Musalsalka Dhaxal | Season 1| Xalqadda 9aad | Maqaadanayo shaatigan weyn ee la igu caaynayo |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 май 2024
  • Join this channel to get access to perks:
    / @astaanmedia
    SUBSCRIBE: www.youtube.com/@astaanmedia?...
    Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
    For More:
    Website: www.astaantv.com
    Facebook: / astaantv
    Instagram: / astaantv
    Twitter: / astaan_tv
    TikTok: / astaan_tv
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 1 тыс.

  • @mustafeLegend
    @mustafeLegend 23 дня назад +810

    Yaa ila nacay dadkan quraanka iyo saliga nabiga Like ku raadsado 😂

    • @Amoeditor
      @Amoeditor 23 дня назад +9

      😂😂ani kuwaan meel waliba waa
      ku arkay waa iga so horbodeen

    • @TruthNeverHurt462
      @TruthNeverHurt462 23 дня назад +4

      Wara somali maryoleey ciyarta commentiga kadaaya waa maxay waxaano qosol ah 😂😂😂😂😂

    • @Caliya7
      @Caliya7 23 дня назад

      Me

    • @subanabdiraxman2747
      @subanabdiraxman2747 23 дня назад +1

      😂wey washan kuwasa😂

    • @filterqueen3268
      @filterqueen3268 23 дня назад +1

      Horta likes lacag Meyer kuhelaan ??

  • @Abdirahmanmo139
    @Abdirahmanmo139 23 дня назад +557

    Hadaa xalaqada koowad ilaa hada daawaneyso like ii saar 😂❤

  • @abdiazizali9214
    @abdiazizali9214 23 дня назад +262

    Inta xayeysinta iska dhaafiso ha iso raacan 😂😂

    • @hoodoeprahim2683
      @hoodoeprahim2683 23 дня назад +1

      Xaysiis aan lays dhaafin karinba soo dhacdey caawa

    • @drsnajjax2679
      @drsnajjax2679 23 дня назад

      ​@@hoodoeprahim2683adigaan ku dhaafney😅😅😅😊

    • @hamdabilan838
      @hamdabilan838 23 дня назад +1

      😂😂😂

    • @Marishabdy
      @Marishabdy 14 дней назад

      😂😂

  • @Kokobulle18799
    @Kokobulle18799 23 дня назад +391

    Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤❤❤❤❤❤

    • @ladansied5583
      @ladansied5583 23 дня назад +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw NNKH ❤

    • @xaawazabriye8049
      @xaawazabriye8049 23 дня назад +2

      Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @user-gv9xo2py4z
      @user-gv9xo2py4z 23 дня назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @caregarowe6986
      @caregarowe6986 23 дня назад +2

      Scw❤❤

    • @ShamsoHassan-wu5xt
      @ShamsoHassan-wu5xt 23 дня назад +2

      Salalaahu calyhi wasalm ❤😊

  • @yusrahajihassn5413
    @yusrahajihassn5413 23 дня назад +163

    Team dhaxaal waan idiin wadaa salamey dhamantin 🤝 intaa sharkaaa galad ku qososhey 😂😂😂

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel 23 дня назад +167

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

    • @Caliya7
      @Caliya7 23 дня назад +1

      Aamiin Yaa Allaah

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 23 дня назад +1

      Aamiiin yaa Allah🥹

  • @amira_somalia
    @amira_somalia 23 дня назад +52

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)

  • @Sharmakeismaiel
    @Sharmakeismaiel 23 дня назад +112

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 7k waxyar iga dhiman❤

  • @KOKOBULLE6616
    @KOKOBULLE6616 23 дня назад +156

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️😢

  • @Hananmoha17
    @Hananmoha17 23 дня назад +64

    Kusali nabigeena muxamed Scw ❤❤

    • @bushroyy
      @bushroyy 23 дня назад

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam

  • @Kingmhmtt
    @Kingmhmtt 23 дня назад +60

    inta nabiga jcl one love ❤️🥰

  • @Ismahankhalif
    @Ismahankhalif 23 дня назад +76

    Astaan TV walaalayaal, ku dadaala nooleynta afka Soomaliga,Ustaad, ma’ahan Afsoomaali, Bare ayaa ugu yeeri kartaan. Mahadsanidiin.

