Это видео недоступно.
Сожалеем об этом.

TOOS : KIISKII UGU XANUUNKA BADNAA MAXKAMADAHA SOMALIDA - DACWADDA LUUL IYO SAYID

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 фев 2024
  • TOOS: DHAGEYSIGA DACWADDA EEDEYSANE SAYID CALI OO LOO HAYSTO IN UU XAASKIISII OO UUR LAHEYD GUBAY.
    SHAMUURI - MARKHAATIGII CAAN BAXAY..
    CABDI XASAN SHAMUURI
    ------------------------------
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
    / abdiaskaritube
    Twitter : / abdiaskaritube​
    Instagram: / abdiaskaritube
    TikTok : / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

Комментарии • 154

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 5 месяцев назад +32

    Ilaahow caruurtaan agoonta ah oo hooyadood laga dilay xaqooda u soo dajdaji alow adaa xaqa dhiibee ilmahaan hooyadood u soo iftiimi aamiin yaa alaah ❤❤❤❤

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 5 месяцев назад +2

    Allow cadalad uken ilmaah yaryar adigaboqor ah Amiin yarabi

  • @AbdiQaliqAhmed-nj2cd
    @AbdiQaliqAhmed-nj2cd 5 месяцев назад +6

    Abdi mahadsanid walallo mahadsanidd

  • @user-vu1gw9iv4y
    @user-vu1gw9iv4y 5 месяцев назад +7

    Ilaahow caruurtaan agoont❤❤❤❤

  • @OmarAhmed-dz1mf
    @OmarAhmed-dz1mf 5 месяцев назад +2

    Ilaahay ha u naxariisto gabadhaas walaaheena Aamen Aamen

  • @ahmedrainfall_umii_1
    @ahmedrainfall_umii_1 5 месяцев назад +1

    Eedaysanuhu waa nin mayal adag🎉wxn layaabay sida hadalkiisu ucad-cad yahy🎉Allah sidii khayrle udhamee kiiskan🎉

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 5 месяцев назад +1

    Maxkamadu duaalaha qaar aanay xaq u lahayn ayay waydiinaysaa qariinkuna isagu suaalaha uu waydiinayaa Waa khalad

  • @Salahdiator
    @Salahdiator 5 месяцев назад +2

    19:19 Imagine your last words being (War ha igu bin war ha igu bin, mesha Muslimiin ma joogto miya La illaha illallah maxamada rasuul Allah) 😭 Ya Allah. Tiirka iya tuusalo no ah.

  • @MahamedAhmedGardi-mz8lm
    @MahamedAhmedGardi-mz8lm 5 месяцев назад

    Alahau naxariisto marxuumada

  • @rahmaosman1291
    @rahmaosman1291 5 месяцев назад

    Garsooraha mansha Allah

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 3 месяца назад

    Guri ilmo kujiraan aan gubayay waxaan dhiiguu igu katinaayaa.

  • @fadumomahamud6955
    @fadumomahamud6955 5 месяцев назад +4

    Subxaanallah dembiga iyo caayda iska dhaafa ilahay kacabsada waxadan hubin haxukmina ilahay aamina maxkamadana aamina

  • @MaxamedNur-ct8zd
    @MaxamedNur-ct8zd 5 месяцев назад

    Abukatahaan he's excellent

  • @habonehoddon
    @habonehoddon 5 месяцев назад +5

    Isagu muxu uguban wayay waka sheegay inay yadu ku gubatahay dabko yar iilaayn isagu marku uu imanayay uu sibadanayay dabkuye muxu uu guban wayay 😢😢😢😢😢😢😢 marxumadu been ka sheegaya yadado ka hoseysa subxanallah uu qalbi adagyahay wlllhy tiil Allah aya ku talaa hada taan adunka ka badbado 😢😢😢😢😢😢

