DHIBAATADA AAN KASOO MARAY WALACA 🥹

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 ноя 2024

Комментарии • 281

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 года назад +108

    Nabigii ugu dulqadka badna ugu khayrka badna ugu naxariista badna intu ilahay aburay oo dhan waa nabi Muhammad Sallallahu Calayhi wasallam (SCW) igula salliya subanah 💞🥰🕋

    • @haniabdiqadir7061
      @haniabdiqadir7061 2 года назад +1

      Scw scw scw❤️❤️❤️❤️

    • @haniaden3830
      @haniaden3830 2 года назад +1

      Scw scw

    • @queenofqueen3694
      @queenofqueen3694 2 года назад +1

      Scw❤

    • @leylomaxamed3573
      @leylomaxamed3573 2 года назад +1

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw

    • @maryanibrahimadan9103
      @maryanibrahimadan9103 2 года назад +1

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hoodoaliiichannel2228
    @hoodoaliiichannel2228 2 года назад +17

    The best person ever the most knowledge able and most shine all greared prophet muhammed scw scw🕋❤

    • @maryanibrahimadan9103
      @maryanibrahimadan9103 2 года назад

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 года назад +45

    Nabiga ugu kherka badan ugu neh danbeyey waa nabi maxamed scw

    • @haniabdiqadir7061
      @haniabdiqadir7061 2 года назад

      Scw scw scw

    • @maryanibrahimadan9103
      @maryanibrahimadan9103 2 года назад

      Salallahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sucdisiman4294
    @sucdisiman4294 2 года назад +81

    Xabiibty Adna waxaan Allah kaga baryaa inuu kuu adkeyo In shaa Allah caruurtana baari xaafidul Qur'an kaga dhigo anigana isoo duceeya adiga iyo dhaman asxaabta inuu Allah caruur baari isiiyo aniga iyo inta islaam ah waa iga codsi In shaa Allah pinka iisaar abayo

    • @umusaara6789
      @umusaara6789 2 года назад +3

      Allaha ku siiyo.kuwa adun iyo aqiro ku an faco qalo

    • @nimcoxasan3761
      @nimcoxasan3761 2 года назад

      @@umusaara6789 amiin inshaalah

    • @sacdiyoabdi916
      @sacdiyoabdi916 2 года назад

      Alle haku siiyo kuwo badan oo baariyaala anagana alle hano xifdiyo baariyalna hanaga dhigo

    • @khadramohamed187
      @khadramohamed187 2 года назад +1

      Allah hakusiyo awlad saciida wall adi iyo dhamaan inta aanhaysan inta haysatana hawbarakeeyo

    • @Maryamamuuse
      @Maryamamuuse 2 года назад

      Allah haku siiyo xbbty kuwa salixiin ah Aduun iyo aakhiro ku anfaca Adi iyo dhamaan umada 🤲🏻❤️

  • @hooyouroon8981
    @hooyouroon8981 2 года назад +70

    ilmo iga soo dilmadey Alxamdulilah yaa rabbi badal ka kheyr qabo 🤲

    • @sacdiyomohamud8327
      @sacdiyomohamud8327 2 года назад +1

      Allaha ku siiyo abayo kula miid bishi hore 15 weeks

    • @bintusomaal6794
      @bintusomaal6794 2 года назад +2

      @@sacdiyomohamud8327 aniga xataa ya rabi badal qeeyr qabo 7 week ahaay ani

    • @mariyabintuadem2267
      @mariyabintuadem2267 2 года назад +1

      Badal khayr qaba allaha kusiiyo Abayo😥🤲🤲

    • @hodanosmaan9203
      @hodanosmaan9203 2 года назад +1

      Alllh ayan idinka baryayna badal khayr qaba inu idinku badalo

    • @fardosxasan9439
      @fardosxasan9439 2 года назад +1

      Aaaamin aaamin xppti anigaba kulamid ahaya

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 года назад +7

    Adna abaayo mindiyaha iyo kuwa wax lagu jar jarto meel hoose iska gali waa khatar haduu qof xanaaqo waa soo qaadan karaa its very dangerous

