Muse oo re Borama uga siidaray uguna dhaartay inay Somlilnd-yihin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 ноя 2024

Комментарии • 86

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 Год назад +17

    reer boorama oo xornimo ku naaloonaaya oo horumar gaadhay in aad ku sheegto dad lahaysto malaha taasi waxay ku wacnayd in midhkaa aad u sheegto maamulka jigjga ka jira iyo shacabka somaali galbeed oo mudo dheer ay ethopia gumaysanayso reer boorama waa ilbax ah oo aan waligoodna cidi gumaysan waxaad sheegaysana cid kaa dhegaysanaysa malaha sxb

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 Год назад +1

    MASHA ALLAH WA RUNTA JAMAC GALAD ❤❤❤❤

  • @mukhtaaarxasan7023
    @mukhtaaarxasan7023 Год назад +1

    Nimanka waa inaan badelno solici iyo saajin xilimaye dhiig yelnyaaan waar ku want waxay lamid noqodeen sida yuhuudu u qabto imaradka ama carabta oo dhann

  • @mohamedjeesto3351
    @mohamedjeesto3351 Год назад

    Adieu akhiradaaaada eeego wanagaaa somalli ka tali

  • @samawadetube
    @samawadetube Год назад +3

    Geesi si kasta wa noola hadashay allaha ku karaameeyo jaamac galad🙏🏽

  • @moustafaelmirage5h.885
    @moustafaelmirage5h.885 3 месяца назад

    Indr wadadii aderka farax macalin ayaad haysaa guul

  • @KhadarMaxamuud-hf6zy
    @KhadarMaxamuud-hf6zy Год назад +1

    Awdal waa somaliland ala nodoray

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 Год назад +1

    General jaamac galad hadaan nahay ssc taageero buuxda ayaan kuu haynaa imadee horay usoco

  • @HasanHamud-uy1dy
    @HasanHamud-uy1dy Год назад +1

    Horgalku waa nagu badan yahay hadaan nahay beesha gedabuursi inta nala shirtay waxa ka badan inta aan nala shirin markasta anaga ayaa is gumaysana cidkale nama gumaysan karto tolfiiq ilaahay hana siiyo insha allah guul awdal land state insha allah guul soomaaliya oo mida

  • @abdithesmasher2854
    @abdithesmasher2854 Год назад

    laandheere calamadaas oo dhan adigaa leh waakusalamay galadow guulayso

  • @CabdullaahiIbraahimcali
    @CabdullaahiIbraahimcali Год назад

    Jaamac waan kuwataa ❤❤❤❤

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Год назад +1

    isaaqaba sheega ineyyihiin danbas foorara

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Год назад

    Dabagalika.33.ayaa.lagu.adeganayay
    Laakii.shacabka.deer.awdal.way.baraarugeen.insha.allaahu
    Guul.guul

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 Год назад +1

    Horgal saylici.😂

  • @caashacabdi9016
    @caashacabdi9016 Год назад

    ogaadeniya guul sxb

  • @khadramaxamed7964
    @khadramaxamed7964 Год назад

    Jaamacow walaalo wixii hore waa laga heshiiyey laakiin wixii tabashp ah waa halkeeda.

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Год назад +1

    Waa qaybiyoo xukun reer Boorame ha isticmaaleen qaacidadii ay reer Buuhoodlle isticmaali jiree ee ahahayd foof oo soo hoyo inata ay diyaar noqonayaan

  • @Degaliah
    @Degaliah Год назад +2

    Suntaa ay faqashtu lawareegeeyso iyakaaa dib u cabi😂😂😂😂

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 Год назад +2

    Afjoga loma adego samaron dhulbante ka hor bay hadli jiren dantoda way ogyihin

  • @xasanwaanwaan4585
    @xasanwaanwaan4585 Год назад

    Reer Awdal Waa Dulmanyihiin Allah ha u gargaaro

  • @moustafaelmirage5h.885
    @moustafaelmirage5h.885 3 месяца назад

    Adeerka farax macalin imisaa ayuu somali kadilay talabaad ma ogadeen baa somali uhadlikaraa

  • @habonyusuf9285
    @habonyusuf9285 Год назад

    Adeer wa run anaga somala waxba nagamayaalaan somaliland banahy anagaaba rabnee adga itobiyaan iyo keniyati baa ku xukuma wanad ku faraxsanrahy jooji isku dirka

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 Год назад

    Guul iyo gobanimo Somalia hanolato

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Год назад +1

    horaa loo sheegay gadabiirsey iney yihiin dabas

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 Год назад

    Soomaali Allaha Xaqqa fahamsiiyo

  • @MohamedAden-hz5wt
    @MohamedAden-hz5wt 11 месяцев назад

    walaal.boorama.goaan.baay.kagaadhay.dhawaan.insha.allah.waan.isxorayndoontaa.

