Waaaaw Maasha alaah adeer soo barbaar. She is one of the bravest kid I have ever seen. She is speaking about the horror of the brutal burning 🔥 inflicted on her mum. I hope the kids will get justice.
Wllhi somaaliya sharcigeeda xukunka maxkamada ma arag iyado fashilanatay,wax kasto dhaca si bublica ayay u dhamaysaa,masha Allaah,caruurta xaqooda waa loo dhiciyey si wanaagsan ban odhankaraa,😢😢😢😢
This just show there no Justin ong the way his questions a children oh my Allah what have our country to come into to point we questions a kids for Justin 💔
Alla bal eega sida ee dhoolocadeeynayaan iyagoo hooyodooda ka dhimatay, Ilaahayoow Barakeey caruurtan, Ilaaheyoow shar iyo sheydaan ba ka xijaab, hadii ee jirto si aan ula xariiri karno ehelkooda iyo intii masuul ka ah sedexdaan walaalo bal noolo soo wadaaga. Eeboow xaqqooda sii maanta iyo wixii ka dambeeya.
Wallahi haa isagana i think he has something that we cant see mental illness iyo wax inuu qabaan ka baqayaaa Oh what a horrible situation! Kids loosing both their parents because their dad took poor decision!
Somali justice department need overhaul, how long can this guy sit there?his line of interrogation is totally wrong. Asking a child same question in different way, he is looking a way to free this cold blooded killer, period.
@user-ek2fl8io3u Caruur intas Qaanun baranaye ma arkin meel ku qoron thy in mesha kaso istajiyo malah Qaanunka Somaliga aya sidn noqdy,ilhow Adiga wx bdn inaga og,Xal waara ayn ku waydiisany
When we were studying about the proceedings in the court in the islamic sharia faculty in Madinah the judge has to make things very clear to everyone especially when it comes to a capital offense and for the judge to make a proper ruling this is necessary because as it seems the children are the only witness available of the offense committed even if it is hard to ask sensitive questions it is very very necessary for the case ,… may Allah grant the kids and the family in general patience and ease in this hard time.
Are these children given support by child psychologist in a sharia court? I am interested to know if support is given. As these children have obviously been through an ordeal.
Somali wax barta laguma karo Masha adiga waxa heysata la dhahaa qofka kale Allahuma barik aya la dhahaa oo la mid ah Allow barakey Xadis aya sida na faray walal
my deep concern about a specific question directed at young children in the presence of their mother's killer during the recent proceedings. It appears that the nature of the question may be inappropriate given the emotional sensitivity of the situation. I kindly suggest a review and enhancement of training protocols to better equip judges in navigating such emotionally charged scenarios. May Allah protect this innocent children physically and mentally
I wonder about the qualifications needed to be a judge in Somalia. The way the children were questioned and made to go through such a traumatic experience is truly inhumane. My heart goes out to the children. However, it seems that the children may have been coached on what to say before testifying. It is important not to jump to conclusions; the accused should be presumed innocent until proven guilty.
This is unbelievable and Evil Actions. I'm very sorry to hear to Ask like this kind of Questions little Children. This Crime is very clear and the evidence is very clear. I advise this Judge to make Quick Guilty verdict. This is very sad to watch and listen 😭, how Cruel Man he is.!!! Subhanalaah, He is an Evil Walaahi.😊
Waxaan filaya ilmahaa yar Ee 10 ban jirada Ah inay helaan xaqooda yaa Allah u hiili Walahi kan wuxuu sababay caruurtAS YAR yar inay noqdaan dad waa wayn yaa Alllah u hiili😢😢
What a power testimony, this is very devastating crime. They are here to get justice for their mother. What a beautiful kids this is heart breaking 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Iam speechless masha allah may Allah protected them
I feel sad WlHi 😢😢 caruur inta laaleg o dhib inta leg dhexda kaga jira iyo xalada somalia taaLa o walid mahe cid kale garabkaga so istaagayn allaha koriyo 🤲🤲🤲😔 ya rabi dunida ha ku hoojin
Waaaaw Maasha alaah adeer soo barbaar. She is one of the bravest kid I have ever seen. She is speaking about the horror of the brutal burning 🔥 inflicted on her mum. I hope the kids will get justice.