    • @nasriinhussein996
      @nasriinhussein996 2 года назад

      Hhh ani cml tahay yaa wa qaariya aniga wuu waalan karya yaa lagu dilin isdhaha, lol

    • @nimcoabdi8822
      @nimcoabdi8822 2 года назад

      @@nasriinhussein996 hhhh ana saa ah😂

  • @hanidagan6033
    @hanidagan6033 2 года назад +20

    Hppt Allaha ku adkeyo inta an hysan Awlad baariya allaha siiyo🤲 onka kow ahay Alxamdullilah ducadinu wa no muhiim 🤲

    • @dagancadey2185
      @dagancadey2185 2 года назад

      Abaayo alaha ku siiyo awlad salixina dhabta haku saro

    • @sundusawil2355
      @sundusawil2355 2 года назад

      Rabi awlaad saalixa oo caafimaad qaba haku siiyo baayo maqrib baa rabaa inaa u weyseysto waa kuu soo ducayn

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 2 года назад +11

    Masha allaa adna xabiibti ilaahey bisniskaga ilahey ha ku barakeyo insha allaa aqwaan saasan karawaa horay usoco adna xabiibti marne aqwaantey 👍👍👍🥰🥰🥰💖💖💖👌

  • @zaamabdi1531
    @zaamabdi1531 2 года назад +3

    Talada abayo waxa dhihi lahaa iska sabar samraa sadkisa helo ninkaga lafadhiso lahadal usheg dhibta daremeysid I.a wuku fahmi dona

  • @maxamedibraahim7736
    @maxamedibraahim7736 2 года назад +13

    maasha Allah ilaahay hakuu dhib yareeyo in Sha allaah 🤲😭😥😥ax waa xanuuun walaacu 😥😭😥😭😭😭🤲🤲😭😥 ilaahay ha kuu fudaydiiiyo in Sha allaah 🤲😥😒😭shaqadaa badan iska yaree nafdaada unax adnaay 😥😥

  • @ubaxibrahim8713
    @ubaxibrahim8713 2 года назад +3

    Allah kuubarakeyo abayo InShaAllah

  • @nawelnalka
    @nawelnalka 2 года назад +6

    Walac magacisa hada maqlo wadnah ayaba ixanuno 😩😩😩

  • @umabdulfattah4462
    @umabdulfattah4462 2 года назад +3

    Asc talo waa tan ilaahy aduun waa sabir baa lagu dhaafaa hooyana markasta way dhawaaqi shumi baari unoqo rabi baa kuu jilcin joojiya gabdhayahow dhamaantiin reerka iqaba uun bad wax kasheegtaan joojiya wax kasta oo kusoo gaara ilaahy hor dhigo salaada badiya ducada waalidkana haloo dulqaato

  • @sameerasameer8126
    @sameerasameer8126 2 года назад

    Ani waxa igu xanunbadna ano walaca markay hoyaday iga dhimatay iguso duceya ilahay janadisa haku arsaqo Amiiin

  • @bilanyusuf6759
    @bilanyusuf6759 2 года назад +3

    ماشاءالله تبارك

  • @Fatma_932
    @Fatma_932 2 года назад +3

    Adna uur waa leeyahay idinmay odhane gabadh sheekadeeda la wadaagtay ayeey idiin sheegtay..

  • @hamdakeyf2345
    @hamdakeyf2345 2 года назад +4

    Walac xitaa foosha ka xun baa isoo maray ilahay awlaada baari haynooga dhigo

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 года назад

      Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir 🥹🥹🥹🥹🥹🥹

  • @ms-yazherbal947
    @ms-yazherbal947 2 года назад

    Sawirka cunugaas an arkaayo waa gabar adiga hada wado mabruuk ayan kuleyahay sis adna😊

