"Ninkii Hooyadeey gacantiisa ku dilay ayaa walaashey iibsaday, Qiso xanuun badan" Sheekh Ibraahin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 45

  • @imanliban8274
    @imanliban8274 Месяц назад +1

    Subxana Allah, noloshaas kadibna sheikh, Allahu Akbar. Allah adduunkuuba ugu abaal gudey aakhirona jannatul fardawsa Allah ha ku casumo aamiin 🤲🤲🤲

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 2 месяца назад +2

    Allah ha xifdiyo Sheikh Ibrahim 🤲🤲🤲

  • @abdirizakalimuhammedbarkha7166
    @abdirizakalimuhammedbarkha7166 3 месяца назад +4

    Ma shaa Allah Allaha barakeeyo Sh. Ibrahim ❤
    He does a great work which many can't do

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 3 месяца назад +2

    Innalillaahi wa'ina ilaihi rajicun Allahayow Awoodada Fadligeda Maxkamadadi Baan Cadaalad Kasugayaa Bi'idnillah 🎤🤲🏻☝️

  • @raheesh4969
    @raheesh4969 3 месяца назад +9

    اللهم ارحم امهاتنا 🤲😭

    • @suadaabdirahman7499
      @suadaabdirahman7499 2 месяца назад +3

      اللهم امين يارب العالمين وجميع المسلمين والمسلمات 🤲🤲🤲

  • @xamsecabdi9558
    @xamsecabdi9558 3 месяца назад +1

    😢😢 waa qiso xanuun keeda leh una baahan in lagu cirro qaado, sidoo kale waxay ina tusaysaa qiimaha hooyadu leedahay,Ilahay cimriga iyo caafimaadka haw dheeriyo inta hooyo ee nool kuwa dhintayna alle hawnaxaristo😢😢

  • @safiyamohamed9651
    @safiyamohamed9651 Месяц назад

    Allah ha xafiido sheikh Ibrahim. Sheikhan wan garanaya carurteyda aad bay u jecelyihin oo markasta on tagno Karamel way so salaman. Mararka qarne markan dukankisa tagno Toy ama book ayu siya carurteyda

  • @Amirabdirahman32
    @Amirabdirahman32 3 месяца назад +2

    Walahi waa qiso xanunbadan rabi samirkisa kuma qadiyo sheqa insha allah😭😭

  • @hassannurrashid9208
    @hassannurrashid9208 3 месяца назад +3

    Hooyo hooyo hooyo macaan

  • @wiilMaariinOfficial
    @wiilMaariinOfficial 3 месяца назад +2

    Qisadaan wey itaabatay wllhi waa wax xanuun badan 😭😭😭

  • @star-ln1ke
    @star-ln1ke 2 месяца назад

    مانشاء الله
    Ilaahay haku xifdiyo sheekhu waaba calafdoon xalaal ah

  • @muscabIlmi985
    @muscabIlmi985 2 месяца назад

    Walahi masha allah waa❤hyo caqli badan ilaahay ha unaxariisto 😢😢😢😢😢

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 3 месяца назад +4

    Sheeko caruureed ayuu ka sheekeynayaa ninkani. Juudaanka waa cudur. Calaamadahiisa ayaa waxàa ka mid ah in qofka jidhkiisu isbadalo markaana caruurtu ka baqaan qofka oo u maleeyaan in ay dadka cunaan. Dad ayey cunaan waa sheeko xariiro.
    Ninkaan sheekaddiisa isma heysato.

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 3 месяца назад

    Maashaa Allah baarakalahu fiika

  • @mohamedbachir1839
    @mohamedbachir1839 2 месяца назад

    🇩🇯Very good histoire sir........but Somalia is another level walahi

  • @FarhiyaMohamed-ny6bi
    @FarhiyaMohamed-ny6bi Месяц назад

    Abo waxa kugu dhacay waan kaxumahay wlhi qalbiga ayaa igubanoyo oohinta ayaa iga dhamatay

  • @Fays2010
    @Fays2010 2 месяца назад

    Dad qalato & kawaanle dad u eke hooyo Soomaaliyeed baabi'iyey.