Say mansha allah please
@riyaanmohamed3392
Yeah, right, Maasha alaah ilaahoow u gargaar.
say masha allah ❌
Say Allahuma bari ✅
Allow barakey ✅
Qq🎉😊😢😮😢🎉😂@@riyaanmohamed3392
What justice🤔don’t forget this is xamar the most evil place on earth
Dunida sideeduba waa wada dhibaato hooyona waa lama huraan qofka falkan geystay waxa umudan yahay in ciqaabtiisa uu maro caruurtana xaqooda loosodhiciyo haweenaydaana allaha ha una xariisto aamiin aamiin😢🤲
😢😢😂❤😅😮🎉😂 0:38
@@fahmonuurcabdi3513😢😢
Hooyo😅😅😅😅😅
people people people will ❤
❤@@fahmonuurcabdi3513
Waxn garsoor ma ahan ilmo yar yar oo dhibane ah bu sidas u wareysanaya war caruurta xaqoodo ha la siiyo
Waan kugu raacsanhy wll because arinkaan waa iska cad yhy Wax qarsoon ma.ahan Maxkamada lee Go an laga rabaa Sual reer aaqiraad ilmaha weydina
Horta ilaheey Xagisa Dan bilo Kayahy bil adamkan Danbi lee Kasii heleyan😢😢😢
Maashalah Ilaahey caqliga haku siyaadiyo, waad garatey, caruurta been ma sheegaan
War xishooda oo Alaah kabaqa oo ilmaha daaya
@@faadumobilal3963 we are supporting ciyaalka ayaan la jirnaa
Allaha ha Xafido Caruuta, Allaha Unaxristo Hooyada Amiin Yarabi!!
Aamiin Aamiin
See if they have the same thing about me 😭😔 the same 🤣😭😔🤣😭😭😭 the lflt d to do it for you jsskssjdjfhidks
❤❤❤❤❤
Jfhifbdhekskdvdkdlnfhtudkdjgdjrjrjrhfhrhitvf❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😂😂😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤
Caruur aad u dhiiran oo aad u mudakarsan dad waawayn oo badan bay caruurtaasi dhaanta Wllhy illaahayow u hiili caruurtaas rajoobay😢😢😢😢😢😢😢😢😢
🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭yaa rabi
M.a deh Wuhu ciyal weye😢😢
.@@ShamsaHassan-gc3hr😅😅
Sc😂😅dssqa
@uwdderrrŕdds😂❤❤❤❤zB❤
? ❤😂❤❤Q❤❤❤❤W❤❤❤ser-kd7fv4mt5w
Nin qolka jiifka iyo fadhiga inu xerto furaha qadanayo ilaa habeenki maqan yap xita qolka gabadheda aye dharka iskaga badali jirtay 😢wlhi Luul aduunka ayu ku cadabay Allaha u naxariisto 😢😢😢😢
😢😢😢😢😢😢
Wiilka wajigiisa waxa ka muuqdo murug uu ka dareemayo gudaha nin rag ah weyo hadii xita Dowladu caafiso ninkii dili lahaa waa isaga wlhi
Walaahi waaruntaa ilaaheey soomaali xaqa haatuuso 😢😢😢😢😢😢😢
Isoboqo walaal
Inkaaruu qabaa walee
goormu dilaya ma marku noloshiiba dhamestay cimriba uma hadhine alle wilka yar calosha ha u adkeyo
haaa wlhi waa yaraankeedii
I can't put into words how emotional I am There is justice in God's court😢😢😢
😊hcdbbdz njr3ikljcf😊
Rabbi aktiisa ayey cadaalad taala insha allah wxan rajeynaa carurtaas inay cadaalad helaan😢
Saax
Mmbmnjkkk😊oll😊@@munasaidchannel5767
Wllhi somaaliya sharcigeeda xukunka maxkamada ma arag iyado fashilanatay,wax kasto dhaca si bublica ayay u dhamaysaa,masha Allaah,caruurta xaqooda waa loo dhiciyey si wanaagsan ban odhankaraa,😢😢😢😢
I'm devastated. These children deserve justice, their families deserve justice, and all of us Somalis deserve justice.