  • @najmonuur6170
    @najmonuur6170 2 года назад +4

    Haiska saberto sabarkeeda maku qadi doonto inshaa allaah

  • @leyloabdullahiali9551
    @leyloabdullahiali9551 2 года назад +6

    sodohda waa sodoh allah u dhib yareyay walaca mar maskiintaas waxee u maleysaa sidii ee iyada eheed in ee tahay marka abaayo Allah hakuu dhib yareyo marka sodohyada rabi walac dhibkiisa ka yasiray hadaa i maqleysaan dadka isku mid maha ee sidaa gabadhada uga nixi laheed ooga nax gabdhaha wiilkaga qabo

  • @aaminaaamina2958
    @aaminaaamina2958 2 года назад +6

    Wlh waa xanun walaca ilaa hada maillabo cunugeygii koowad iyo kii sadaxaad mrkasta waan xasuustaa Allah hanoo fududeyo

  • @Msskavya9139
    @Msskavya9139 2 года назад +2

    Ilahy ha u Gargaaro Maskiinta dulqaado walow aan ogahay inaan gabadhu xaaladaso kale dulqaad haba yraade anay lahayn hadana ku samir ilahy ayaa kuu bedeliye

  • @abdifitahali3979
    @abdifitahali3979 2 года назад +2

    Scw scw

  • @aaminasaleeban2143
    @aaminasaleeban2143 2 года назад +4

    Wooow alle matano hakaga dhigo😘😍

  • @pipmaker21
    @pipmaker21 2 года назад +2

    Alxm ilhy walac iguma dhibin fooshana ilhy hay fudeediyo

  • @Faafintakhayrka1
    @Faafintakhayrka1 2 года назад +6

    Adna wallo uk baan joogaa wajiga haaro uurkii igu sameeyay yeeshay xalna waan u waayay wajigayguna oil face waaye maxaad ii haysaa xbbt

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 года назад +1

      Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir 🥹😻🫶🏽🫶🏽🫶🏽

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 года назад +2

    Masha allaha ma mummy adna love the 🥰👌🥰🥰🤲🤲🤲

  • @caaishoqaasim5135
    @caaishoqaasim5135 2 года назад +2

    Familykeeda ha aado hadii eysan aadin karin hadii kale ninkeda hadhahdo guri kale idaji aniga hadii aan dhaho wilici waxan kasomaray kashekeyna quraxda igu dheceso

  • @amalqaali1125
    @amalqaali1125 2 года назад

    Adnooy waa rabaa waxan joga garissa kenya ee side ku heela sister

  • @nimcoali5476
    @nimcoali5476 2 года назад

    Welka fornada aadgalineysid almuniya ka hoos mari sis weyku fududane welka wasaq sasa kama gareyso

  • @roodaahmed9758
    @roodaahmed9758 2 года назад +1

    manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah manshalah

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад

    Ilaahay ha u gargaaro Gabadhaa
    Walasheena ee walac ku jirta, in ay kuu naxariistaan ehelkagu ayaan kuu rajaynayaa, Aamiin Aamiin yaa Rabb💞

  • @sulekhacadeywarsame9711
    @sulekhacadeywarsame9711 2 года назад

    adna way jiraan dhibaatadas dad ku jira lkn inantaa ilaahy ha caafiyo hana u dhib yareeyo uurkeda lkn wll yada talo ma jogto taladu waa ninka siduu u kala gali lahaa family kiisa iyo xaaskiisa nin ka ayay taladu joogtaa

  • @adoontaalle6331
    @adoontaalle6331 2 года назад +1

    Walalha an diinta islaamka ku walalonow iso duceeya in alle ubad baariya isiiyo

  • @ummuzain1018
    @ummuzain1018 2 года назад +3

    Ilahay hakuu adkeeyo wll qarso wa nimco ilahay kusiyey Isha bini aadanku wa kulushahy
    Anigu ummul ban ahay ilmihina wa iga saqiirey in ilahay awlad cafimad qabto isiyo iso duceeya

    • @fatmazahraqurux2324
      @fatmazahraqurux2324 2 года назад

      Badal qeer qaba aad ku faraxdo Alle haku siyo abayo umul cafimad qabtana Alle haka dhigo insha Allah samirka badhi abayo waa liibaaneysaa ee