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 5 месяцев назад +8

    Marqaatiiga
    Hala
    Saxo

  • @user-fl3ko1jv2j
    @user-fl3ko1jv2j 5 месяцев назад +2

    Ish gabadh quruxbadan by ahayfmde waxan fosha xun waa nasiib

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 5 месяцев назад +1

    Walaxowlawalaquwata ilabillah allow unaxariso gawadas

  • @user-dj2mi2gg3v
    @user-dj2mi2gg3v 5 месяцев назад

    Asc askari

  • @rodamahamoud
    @rodamahamoud 5 месяцев назад

    Guul guul guul

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 5 месяцев назад

    Subxaanallaah

  • @user-cx9vn6nr6h
    @user-cx9vn6nr6h 5 месяцев назад +4

    Ilahow waxan ka magan galaya sheydanka sidan u galay wilikan

  • @user-lx4nx2wp9d
    @user-lx4nx2wp9d 5 месяцев назад

    Allaha unaxariisto. Dumarka way maseer badan yihiin

    • @Mia-ll5di
      @Mia-ll5di 5 месяцев назад

      Maxa maseer mesha keenay? Hada marxuumada ba khaladka saarisa.

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 5 месяцев назад +3

    Maxkamada aayadihii Quraanka oo cadaaladda ka hadlayey xitaa kama muuqdaan. Waa maxkamad mooryaan

    • @amalnoor4760
      @amalnoor4760 5 месяцев назад

      Aad iyo aad iyo aad maxey quraan ka yaqaanaan afsoomaaligooda iyo suaalahooda xataa cusbo malahan

  • @Abshirjaam114
    @Abshirjaam114 5 месяцев назад +1

    Allow inta camal ha,istaajinin

  • @fartuunali8375
    @fartuunali8375 5 месяцев назад +2

    Ninkasn wasy ka muuqataah in duli yajay wajigiusaa madoobaaday waa ka muuqataah dhiigah

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 5 месяцев назад

    I
    Xeer
    Ilaaliyuu
    Waa
    Soo
    Qaray
    Kiiska
    Dabiga
    Waana
    Sheegey
    Siduu
    Udhacay
    Marqaatiga
    Waxaa
    Weydiinays
    Garsooraha

  • @mastarxaliye
    @mastarxaliye 4 месяца назад

    😭😭😭😭😭

  • @user-fl3ko1jv2j
    @user-fl3ko1jv2j 5 месяцев назад +1

    Arintan xaqaa kadilaacidoona

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 5 месяцев назад +2

    Asagaa
    U
    Toosinaya

  • @user-ko6wc4cx1e
    @user-ko6wc4cx1e 5 месяцев назад

    M

  • @caashacuud8166
    @caashacuud8166 5 месяцев назад +1

    Marqaatiga jiska ah iyo kan kalo cabtoyda naxaris malahan war somaliya dadka joogo masanaa wamaqlaye iyo wan arkaaye kulaha.😢😢

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 5 месяцев назад +1

    Kan hala dilo waliba ilmaha hortooda oo uu hoyadooda gubay ama hala gubo suu ugubay oo kale hadikale ilah waxaan ooga baryaa soomali oodhan in uu dhulka la jaro illah 🥲

    • @msshajji6868
      @msshajji6868 5 месяцев назад

      Caruur yaryar hortooda in qof lagu gubo waa khalad trauma ayay ka qaadayaan 😢dhibaato intay horay u arkeen ka badan Ninkan cadaalada hala marsiiyo waa dambiile waxay ka doodayaan oo dhan waa khalad

    • @hindabashiir4483
      @hindabashiir4483 5 месяцев назад +1

      Waan kugu raacsanahay ilahay dhulka hala simo 😢

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 5 месяцев назад

    Waa qiyaastii ee ma aha inaad waydiiso ma aha

  • @zakifarah2870
    @zakifarah2870 5 месяцев назад +2

    Arsenal halugu wareejiyo horyaalkaan intii fahantay ayaa fahantay

  • @fadumomohamed8284
    @fadumomohamed8284 5 месяцев назад +1

    Xaqiiqdii arintaan wa complicatie soomaliya machine ka allot detective Mahaystaan wuxuu kala cadeynayaa qofka in uu run sheegayo ama inuu been sheegayo iyadoon Cinda la dulminin wiilkan body language kiisa it look like inuu run sheegayo uuna ka qoomameynaayo allow adiga wixii xaqiiqa ah Inakas too waxwalbo dhicikaraan Sid caliyow Allah ka baq cadaabta aaqiro kaa horeysa ogow aduunkan waa maalmo ama saacada kooban marxuumada xaaskaaga dhimatay hadaad adigu gubtay si bareer ah I know nafta way macaan tahey laakiin wadaagay qurxoon qiro danbigaaga hadii aad qarinayso allah subxana watacaala xaqiiqda waa ay Soo bixi doontaa midaas ogow intaas waa iga xasuusin