The way he is questioning, I don’t think they will get justice from this guy, but they will from Allah let’s pray for them.
ALLAH is just and He loves Justice
@@abdulhakemyusuf1674bro qaadiga hal qolo xaquuqdooda maraadiyo, e wuxuu baaraa lawada dhinac.
Ilhy hanikoriyo hyo alha cadaladsiito
This just show there no Justin ong the way his questions a children oh my Allah what have our country to come into to point we questions a kids for Justin 💔
Alla bal eega sida ee dhoolocadeeynayaan iyagoo hooyodooda ka dhimatay, Ilaahayoow Barakeey caruurtan, Ilaaheyoow shar iyo sheydaan ba ka xijaab, hadii ee jirto si aan ula xariiri karno ehelkooda iyo intii masuul ka ah sedexdaan walaalo bal noolo soo wadaaga. Eeboow xaqqooda sii maanta iyo wixii ka dambeeya.
Aaamin ilahy haw gargaro
I couldn't hold back my tears watching this innocent kids 😭
Wallahi haa isagana i think he has something that we cant see mental illness iyo wax inuu qabaan ka baqayaaa Oh what a horrible situation! Kids loosing both their parents because their dad took poor decision!
Oooh likewise 😢😢😢😢
Oow this is horrible situation .me eather i couldn't hold myself up watching this tragic incident.
The children should get justice for the crime.
@@ftshmh4761isaga ma dhalin ilamaha ninkle ayey udhasahy
@@ftshmh4761isaga ma dhalin caruurta ninkle ayey u dhashay hoyadoodna wuu dhaafiyey
Nabi mohamet Cadalada man helin dumarkii iyo caruurtii 😭😭
Waxay ahayd Hooyo wanaagsan oo caruurteeda waqti gelisay lkn masiibo ayaa gursaday abeeso ah illahay cadaabta jahannama haku abaal mariyo,
Waxaas maskaa dad ayaa defacYo oo leh la qabil baan nahay 😢😢😢
Somali justice department need overhaul, how long can this guy sit there?his line of interrogation is totally wrong. Asking a child same question in different way, he is looking a way to free this cold blooded killer, period.
Iimaanka haduu yaraado ama uuba jirin wa sidan,bal Cadeenta lasii rbo mxaa waye ilaahow Adiga Na leh😢😮
Wadada lamaro aya ah sidaa ee waaxadahy ninku asba gacanbaa guban wacadeen ninkan shuutè ugacan kuhayo noolan mayo insha allah
@user-ek2fl8io3u Caruur intas Qaanun baranaye ma arkin meel ku qoron thy in mesha kaso istajiyo malah Qaanunka Somaliga aya sidn noqdy,ilhow Adiga wx bdn inaga og,Xal waara ayn ku waydiisany
Wlhi muqalkan wuu iga ilmeysiyay allaha waxan kabarya in uu caruurtan xaqoda u ifiyo cadalad majirto yaa allaha caruurtan ugargar
Ya alaah ugar gaar ilmahaaas masaakiinta ah o hooyadood laga gubay ilaa hadan ladulminaayo yaa rabii yaa raxamaan xaqoda udhici qatlikaas Iyo Wixi lamida ahn umada kaqbo yarbi😭🤲🤲😭🤲
Somali waxan sharci ma aha ee iskadafa ee kitabka Quraanka karimka hadhal allah ku daqmo plz
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤😢😢😢😢❤😢❤😢❤😢😢😢😢😢😢😢❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
74y3
Subxaanalaah
Waar caruurta yaryar may ka daayaan camarada iyo waraysiga dhibka badan
Waa wax aan xeerka caruurta garanayn
Rtyttyhhhighuhhuhuuhhhuuhhhhhdhddhcwawhdutgzzvcnvnnzj usd😅😅😅😅
When we were studying about the proceedings in the court in the islamic sharia faculty in Madinah the judge has to make things very clear to everyone especially when it comes to a capital offense and for the judge to make a proper ruling this is necessary because as it seems the children are the only witness available of the offense committed even if it is hard to ask sensitive questions it is very very necessary for the case ,… may Allah grant the kids and the family in general patience and ease in this hard time.
