Siiradii Rasuulka CSW Qaybtii 29aad Sh Mustafe

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2019
  • ✔ Fadlan Subscribe garee l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Mahadsanid ✔

Комментарии • 38

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 5 месяцев назад +5

    Ilaaaah baan Ku dhartee Cawa waaaban murugoonaYa Inan Xalqadiii u danbBaYseY DawanYO Siiradii Nabigena SCW 😭❤️ dhacdO walba io DagaL walba SheikHu Wuxu Ku daeeeen siinaYa inaaaad Dhex joogtid,Mudadiii kobned een DhagYSTAyey walhi saxibad yar baan ISkU haYstaY Oo WakHtigiii nabiga SCW noled 😭❤️Alla IlHYOw Mahadda ❤️

  • @quullejr1035
    @quullejr1035 2 года назад +11

    Masha Allah Shiekh Mustafa Kheeyr Allaha siiyo
    Maanta ayaan dhameeystay Qaaybtii 29aad Siiradii Rasuulka scw

  • @umuhamza1551
    @umuhamza1551 2 месяца назад

    Alhamdulilah maanta ayan dhamays tay siiradii nabiga scw Jasaakalaah khayr shiikh mustafa Ilaahay ha kugu daro misanka xasanadka anagana ha nagu anfaco aamiin

  • @husseinseid
    @husseinseid Месяц назад

    ALxamdulillah, Maanta ayaan Soo afmeeray dhegaysiga Siirada nabiga SCW. Sheeikh Mustafe Alle miisaanka xasnaadka ha ugu daro, Rabbi ha inagu anfaco dhamaanteenba amiin

  • @somamohomed1540
    @somamohomed1540 3 месяца назад

    Alx ilaahy baa mahadaas iska leh aan mnta dhamayey siirada nabigeena scw .
    Shukran sheekh Mustafa ilaahay cilmiga hakuu barakeeyo 😊

  • @hassanadam9866
    @hassanadam9866 Год назад +2

    Jannada, Allah Rafiiqisa Naga dhig Nabigeena Muxamed
    صلى الله عليه وسلم

  • @abdiwadudhassan-uk2us
    @abdiwadudhassan-uk2us 4 месяца назад

    JasakaAllahu khyr sheekh mustafe ilaahay kuwii dariiqa nabiga SCW raaca ee ku dayda allah ha naga yeelo

  • @Somcoders
    @Somcoders Год назад +2

    Masha Allah, Sh.Mustafe Jazaka Allah.

  • @AhmedAbdullahi-kt7pd
    @AhmedAbdullahi-kt7pd 6 месяцев назад +1

    ALLAH janada nagula kulmi Rasulkena suubana😢

  • @somamohomed1540
    @somamohomed1540 3 месяца назад

    Calyhi sallatu wasalam ilahow nabigeena naka dhig kuwa janata kukulma yarabbi

  • @sundusahmed4916
    @sundusahmed4916 4 года назад +7

    اللهم صلي وسلم على حبيبنا محمد
    Allaah hka,abl mariyo shiyuukhda soo diyaarisy
    بارك الله فيكم

  • @Swiiz126
    @Swiiz126 3 года назад +5

    Ilaahayow jannada nabi muxammed Maciisa iga dhig

  • @suldaanhajiabdilahi6255
    @suldaanhajiabdilahi6255 Год назад +2

    Jasakalhu kheyr sheekh ❤❤

  • @hibaaqxirsi6145
    @hibaaqxirsi6145 10 дней назад

    Alxm siirada nebiga oo aan in badan ku hamiyayey inaan barto ayaan Maanta soo afmeeray alxm Alxm alxm alxm 22 /7/2024. Isniin ❤️

  • @mohamedarap6221
    @mohamedarap6221 3 года назад +2

    Mashallah barak Allah ,sheikh mustafa

  • @ugaassalahabdulahi5646
    @ugaassalahabdulahi5646 Год назад +1

    M.a sheekh ajar allha ka siiyo Mar walba waan iskiga noqsadaaa sirada

  • @asiyaalihussein182
    @asiyaalihussein182 2 года назад +1

    Alle miisaanaka xasanaad ka ha kuu saaro oo ha ku barakeeyo

  • @HusseinAbdi-wh8ql
    @HusseinAbdi-wh8ql Месяц назад

    Sh mustafaa❤

  • @mohamedibrahimfarjalla2485
    @mohamedibrahimfarjalla2485 3 года назад +2

    Mashallah Alx Wan dhamaystay Siirada NNKH صلاعليه وسلم❤❤❤❤

  • @Zamzam_115
    @Zamzam_115 4 месяца назад

    M.a Shiiq mustafa iyo intii nasogarsiisay Ajar aan lasoo kobi karin rabi ha idin siyo mrkle shiiq Mustafa rabi haku xafido shii cilmiganeh rabi hku brkyo shiiq

  • @hassanshire5325
    @hassanshire5325 3 года назад +1

    Wa dhameyay alx

  • @rajowayn5407
    @rajowayn5407 3 года назад +5

    Maanta ayaan dhamaystay q 29aad
    Alx

  • @Iimaan-jx1jq
    @Iimaan-jx1jq Год назад

    Sallahu cayalhi wasalm ❤ ♥

  • @YasinIlkayare
    @YasinIlkayare 5 месяцев назад +1

    16/02/2024 ayaa Rabbi ii suura geliyey in aan xalqaddi u danbaysey Siiradii Nabiga SCW dhegaysto. Waan kuu hambalyeynayaa adigana qof dulqaad badan ayaad tahay, haddaa soo gaartey xalqadan.

  • @abukarali3558
    @abukarali3558 4 месяца назад +1

    Waligey kama daalo dhegaysiga Siirada Nabigeen SCW. Qalbiga iqoya oo wan ilmeeyaa anigo rajo igujirto. Waxan kuhinaasaa noloshi xiligaas, wan tamaniya inan xiliga joogi lahaa. Wxd mooda inan arkayo arinta usheekhu ka waramayo.

  • @ugaasodheyman6277
    @ugaasodheyman6277 4 года назад +1

    Allow noo fududey sakaraadka

  • @kariinokaka3670
    @kariinokaka3670 2 года назад +1

    Csw

  • @maxamadxiseen1313
    @maxamadxiseen1313 2 года назад +2

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @ahmedsomali6486
    @ahmedsomali6486 2 года назад +1

    صلي الله عليه وسلم ❤