reer sir naaged waa idin salamey ❤ lakin de waxa hana nacsiinine naga so gabagabeeya asrona xaqeeda siiya😢azad adna gabdha ka hadh aad daba nagnag leedey
Horta filimku uxu uu badaan yahay inu ku dhamado asro la oo gado oo xaga laga tago sagal gulaysato even adu sida kuu dhama oo asra dulmiga uun kujirto wlhi flim dambee ood soo dhigtaan diin uu dawaan kana dhikaar nagu riday oo flimki inti legaa qoof qudha lagu goobtay
Lkn flimada waxaa lagu yaqaana in qofka la dulmiyo ugu danbayn uu guulaysto tan kale sagal jaliinkeeeda wax badan baa ka khaldan waxay u dhaqmaysaa sida nolosheeda caadiga ah Xitaa qofkan horay u aqoon in sagal iyo asad ay is qabaan filimka ayuu ka dhex ogaana Teasina maahan fariinta flimka looga hadlayo really asra jilinkeeda wuu fadhiyaa Qoraaga flimkaan qoray wax badan baa ka khaldan Sorry asra kaligaa aa lagu dulminaa 😢😢😢😢
Aan ku salino nabigeeni muxamad scw scw scw scw scw ❤❤❤❤
Scw Scw Scw Scw
Salalhu calahi wasalam ❤❤❤❤
❤salalahu caleyhi wasalam
Ayaan ayadu laba wajileeysanaa wat walaleey meel raax
Scw scw
wllo igula sali xabibkena maxmd scw
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw ❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Filmkba inta asro kujirtan daawda ya Ila qabba ugu dambeen actord somaliyad ah oo caasi udhiganta wan helnay
Yes me too
Inta Kalo dhan waan isdhaaafsha
Aniba kulamid
Me too walhi wan gudbiya inta kale
Ani xitaa😂
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️❤️
SCW SCW SCW
Scw scw scw
asro wey dulmantahay nagadaaya bayo sagaleey 😢
reer sir naaged waa idin salamey ❤ lakin de waxa hana nacsiinine naga so gabagabeeya asrona xaqeeda siiya😢azad adna gabdha ka hadh aad daba nagnag leedey
Asro wa nag adeg ❤❤
Scw scw scw scw scw scw scw 😢😢❤❤❤❤❤❤❤
Sagal horta ma dhashid miyaa waa yaabe😂😂😂😂😂❤
Nasro qurux gulleyso ❤
Asra qurux horey usoco
Asra qurux horey u soco ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Asro flinka wad ku bahdilan tahay bilaw ila dhamad ee iskaga bax wlhi labadan isqaba way ku tashadeen cadiyan wayoa sagal wad ka qurux baan tahay
Waxaan wa filim wallo😂😂😂😂😊
Qalpi wuxu wa filim😂
𝑯𝒂 𝒊𝒍𝒂𝒂𝒘𝒊𝒏 𝒊𝒏𝒖𝒖 𝒇𝒊𝒍𝒎 𝒚𝒂𝒉𝒚😂😂
Qofka markuu kujecel yhy buu kudawa galaa oo loo maseeraa waana sax qaabkee wax uwadaan wllo
Waxasi adi dumar ka ahaaw koley nin matihide kkkkkkkk
Wararkii ugu horeeysay ayaan cawisey csro🎉
Asro inta kadhaleyso film hajo jinina an ogane asad sidoo noqdo
Waa dhaqan xumo filmkan ku ma aha munaasib bulshada somaliyeed iyo umad muslin midna
Sababa wll maxaqaldan
Maxaad.argty
De mxaa qaladan wx anshax xumo kama dhax muqdo wxan wa wx dhicikaro dhacana bey filim. Ku muujiyen
Orod so xaar 😌😏😏
Filialen sagal ban u nacay asra gormay dulmiga ka bixi ama wax fahmi❤
Horta filimku uxu uu badaan yahay inu ku dhamado asro la oo gado oo xaga laga tago sagal gulaysato even adu sida kuu dhama oo asra dulmiga uun kujirto wlhi flim dambee ood soo dhigtaan diin uu dawaan kana dhikaar nagu riday oo flimki inti legaa qoof qudha lagu goobtay