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 5 месяцев назад

    Goormuu la wadaagaa

  • @fadumaabdi9765
    @fadumaabdi9765 5 месяцев назад +6

    Maxkamad ma tihidin waxaad tihiin mooryaan aan rabbi cadaaladna agatiiina ma taal ilashay umada ha u gargaaro

    • @MaxamedNur-ct8zd
      @MaxamedNur-ct8zd 5 месяцев назад

      Haa runtii Allah cadaalad sare ah

    • @wdwscommittee1915
      @wdwscommittee1915 5 месяцев назад

      FADUMA neh waa wadataa magac sharaf badan Hadane qareenada Dowlada Somaliyeed iyo iftiinka umada baa mooryaan ku tilmaamee. Taas waxee daliil u tahey ama ka tarjumeyso in aqlaaqda kugu yar tahey 1 qodobka 2 aad waxaa isku cadeynee in aad adigu wax nabad ah Rabin oo nabadiidka afka duuban ka mid tahey marba hadaa maxkamada cadaalada Somaliyeed the judges 👨‍⚖️ the high Court of justice of federal Republic of Somalia 🇸🇴 33 sano ka dib laga yabee fadumo abdi adeer in waqtigaa aadan dhalan ee Allah u tooba keen

  • @mustafeanshax12
    @mustafeanshax12 5 месяцев назад

    This case is not so easy!!

  • @GEEDIHAANTV
    @GEEDIHAANTV 5 месяцев назад

    Alle ayaa xogogaala markaaa hadii dhiig la saarayo alle ha ka samato saaro asagaa qaadiree

  • @byotsiyad5678
    @byotsiyad5678 5 месяцев назад +3

    gabadhaan maba hadli taqaano maxay islakale qalqaloocinee caadi may uhadasho yaab😳

  • @its.Mohamed443
    @its.Mohamed443 5 месяцев назад +2

    Ala maxaa ehlu naaro meshaa joogaan

  • @Abdinaasirali-vr1rb
    @Abdinaasirali-vr1rb 5 месяцев назад

    Maanta miyaa

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 3 месяца назад

    Gacmaha waxaa ka gubay ayada ayuu dabka ku riixay.

  • @AyaanKhadar-gd4mf
    @AyaanKhadar-gd4mf 5 месяцев назад

    Aiiman

  • @KhadraFarah-qw9ku
    @KhadraFarah-qw9ku 5 месяцев назад +4

    Ilahay meel xun ku dhig beelow qaain mooryaan

    • @user-cx9vn6nr6h
      @user-cx9vn6nr6h 5 месяцев назад

      Subuxanlaah adiga miya mesha jogtay waxa ku wado isir naceb abihi aya rawo in lul cadalda hesho e ilahey ja baqa wada dhimaneysane

  • @Ganey.Official.Channel
    @Ganey.Official.Channel 5 месяцев назад

    Shamuure 2:13:20

  • @SsSs-xl6ex
    @SsSs-xl6ex 5 месяцев назад

    Alloow cadalada so ifbiixii😢😢😢😢😢

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 5 месяцев назад

    Bal waxay water ka ku sheegayaan eega allaa kariim

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 5 месяцев назад +1

    Shuugta
    Habargidir
    Majeceshay

  • @user-gv2ig7lb5p
    @user-gv2ig7lb5p 5 месяцев назад

    Hhhhhh

  • @user-cz4co4io4e
    @user-cz4co4io4e 5 месяцев назад +1

    Tan cadalad ma aha😢😢

  • @Abdi537
    @Abdi537 5 месяцев назад

    Walalkey Abdixafid waxad sameysay wa wax fican lkin ninkasi wa baxsad wey iska cadahay Afriko dhig loga qadayna wa un iska lalush ama inu gabdha wax yeleyo ayu raba

