29 дней назад +27

    Inta jiif ku daawaneeyso like ta dhac iku siiii

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan 29 дней назад +11

    Filmka dhan dunio iyo galad iyo sadaam ba qurxiyay wllhi ❤

  • @wlljanna_1887
    @wlljanna_1887 29 дней назад +18

    Wlhi filmka dhan Qofta Indhola nimada jileysa u dawada Jiliinkeda caaadi ma ahn xita hadalkiida

  • @NimciimaCabdilaahi
    @NimciimaCabdilaahi 29 дней назад +18

    Ilahy ha u naxaristo walashen hodan gabo 😢

    • @munacadow94
      @munacadow94 29 дней назад

      Allah u galiyo raxmadisa wlshen hodan🤲🤲🤲

    • @AyaanGaylan
      @AyaanGaylan 28 дней назад

      Aamiin Aamiin ilaahay ha u naxariisto

  • @saidabdi5612
    @saidabdi5612 29 дней назад +8

    Wale filmkan waa laga shaqeyey aniga duniya iga gadan waan wata la.anted filmka ima nurayo ❤❤❤❤

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 29 дней назад +9

    Musalsalkan waxaan filayaa in laga soo guuriyay dhaqamada shisheeyahay halaka maktabada bawaag maalaayacni ah sidaa mashquul looguyahay maxaa diiday in quraanka aqrintiisa lagu mashquulo

  • @NimcoCumar-xf4ot
    @NimcoCumar-xf4ot 29 дней назад +35

    Inta ila xasuusata sooran alle haw naxriiste .
    Markay arkan sabriin abahed😢

  • @moctarkhadar4608
    @moctarkhadar4608 28 дней назад +7

    Maryan jilinkeeda Absolutely incredible ❤️❤️

  • @Faysa-ub3tc
    @Faysa-ub3tc 29 дней назад +10

    Alleh how naxaristo gabarta shilka ku dhimatey hodan😢

  • @maahirainte3846
    @maahirainte3846 29 дней назад +17

    Inta kaheshay jiliinka wiilka caseeyaha ah😅😊

  • @axmeddeeq1371
    @axmeddeeq1371 28 дней назад +3

    Ugu horen Alxd waxan ku faraxsanhy in aan ku xernaado musalsal somali ah Dhaxal walee waa kudagy Astana waan umaht celinaynaa❤

  • @Maxamad-wl9qx
    @Maxamad-wl9qx 29 дней назад +27

    اللهم صل علي محمد

  • @Qalbixabxab12
    @Qalbixabxab12 28 дней назад +5

    Duniyaa jilinkeeda caadi mhn mashallh ❤❤❤❤❤

  • @user-cy3hd1id8y
    @user-cy3hd1id8y 29 дней назад +23

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Supersalaxcarab143
    @Supersalaxcarab143 29 дней назад +5

    KULI MA KALA DHACAN SANADKAN DAD TAAYO LEE IYO ISBADAL WEEN AYA KA MUQTA JILAYASHA MASHALAHA ASTAAN SOMWOOD SOMALIDA WAAYE TOP HAMBALYO SXB

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 28 дней назад +2

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤

  • @munamohamett2032
    @munamohamett2032 29 дней назад +21

    Manta igu horeysa an RUclips comment ka bixiyo😭😂🤌

    • @musebille3608
      @musebille3608 29 дней назад +3

      Welcome heee aniga waa team ka comment aqris uso galo 😂😂😅

    • @munamohamett2032
      @munamohamett2032 29 дней назад +1

      Tysm brsho wngsn😂🫶

    • @musebille3608
      @musebille3608 29 дней назад

      So dhowow heee wll qaali ❤

    • @AnuuAbshir
      @AnuuAbshir 29 дней назад +1

      Welcome abyo😂😂😂

  • @Mariakeit
    @Mariakeit 29 дней назад +5

    Aabo ducaale flimki hore haboon waa na ahaa qalbiyadeena ❤
    Hadeer flimkan miyuu na waala maxaa waaye cabashada family Galad uku sameyy😮

  • @user-fu5ix5vl9q
    @user-fu5ix5vl9q 29 дней назад +24

    One like please haday walal nimo jirto 😢

    • @JdndHdjdjsn
      @JdndHdjdjsn 29 дней назад

      ❤😮😮❤❤❤❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 29 дней назад +6

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 29 дней назад +22

    Walaahi hadalka igu socdo waa arinta Qashinka waa arin fiican in laga sameeyo Shaqo abuur

  • @mahadmaxamad961
    @mahadmaxamad961 29 дней назад +7

    Galad jaceel iyo ganacsiba waa u ku fiican yahay

  • @aziizsharmathehumbleking3838
    @aziizsharmathehumbleking3838 28 дней назад +3

    Hooyo 😢 casho maa ingasoohartay😂😂😂..
    I'm laughing and crying at the same time....
    I lost my best friend....abti c.shakuur Adan garar he was last born of my mother's siblings of her family..
    Just because of these poor leaders who r lacking to have good vision n to secure Somalia financial.... look these are what the youngsters going through and end mis fortunately die for.....
    Thank you @Astaan

  • @user-tz2mf1md3w
    @user-tz2mf1md3w 29 дней назад +5

    Thank you 😊

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 29 дней назад +6

    Maryan gabadha indholnimada ku jileyso m.a Acting keda fariid waaye filinka haboona faqirnima kujileysay kan dhaxalna faqiirnima ku jilosaa m.a acting keda Allah xafido