Does it have to it have to be broadcast half a million people ibrahim? Adab and aqlaaq is and mercy founded our beloved sharia
Are these children given support by child psychologist in a sharia court? I am interested to know if support is given. As these children have obviously been through an ordeal.
Somali wax barta laguma karo
Masha adiga waxa heysata la dhahaa
qofka kale Allahuma barik aya la dhahaa oo la mid ah Allow barakey
Xadis aya sida na faray walal
Ilmo yar maxkamad lakeenaayo ilaaahow cadaalad keen😢😢
my deep concern about a specific question directed at young children in the presence of their mother's killer during the recent proceedings. It appears that the nature of the question may be inappropriate given the emotional sensitivity of the situation.
I kindly suggest a review and enhancement of training protocols to better equip judges in navigating such emotionally charged scenarios. May Allah protect this innocent children physically and mentally
Woow I couldn’t agree more, I felt the same way, I couldn’t hold my tears. Thanks my sister
Agreed😢😢
Dumbest questions I ever seen😢 I’m very disappointed what kind of judge is he omg he doesn’t even know how to ask questions 😒
Judge is uneducated looking for excuse to free the killer
I wonder about the qualifications needed to be a judge in Somalia. The way the children were questioned and made to go through such a traumatic experience is truly inhumane. My heart goes out to the children. However, it seems that the children may have been coached on what to say before testifying. It is important not to jump to conclusions; the accused should be presumed innocent until proven guilty.
This is unbelievable and Evil Actions.
I'm very sorry to hear to Ask like this kind of Questions little Children.
This Crime is very clear and the evidence is very clear.
I advise this Judge to make Quick Guilty verdict.
This is very sad to watch and listen 😭, how Cruel Man he is.!!!
Subhanalaah, He is an Evil Walaahi.😊
Was he sentenced ti death?
Caruurtaas yar yari calool xumo ayey ku korayaan😣😞😓
😮rabi dambigaaga hadhaafo, wll xukunka iyo amarka rabi ayaa leh, siduu doono ayuu u irsaaqaa adoomadiisa,
May wallaahi waa caruur ilaahay, yaqaana
May wallaahi waa caruur ilaahay, yaqaana
@@ahmedmorgan3098waasax wlhi aan uducayno in illahy ukoriyo oo baariyaal kadhigo
Ilmo agoon ahaa ayuu arxanlaweye sayid cali hooyadood gubay oo sidaa ku dhimatay ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KAWARABIYO
Kdbhdkdchrksvdksn❤❤❤❤
😢😢😢😢😢😢😢😢😢
😢😢😢😢 ilahay ha unaxariisto maamada ubadkaas ogoonta iyo rajjada ilahay Qalbiga ha uqanoojiyo 😢😢
Subxaanalaah ninkaan gacan ku dhiiglah saan uuba ku dhintay ilaahoow caruurta noo xifdi yaarabii 🤲😢😢😢
Waa khalad ah gacan kuu dhiiglahaan inuu intaan sii noolaado, Saleebaanoow sharaftiina waxay ku jirtaa in ninkaas nolosha dhaafisaan oo cadaalad siisaan gabadha marxuumada ah ee 30 ka maalin wali la'aasin😢
Kaan hadan ladilin xita waa dilan yehe