    • @user-uh5hc8ei5g
      @user-uh5hc8ei5g 23 дня назад

      Macalina ma afsoomali ba

    • @SihaamXusen-fb3lo
      @SihaamXusen-fb3lo 23 дня назад +8

      @@user-uh5hc8ei5gmy wllo wrka dhuux Bare baa somali ah macaln my dhihin ok 👍🏽😊

  • @libaaxa_somali
    @libaaxa_somali 23 дня назад +102

    ku sali nabigeena mohamed
    صلى الله عليه وسلم ❤❤

    • @libaaxa_somali
      @libaaxa_somali 23 дня назад

      صلى الله عليه وسلم ❤

    • @dahir4662
      @dahir4662 23 дня назад

    • @FoosRooble
      @FoosRooble 23 дня назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @raxmacabdi4885
      @raxmacabdi4885 23 дня назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @bushroyy
      @bushroyy 23 дня назад

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤️

  • @hodannisha8053
    @hodannisha8053 23 дня назад +163

    waxa laga yaaab inay tahay markii ugu danbaysay ee aad aragto saliga nabiga scw 🥺❤️

  • @IfrahAden-
    @IfrahAden- 23 дня назад +78

    Hadaad lasocotid xalqada 1Aad ilaa io 9Aad Like Saar ❤️‍🩹😁

  • @ibrahimxuseen9872
    @ibrahimxuseen9872 23 дня назад +81

    Kusalli Nabigeena Mohamed S.C.W

    • @FoosRooble
      @FoosRooble 23 дня назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 23 дня назад

      scw scw scw scw scw scw ❤❤

    • @bushroyy
      @bushroyy 23 дня назад

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤️

  • @Malyuunmoha772
    @Malyuunmoha772 23 дня назад +87

    Saan filaayo duniyo galad ayaa dhaqtar uwadi doona lacgtana ka bixinayo indhana wey u fcnan donaa weyna is guursan doonan hani galad ayyy jeclan dontaa😂😂😂 inta igu racsan👍

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 23 дня назад +64

    Waawarey qeybtan nin culusa ku jiro waraa XIRSI waa ku salaamay
    Galad aya amahan top ka ahay meshan war xirsi soo dhawoow war waa rageygii war idin salaamay
    From mozambique

  • @XaajiGorgor
    @XaajiGorgor 23 дня назад +59

    Nabiga kusaliya scw

  • @KowsarAbdikadirIbrahim-wk5yz
    @KowsarAbdikadirIbrahim-wk5yz 23 дня назад +24

    Waligey filim somli ma dawan kan waa kii igu horeye waxn qira inuu yahay best filim
    Astaan Tv waxn ka codsana sago English ah inay soo turjumn wayo calamka an la jan qadne somli inay hormar balaaran garty an tusino calmka❤

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 23 дня назад +27

    Mansha allh kooxda filimkaam daawanaysa nabiga aaday u jecel yihiin ku sali nabiga baa intaas oo goor arkaysaa ❤❤❤❤

  • @Saabir12
    @Saabir12 23 дня назад +59

    Goormee kugu dambeysay saliga nabiga scw ❤

  • @AbdiDaqniGodobdiid
    @AbdiDaqniGodobdiid 23 дня назад +43

    Gacmahaaga ugu raaxey salliga nabiga scw ❤❤❤❤❤

    • @drsnajjax2679
      @drsnajjax2679 23 дня назад

      Scw❤❤

    • @bushroyy
      @bushroyy 23 дня назад

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 23 дня назад

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 23 дня назад

      عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍🤍

  • @ShaficiBoy-ky1cf
    @ShaficiBoy-ky1cf 22 дня назад +11

    ruuxii ugu wanaagsanaa waa nabi muxamad kusaliya nabiga ❤❤❤😢

  • @user-uh5hc8ei5g
    @user-uh5hc8ei5g 23 дня назад +33

    War illahy ka baqa saliga nabiga haku qarabanina

    • @RahmoburhanJamac-en9he
      @RahmoburhanJamac-en9he 22 дня назад

      Huno ajar shaqyso mxaa kagly wax ay ku donyn qofkii hal mar ku saliy nabiga صلي الله عليه و سلم 10 darjo baad helysaa❤