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 Год назад +2

    😂😂😂 Gudabuursay 😊

  • @Yasin-hp1xm
    @Yasin-hp1xm Год назад +1

    Hadalkaa waa biyo kamadhibcaan cidwalbaayi waa inay iska celisaa maamulkan tabarta yaree kibray

  • @abdiraahidmohamed417
    @abdiraahidmohamed417 Год назад +1

    Ninka nacaas ya aamusiiya

  • @abdiqanioomaar7285
    @abdiqanioomaar7285 Год назад

    Sixirkii.awdal.waa.laga furay.
    Midnimada.gadabuursi.waa
    Muqadis.ugaaska.taladiisii.ayan
    Qaadanay

  • @HasanHamud-uy1dy
    @HasanHamud-uy1dy Год назад +1

    Waar waan ka go'aynaa maqaaxida iidoor harti anagaa ka awood badan tiro iyo dhan walba buuraha iyo xeebaha banaanada inta udhaxaysa lawyacado ilaa ceelsheekh xaganiyo gabiley iyo wajaale anaa leh taladuna way noo hagaagi qalinkana waa la dhigayaa waa qoriga

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Год назад +1

    Awdal State way imanaysaase ha sugin waayay.

  • @hoodohoodo9532
    @hoodohoodo9532 Год назад +1

    CAGDHEER QABRIGAAGU MA QODMO

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 5 месяцев назад

    DOQONEEY REER AWDAL WAA DAD KAA AQOON BADAN OO KA HOREEYE MA WAXAAD U HAYSATAA DHULBAHANTIHII AAD CADAABAHA AAD JIDHSISAY EE QARCOW UJEEDADU WAA IN AAD HUWANTIII LASCANOOD AYAAD IS LEDAHAY FURIN KALE OO SOMALILAND LAGU KALA JABINAYO AYAAD IS LEDAHAY BORAME KU KICI DAWLADODA REER BORAME IYAGA SOMALILAND ISKA LEH HADAALIN DAMEER YAHÒW ADIGA CIDA KU DIRSATAY WANU GARANEYNAYE LASCANOOD KALAY FICIL WAX KAGA CELI AYEY AYEY DHALAY

  • @sahraisse2676
    @sahraisse2676 Год назад

    Faretoon

  • @AbdiganiIbrahim-ot6uq
    @AbdiganiIbrahim-ot6uq Год назад

    Waxaanay culimadoodii iyo aqoon yahankoogii aanay sheegin ayaad faah faahisay ilaahay haku dhawro

  • @MakoFarax
    @MakoFarax 5 месяцев назад

    JAMAC SIDA BUNKA LOOGU XARAARODO AYEY U QABATAA IN AAD SOMALILAND KA DHEX FATAASHO WA DABEECADAHA MUNAFIQIINTA AYEY AYEY DHALAY HALKA AY KULAGADHO AYNU ARAGNO GARAC BILAA CAMAL AH OO QAXOOTIYA

  • @gelehildid4797
    @gelehildid4797 Год назад

    DR. ABEY PLEASE OGADEENIYA DIVIDE 3 REGIONS COMPLETELY DDS SHOULD NOT EXIST ANY MORE. ONLF &

  • @XalimoSacdiyo-x3p
    @XalimoSacdiyo-x3p Год назад

    Waasidii sool loogeli jiray ee ay kadagaalan tay

  • @caashacabdi9016
    @caashacabdi9016 Год назад

    wll gsld ❤

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад

    Sacli dadkiisa iyo dalkiisa ayuu raali ka yahay in l xaraasho waayo isaga calooshiisa ayaa dad iyo dal u ah
    Iyo kuwa la socda
    Maamulka hargaysa ma naf ayey u hayaan dalkoodii iyo baddoodi ayaa lagu dul xaraashay
    Iyagoo og belo.xininyaha idin gotsay

  • @samawadetube
    @samawadetube Год назад

    Anako samaroon ah ina dantayada noo sheegto wa geesinimo wanj ku xusi dona marnkan rerkan iska xorayno muuse indho biyo

