Dhaqaatiirta la tacaalay AUN Luul ayaa su'aalo laga weydiiyey xaaladda markii la geeyey Isbitaalka.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Dhaqaatiirta la tacaalay AUN Luul ayaa su'aalo laga weydiiyey xaaladda markii la geeyey Isbitaalka.

Комментарии • 56

  • @Suliemanabdirahman-nb6cj
    @Suliemanabdirahman-nb6cj 3 месяца назад +6

    Luul way geeriyootay allah how naxariisto qabrigana all how nuuro
    Gacan ku dhiiglahan ilahay xadka haka oogo

  • @oh8972
    @oh8972 4 месяца назад +9

    Ilaahoow dalkeenna dowladnimodiisa nooxooji

  • @iftinomar2356
    @iftinomar2356 4 месяца назад +6

    ILAAHAY WAXBA KAMA QARSOONA 😭😭🇬🇧

  • @ayanisse9198
    @ayanisse9198 4 месяца назад +12

    Sual ??? Isbitalada camera maku dhagnow maala keno dadki la socday hala arke

  • @fatoumahassan1993
    @fatoumahassan1993 4 месяца назад +12

    Gabdha waa la diilay allhah xaqeeda uso saro

  • @MaxamedKhaliif-hh2jl
    @MaxamedKhaliif-hh2jl 4 месяца назад +5

    Hawiye waa dad qalato ninkan ha la dilo waa gacan ku dhiigle

    • @Redz63
      @Redz63 3 месяца назад +1

      Hawiye cuqdad weyn u qabta ma awwga bey wasen shuqul xumida 😅

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 месяца назад +3

    Justice must serve ⚖️

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk 4 месяца назад +6

    Drs idil cabsi baa ka yara muuqata lkn gabar karti badan in ay tahay baa muuqata.
    Dilaaga tiirka hala geeyo wllyaal dooda naga soo afjara

  • @Utuber387
    @Utuber387 4 месяца назад +4

    Maxkamada waqti dhumiska ha joojiso. Qofkii shidaalka keeney oo guriga gubay ayaa ka masuul ah wixii kudhinta guriga.

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 4 месяца назад +1

    Allaha unaxariisto luul ee hanalaga daayo calool xumada sadar muuqdo suaal kadhan

  • @AyaanGaylan
    @AyaanGaylan 4 месяца назад +7

    Waxaa laga garanayaa inaysan dab ku istaagin ee dab korka kaga yimid korkeeda

  • @saidaabdi558
    @saidaabdi558 4 месяца назад +3

    Dharkey wadatay maxaa laga rabaa yaab luul xaqeeda allaah usoo cadeeyo

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 4 месяца назад +3

    Somalidu waxay tiraahda tanoo kale waa ila meerayso

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 4 месяца назад +4

    LKiin gabadhaadi waxay u egtahay qof iyadoo jiifta lagubay kaciyannkana inylta kicikarausay la cadadiyey loonadiday in ay kac do cadadis ba dhulka loogu diday in ay cagaha dhulka dhigto ama cararto waxan cadaynaya dhabarka in ay ka gubnayd dhulkaa lagu cadadiyey dakan joodarigaa loogu shiday markay dareentayna wa lagu cadadiyey dhaqtarka indhaha hala waydiyo dhiiga ishu ma jug buu ahaa mise dabkaa sababay
    Alle wayne arnkaa marxumada halooga casado maxakabada iyo dhaqatirtsba sixaqa oon cidna lagu dulmiyeen haloo qaado wana qasab in gabadhu sheegtay qofkii gubay ilaa dadkii ugu soo horeeyay ilaadhaqtaradii amar jensiga ku qaabilay oo u ku jirodhaqtarkii ugu horeeyey iyo kay ku dhimitay ba wain lagahelaa warbixin teeda waliba dhaqtarkay ku horaysay Allewayne arinkaa halooga casado dhaqatirta somaliyana yaan la cee bayn aduunkaa dhabaa laga daawanayaa warka doctor's ka mar hays ceebaynina oo dad an meesha cilmi ku hayn yaan adunku idiin arkin

  • @um.samiir3755
    @um.samiir3755 4 месяца назад +3

    Maxaa dhaqtarkeeney asagiiba leh anaa dabka shidey mainuudilaa daah saaranyahay alaha aa xaq sooraa

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 4 месяца назад +6

    Waa yaabka yaabkisa maxkamaddan waxay isku badashey filin Hindi ama Musalsalki Turkey ga ahaa ee Muhannad. Ninkan lama rabo in la dilo . Somalia waa meel dhimatey oo wax cadaalad ah weligeed ka dhaceyn wyo ma jiro garsoor daacad ah.

    • @janira7480
      @janira7480 4 месяца назад

      😂😂😂😂😂😂😂

    • @saidaabdi558
      @saidaabdi558 4 месяца назад

      Subaxaanallaah waxaan maxkamad maahan dharkey wadatay wax aan jirin ku wareegayaan hadii maanta la musuqmaasuqo sow alle lama hortegi doono

    • @Redz63
      @Redz63 3 месяца назад

      Hadhow ninkas marki la tookto so dheh wadanka cadalad kajirto hubso wax kasta kan wala dilaya insha allah

  • @Israa-fj5xj
    @Israa-fj5xj 4 месяца назад +4

    War dadkan masakinta iska shaqeysanayo yaan la dhibinee ninkas hala dilo

    • @abdulkadirdirie6146
      @abdulkadirdirie6146 4 месяца назад

      Toogasho ma'aha lkn Ciqaabtisa Waa Xabsi, Ma' daama kiiskaan Cadayn loohayn wixii ka dhacay Guriga dhexdiisa.