Badanaa filimada ay keenaan sagal unbaa guuleesata oo dadka bahdisho waan la yaabay dhoor filim ban fiirsaday intaba sagal unba guulesata
😂😂😂 ma aragti @KayfIssa
Marki hore asra qiyantaysagal iyo asadba
@KayfIssaiyadaaa fkirka filimka leh oo editor ka ah
Macal asiya yar baa ka guulsan wayday, markay edo arxanleey aheed 😅@KayfIssa
Xanta iga daba geeya waan soo daaheee🎉❤
Inta ma iga.sohoresa filimka sucdi xita wn isla jogna😂😂❤❤🎉 aamina❤😂
Hhhh haaa waaaa wada teamkeena caasho❤
Asra Ayan tageraa
Mxaa wyeh saan Oo asro bis lagu goobanayo 😢
Asra guulbaan kuu rajaynayaa
ALLAHA HOU NARISTO FANANDI KADRA DAHER JANNATAL FIRDAWS HAALAAH AMINE ALLAH
Asro guulayso qli❤❤
Team asra guulayso❤❤
Asro aniga adiga ku tagera abyo ❤❤
Asro bahdilan ayan io caqadir wacadawgaada tankle ,90 guusha sagal raacee akh nadhaafa 2dan iqabtana pls ogada waxa iney filim yahay , kan anas la leyahayna dhaqamadaada wanaaji socda safbaba idinka wada maree😂😂 waxa somacaneya ama nagu kala wada ilaa filimka dawadayasha logu talagay iney kuraxestane💔😪
Bilis asro sida.udama😢😢😢🎉
Filimka waaba nici rabaa asra dulmiga goormee ka bexee
Asadooow asro cadaakada u eqx w
Usax sagalna. Kabadbadintqq
A ka Khalid niyoow
Caruureey waa filin madadalo fiican Asxabta jilaysa hore usocda
Scw scw scw scw❤❤❤❤
Filnkn waan ku haytaaa❤
Alla Asro way dhibeen inkaarma dheh 😢😢
Ax maskinta asra waa lagu gobtay labadan is qaba sey u dhax jogtay ayay wajigi ka catowday filmka mala dhameyo wy dashee asra
asraay.cidna.haw.waramin.
ayaanbaakadaran.sagal.
Waa reer miyi asad 😂😂
Haye sagal ma dhalaysabe isbucii way dhaftay😂😂
Alha sagley kume qipi ❤
Asrooy asad run usheeg
Qumayadan ayan waan nacayyy uff😂😂
Asad is a strong man
Waxan filim ma aha ee naga so gaba gabeya, sagal ma feel ba gorme dhale.
Way asra😢😢
Beelo halqadan meel sax aa ka bilowday meel fiican aana ku dhamayseen haduu film xiisa leeyahay
Waan kaxumahey asra
Filmka taan Ayan la dhahayabaa u ncay uf xasidad socota wayeee
Yeees coment one😂
Hadan film jilinkiisa qiimeyo qofwalpa asad waa shaqsiga kaliya sida ugu saxan uga soo baxay booskisa
Laakim kuwa la jaliya finish 😂
Ha walhi asad le cdi wx ujilya😂
Asra xata wlhy hindi ayba iska dhigyasa😂
Soori Asra❤1
Alla hestan sa u jeclahay le allahayow ku Sami bixi😂😂😂
Asra waad bahdisheen hala daayo asro
Wll igula Sali Nabigena muxamed Scw Scw Scw❤
Asc asc asc asc asc asc asc
Asad wixiisa waa kutaaagleen kulahaa daaqiqad kumamoognaan karo waana kujeclahay arso😂😂😂siduu dareemay anas😂😂😂
Anas hadal waa. Loo dhameeyey haduu wax fahmayo waliba waa. Lafiirinayey
Asra iga so af jar yaqe 😢
Asro dumashigeed sibay wax ula jilysaa horta indho adkaa tan😮❤🎉😂😂😂
Azra waa maskin😢🤣film inu yahy wailawe
Asro cadey maseeer isladaaaa😂
Ax ax ax yaa asra😢
ASRA GOOD LUCK TACHOOO
Sagal maanay dhalaynba waa caajisneee
Halka cunug kajskiresaa 😂😂😂 sagal
Film quruxdiisuba waa Nasro
Allayeey asra asd wax maogo
Asro saxiibta wanruufiyaanad waxbo ha u sheegin.
