Wasiirka Madaxtooyada oo la waydiiyay in uu raali-galin ka bixinayo arintii Gabilay ee Uu Garbahaar

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 28

  • @monaallin6022
    @monaallin6022 16 дней назад +3

    Kaan wasiirka ahii waa dulii cuqdadaysan

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 16 дней назад +1

    Intaan xilka hayo guri kama dhisanayo laakiin markaan ka dego xilka ayaan dhisanayaa (😂😂lacagta baanka lagu sii kaydsanayaa) NINKANI WAA DAACAD

  • @HornMediainc
    @HornMediainc 16 дней назад +1

    waxan dabag gal ku jrnaa khdarow ilaa bristol waan daba galaynaa FCA ISKA ILAALI SIDII XIRSI YAAN LAGU XIDHIN

  • @MohamedAhmed-mr7wn
    @MohamedAhmed-mr7wn 16 дней назад

    Hibooy ma Ciidagalaa ku furay?

  • @QadanMuuse-z8q
    @QadanMuuse-z8q 16 дней назад +4

    Bal caqli xumadiisaa ninkaa ku jirta eeg
    Garba haaray ma kaniisadbaa
    Waa magaalo somaliyeede

    • @munahaybe6749
      @munahaybe6749 16 дней назад +2

      Anaga raali kama nihin in garba haray nalagu tilamaamo waayo waxan maqalnay in meesha alshabaab madaxdeedu dagan ay tahay

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 16 дней назад +1

      Magaalo ahaan lama caayayo ee waxay calaamad iyo summad u tahay musuqii iyo qaraabokiilkii Siyaad Barre

  • @bilanaxmed3119
    @bilanaxmed3119 16 дней назад +1

    Dawladani haybadii dawladnimo maleh tolowmaxa qaldan

    • @Wanaagsane
      @Wanaagsane 16 дней назад +1

      Hadba waaaa indhahaaad ku eeeegto hadiii nacayb jiro way kula wada fooolxumaanayaan ilaaahay amarkii

  • @Khaalidgamiil
    @Khaalidgamiil 16 дней назад

    Way dhex fadhiisaty hooyadeedcwasto

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 16 дней назад

    Khadar wali wax aa uu jooga stc oo uu shaqa ka bilaabay 2000 wakhtigiis oo ahaa operatör.

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 16 дней назад +1

    Cidagale ma xishoodo meel walba isaga ayaa reer sheekh isaxaaq is ku diraaya umada ka fadhiista magacii garxijis na idinka ayaa dhulka la dhacay oo aan idin daynay

    • @mohamedalimohamed5828
      @mohamedalimohamed5828 16 дней назад

      Koli habar yunis ta yar yar e laangaabka UN ba sida u hadasha cidagale dagalki soif alol EE habar yunis lasugo tagey cabdilahi cause wuxu aha ninkividio Ka dobbie ragi tarogda digey 27 rer cagta mariye ila manta tube Ku jirta ragi burco difacey EE logs waxey hadan xirsi cisman nahey iyo xirsi Aman ba cidagale wano wasana sii suxufiga WAAN cause rer canishe way Ku watan

    • @MohamedAhmed-mr7wn
      @MohamedAhmed-mr7wn 16 дней назад

      Hibo nin Ciidagale ah baa furay

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 15 дней назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂​@@MohamedAhmed-mr7wn

    • @hodanibrahin1569
      @hodanibrahin1569 15 дней назад +1

      ​@@MohamedAhmed-mr7wn😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅

    • @DistancelogisticsMo
      @DistancelogisticsMo 13 дней назад

      @@MohamedAhmed-mr7wninta ciyaysaaba waa cidagale. Kan Liban jamac shabel qorane cudhay khadar gun baabula iyo qaarkaloo badan 😂😂😂😂😂

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 12 дней назад

    Beenaale wax isbedel ah muu hiring ee Huwan baad tihiin xisbiga wadani odeygan kursiga ku soo cararyey ha tooso

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 16 дней назад +1

    Isla xisaabtanka xukumaddii baloodho habeeysi maxaa uga soo bilaabi waayday yeelkada waa nala cayaay ceeba ka raacda

    • @LeylaWarsame-z4t
      @LeylaWarsame-z4t 16 дней назад

      Haday horowjirin matani hayska mushaaxdaa horu socod marumaysnid miyaa

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 16 дней назад

    Dawladi muuse ya tuugo aaxad tani wa kala maan yaa munaafaq muuse away muuse tuuga oo dhibjira aaxad

    • @MohametDarajoh
      @MohametDarajoh 16 дней назад +1

      Adi afsoomaliga qoristiisa Soo baro kadib dadka dhex kaalay jaahil yohow xishood

  • @MaaxDheeg
    @MaaxDheeg 16 дней назад

    Wasiir khadar cayayaanka buufi warkasaxda ahi ma galee

  • @SaedAbdilahi-v1e
    @SaedAbdilahi-v1e 16 дней назад

    Madaxda qaranka deelqaafka halaga daayo. Inta aqoonta iyo caqliga usaaxibka hadaad eryataan. Inta ugu liidata ayaa idinku soo hadhi. Accountability hayadaa uxilsaaran loo baahanyahay in declaration forms ay kasaxeexaan. Maamul wanaaga iyo hiigsiga xukumada kawarayso

    • @MohametDarajoh
      @MohametDarajoh 16 дней назад +1

      Waar xaaarkan day aqoon yahan ka iska dhigaya kan madax maahee waa ciil qabe xanuun hayo

  • @Sinoy21
    @Sinoy21 16 дней назад

    Horta haantida ku wi ka hooreyay ee umaada hantito daa boobay suassha soo waydi

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 16 дней назад

    Gabiley taaariiikhbay ahayd madxawaynahii 30 hablooood. ooo isaaaqa tuuuladiiiisa ku xidhay buuu ahaaa