Waxaan filaya ilmahaa yar Ee 10 ban jirada Ah inay helaan xaqooda yaa Allah u hiili
Walahi kan wuxuu sababay caruurtAS YAR yar inay noqdaan dad waa wayn yaa Alllah u hiili😢😢
Xataa caruurta ayuu gubay xayawaan gabadha ayaa fariid ah bravo
Wlhi I can't watch this anymore as my eyes fill with tears😢😢😢😢
😢 Aduunka lama arag ilmo sidaas 😢Loola dhaqmayo 😢
Haa wallahi, it’s sickening
Mihiimad fahan
Somalia waxa ay mareysa meeshi ugu danbeysey ee halaaga iyo doqonimada
Midkale ciyaal yaryar in panic lagu rido oo la keeno maxkamad waa doqonimo tii ugu danbeysey. Ilahay ha uu naxaristo gabadha
😭😭😭Ale calool xumaa hooyadin ilahay janada haka waraabiyo reer koonfurku waaa dad aan lahayn 😢cadaalad dhacdo kasta xanuunbadan konfur ayey ka dhacaysaa 2024 walalayl ka wantooba dhiiga umada somaliyed 🤲🏽😭ilahayaw noo gargaar somalidu iyagaa qayrkood iska reebay 😭😭😭🤲🏽🤲🏽
Konfurtada maaheee dadka hawasa simin aayad qur,an baa eheed naf dambigeed naf kale ma qaado maxa konfur oo dhan dusha uga saaree waxa dhacayo konfurta sheikh io shaydaan baa ku nool
Haa wlhi. Meel loowadoo umadan wakuu wareray
Ree koonfur anagaa eh ilaahay bn ka magan galnay waxa muqdisho kadhacaya saad ula yaabantahay bn ula yaabanahy dadka bahalo noqdeen
Ii wad sheekada koofur baaba la shega waxa kadhaca burco iyo hargeysa waaba laqariya koofur ku waalo
Qadarka dhacay rer kofur iyo rer hebel miyu leyahy hadlkaga jesjesu u muuqda lkn qadarka rabbi mel kastu ka dhici karaa aan isku duceyno kaliya hadey calool sami jirto😔
Qaadiga wixiisa cadaalad iilama eko caadi dhinac ugu jarjeera su'aalo malayacni ahna caruurta weydiinayaa si uu ukhal-khaliyo koley somalia hadii cadaalad laga waayo meel aan cadaalad laga weyneyn jirta waana qiyaamaha marka alle weyne(sw) hortiisa lataagan yahay, ilaahay waxa ka baryaa in caruurtas qalbigoda u qaboojiyo nolol raaxana ku nooladaan inta noloshooda ka dhiman aamiin 😭😭😭
Alaah ha'unaxriisto hoo
Yadaa
😢😢😢
What a power testimony, this is very devastating crime. They are here to get justice for their mother. What a beautiful kids this is heart breaking 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Iam speechless masha allah may Allah protected them
Walaahi oo bilaahi hadii gacanta laysoo galin lahaa intaan gacmaha iyo lugaha ka xidh xidho oo aan baasiin ku rusheeyo dabna qabadsiiyo
ayaan kulaalilahaa isagoo jacjacle ayaan marba midh sigaara ka shidan lahaaa eyga
Kkak ciil ayaa ka qabana qofkaso kale
Kkklkkk sikatood uciishooto oo xaqdaro aadan waxkaqaban karin aad u aragto wali waa inaad xasuusnataa qofkii dhigalaha matihid anoo lamurugonaya ayan hadalkaga maqlay oo qoslay
@@hodansomaliahmed8661 waa hadii aan cadaalada gacanta ku hynlahaa
walaahi waligay sidaan u ilmeeyey umaan ilmayn
Aabo caruur badan dhalaybaan ahay hlka idamqanaysa ma garan kartid wll
@@hodansomaliahmed8661 maxaad ka yeeli lahayd hadii lagu yidhaa xukun adigu
Maasha allaah allaah ha unaxariistee marxuumadu caruur caqlibadan oo feriida ah ayay ka tagtay illaahay bedel kheyr qaba ha siiyo caruurtaas