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 2 года назад +1

      Wax kasta wa qadar iyo qoral wll ilahay saqir akhiro hakaga dhigo bedel khayr qabana haku siiyo

    • @ummuzain1018
      @ummuzain1018 2 года назад

      Amiin yaarabbi

    • @ummumanaal2505
      @ummumanaal2505 2 года назад

      Asc abayo matano cafimad qaba òbariyal ah allah hakuu gu badalo

    • @ummuzain1018
      @ummuzain1018 2 года назад

      @ummu manaal amiin yaarabbi

  • @umujibriil348
    @umujibriil348 2 года назад +5

    War wax ifahansiya adno ma uur ledahay mise qof kale ka hadlosaa 😂😂

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 2 года назад +29

    Aniga walac ha Ii sheegin xaajiga ayaa ku walacay shaqada haduu Jira waan u xiisaa haduu I maada Bax dhahaa haduu baxa lava sac kadib waan wacaa in aan ku arka ayaa rabaa hate wuu imaanaa cabaar markuu jooga Bax maxaa kaqabaneysaa guriga taariiq ayaa ku dhigay😂

  • @mustaqiimmanka5356
    @mustaqiimmanka5356 2 года назад +2

    masha allh Alllh kuu barakeyo

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 2 года назад +3

    Mash Allah wllo ❤ 💖 💓

  • @seinabzalah4563
    @seinabzalah4563 2 года назад +3

    Jikinka lugaha ah baan nacay wilina kuma noqon

  • @umusaara6789
    @umusaara6789 2 года назад +3

    Mash allh allaha ku adkeyo qali

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 2 года назад +2

    Iska samir dheh ilaahay aya ku sahli dona lakin waa dad jaahilin ah kuwa

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 года назад

      Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir 🥹🫶🏽🥹🥹🥹🥹

  • @najmoozman7487
    @najmoozman7487 2 года назад +2

    Adna anaa ugu horeyo love isaar hee

  • @bisharaissack4482
    @bisharaissack4482 2 года назад

    M.a tabaraka allah allaha kubarakeyo

  • @amaalawees5105
    @amaalawees5105 2 года назад

    Masha allah ilahey haku xafiido Abyo mcn Adiga iyo carurtada insha allah amiin amiin yarabi 🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍

  • @nasriinapea752
    @nasriinapea752 2 года назад +2

    Hadda wlc ahy wlhi ilhey hanoo dhib yareyo

  • @kadrasharafcooks1942
    @kadrasharafcooks1942 2 года назад +1

    Yummy 😋 mashallah tabarakallah

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 2 года назад +1

    Amiin

  • @raxmoruun723
    @raxmoruun723 2 года назад +5

    Adna c/raxmaan intuu kabaxay🥺🥺🥺

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 года назад

      Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir 😻🫶🏽🥹🥰

  • @safushcaalin1516
    @safushcaalin1516 2 года назад

    Xanuunkaaga qarso hdii xanuunkaagag la dhibsanyo wllo ان لله مع صبرن

  • @ubaxibrahim8713
    @ubaxibrahim8713 2 года назад +3

    MashAllah 💕💕💕

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 года назад

      Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir 😻🫶🏽🫶🏽

  • @queenof.momeis1108
    @queenof.momeis1108 2 года назад

    ala abaayo anigu 9 biloodba wan xnuunsanhye waxakzta oo caraf ama la marasado waan nacay noockle noqdy wllhi hdana dhawr cisho ii hadhye iso duceeya hpipiti waxakzta oo lacunana waan nacaye 😢

  • @nuuraaxmed5830
    @nuuraaxmed5830 2 года назад +1

    Abaayo illaahy Hakuu dhib yareeyo ana illaahy hay dhiyareyo walaca

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 года назад

      Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir 😻🫶🏽🥹🥹🥰

  • @hanaabdi706
    @hanaabdi706 2 года назад +2

    Asc adna wan ku salamay walashay qali alhamdulilah aniga ilahay walac wuu ii fudude yay wan xanuun sado bili hii hore ba mar kan galay bisha 4 raad ilahay wuu i cafiyay reer fican na ilahay waa ila xariiri yay iyo xaaji i jecaal alhamadulilah thanks 🙏 to Allah SWT and my family for having my back as always iam 6 months now