  • @zakifarah2870
    @zakifarah2870 5 месяцев назад +1

    Cadaalad ma jirto waa ka xumahay intaas dhan ineey u dheeraato ma aheen maxkamadaan qofkii qof dilaa waa in la dilaa hadeey ehelka cafinin ama eey diyo qaadanin sorry no justice in somalia film aa ka dhigteen dadna xaqooda

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 5 месяцев назад +1

    Aduun iyo aqiro kala badan. Ninka difaacaya gacan ku dhiiglaha waa munaafaq. Luul need justice

  • @ufafanuzi4382
    @ufafanuzi4382 5 месяцев назад

    Ilaheey halaga baqo. Qabyaalad qiyaamo majirto, caruurtaada wax kutareynin. Intentional or accidental he is guilty .

  • @duceysane3322
    @duceysane3322 5 месяцев назад

    Kiiska ugu jilicsan wayeh ninka intuu shidaal soo gatey xaaskiisii kugubay haddana cararey waa marqaati madoonto

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 5 месяцев назад

    Allow cadalada uhili

  • @safiamohamed1631
    @safiamohamed1631 5 месяцев назад +1

    Xaskeyga wajeclay kulaha hadu jeclay muxu udidan yahay siduu ugubay in loo gubo

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 5 месяцев назад

    Marka hore in la waydiiyo motorkap ma taqaanaa

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 5 месяцев назад

    0:07. Qoomul-Sabti-Maxkamad.
    Maxkamada Soo Ma aheen. Ma4qaatiga ineey, Amaan Dareemaa. DADKA u dhaaranaayana, wiliba, Waan ku dileeynaa dhahaaya. Hadreysan Soo xirin. Cadaalada laga hadlooyo ba Ma fahmin.
    Waa We3l IMAAN mood, Kolkaas Iskaga Daba-Xiro, Taraawiixdii.
    Camal Waaye .
    Marqaatigii beeyba Cadaalad U helibla dahe3??. Yeey Goobta u imaatay. Ineey Cadaalad h3laan?.
    Isweeydii taa 🤔.
    Hadana Ma Ninkaan baa Gabartaa Gubin. Xataa?. Soo Gaas inuu doontay, Dabka ma Daaron?.
    Wariirigii Ku gubtaa xaa, Asagaa, Aaqiro u taal.. lakiin Hadeey Dad Ku Dhintaan. ASAGA BEEY U taal.
    Waana Dill.
    Marka Dadkaan, Casar-Be3n ah beey Xirtaan.
    Salaadooda KAXDA kamaba kacdo. Camal.

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 месяцев назад

    Marqatigii wuba walay isagana ma fahmin

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 3 месяца назад

    Gavadha dabka wuu ku celiyay si aysan u noolaan.

  • @hawaali5680
    @hawaali5680 5 месяцев назад

    Tan marqaati uma Bahamas ilaahay ka baqa aaqira idin sugeeso dacwed waxba Kama taqaanaan waa waxa u dagi la dihiin xaq daro darteed illahay ka baqa soomalaay

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 5 месяцев назад

    Kangaroo court Most of the time they are leading thé witnesses

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 5 месяцев назад

    War musk aan warkiisa w CADYAHEEE EEE TIIIRKA GEEYA

  • @MohamedHassan-qd4xr
    @MohamedHassan-qd4xr 5 месяцев назад

    Illahy nabad baadi oo cada weeye waxuu eedaysano leeyahay
    Waxaan fahmay bishimihiisa

  • @ufafanuzi4382
    @ufafanuzi4382 5 месяцев назад +1

    Haduu guri gub lahaa mise haduu xaskiisa gubu rabayba dilkeega asakaagaa sababay . Kaas iyo nassib daro he is guilty. Alaab gub haduu islahaa qolka jiiifka iyo fadhiga ayuu ka bilaabi lahaa waa alaabaha ugu muhiim san guriga ! Qolkaa sababtuu ugubay gabadhaa kujirtay. Mida kale gacantiisa guban shows that there was contact between him and luul while she was burning. She might have held his hand in the process .