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 3 месяца назад

    MUUSE BIIXI WAA GARAC GARAC DHALAY TALOW WADANI DILA MALA WAAYAY

  • @SadraFoosi
    @SadraFoosi 3 месяца назад

    sxb walaahi hadalkaagu run ahaantii waasax ing arabkaaga aan kaadayo waaxaq waasharaf waa islaanimo inlaqan ciyyo boorama waasax dagaal faa iido malaha siyaasad macaan halagu wado dalka okee waasidaas

  • @MohamedAden-hz5wt
    @MohamedAden-hz5wt 11 месяцев назад

    isaaq.goaan.halagabaan.lagalaynaa.

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад

    Galada ma dadka reer boorame ayuu denbi ka gelaya guntu u shirtay maamulka idhaha la, ee muuse fircoon dhibta ay ku wadaan

  • @obsiiyeilkacase4652
    @obsiiyeilkacase4652 Год назад

    War maad jigjiga kahadashid

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад

    Daarooda dad isaq been ula imaan karaan baa
    Tankale waaba ceeb in isaq daarood maamulo.

  • @yayayacin
    @yayayacin Год назад

    Awdal waxay ubaahantahay isxaada in ay iskakiciso

  • @ahmedaidid8075
    @ahmedaidid8075 Год назад

    Jama yaa kuu xiiray?

  • @muniiraaxmed4772
    @muniiraaxmed4772 3 месяца назад

    Adigu,maxaad, isu,xorayn wayday

  • @kamalmead9208
    @kamalmead9208 Год назад

    Huuraale huuraale dhalay foolxumo war fiican meesha la imo sheeko kuu taal maaha ee shaqo yeelo

  • @XussenXoosh
    @XussenXoosh Месяц назад

    Nin kaasi xaqii quu kuhad layaa yaan been la isku sheegen wallo

  • @obsiiyeilkacase4652
    @obsiiyeilkacase4652 Год назад

    Waryaa magaca sax gadabeersi maaha waa gadabuursi

  • @AbdiDiriyehoror-pn4cv
    @AbdiDiriyehoror-pn4cv Год назад

    Jaamacow wariyanimada kudar alle kacabsi iyo xikmad, kashaqeynta nabada walalah somaliyed , haoga sidarin xalada, yeyna uekanin iskudir iyo xamasadeyn xisaded, hadalkaga intabadan dawada wey kuyartahay

  • @HasanHamud-uy1dy
    @HasanHamud-uy1dy Год назад

    Waar cabsi nama hayso jaamacaw walaahi waan ka adagnahay isaaq muxuu yahay anaga uunbaa qaybsan fahan walaal dadkan caqabada haysata

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 Год назад

    Hooyadaadii afka jajabnayd wase uraaye ...maxaad kahadashaa ...afkaaga marka hore utasho

  • @muniiraaxmed4772
    @muniiraaxmed4772 3 месяца назад

    50,sano,gumaysi,kunoolayd,kiiniya,iyo itoobiya,,miba,,mar,,kutumayey,,hadal,kuuma,funa,

  • @muxumedmahdi3012
    @muxumedmahdi3012 Год назад

    Carab ku dhiig leh

  • @hassanibrahim1233
    @hassanibrahim1233 Год назад

    Jaaamac Galadoow ma Soomaali inaad qori dable kula wareegtay taladaa noqotay inaad xishooto ayaa kuu wwnaagsan wax dadkaaga isu soo jiido ayaa kuu wacnaan lahayd in taas baan ku odhan lahaa waxaad yeelaysana adigaa go’aan keeda leh

  • @muxumedmahdi3012
    @muxumedmahdi3012 Год назад

    Dadka daa hayku dirin

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 Год назад

    Samaroney idinku isu dawladeeya wamaxay ugaaskan la baacsanayo

  • @abdisagal779
    @abdisagal779 Год назад

    jamacow sidad noku haysatid dhulba hante oo somaliland ah ayay samaron iyo cise iyo isaq u wada dhashen aqlikaka tas u shek

    • @halimjiomohamed2678
      @halimjiomohamed2678 Год назад

      Beenaale samaroon iyo ciise ayaa wada dhashay waa dir laakiin isaaq lama garanaayo waxay yihiin kolba qolay sheegtaan