  • @haldhaa804
    @haldhaa804 2 года назад

    Xataa uurkii iyo walaciina malaga hadlayaa. Ilaahoow na astur

  • @faraxzan428
    @faraxzan428 2 года назад +1

    Adna aniga markii ilmaha kaa dilmeen ayeey iga dilmeen ilmihii igu horeyay 3 sano ayaan sugayay hadana wali uur labaad mayeelan isoo duceeya walalayalow aniga iyo intii aan haysan allaha nasiiyo awlad baariya aamin

  • @fatumahussein893
    @fatumahussein893 2 года назад +1

    Mnsh Alah habalyo walashey

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 года назад +1

    MAASHA ALAAH ABAAYO ILaah kuu Adkeeyo

  • @shukriali3438
    @shukriali3438 2 года назад +4

    Wlhi abyo walac waa xaald la maro qofba si buu uqabtaa walaca e illhy ha usaqiro gebdhahena ani waxaa igu xanuun badneyd cunukeygi 1aad whyo waxa liga so guursaday somaliya waxa liso gursaday magaalada niorobi waxaa dhacay inaa hore uur ka noqdo ano dadka dalka kala fahmin yacno 7da inaa ka qaado uurka illhy amarkiis bil cml marka joogay jahadi dhanba iga dhuntay sbbto ah uur cusub dad cusub dal Cusub iyo xaajigo cusub isagu so key aadeen waxa igu dhacday hbn anoo albaabka ka baxaaa cagasaar irida daalay ila sibxatay hbnki xanuun dartiisa wa hurdi waayay dhabar xanuunka aduunga ano awel iska caaajisnaa uurna isku ogeyn baan afka dhulka geliyay hbnku hurda wa ka soomay subaxdi baan isbitaal u orday luqada lama garanayo xaajiga ila socday turjubaan I ahaay maadama dalka iiga so horeyy waxa dhacday in baritaan la sameyo kadibna la ogaado inaan uur ahy balse ilmahu e iicaafimad qabaan o jugti waxba udhibin illhy amarkiisa uuraa thu markii li dhahy wa farxy alx lkn fikir hor le baa iibilaam may waxan galay bishi 2aad weli magalka lama fahmsano darisna hal geber laga kasaa uuraa leeyhyna ma dhihi karo o amey kula yaaban isdhahoya hda laso gursade qofta se cml horey mey uwataday uurka amey ku dhahaan cml soomali wa iska dhib badan yihine illhy amarkis waxa dhacday bishi 2aad in cirka iyo dhulku ila wareegaan o jahada dhanba iga qasanto waxaan dareemay matag saaida madax xanuun joogta dabeecad xumo meeshan cagaar wa markii la dhaho baluug wa baan taagnhy hhhh illhy amarkisa cuntadi wa ka soomay isbitalka lama jeclo o laguma laa laaban karo naagaha jareerta xaafadaha ka shaqeyo ma fiiri karo suuqa adeeg hdaa ka doono 5mar watada sii fadhiisaha ninka hilibka iyo qudaarta gado meel an ahyn lama kasaayo yaab adun iga dhe waqtigu wa is guray o waxaan gaaray 4bil marki la raby ina bogsado baan kasii derayba waxaan dalbatay in lii ciiliyo meshan ka imaaday awel wa liga diidayo wa ligu adkeeyay o ma baxeysid iska dulqaado wa ka baxee li dhahy hurdo wa ka soomay cunto wa ka tegay xfd lagu kariyo maqaayad qado hdii laga keeno casho kuma darsan karo alx calaa kuli xaal dhib badan kadib bishi 6aad markaan galay matagi tirada badnaa idaayay balse fikir Wel wel iyo Wareer iyo qeylo iyo wadankaan ma rabi ka bixi waayay ugu dambeyn San raby wa li diiday balse wlhi aadbaan urafaatay wa wax iiqornaay anoo xanuunsan xaalkuna fadhin hurdana Sharooobo ka jerihaa baan dhaly fooshi waa igu adkaatay iyana 3days baan iska daba wareegay o ugu dambeyn liigu dhahay qaliin o isagina aan ka badbaaday o ay noqotay in dhaqaatirtu isku waafaqi waayeen o riixit lii badelo whyo inti la raby iney naag ku dhasho baad furantaha ligu dhahy mana lagu qalayo e wa lagu riixaa tabar majirto o isma riiixo karo balse daawoyin bey isiiyeen o energy yarbaan heystaa ugu danbeyn wa ku dhaly balse riixiti saameyn bey igu yeelaty ani o seed ba wax iga gaareen cunugina beralaato cml buu iga noqtay waxaa ibilaabmay fikir hore istarees hor le e kii horaba ka daran illeyn cunuga 1 daqiiqo kor uma heyn karo hooyo iyo family igama ag dhawo o icaawiyo rafaad badan kadib alx waxa illlhy qadary inaan isbitalki seexano 3days o caafimadkeyna lagu jeegimayo ugu dambeyn wa kaso baxnay o gurigeyna beynu imaanay alx niyadu sidi hore maaha inakasto sidi la rabayna eysan joogin cunugi wuxu ifka saarnaa 8bilod o u nabad qabyay wax yaro laga dareema moyane tusaale inu qorta cesha karin meshan jifisana o iska gedi heyn adi waxa afka ugu dhibciso moyana uusan u ooynen baahi alx calaa kuli ugu dambeyn iyado rajadu iwanagasanthy ba rabi iga jeclaatay o uu iga saqiiray asigo 8bil jira alx calaa kuli xaal wax badn baan soo maray wlhi e illhy saqiir aaqiro ha iiga dhigo