  • @akjanagaleabdull5117
    @akjanagaleabdull5117 23 дня назад +17

    Duniyo jilinkeda 10/10 ❤😢

  • @apdallabashiir7488
    @apdallabashiir7488 23 дня назад +92

    Xayeesiinta hadaa isdhaafiso sideyda 😂👍🏼👍🏼

  • @CabdirixiinSaleeban-ts3dn
    @CabdirixiinSaleeban-ts3dn 23 дня назад +111

    Happy 18 may🟢⚪️🔴

    • @miimibuh255
      @miimibuh255 23 дня назад +6

      Hppy 18 may all somalilander’s💚🤍❤️

    • @Madaale65
      @Madaale65 23 дня назад +7

      Happy 18may form somalia 🇸🇴

    • @Aberaa769
      @Aberaa769 23 дня назад +5

      From Somalia 🇸🇴 happy 18 may

    • @marwahassan3464
      @marwahassan3464 23 дня назад +4

      Happy 18 may from Djibouti 🇩🇯

    • @user-ny3sg8bd4c
      @user-ny3sg8bd4c 23 дня назад +2

      Happy 18 may❤

  • @Hamseburcawi
    @Hamseburcawi 23 дня назад +32

    Filinka dhaxl runti waa filin aad uwacan
    Yaa iguraacsan dhalinyaro 👍

  • @doceysaneleewaaye0fficial906
    @doceysaneleewaaye0fficial906 23 дня назад +49

    Halmar ku Sali nabiga scw ❤

  • @billionairebuskud4800
    @billionairebuskud4800 23 дня назад +45

    Xirsi from habon move is here finally, we missed him legend…🫡🫡🫡

  • @cabdirsaaqmuuse45
    @cabdirsaaqmuuse45 23 дня назад +66

    Team duniyo like saara

  • @ismaashaaofficial2595
    @ismaashaaofficial2595 23 дня назад +44

    Allah is one ❤

  • @aaminacqani2773
    @aaminacqani2773 23 дня назад +12

    Wiil hadduu saaqod yhy io haddikleba waa kii walashiis illaaliya
    cajiib! Cumar baa tusaale kuugu filan🎉

  • @selfieboychannel8338
    @selfieboychannel8338 23 дня назад +20

    Yarka galad waa miisaanka culus, hadalkiisuna waa emotional.

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 22 дня назад +5

    Masha allh waa xalqad farxadeeda iyo murugadeeda leh
    Waxa ayna ka turjumaysaa caqabadaha bulshada Soomaliyed

  • @bashirmohamud3376
    @bashirmohamud3376 23 дня назад +46

    Waa yaabe gabadhan buugta lagu dul aqriyo qur'aan maloo waayay Alla boqoroow diintaada na jeclaysii..war amiin dhaha yaydaan mudhxine.

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 23 дня назад +41

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FoosRooble
      @FoosRooble 23 дня назад

      Scw scw scw scw scw scw scw ❤scw scw scw scw scw ❤

    • @bushroyy
      @bushroyy 23 дня назад

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 23 дня назад

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

    • @edilupdy6438
      @edilupdy6438 23 дня назад

      عليه افضل الصلاة والسلام 🤍🤍🤍

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 23 дня назад +16

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw ❤❤❤

    • @AbdifatahAlii
      @AbdifatahAlii 23 дня назад +1

      Salallaahu calayhi wasallam

    • @bushroyy
      @bushroyy 23 дня назад +1

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam

  • @yahyagoumaneh3489
    @yahyagoumaneh3489 23 дня назад +39

    Team daxal hadaa nahay reer Djibouti waxaan niga codsanaynaa inaad noo yara biirisaan saacada filimka maadama aan daawano usbuucii 2 maalin

