bur iyi biyo u kala bixiya kuwa gaaloobey iyo khaniisyada umada isku dhex qarinaayo waraabe shitooleyaasha iyo naar afuufyaasha xumaanta lacagta ka sameeyo oo waji biryaasha Xuseenoo soo qari kuligoo war naay oo dhan dharkii bay dhigteen oo madixii bay xiirteen oo faaxishadii ayey dhalinyaradii u quxiyeen
SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
naa naabkaan views ka raadis ka ah waxaa layiri ama waxaa dhacay waxaan aheen maya qaano miyaa war taalanti aa leedahay miajiro miyaa xili walbo maxaa dadka ugu mashquushaa doqonkaan cid waaniso malahan miyaa
War ninkan waan ka shakiyay dumarka uunbuu ka hadlaa maxaa ka qaldan
waa khaniisad
Nin raga ma tihi gabadh somaliyad oo walasha oo kale
Adiga waji Buc buc miyaa nacamleeye utahay?
Kabayare kabteeda magishan kartide kadaba har
bur iyi biyo u kala bixiya kuwa gaaloobey iyo khaniisyada umada isku dhex qarinaayo waraabe shitooleyaasha iyo naar afuufyaasha xumaanta lacagta ka sameeyo oo waji biryaasha Xuseenoo soo qari kuligoo war naay oo dhan dharkii bay dhigteen oo madixii bay xiirteen oo faaxishadii ayey dhalinyaradii u quxiyeen
Xuseena waa wiil soomaliweyn inuu u hiiliyo waqti badan soomaalinimo ku dhumiya allaha weyn xuseenoo badan ?
Macha Allah Hussein.
Deen jaceyl, Somali Jaceyl.
Waraa maxa qaldan ashraf wuxuu yahy maogid kabayare na wey kaa can San tahy adigaa waxaa rabtaa ineey kabayare kusoo qaadato lakiin taas haku fakarin kuma taqanee is daji saxiib
Beenloow ayaa tahay ee farxiya ka har doqonoow.
Wey. Fashilan. Tahay. Nagtaan
Adiga naftaada xuseen ayaa kaa soo uraayo,ee doqon nimada jooje.
Ninka wax miyaad ku haysaa shaki ma soconaya adigana dadka in aad xamato dunuubteeda adigaa ka ah masuul ileyn waxaadan xogteeda haynin baad falanqeyneysaa taasna malinta rabbi hor istaagi doontaad sidaad uga jawaabidoonto sii diyaarso ileyn waxaagoo dhan waa malo iyo waa la yiri taasna kaama saaridoonto