    • @faizohassan2037
      @faizohassan2037 2 года назад

      Amiin abayo hada intee joktaa

    • @mustaqiimmanka5356
      @mustaqiimmanka5356 2 года назад

      ax abyo wankula murgay qisadada Alllh badal qer qabo kusiyo Alllh kuu xifdiyo

    • @shukriasaciid8586
      @shukriasaciid8586 2 года назад

      abyo ilhay haku saqiro awlaad kalo baari ah.

    • @hoodomohamett1749
      @hoodomohamett1749 2 года назад

      Runtii saad sheekadaada noola wadaagtay qiimaha leh waad ku mahdsantahay ukhtii alle cawil khyr qaba haku siiyo hana kuu fududeeyo

    • @marwomaxamed9588
      @marwomaxamed9588 2 года назад

      Abayo badal qayr qaba insha alh waa naxay kula murugooday

  • @amranbulle1898
    @amranbulle1898 2 года назад

    Xanun waye wlhi ilah hakabexeyo rafdkas

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 года назад +1

    Maasha allaha 😍 🤲🤲

  • @LAYLAOFFICIAL
    @LAYLAOFFICIAL 2 года назад +3

    Masha allah allaha kufududeeyo ilmo cafimaad qaba adigoo cafimaad qabo aamiin abaayo😍😍😍😍😍😍

  • @ayeshamohamud6964
    @ayeshamohamud6964 2 года назад +1

    Careemka is cadeys miyaa mise herbal waayee maba sharaxeysid

  • @amaliinaabukar7228
    @amaliinaabukar7228 2 года назад

    Aniga waxaan kujiraa teamka gabadhaas afka waxlama saarayo biyo xataa waa igaso laabanaa inta la iga yaabo ayaa faleebo la isuraa marna isbitaal la iseexiyaaba inan jiranahayna ishayda iyo korkayga laga kasaaa marka hool iska daaye hadaan kaadida musqusha geeyo markaan afarta gaaro ka baxaa mararka qaar mararka qaarna waaba ku dhalaa qaabkaas alxmd dhahaa alxmd dad i fahmaayana ilaahay waa ila xiriiriyay inkastoo aan gooni u daganahay ilaahay ha u fududeyo