  • @Ayaanalandhe79
    @Ayaanalandhe79 23 дня назад +15

    Ninkii xirsi ahaa asagoo gangs ah uu soo laabtay😂❤

  • @ZakariaDuubweyne
    @ZakariaDuubweyne 23 дня назад +52

    Inta galad ila taageerto☝️

  • @MahamudMahamudsheik
    @MahamudMahamudsheik 23 дня назад +11

    Filimka dhan lowkaan ban udaawadaa legend of legend

  • @samirabdulkadir2978
    @samirabdulkadir2978 23 дня назад +6

    Xalqadaha Cinwaanada aad ka so qoraysin ka fiirsada dad Experts aa tihiin

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 23 дня назад +38

    Ku Habaari Maaye Love Calyo Ah iska Saar😂😂😂😂😂

  • @queenzoniaofficial6119
    @queenzoniaofficial6119 23 дня назад +12

    Duniyo abaheyd 😂😂yaa ila xasuusto😅😅intii dhimatye wey dhimatee inta nool nolol ubahanyihiin😂😂

  • @maxamedasda-cm1pb
    @maxamedasda-cm1pb 23 дня назад +12

    Long-distance relationships are the true test of love 😂😂😂

  • @hawoluul
    @hawoluul 23 дня назад +10

    Alle nimaan wiil ladhalan baa ciil qabo❤😢

    • @naimahussein2815
      @naimahussein2815 22 дня назад

      Maxa sidaa uledahay wiil ilama dhalan ani😥😢

  • @HassanAli-zs8oc
    @HassanAli-zs8oc 23 дня назад +22

    Nabiga kusaliya saw
    Sa

    • @bushroyy
      @bushroyy 23 дня назад

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 23 дня назад

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @filsanfilsanmaxamed22
    @filsanfilsanmaxamed22 23 дня назад +17

    Alla mayska daayaa daawashada filimkn
    Hooyo luul ayaa kujirta
    Oo hooyadey u eg isku magac ayna yihiin 😢😢😢😢😭😭😭😭😭🥺🥺🥺

  • @Ahmedabdi-ut7et
    @Ahmedabdi-ut7et 23 дня назад +18

    صل الله عليه وسلم

  • @Najmaabdi9308
    @Najmaabdi9308 23 дня назад +15

    Iso duceeya asxabeey muraad ban leyahay

  • @abdirahmanmohamed4032
    @abdirahmanmohamed4032 21 день назад +3

    Ani ahaan waxan odhan lahaaa astan film ka jadwal usameeya isbuucii sadex cisho iyo wakhtiga usoo galayo fikir kayga waaye inta igu raacsan 🙏

  • @Bama0t7
    @Bama0t7 19 дней назад +3

    Happy 18may 💚🤍❤️ somalilanders 🎉

  • @MushtaqCadey
    @MushtaqCadey 23 дня назад +13

    Ayy xirsiyow xbbi waan ku jecleynee waa maxay wajigan kaloo aad nogu timid😂

    • @sleepcourt
      @sleepcourt 23 дня назад

      Xirsi waa kee

    • @nimconalka4344
      @nimconalka4344 23 дня назад

      ​@@sleepcourtwa wiilka gabadha dharka madow ee lasoo afdybtay markay meesha keenen wilka kor kasoo firiyey ee meesha koore saaran musalsalki haboon buu xirsi ku jilayey kan ma ogo magiciisu wuxu noqon doona hada unbu kuso biiray flimka

  • @user-xu2vb2nq8b
    @user-xu2vb2nq8b 23 дня назад +25

    Waa markii ugu horeysay aa comanti qoraayo meeqa like aa heli karaa❤❤❤

  • @Xmax__Gamer
    @Xmax__Gamer 23 дня назад +16

    Cajiib, best series I have ever seen❤

  • @naimamahamud5714
    @naimamahamud5714 23 дня назад +16

    Waan ka mod ahay xasuus igalaiyaa Somalia oon mudo arag

  • @khadarking429
    @khadarking429 23 дня назад +8

    inta sugaysa 18may ga welcome ❤

  • @zamzamosman9758
    @zamzamosman9758 23 дня назад +25

    Allah hooyadeey Canab la dhahaa ilaah hako unaxariisto hooyoy😢

  • @CabaasegeediWiiftocadekanuune
    @CabaasegeediWiiftocadekanuune 23 дня назад +11