  • @momohammed6359
    @momohammed6359 2 месяца назад

    Laxawla Walaqwata Illabilaah
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @saladdhanged14
    @saladdhanged14 3 месяца назад

    Maasha alaah

  • @afafdal5139
    @afafdal5139 2 месяца назад

    Walaal deeq darajo dadaal kaagi Alla kheer ha kugu abaal mariyo. Waxaan kaa codsanaa inaad noo soo gudbiso Wacyigalinta culumada sida 1- Waa in la joojiyaa caruurta lagu garaacaayo dugsiyada Quran ka

  • @QasimMohamed2023
    @QasimMohamed2023 3 месяца назад

    ❤ Hooyo ❤

  • @mussasheikh143
    @mussasheikh143 3 месяца назад +1

    Noocàs ookale ayaa aduunyade kunool waa gun

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 3 месяца назад

    Axaax qisadani way itaabatay wlllhi waa qiso mudan in lgu cibra qaato alxamdulilaah dhahaada walaalo yaaal

  • @aishasiligle7025
    @aishasiligle7025 3 месяца назад +1

    Wlhi Waa Qiso xanun badan, Wariyaha magaciis guys

  • @u.j7332
    @u.j7332 3 месяца назад +1

    Odaygan sow maaha kii Abdisalaan hereri waraysanayay ?

  • @AnCmaj
    @AnCmaj 3 месяца назад +1

    Runtii waa itaabatay
    Waa qiso murugo iyo khibro
    iskugu jirto.
    Waxaan Jira dad shayaadiin ah iyo dad saalixiin labadaba qisada waa kujirtaa
    Qayba danbe farxad bay kudhamaatay

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 3 месяца назад

    Soomaalida. Illahay hasoo hadeeyo. Kuwa soo muslimayana Haku tabitiyo

  • @abdiali5383
    @abdiali5383 3 месяца назад

    aaaaa .xanun badana

  • @rummohamud9406
    @rummohamud9406 2 месяца назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hodanosman6068
    @hodanosman6068 3 месяца назад

    War ninkaas ma noolyahay

  • @SumayaMohammed-t7h
    @SumayaMohammed-t7h 2 месяца назад

    😭😭😭😭😭

  • @noormohamud-it6ml
    @noormohamud-it6ml 3 месяца назад

    Aderow ninkaas ma noolyahay meel daran haka dhacee

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 3 месяца назад +1

    Jilib waxaa lagu ururin jiray dadka juudaanka qaba.waxaana laga keeni jiray dalka oo dhan

  • @ayeeyocambaro1671
    @ayeeyocambaro1671 3 месяца назад

    Warkaa sax miyaa dadoow somaliyeedoow😭😭😭😭

    • @umucabdalereehabarwaa3673
      @umucabdalereehabarwaa3673 2 месяца назад

      Manaqaano waxa anu kasiiyaabay gabadhalaga iibiyay dadjoodaanqaba oodadcuda anumarumaysini

    • @saciid_iid
      @saciid_iid 2 месяца назад +1

      1955 ayaa dhalatay 1960kina waalidkina alle ayaa oofsaday. 5jir ayaa aheyd sheekh. 5jir muxuu garankaraa?

  • @Khadarmahadmaxamuud9475
    @Khadarmahadmaxamuud9475 3 месяца назад

    Somalidu waa dad ka ugu doqon san umadah ilaahy abuuray waayo bal ninkaas eega miskiintaa yar nafta dhaafi yay war haduu fahmi waayo muu iskaga tago uun

    • @LakshaDeirwa
      @LakshaDeirwa 3 месяца назад

      Wad ku mahadsantahay sida aad inoogu sheegtay DOQONIMADAADA

  • @dhaalibabuukarali3423
    @dhaalibabuukarali3423 3 месяца назад

    😂😂😂😂😂😂

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 3 месяца назад

    SOMALI BADANODA WAA XAYAWAN MUFTARIS AH OO U EG BANI,AADAMKA.