    • @hindabashiir4483
      @hindabashiir4483 5 месяцев назад

      Wll mesha cadaan kuma jidhaan ee afkaagq Maad iskaga hadashid 😢

    • @hindabashiir4483
      @hindabashiir4483 5 месяцев назад

      Sifiican ayaabad uuga hadashee kiiska 😂

    • @ufafanuzi4382
      @ufafanuzi4382 5 месяцев назад

      @@hindabashiir4483 kawaran hee jawabta maxkamada

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 5 месяцев назад +1

    Waxay
    Ayuu
    U
    Fasiray
    Looma
    Baana
    N
    Inuu
    U
    Fadirow
    Ee
    In
    Uu
    Weydiiyo

  • @ayanlexasan9641
    @ayanlexasan9641 5 месяцев назад

    XAQU ISMAQARIYO

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed3066 5 месяцев назад +2

    Waaba garsore xalodhan marqan kujiray markad fiiriso

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 5 месяцев назад +1

    Waar qariinku aqoontiisu ayaan la yaabay

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 5 месяцев назад

    Soomaalidii oo shax guurtay oo riwaayadahii 1980gii matalaysa maskaxdoodiina xumaanbaa buuxda oo qol yar oo wanaagii kuma jirto ?

  • @dahab3401
    @dahab3401 5 месяцев назад

    Bulshadeen ma sakiino xogaa jahli iyo aqoon la aan baa heeso iyo balwada oo wadan keena u miisan saneen ilahay hana amaan sado 😢

  • @nimcoali-or8eg
    @nimcoali-or8eg 5 месяцев назад +2

    War way ku cadahay ee maxaa loo ciqaabi waayay

  • @istahila.mohamed3275
    @istahila.mohamed3275 5 месяцев назад

    Hhhhhj 29 kulahaaa

  • @user-xd9ib1ym7b
    @user-xd9ib1ym7b 5 месяцев назад

    Somalia xaq kama jiroo ninka xaskisa dilay ayay qiil uradinayaan

  • @FaatimaHissein
    @FaatimaHissein 2 месяца назад

    Asc aqyaaerta

  • @omgdjag7568
    @omgdjag7568 5 месяцев назад

    He put her in fire in that room
    Bc If she was trying to put out the fire what was she using? how come the court never asked him that?

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 5 месяцев назад

    Ma fahm7n maba dhihi karo waa dhiman 5ahay

  • @abdiahmed9716
    @abdiahmed9716 5 месяцев назад

    Caday uma baahna iyo marqaatii
    Shidaal qol lagu bilbilay
    Oo uu gubay
    Gurigana ciyaal iyo xaas joogaan
    In dabkaas fidi karo
    Qof walbo wuu dareemi karaa
    Gubida uu gubay ayaa dambi
    Ah
    Waana dilaa
    In la dilo iyo in la daayo
    Waxaa cafin karo qoyska luu
    Laakiin waa dilaa asaga cadeeyay

  • @SsSs-xl6ex
    @SsSs-xl6ex 5 месяцев назад

    Meesha waxa ay ku haayan wa ruwaayad wa ujeedna

  • @user-cx9vn6nr6h
    @user-cx9vn6nr6h 5 месяцев назад

    Sheydan ayaa ku qasabay in uw geyseto dhibka intas la eg

  • @user-fl3ko1jv2j
    @user-fl3ko1jv2j 5 месяцев назад

    Kani runbuu shegy jareerky

  • @user-qi6rf2fl4r
    @user-qi6rf2fl4r 5 месяцев назад +1

    He is guilty you can read his face

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 5 месяцев назад

    0:33 Koofiyad Baheed ma ahoo 😂.
    Si Baheed buu ba Diinta u wataa.
    Suna-Wa Jameeca waaye.
    Nin Aan Tukan jirin baan Maalin Jimcaha ku arkay 140sano kadib.
    Kolkaas baan dhahay. Ar Aboowe, Maxaa jira Maanta Mise Waa Miyir keentay.
    Kulahaa. May Ar Xalaa ehel dilay. Leeymana Oge3, Ee Masjidka Adoo Jooga halaguu arko, Sunaduna ha kaa muuqato, baan islahaa.
    Lakiin Waan ogahay. AAQIRO ineey waxba iga jirin.
    Camal...
    Ninkaan Asagoo la og-yahay, Baa Dadkale Qabiil nimo. Iga Hiilinayaan, Xaqa.