    Ku sali nabi muxamed scw

    • @bushroyy
      @bushroyy 23 дня назад

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 23 дня назад

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @FardowsApriz
    @FardowsApriz 23 дня назад +20

    2 saac bay dhahayan 5saac bay sodaynayan😂😅😊

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 23 дня назад +8

    kusaliy nabigeena Muhamed scw scw scw scw❤❤❤

    • @bushroyy
      @bushroyy 23 дня назад

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤️

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 23 дня назад

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @CABDULKaafi
    @CABDULKaafi 23 дня назад +27

    Tar tanaa ku juraaye like isara xarfaney❤

  • @mohaqays4797
    @mohaqays4797 22 дня назад +3

    Ku sali nabigeena muxamad scw❤

  • @falisahmed509
    @falisahmed509 20 дней назад +9

    TEAM Ronaldo one like

  • @AliCaliyare-sb7hp
    @AliCaliyare-sb7hp 23 дня назад +11

    Musalsalka aad baa ujeclaaday❤❤❤😂

  • @ARCAfrica-el7by
    @ARCAfrica-el7by 23 дня назад +13

    Waaw caawa xiiso gaar ah buu leeyahay

  • @Sulthan698
    @Sulthan698 23 дня назад +7

    Inta duniyo keliya filimka Ka tageerta✋🥰

  • @Umajamal
    @Umajamal 23 дня назад +9

    War dadkan commentiga saliga nabiga caleyhi salam ku tugsanayo wamaxey wlhi wan unacay commentiga waar isku xishoda oo rabigiin kaxishoda commentiga micniheso fahmo commentiga micniheso waa inaa ka dhibadan fikirkeno ma ahan ina saliga nabika caleyhi salam inaa ku qarabatan

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 23 дня назад +10

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam

  • @caanacabe9283
    @caanacabe9283 23 дня назад +6

    Flimka waa sii adkanoya xiisa gaara ayu siiyeshay teamka dhaxal nosodiyariyay aadban idinkugu mahadcelina

  • @abdirizakomar3073
    @abdirizakomar3073 23 дня назад +13

    Cawa waxa qaldan hadaa fahantay like saar😂😂

  • @sacdiyodiriye9282
    @sacdiyodiriye9282 23 дня назад +5

    Ayyy xirsi baa iskeenay welcome yakhe taageradada lama haysan karo 🙏

  • @Aabiofficial
    @Aabiofficial 23 дня назад +5

    Masha Allah Team Dhaxal guuleysta ❤❤❤❤❤

  • @user-ds5xz1zt9q
    @user-ds5xz1zt9q 23 дня назад +14

    Salalahu calayhi wasalam

    • @bushroyy
      @bushroyy 23 дня назад +1

      Sallaallaahu Caleyhii wasalam ❤️

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 23 дня назад +1

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤️

  • @Sport-Khayo
    @Sport-Khayo 23 дня назад +7

    Astaan team hore usocda walalayaal waa mahadsan tihin ❤❤

  • @qaaliquman.official696
    @qaaliquman.official696 23 дня назад +9

    Abti waa beer wana hooyo bal fiiri galad galad abtikis asoo hooyadis xumeye lkn wiilka antika u yahay naxriis buu umujinaya ❤

