Pls ust muqaladada waxay yahiiin kuwa mahiim ah oo aan aad iyo aad u macansano marka asn dhageysaneyno lkn ust waad nagugabidaye on dhere hadii ay macquultahay plz😊
Balankii Qatar 🇶🇦 ay ku galeen america 🇺🇸 iyo Taliban ayaa ahaa in aanay soo dhaafin xadkeeda markaa Taliban waa urur u hogaamsan america 🇺🇸 iyo israel 🇮🇱
Wll Abdirashid Waxa aan jeclaan lahaa in aad ka hadasho Arinta ah Antinatalism sababto ah waa aragti aan aad u jecelahay madama aan ahay Qof ku xidhan Channel kada adiga oo rali ah wll
Месяц назад+3
Aragti bulsho muslimiin loosoo gudbin karo ma aha, Caqliga bani aadamkaba ma uu aqbalayo fikir dhahayo ''Caruur yaan la dhalin''
Si aad u hesho macluumaadyo qoraal academic ah kusoo biir Groupkeena:
mesenger-ka m.me/j/AbYGU_rmL9jAlt8M/ ama kusoo biir
Telegramka t.me/boost/annagaproductions
HADBA MİDKA AAD ADEEGSATO .
😢😢wll icaawi waxan ah gabar naafa ah😢😢
Allh dartiis 😢😢😢 balls
Tnks usTaad.
Ustaad muqaladii dheer dheera ayan rabnaa waxani gaban inaga daa wlle
Ust Mahadsanid
Alhamdulillah
Alhamdulillah
Alhamdulillah
Alhamdulillah
Illahayow nimcoyin badan oo aan lasoo kobi karin ayad isisey Illahayow iga dig mid nimcoyinkaga mid kushukriya oo aan kugu casiyin 😢😢😢😢😢
❤❤❤❤ thanks 🎉🎉🎉
❤ustaad
Pls ust muqaladada waxay yahiiin kuwa mahiim ah oo aan aad iyo aad u macansano marka asn dhageysaneyno lkn ust waad nagugabidaye on dhere hadii ay macquultahay plz😊
Dheerka wa lagu caajisaa yar yarka daawo
Wali aad ayda mahadsantahay in mudaha ayan kugu xiranahy wa markii iigu horaysay ee aan kuu mahadceliyo
❤
Ustaad muusikada soo xaran maaha
Ust lkn Muqaalada gaagaban naga dhaaf 10ka min aaba dhim ku qabnaa 25min hka yarayn😂
Maadama ay jiraaan dad dhibsada muuqaalada dhaadheer iyaga dartooda u sameynayaa, Midka dheerna waa soo gelinayaa.
Waa sax ❤wankula qabaa😊
Aad iyo aad Ustaad
Asc wall wan kusalamey fadlan waxad kasoo hadasha daliban maxey uga aamusantahey Gaza
Way ka hadashaaa, Ee ma iyada awood u leh in ay wax ka qabato
Balankii Qatar 🇶🇦 ay ku galeen america 🇺🇸 iyo Taliban ayaa ahaa in aanay soo dhaafin xadkeeda markaa Taliban waa urur u hogaamsan america 🇺🇸 iyo israel 🇮🇱
Wll Abdirashid Waxa aan jeclaan lahaa in aad ka hadasho Arinta ah Antinatalism sababto ah waa aragti aan aad u jecelahay madama aan ahay Qof ku xidhan Channel kada adiga oo rali ah wll
Aragti bulsho muslimiin loosoo gudbin karo ma aha, Caqliga bani aadamkaba ma uu aqbalayo fikir dhahayo ''Caruur yaan la dhalin''
Marka kowad waad ku mahasantahay wll Aragtida Hadii aad Go áan kaada sababto ah Qof Bini aadamka Waxa aad ku leedahay waa aragti Aniga aragtida Waan soo dhaweeniya waana qadarinaya Madama Qofkasta oo aduunkan korkiisa saaran uu leeyahay Aragti u gaar ah Mid kasta waa in lagu qadariyaa Dookhiisa sababto Diinta islamka ayaa leh wax Cunfi ah iyo karaahi ah ma jirto Aniga Aragtiday Xor u ah (Antinatalism) Dadka kale Waan ku Qadarinya Dookhoda ilaahay waa kii Jecel marwal adoonkiisa Waad ku mahadsan tahay Jawaab celintaada wll
50ka sano ee soo socda waxa lagu guuleysan doona in noolaha uu soo saaro dawada aan la dhimaneyn ama cumriga dhereyneesa
😂😂😂😂50 sano wax dheerba ma ahan aan aragno sheeko waali ah waye waxaas niyada haku dhisan ee nio aakhiro isku diyaari
Daawo aan la dhimanay aa aayad dhan ayaad beeninaysaa
@@Abucadnaan dawadaasn hadaba howsheeda walgu jiraa 😂 are All ready I. Progress
@@MUCAMELEGNF markay diyar noqoto iso qabo sxb 😂
ilaahay ka cabso oo naga daa sawirada foosha xun xun ee temnell ahaan ta aad u isticmaashid been iyo foolxumo isku darsadeen
Ustaad mahadsanid