O Allah protect this children, give them justice and sabr
M.a ilaahow barake caruurtan
Masha Allah Abti Hooyo macaan dadaal keegi waa idinka muuuqdaa Alleh hani xifdiyo Hooyo macaana Alleh ha u naxariisto
Mashallah habo may Allah protect all of u
Ninkan xataa caruurta qalbiguu ka dilay hooyadood oo kaliya muu diline
Alle swt ha gargaaro
Idam alle xaqu ha u hiiliyo
Waxaan garsoore mahan, bal kwrn caruurta yar sida uu qalbigoodu noqonaya, waxaa la weydiinaya sida hooyadood loo gubay halkii eey ahayd inan la xasuusin 😢😢😢😢😢
الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته ويعوض شبابها في الجنة
Ciyaalka qal qal inuu galiyo buu isku daya 😢 aduunkan hadee cadalaad kuheli waayan akhiro lagu hela i.a ❤ illahay wax walpo fcn ciyaalkan usahal
Subxaanallah 😭 ax ax wlhi waa xanuun io murugo ilaahow saqiirkaas cadaaladiisa saxdaa sida ugu dhaqsaha badan ugu gargaar 😢😢😢
Lkn mid hadaan idan dhaho dhamaan golaha maxkamada indhihiinaan arkaaye wax uqaban maysaane dee ayadanah turkey 🇹🇷 kiga haloo gudbiyo kiiskaan 😢
Kan ilmaha wareysanaya waa ey laa luush ayaa so qadey😢😢😢 ilah haku so qabto hadii la jirto gacan ku dhig lahaa😢
Dunidan cadaalad malahn. Allah agtiisa ayaay cadal taala
Masha Allah ilahe ha u naxariisto 😢😢
Somalia has no government, no police , no safety, no nothing 💔💔💔💔💔
Dalkeygow dushaadu waa barwaaqe dalkeygow 🇸🇴💔
Ya Allah grant sabr to them😢😢😢
SubxanAllah, alle imanka ha u adkeeyo wa caruur ka muqata wanag in laguso koriyay.
Allah ha unaxaristo hoyadood carurtaan Allah ha xafiido🤲🤲🤲😭😭😢😢
Subhanallah! Horta Manshallah caruurta. Caruuta Illahey ha xifdiyo. Lakiin waxaan waa qalad caruur maxkamad horteed lagu wareeysanayo waligee ma arag oo xogtooda dhan sheegayo.😢😢 iyagii oo hooyadood la gubey argey marqati noqdey oo hadana intaas oo qof hortaagan. Maskaxdooda seey naqon doontaa.? Balse xeer ilaaliyaha maxkamada maxeey caruurtaas u qaban doonan? waxaan caruurta ka dhaafa bilaa caleeg😢😢
MashaAllah fariid waye gabadha
Carurta cadalad aye raban yaa Allah xaqoda u sahlo amen yaa Allah
Inaay wareeystaan maahin waa calool muxo walaahi noloshooda ayey saameeyn ku yeelan doontaa ilaah ha bar baariyo diintooda dadkooda . Hooya ilaah ha unaxariisto
Gabadha yar waa fariid habo allaha idinla jiro xaqa hooyadiina alaha sahlo
Ilma yar oo 10 jir ah oo trauma ku dhacday sidee buu sidas ugu waraysan Kara 😭💔
I know walahi ayagaaba caawin u baahan inta la wareesanlaha so sad walahi 😢
XAMIIBO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😭😭😭Alla ilahow ummadoo dhan Aabo iyo Hooyo uga dhig💔 ax
Adiga mahooyadaabaa
Xaqa hooyo aan rabna 😢😢😢
I couldnt hold my tears from the start 😢😢😢😢
Illhay xaqooda ha usoo dhiciyo hooyadoodna ha inaxariisto
May Allah protect them and give justice
Allah awlaadaa ha xifdiyo hooyadoodna haw naxariisto. Axmaaasana wuxuu Istaahilaa in la gubo si uu xanuunka u dhadhamiyo
Caruurta halaga daayo dhibkan. Waxay ubahan yihin xanaano iyo il gaar ah lagu hayo. Trauma xanuun badan ayee arkeen.