    • @Abdallehmoha
      @Abdallehmoha 23 дня назад +3

      Hhh Lakin galad marku sii baxayay suu sameeyay ma arkeen😂😂 mia

    • @naimaarif745
      @naimaarif745 23 дня назад

      😂😂😂 adoo dhameesan ha xukumin

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 22 дня назад +1

      ​@@Abdallehmohawaala kalashakiyay bay maraysa hawshu😂

  • @Kiin67
    @Kiin67 23 дня назад +5

    Haarun isnot easy 😂❤

  • @rukiaadow829
    @rukiaadow829 23 дня назад +10

    inta xalqada 1aad ila hada lasocda like dac kusii❤

  • @user-il3vm8hu3n
    @user-il3vm8hu3n 23 дня назад +8

    Hada team astaan kamid tahay like ii sar

  • @Abdiqaadirshiine
    @Abdiqaadirshiine 23 дня назад +4

    Odaygu habartuu usoo dhigtay yaaa 😂😂😂😂 like iisara

  • @princekida7690
    @princekida7690 23 дня назад +9

    Cawa filmka wa cajib wallah

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax 23 дня назад +1

    Mahadsanid bahda astaan tv shaqo wacan ayaa noo heysaan
    ❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤
    ❤❤❤❤❤❤

  • @halimaosman750
    @halimaosman750 23 дня назад +2

    Kusali habibkeñi Muhammad scw♥️

  • @moursalhoussein201
    @moursalhoussein201 23 дня назад +4

    Thanks Team Astaan mudo badan a sugayay

  • @bilancali3377
    @bilancali3377 22 дня назад +6

    Nin laxaadkiisa waayay umbaa garan kara qiimaha uu leeyahay laxaadku😢

  • @AyaanabdiAbdi-gz2ds
    @AyaanabdiAbdi-gz2ds 23 дня назад +10

    War musalsalka waqti ku daraa laba hbn luu so galaaye wah wllh arday ka waaqti badnaa

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar514 23 дня назад +3

    Film miyaaa kan mise wax kle❤
    Habeenba habeeenka ka danbeya wuu sii kululanaaa🎉
    🙌🙌🙌🙌✅

  • @MaxamedJamac-ye5iv
    @MaxamedJamac-ye5iv 23 дня назад +11

    Haye waad rajisay

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 23 дня назад +2

    Noloshii hore manta soo xasuustay bi el arkay wayo wayo Sent you more love astan

  • @raaxoinaartan398
    @raaxoinaartan398 22 дня назад +4

    Duniyo mmada hooyodeed jilaysa hooyoded runa miya wy iskula key egyihiin😂😂

  • @khalidabdi6
    @khalidabdi6 23 дня назад +4

    Hadaad Ka mid tahay team dhaxal love iisaar❤

  • @user-zw3fz6ol8z
    @user-zw3fz6ol8z 23 дня назад +11

    Manaal agteeda kuma arkaayo wlln8mo macaane

  • @user-ih6tn3rl6m
    @user-ih6tn3rl6m 23 дня назад +6

    Wllhi galad siday labadiisa qoys iku yihiin ookale labdayada qos iskuyihiin tabtaaso kale iskugu xunyihiin oo aanay hooyana aduunka joogin 😢😢

    • @Naxariis_lugaleh
      @Naxariis_lugaleh 22 дня назад

      Adiga hakudayan ee wanaag umuuji o heer gaar reerkinuna waxtar rerka kale iyaga kuubahan doona

    • @diegocosta6634
      @diegocosta6634 21 день назад

      Aniga aabahay labadiisa xaas iyo ilmihiisa isku dhacsan, hooyaday ma arki karto ilmaha nala dhashay iyo eedo, eedo sido kale, waa dhibaato,,

  • @user-hf7cc8ju2x
    @user-hf7cc8ju2x 23 дня назад +9

    INTA HAYAY Siinta isiso dhaafisay😂❤like haiisarto

  • @zackcabuud4579
    @zackcabuud4579 23 дня назад +7

    Islanta ducale codka tiktok liveka laysku saro bay ku hdlayza😂😂

  • @UmuHibaaq
    @UmuHibaaq 23 дня назад +12

    Uff astaan maxa ka qaldan😏

  • @MaxamedSalaad-dk8zo
    @MaxamedSalaad-dk8zo 22 дня назад +2

    Hadaa kamid tihiin team walaalaha like saara❤❤❤

  • @AweysHidig
    @AweysHidig 22 дня назад +3

    Gabadh walboo aragto comments kayga waan salaamayaaa