  • @nastehochanell3391
    @nastehochanell3391 2 года назад

    Walacaa ha igu sheegin wax walbo wanacay Ani alabta jiifka aan nacay mana badalikaro dhibatadas ayaa ka kow ah

  • @xaliimaofficial4165
    @xaliimaofficial4165 2 года назад +1

    MashAllah cafimad Ku cuna 🙏❤️❤️

  • @tafsiirainaaxmeddige7694
    @tafsiirainaaxmeddige7694 2 года назад

    Mansha allah

  • @ilovemyjob5063
    @ilovemyjob5063 2 года назад

    Nairobi igu keen Adnan model noogu soo dhiib

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 2 года назад +9

    Adna adi ma iska hadlosid mise qofkla ka shekenosa😂

  • @ugaasosaid1879
    @ugaasosaid1879 2 года назад +1

    Masha allah adna qurux allaha ku dhawro

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 2 года назад

    Masha Alaha

  • @najmocaday1674
    @najmocaday1674 2 года назад

    Ani waxn dhihi lahaa hoyded ha aado intey kso dhaleyso ninkeda haka dhamesto inu cideda udiro allh u fududeyo maskinta wa xunune

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 года назад

    Wacaleykum salam 🥰 ♥ ❤

  • @naimaabdirizak5998
    @naimaabdirizak5998 2 года назад

    Ow baby girl computerka kafahmay allahuma barik

  • @shukrishankaron3190
    @shukrishankaron3190 2 года назад

    Adna muqdisho jogaa xagee kahelaa kareemka

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 2 года назад +2

    Adna lahjad reer xamarna reer unuka waa funy soo badi ina ku hadasho waa qosol Miran kkkk see ku dhahay ma ku xumey kkkkk baa ku qoslay gedislay baa Noqdey baa ku qoslaye qararaf maa ka wadaaa gadislaykkkkk adna lahjad reer unuka xamarweyne noo soo badi waa funy ilaah ha ku barakeyo busniskaaga inshalaah

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 года назад

      Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir Ado mahadsan ena igu so bir 😻🫶🏽🥹🥰

  • @fatoumaabdoulsalam743
    @fatoumaabdoulsalam743 2 года назад

    MaschaAllah sister

  • @apdiaziizpaazhe2991
    @apdiaziizpaazhe2991 2 года назад +1

    nala sogad hargaysa waan sugayna

  • @queensaafi
    @queensaafi 2 года назад +1

    Mashaa alllah tabarakallah hormar wacan abayo

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 года назад

      Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir 😻🫶🏽🫶🏽🫶🏽🫶🏽

  • @aminakeyfafrah3661
    @aminakeyfafrah3661 2 года назад +4

    Baby boy miyaa mase ana modo ultrasound bby boy ila ahaa

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 года назад

      Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir 😻🥹🫶🏽🫶🏽🥹🥹

  • @ridwaanridwaanmahad5773
    @ridwaanridwaanmahad5773 2 года назад

    Alx walac ma dareema illahaye foosh ha ifududayo

  • @fofoomer7557
    @fofoomer7557 2 года назад

    Mashaalah xsbibti ilahey haku barakeyo

  • @kalsoonqalbiwanag7699
    @kalsoonqalbiwanag7699 2 года назад

    waa masha allh

  • @nimcaaliwaceys8484
    @nimcaaliwaceys8484 2 года назад

    Ani arooskiiba hora uur ka qaadey marka waxaa ila joogty ninkeyga hooyadii iyo wllkii ana subixii jamacada dhigan jirey anoo walaca quraac udiyaarina duhurki jamacada markaa ka imaado suuqa soo mara waaso adeegaa qadaa ukarinaa ani macunayo rafaad dadle ii imanayo ani dadkii wax ma dhihi karo ayagiina ma ifahmayaan anoo jaamacad jiraa qada layga sugaa waa ukarinaa suuqa marba meela fadhiisanaa qadada waa laga daahinaa dadka aniyaa wlhi ciil waaso maray alxm hada waa dhalay wlhi wax ii imado iyo wax baxo makala jecli walacii gabar yaraankena ah iyo hooyadey xitaa waala dagaali jirey dadka hadey ku fahmeynin dhib wye wlhi alxm inta dhibka haysto ilaahy dhibka haka qaado oo fuded ha ugu badalo