Caqligii garanlahaa meee😢
Allah caruurta caloosha I huriyeen 😭😭😭 Allah xaqiina ha idin soo dhiciyo habaryar ❤❤🫂
Ubad yaryaroo akhaalaaq io diin lagu soo koriyey mncha Allh alle ha ilaaliyo xaqoogana ha siiyo walidkoodiina Alle ha unaxriisto 🤲
Totally I accept Somali no government no president no nothing when iwatch this video my eyes fill with tears😂
Alla cunuga yar mxaY uwareysanayan kuwa kle laqataY 😭😭alla illhow ilaaali ilmhas yaryarka 😭😭😭😭😭😭😭
😢😢سبحان الله
😢 caruurtan waxa ma oga 😢ee faraha ka qada 😢 😢l
Wllhi ninkaan hadii laqisaasi wayay somali danbe inaan sheeganeenin hooyo macaan ilahy hakuu naxriisto 😭😭 iam from 🇸🇦😩
Inaalillaah wa inaa ilayhi raajicuun, gabadhana alle ha u naxariisto, asagana shaydaanaa ka awood batay, waa arin murugo badannleh
Allah Haydin xiddiyo Hooyana Allah hawunaxariisto runtii waa caruur wannaagsan
No child should go thru this😭 My heart aches for those Innocent children, may Allah grant their parents the highest rank of Jannah🤲🏽🤲🏽
I feel sad WlHi 😢😢 caruur inta laaleg o dhib inta leg dhexda kaga jira iyo xalada somalia taaLa o walid mahe cid kale garabkaga so istaagayn allaha koriyo 🤲🤲🤲😔 ya rabi dunida ha ku hoojin
Extremely sad no child deserves to go through that horror
nikan maxkamada fadhiya yaa mesha fariisiyay horta wlhi waa wadan baaba ay uuuf somaaia inkaar baa ku habsaty ragii caqliga lahaa ma dhamaadeen waxay wuxuu caruurta yar yar uu way diinayo ninkan wayn uuf balaayo ku qadaty
May Allah SWT protect them🤲🏽😢😢
Soomaaliyeey Allaah yahdiikum caruurta masaakiinta ah dhibkii gaarey ha xasuusinina
Yaa allah ilhyow ugaargar ilmahan🤲😭
illhawu caruurtaas uhiili 😢🤲🤲
I can't stop crying 😢
Arxan Darna kani Oo Damiir Xuma Hooyo Dhimtey ayuu hdne Wareysnya Alle Ciqaab Daran Kgu Rid Sayid Caliyow Oo Cuqubo Alle kgu Dhacdey Oo If iyo Akhirba Lagu cadaab Garsoore Adigu wxad wadata Wajibkga Shaqo Iyo Dacadnindada Oo ma Lihid Eed blse inad u Naxrsto ayey ahayd Cunugta Yar Samaxnakum Intan ku Cayey 🙏 Alle Weyne Ayaa la Jira Oo U Hiilin Doona Ubadka Rajoobay Inshalah Ducda Umada Muslimka Ahe Qimaha Hooyda taqna Iyo Muslinmda Ayaa la Jirta Allow U Gargaar Amiin yaa Allah 🤲🤲🤲😭😭😭
I can't hold my tears 😭
Waa qaracan runtii .
ILAAH ha u naxariisto walaasheen Luul.
Wlhi I couldn't watch anymore as my eyes filled with tears😢😢😢😢
Me too I hope those kids get justice 😢😢😢😢😢😭😭😭😰I can’t watch there ayes anymore
hooyo illaahay hadin bargey0
Allaah idin xafido
Ninka Maxkamada waa Ku qaldan yahay siduu Caruurta ula hadlooyo, ixtiraam maleh, confused ayuu rabaa in uu Ku rido Gabadha yar si uu qiil ugu helo Mujrimka oo ina adeerkis ah
YAA ALLAH ADIGA KELIYA AYAA CAADIL AH OO CADAALAD FALA EE ILMAAHA YAR-YAR CADAALAD SII OO CID KASTA OO CADAALADA KA HORTAAGAN NA KAQABO OO UGA HIILI. AAMIN AAMIN AAMIN. 😢😢😢
It's absolutely disgusting how the so called judge harshly questions these kids
Crazy crake Somali Man who is a so called judge 😢...they should let the kids sit atleast 😢😢
mansha alaah soobar baar gabdha yartaa caqli leey weeye allaah haka dhigo midii anfacda walaaleheeda ❤🙏
Very devastating, couldn’t hold my tears
😢😢😰😰😰 sumxaanalah😢😱