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 5 месяцев назад

    Dulun
    Aad
    Ku
    Wada
    Hadaysaan
    Ilaahay
    Ka
    Jaaseyo

  • @daganabdullaahi1668
    @daganabdullaahi1668 5 месяцев назад

    Wiilka bisha la waydiinayo maba yaqaano bisha dayaxa ayey ila tahay inay iftiin ahayd uun maa lagu daayo

  • @user-fl3ko1jv2j
    @user-fl3ko1jv2j 5 месяцев назад

    Mooryaan waxby kawada ogaayeen

  • @AliMohamed-jh1tl
    @AliMohamed-jh1tl 5 месяцев назад

    Sideed biya ugu shubtay su,al miyaa yaab wlhi

  • @user-fl3ko1jv2j
    @user-fl3ko1jv2j 5 месяцев назад

    Odayguu kanixinayaa imanka ilaahy kaqaaad

  • @YusufAli-69
    @YusufAli-69 5 месяцев назад

    Inoo jabjabiyo loo qaatay inoo gubi lahaay

  • @SsSs-xl6ex
    @SsSs-xl6ex 5 месяцев назад

    Qofkan yaa keeney meesha maxkamada yaab wa nin alaalax ah😅😅😅😅😅

  • @user-fl3ko1jv2j
    @user-fl3ko1jv2j 5 месяцев назад

    Xamar garsormale diintaba mayaqanan van umalsyn wa dad iskacawaan ah bisinka

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 3 месяца назад

    Kaalay maxkamada malagu dheeldheelayaa? Ninkaan inuu been sheegayo.waa cadahay indho adeeg.

  • @fathiyayusuf1332
    @fathiyayusuf1332 3 месяца назад

    Xaarka afkiisa ka baxaayo yaa aaminaayo alaabtaan gubaayaa wasaq been badan.

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 5 месяцев назад +1

    Kiiskani
    Habargidir
    Cadowgeeda
    Baa
    Badan
    Cadaalad
    Si
    Ay
    Ku
    Hesho
    Waa
    Agtahay

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r 5 месяцев назад

      Welj ma dadkaad gubeysan

    • @user-jp9mu1of2r
      @user-jp9mu1of2r 5 месяцев назад

      Kabax meesha Saleeban yahay weligiin ayaad dsdka dili jirteen waadna istaageertan

  • @sacdiyoisaq7122
    @sacdiyoisaq7122 5 месяцев назад

    Ninikaan hala jarjaro hadii kale faaraxya kalaa waxaa sameynaayo

  • @safiyakulmiye7460
    @safiyakulmiye7460 5 месяцев назад

    Gabadh
    Bananka
    Bay
    Joogtay
    See
    Hameen
    Madoow
    Wax
    Cagkura
    U
    Argkey

  • @user-lp8po2yb4t
    @user-lp8po2yb4t 5 месяцев назад +1

    Subhanalah 😭 war wilka sheydan ba qadi ee haliskacafiiii wlh dhiga wakatagi😢😢😢

    • @kaalaynoo
      @kaalaynoo 5 месяцев назад

      Oo kii wax dilaba sow sheydaan u Saarin maayo

  • @user-eo2hz5qe9v
    @user-eo2hz5qe9v 5 месяцев назад

    Sihaam waxay ahayd in la waydiiyo. Hadii ninku yidhi guriga dadkan kuma arki karo. Daas darted gabadhu wa kasta banaanka ay kuu sheektay hadana maxay gurigii ukeentay miyay bajaj saarto.??????