  • @miisamaal2366
    @miisamaal2366 2 года назад

    Mnsha Allah wllo qli waxa ka rabaa inada qariis wixii ku so biirayi wllo qli

  • @shamsahussain7319
    @shamsahussain7319 2 года назад +2

    Mar hadu Ninku jeclyahy has kaga guurto mel kaligod ha dagan

  • @adenmohamed3584
    @adenmohamed3584 2 года назад

    masha allaah

  • @mariyabintuadem2267
    @mariyabintuadem2267 2 года назад +1

    Masha allah mcnto Allaha ku adkeeyo😥🥺😘🥰🥰

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 года назад

      Iso boqo ena igu so bir wll qali 🫶🏽😻😻😻😻

  • @kadrasharafcooks1942
    @kadrasharafcooks1942 2 года назад

    I live in American

  • @hannaabdirahmanhayuushuniq6840
    @hannaabdirahmanhayuushuniq6840 2 года назад

    Alx adnoy walac ha iguso shegin rafaad hadan kabaxay abayo bishiishanaad allaha ideesto curadayda gabr walbana alahasiiyo

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 года назад +1

    Wallahi haiskasabarto abaayo

  • @somalia2730
    @somalia2730 2 года назад

    Congratulations

  • @deeqomahad2513
    @deeqomahad2513 2 года назад

    Allah dhibka ka qaado waxa dhihi lahaa gurigoni ga iska degan

  • @ayaanjama2507
    @ayaanjama2507 2 года назад +1

    Adna abyo isoo duceey uur lix bilod a ahey
    Biyo iyo dhig a igu bilowdey

    • @allrizaaq4178
      @allrizaaq4178 2 года назад +2

      Abaayo naso dhaq dhaqaa musqul gal ka galmada iska ilaali in taad dhiga iyo biyaha kaba aayo

    • @ayaanjama2507
      @ayaanjama2507 2 года назад +1

      @@allrizaaq4178 haa abyo saas dhaktarka xata igu dhahey
      Mahadsanid mcnto shukran

    • @allrizaaq4178
      @allrizaaq4178 2 года назад

      @@ayaanjama2507 abayo aniga hada kahoor igu dhacday doktorka igu dhahay weyna ishaqey say illah bamahad is kaleh maantay wiilgeygii waa 11 sano illah hii caloosha igu hakiiyay iyado dhig iga imadaay aa mahad leeh xasidna ma ihii qoofkii ey qabsato waan uga faa ideyaa adigana illaah hakuu adkeyo walaashey

  • @nasteexoaa6872
    @nasteexoaa6872 2 года назад +1

    Walac dadko dhan kuma rafado dadka qaar waxaa jiro cunto cun iyo socod ka qaado qaar aanka mid ahayna sariir ay koran alxamdu lilah ku

  • @naimahusainahmed8203
    @naimahusainahmed8203 2 года назад +1

    Waa imisa from hargesa xage ka helayy

    • @amalamuli376
      @amalamuli376 2 года назад

      Iso boqo wll qali Ado mahadsan ena igu so bir 😻🥹🥹🥹🥹

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 года назад

    Kii kigu horeyey aad walacdaa

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 года назад +1

    Allaah kuu fududeeyo

  • @marianjama5776
    @marianjama5776 2 года назад

    Adna salaan sare soo sheeg numberk

  • @amranbulle1898
    @amranbulle1898 2 года назад

    Abayo aniga hda walc ahy wan xanusanhy walace hore xeta ad ikurafadi