  • @LovelyBulldogPuppy-hi4cy
    @LovelyBulldogPuppy-hi4cy 23 дня назад +12

    Team Ronaldo one 👍

  • @noqaroobka5616
    @noqaroobka5616 29 дней назад +7

    Kibirleyda cawa ma arkin filimka dhan ayada u dawanayaa xagee geysen

  • @ahmedyacinyacinahmed2469
    @ahmedyacinyacinahmed2469 29 дней назад +12

    Scw scw scw scw scw scw scw

  • @ilkacase7752
    @ilkacase7752 28 дней назад +4

    24:20 aabayaasha soomaalida dhaqankan qayb badan baa leh oo waa hore cid ay is qabteen haddii uu ilmahoodu ka guursade ama macaamill kle dhex maro sida shaqo ilmahooda ku gooya ama ku shaabadeeya inay caasi yihiin hadda filimkani waa wacyi-galin iyo in dhaqanka bulshadeenu ka guuryo

  • @saamiyoliibaan
    @saamiyoliibaan 29 дней назад +29

    Team Cr7 one like❤

  • @banbaascitychannel8653
    @banbaascitychannel8653 29 дней назад +8

    Intaa raagsaday filimka like saara

  • @FunnyCheckeredFlags-rx7hx
    @FunnyCheckeredFlags-rx7hx 13 дней назад

    Gabadha indhoolaha ah jiliinkeeda caadi maaha wllhi mnshalh❤😊

  • @nyg1162
    @nyg1162 29 дней назад +2

    Masha Allah❤

  • @ahmedyacinyacinahmed2469
    @ahmedyacinyacinahmed2469 29 дней назад +7

    Felicitation muhanad yare

  • @amiiraxaasan2535
    @amiiraxaasan2535 28 дней назад +3

    Team Duniya horo usocda❤❤

  • @doceysaneleewaaye0fficial906
    @doceysaneleewaaye0fficial906 29 дней назад +9

    Ku Sali nabiga scw ❤

  • @setahyy
    @setahyy 29 дней назад +10

    😭😭wr musalsal xalimoyinka le dawan jiray aniga meshan wxa i keney ma ogi

  • @mohamednooreymoi-st9wq
    @mohamednooreymoi-st9wq 20 дней назад

    Very interesting episode..MashaAllah

  • @abdirahmanmohamet8433
    @abdirahmanmohamet8433 29 дней назад +3

    galad adakeso caqabadaha way dhamanayan walidkana way heshin donan adine wad heli doonta duniyo ❤❤

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 16 дней назад

      War waa filim kkk😂😂
      Runrun nooga dhigtay😮

  • @horninsider
    @horninsider 26 дней назад +1

    thanks for adding subtitle. mahadsanidiin Astaan tv

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 29 дней назад +1

    Masha Allah cawey waad naga dhisteen 31 daqii ayuu socon Hanbalyo Astan TV🎉🎉🎉 lkn kordhintii malmahaa noo hadhay👏👏

  • @mukhtaarCabdi-rz6ke
    @mukhtaarCabdi-rz6ke 29 дней назад +3

    IN TA CAWAALE JACEL🇸🇴❤

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 29 дней назад +2

    Musalka kaliyete marxaladaha somalida martay io kuwayhada kujirtaba kahadlaya ❤🎉

  • @user-sx4zq6uj1x
    @user-sx4zq6uj1x 29 дней назад +9

    Team guleed one Like❤

  • @Apderaheem
    @Apderaheem 29 дней назад

    what a series ❤

  • @ayaandiyeeshe5769
    @ayaandiyeeshe5769 29 дней назад +8

    Astaan tol iyo qaraawo hadaa gashaan rooble ha dilina yacni flimkaa wuuku dhiman😂 ex aabe ducaale😅

  • @CASKA1212
    @CASKA1212 27 дней назад +3

    Filimkan uu fiican yahay laakiin uu hamsaamaa wixiiba adoo soo ilaawaya xalqadii kale soo galaysaa

  • @SalmaSiman-lz9wc
    @SalmaSiman-lz9wc 29 дней назад +2

    I can't wait part 7❤

  • @amaalxilwah
    @amaalxilwah 28 дней назад +1

    jiliiinka duniyaaa waa ashqaraar,maasha allaah,waaku salaamy walaashy hadaad fariintyda argto💗✋

  • @naibahmed3436
    @naibahmed3436 29 дней назад

    Tanks 🎉

  • @user-jx1wj9hs8d
    @user-jx1wj9hs8d 29 дней назад +2

    Waiting ❤❤

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 29 дней назад +3

    ku saliya xabiibkena Muxamad scw scw scw scw scw scw scw😊❤❤❤

  • @user-ef4kz6vz4b
    @user-ef4kz6vz4b 29 дней назад +3

    كلمتان سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم 💚❤

  • @FardowsoSalax-yg1dy
    @FardowsoSalax-yg1dy 29 дней назад +2

    Love you all guys❤

  • @nyg1162
    @nyg1162 29 дней назад +3

    Perfekt time 😍😍❤️

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas6536 29 дней назад +5

    Markanu damqino runta filimada somalida waxa jila dadki filimada daawan laha waxana filimada ka maqan dadki jilista u qalmay sababto ah waxad isticmasheen dhalin dharka xiran yihiin aad u liita oo Aad ku keenten raqiis
    Wa inaad bedeshan

  • @ismahaan1806
    @ismahaan1806 27 дней назад +1

    Gabadha duniya qeybteda waxe matalesa aniga marki laga rebo camolenimada walashey iga yar waxan bari jiry waxan so bartay xisabta xaata waso bry manta schoolka calass sare ka jogta si ficanna wey u taqana xisabta ila iyo hada wakula qeyliya xisabta wana ku tumi jiry tasi waxey ku tuseysa inad ugu faideyn karto walalha waxad so baray❤❤❤❤marka hadi aansan awodin lacagta waxbarshada adiga waxad so baraty bar hubal weku faaidayan❤❤

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 29 дней назад +3

    Allah is one ❤❤