Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Waa khalad in sawirka kiristaanku ka dhigaan inuu nabi ciise ahaa in muslim ahana aynu adeegsano
Waxa qaladka leh Midka sogaliayy sawirkaas waa qalad xitaa tariiq ahan uma eko nabi cise cw
Dunida islamka o dhan Banakau way ka furan yihin ma inaga o Kaliya islama , war dadka ka fadhesta
Hadalkaaga dulucdiisa maxaa waye sxb
RIBO, WAA MAXAY? MAXAASE RIBO NOQON KARA? MALACAG LAGU DAYMIYO, OO LAGU DULSAARO, TUSAALE 100= IN LAGU SIIYO, OO 110-LAGAA RABO, MIYAA? MISE SIYAABO KALE AYEY KUGU SOO GALI KARTAA??????? XAARAANTA, IYO RIBADA, MAXAA UDHAXEEYO? SHEEKH BASHIIR, INUU KASOO HADLO AYAAN JECLAAN LAHAA
Walal youtube wey ka buuxdaa culimada oo sharaxeysa ku qor waa maxay ribadu koley tan aad hada soo qorteyna waa ka mid ka soo qaad qof ayaa deyn kugu leh 10 dollar ah wuxuu ku dhahay hadii aad bishan bixin weydo waxaan kaa rabaa 15 ama 20 waa ribo qof kale ayaa ku yiri lacag ii dhiibo 20 dollar ah waxaa kuugu darsami doonta 20 kale oo qofkaasi lacagtii kuma uusan shaqeyn laakiin wax ribo la dhoho buu saartey inta badana dadka sidaas lagu siraa oo kadibna waa la dhacaa ugu danbeyn