  • @LiiPedri
    @LiiPedri 4 месяца назад +1

    Dhaqaatirta wx iga muuqato aqoon blse alle kaliya oga in uu gubay iyo inkale kuma danbaabi karno taaa alla ha unaxariisto

    • @dhoolbari9886
      @dhoolbari9886 4 месяца назад +1

      Asagaaba yiri golkan gubay wayna ka so dhexqaylisay wayna kubanaysay ilmihina wa hurden dadkalena ma jogin qolkana wax ma oolin ay ka badbadinaysay debka marka gabadhan waxa gubay sheege madhafe ninki u so gatay maserka Gaaska in uu wax gubo alle halaga baqo dhulmi u gargar cadaab aa lagu galaa

  • @AboweAdo
    @AboweAdo 3 месяца назад

    اللهم اغفر لها وارحمها واجعل قبرها روضة من رياض الجنة 😢😢😢😢😢😢😢

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 4 месяца назад +3

    Subxaana laah kuwaan illaahow umada uga gargaar

  • @user-qp9hr7ks1u
    @user-qp9hr7ks1u 4 месяца назад +7

    Hadaysan cagaha ka gubnayn iyadoo jiifto ayu gaaska ku gubay sicad

    • @asmaanaxariisbdn2105
      @asmaanaxariisbdn2105 4 месяца назад +3

      Wa argti macqul wayo hadii ay dabka lugaheda ku tagty mesha ugu horeeso ee guban lehyd wa lugaheeda

  • @F13500
    @F13500 4 месяца назад

    Ilahow walashey luul unaxariiso somalia inta naga jogto no amaanso meshas cadalad malo simno dadka qaarkis sharkoda ilahey hana motiyo 😢

  • @Aminasacdia
    @Aminasacdia 3 месяца назад +1

    Lugaheda ineyssn gubnen wa cadeen in dabka kor ugu imaday ee ayna galin qol gubabaya

  • @user-ut5fe2rz9x
    @user-ut5fe2rz9x 4 месяца назад +1

    Wamaxay waxa la rabo in dhakhatiirta la waydiiyo .
    Wamaxay suaalahan la waydiinaayo ee wada khaldan gebi ahaanba .
    Mawaxa la raba in la dhaho inantu dabka uma dhiman ee dhakhatiirta ayaan siinin gar gaar bad baado ama wax khaldan bay siiyeen .

  • @maxamudcali2236
    @maxamudcali2236 4 месяца назад

    dhakhtirtu xaqiiqadi ayay sheegin mar hadi cagaheedu ayana guban wax cad in basiinka lqaybta kor lagaga shubay kadibna lagubsy marxumada marka sayid cali way kucadahay in falkan gayastay marka tiirka halageeyo way dhamatay howshi waa tiirka insha allaah

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 4 месяца назад +1

    WAABA CAWAAN QOF GUBAN DHIIGA LAGA QAADAYO MUXUU YAHAY

    • @ubaxmumin6934
      @ubaxmumin6934 4 месяца назад +1

      In dhiig laga qaado wa qasab sababta
      1. Heerka u maraayo infection dhigeeda taas o kala shegeysa sepsis daran ma kujirta mase
      2 . Gbdha wa severe burn(dehydration)multiple organ failure ine kashay iyo in kale
      3. Coaglation profil o ah cinjirenta dhiga gbdha saaalo aya lageyn rbaa o debridement aya lo sameyn rbaa taas wana qasab in la ogaado dhigaas ina salada lageyn kahor.

  • @Umaabdallah
    @Umaabdallah 3 месяца назад

    Wlhi Somali yab aya heysto qof la gubay isbital la geyay dhaqtiir maxa waxas oo suala ah laga waydinaya ma ayaga dabiga galay

  • @IsmaaciilCabdiqaadir-g8x
    @IsmaaciilCabdiqaadir-g8x 29 дней назад

    Asc xalada

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse 4 месяца назад +1

    The judge is pathetic and he is asking a stupid questions 😮

  • @umaalmaxamud-lv2hr
    @umaalmaxamud-lv2hr 4 месяца назад +2

    Uurka shanta isbuuca saw kuwi dad laha waa shan bilood😮

  • @user-kw6js7hz5u
    @user-kw6js7hz5u 3 месяца назад

    Darkedana maxaa soo galay

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 4 месяца назад

    Gabarta waxaa dhici karto in ay dileeyn taqaatirta maadam ay aqoon fiican laheen.

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 4 месяца назад

    Haduu xukun jiro xukun waa kanaaye maala dilo ninka

  • @fardousaali8771
    @fardousaali8771 4 месяца назад

    Bal waxan la la wareegayee qiilka loo raadinayo eega dadkani way baqayan runa ma sheegayaane illahay baa caadila waxba ka qarsoonayn

  • @user-mm2qd7zg9r
    @user-mm2qd7zg9r 4 месяца назад

    Hhhhh

  • @somnews6954
    @somnews6954 4 месяца назад

    Hawiye wakaasaa Xamar is not my capital

  • @DayaxDayax-uo6xx
    @DayaxDayax-uo6xx 4 месяца назад

    Isha namaz times then okay inshallah omarxeesta Omar's dhibjooji omardayaho run out of town and country day yet if alaah say madaxa ARB sawax Manday 13 days maymyna meli 4 minutes gurig omardayaho 50 jerri sarfa ARB diyaarad qamiis 15 16 arbodka warqad and yeti cup maroon gaduud GK fifa 18 used somali Yes Man City FL to omardayaho run out of yourself inshallah jiifan okay aabehooyo aabeomar dayaho inshallah