Sorry Asra😢😢😢💔👏
Maxa kudhac kama gadhe
Waxn waa film😂
Kkkkk weeraka yidaa u horaysa 😂😂😂😂😂 nacas aan waxa fahmin 😂😂
Anaa uhoreyey😂❤
Filimkan akhbaa ka dhigteen asro goormay dulmigan ka baxaysaa
Ana u horeya manta 😂🎉
Filinki bila macni ka dhiiigen akhaaaz
Why is Aanas so funny 😂❤
ASRA. QEYLO MASNTA. WAA LAGA REESTEY😊😊😊
Waay asro
Ayaantu waa jirjiroole caadiya😂
NIYOOW FILINKII WUXUU NOQDAY VIEWS DHEERAYSI WLHI WAX HORE USOCOD AH KUMA ARKEE MA director kiibaa bukoodo lasugayaa yabaye😂😂
Naa waxan film mha naga hagajiya akhas
Heesta sagal qaade soomaha❤
Ani xitaa wan isdhahay
Xaaa
Sagal siuroë badanidaa
Maxaa idhaafay😂😂Azad way naash naashta Sagal in run run loogu xaduu ku mac yahay
Abdulqaadir ka asru kuwashay hadisho😊
Doqonkan fooda dheer nacay xage lagu arkay xaas la qabo sidan lo daba tagan yahay sidan wx ka badala family sagal
Habeen walba wan idin la hadalnaaye shaxdan badala oo asri asad wax walba hau sheegto ama haka tagto naw codsigayaga fuliya mise waxan waan iska dhaafnaaba
Anigu waxnba laybnhy asro miskiinsanideda ani hadaan ahaan lahaa asad wx walba Wan usheegi lahaa labo mid unby noqon lhyd inuu ifahmo oo uu igu qaato ama inuu inta xanaqo ifuru 😅
@FadxaXasan-v5y hhhhhh waa film bay ina leeyihiine lkn anba kula midban ahay
Asro waa nag adeg
Asray naag nool iska dhig ciil Baad igu dishee😂
Filimka one person is against everybody
Yeah she is the one created all of this😂
Asro is dhuuub pls quruxu thy adiga filim macaaneenyh
Alayyy asra nicibayaa sagal ayaan ku nacayyy😢
Isaga aqalkisa markad tagaysay ma xafiskagagi baa Anas waaa nin walan 😂
Sagal waa show not really 😂😂😂
Caalamka maba jirto filim hal qof laga soo wada jeesanaayo oo cadaw lagu noqonayo
Musalsalada ma fiirsatit miyaa😂😂
Anas dhaqan xumada joji waxan wa dhaqan xumo
Wow Ayan fariid bay noqoty
Lugahaas miyaa boos kutahay anas😂😂😂😂😂😂😂
Lkn flimada waxaa lagu yaqaana in qofka la dulmiyo ugu danbayn uu guulaysto tan kale sagal jaliinkeeeda wax badan baa ka khaldan waxay u dhaqmaysaa sida nolosheeda caadiga ah
Xitaa qofkan horay u aqoon in sagal iyo asad ay is qabaan filimka ayuu ka dhex ogaana
Teasina maahan fariinta flimka looga hadlayo really asra jilinkeeda wuu fadhiyaa
Qoraaga flimkaan qoray wax badan baa ka khaldan
Sorry asra kaligaa aa lagu dulminaa 😢😢😢😢
Inay guulysatan jecelahy😢
Flimka 65 part maraya mxy tahay sababta asad u ogaan la yahay in asro iyo anas in wx ka dhaxayn jireen
Good job Asad
Nag maaweeyday
QISADU WAA NAAG RAG BADAN JEEB KOODA MACAAN SATA QARAAR OYO DHABANA HAYS BAA UDANBEYN
Filim kaan biloogii ayuu mcnaa lkn hada waa sheeko caadiya wll waxa naga macaaneya