  • @caashacabdi9016
    @caashacabdi9016 Год назад

    15:24

  • @ahmedsaedyusufahmednur1640
    @ahmedsaedyusufahmednur1640 Год назад

    in aad guri nabadi ka jirto in aad dagaal iyo colaad ugu baaqdo waa kuu ayaandaro hadalkaaguna waxaa uu cadayn u yahay in aad ethopia kula socoto in ay dekeda saylac qaadato maadaama aad ka shaqaynaysaan in reer boorame in ay dagaal lagalaan dawlada ay ka tirsanyihiin waxaanad ka shaqaynaysaa in reer boorama kusoo biiraan faderaalka ethopia si ethopia ay u hesho dekeda saylac taasina waxaan kuu sheegayaa in aanay idiin soconayn waxaanad soo qaadatay mashruuc ay ethopia maalgalisay

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Год назад

      Ithopioa ada hub kaso qatay o maganti kula daganayd ku xasuqay kuwa nolna dhibay samaron ya cilmi badan ma dad wax lo shega

  • @AbdiganiIbrahim-ot6uq
    @AbdiganiIbrahim-ot6uq Год назад

    Jaamac galad waxaan kugu jecelahay runta

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 Год назад

    jamac sidaad been ushegaysay ayuu afkii ku qalaacsamay bal isu fiirso

  • @mahametclaahi216
    @mahametclaahi216 Год назад

    Ninka ogaadeenow qabri dahare iyo gumaysiga aad ku jirto guubaabi boorame wax kaa galay ma jiro uraaye bookah beedee xaarweyne lawaseen lawaseen dhalay

  • @caashacabdi9016
    @caashacabdi9016 Год назад

    asc

  • @luulsharib
    @luulsharib Год назад +2

    Gala dagaalka waa gilgilay Somaland 😂😂😂😂

  • @ibrahimhassangagale6923
    @ibrahimhassangagale6923 Год назад

    Fataan kaadaab ah.waxaad aaminsantahay Daaroodiisam sumaysan. Samaroon waa diiday suntiinna.

    • @samawadetube
      @samawadetube Год назад

      Wa la idin nacay anoo samaroon ah oo kuu xiga dad aya kuleh awdalnima na deeqda tiina u tashada

  • @abdullahifarah6909
    @abdullahifarah6909 Год назад

    Dulli
    Ma kilinka lixaad ee itoobia ka dhigi lahayd. Gumaysi inuu idinku taagnaado ayaad qabatinteen.

  • @PlayGame-rb9ds
    @PlayGame-rb9ds Год назад

    Waar heedhe jaamac daba qoodhiyow Maxishootid miyaa
    Jigjiga inlaga rarayo Caasimadii aad odhanjirteen Soomalibaaleh waad ogtahaye Maadkahadashid inlagadhigayo magaalo fadaraal Itoobiya kadhaxaysee
    Oo goday caasimadii lagadhigayee
    Tuugo ayaatihiin dhiiga umada soomaliyeed ku nool

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 Год назад

    ❤❤😂😂

  • @husseinduale9354
    @husseinduale9354 Год назад

    Waar cawar muxuu ku hadal
    Indhahaaga hagaajisi
    Wixii aad ka samaysay hargisa waa kuu taalaa beenaale

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye 3 месяца назад

    Haday wada dhasheen maxaa xabashi looga xaraashay xabashi si isaaq aqoonsi ugu bedesho
    Sidaa miyaad ku wada dhalateen
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkk tuugo tuugo dhashay haday samaroon iyo ciise idinka yeelaan aqoonsi ku bedesha

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 Год назад

    😂😂😂😂

  • @ALLAYAQAN
    @ALLAYAQAN Год назад

    JAAMACOOW WAAS IS YEEL YEELAYSAAYE MIYAAD ILLOWDEY IN SABABTII LOOGU DOORTAY GOLAHA WAKIILLADU INAY AHAY INUU DHAAWACA IYO MAYDADKA IIDDOORKA UU SOO DHAAFIYO YAGOORI IYO GUUMAYS! KKKKKK KKKKKKK

  • @zonadue10media75
    @zonadue10media75 Год назад

    .

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 5 месяцев назад

    Beenaale owdal waa soomaliland waxabana ka dhici maayan xaasid ayaad tahay cid kaa dhagaysan mayso muuse waa geesi kaadidiina ayuu kalax ku shubay wuu idinkaga cabaadiyay

  • @luulsharib
    @luulsharib Год назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 toogasho 😂😂