XAMDA QAALI FT KHAALID KAAMIL 2019 KALA KICIYE WARKIISA HA RAACIN OFFICIAL VIDEO 4K

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024
  • Ereyada Iyo Laxanka Dalab Saciid Dayr
    Musica Mustaf Karaama
    Camera Saalim Kaskey
    Farsamadii Saami Cadde
    All Copyright Reserved
    Balanbaalis Studio Mogadishu Somali

Комментарии • 816

  • @salmaanabdiaziiz9001
    @salmaanabdiaziiz9001 5 лет назад +70

    Wlhi heestan waxay soo baxday anigo ku jiro nolol cusub aan ku helay nasiibkeyga💞💞 anigoo ahaan jiray naf in badan soo aragtay murug iyo dhib badan wlhi noloshi hore ma eheen nolol aan farxad aan ku heli jiray aniga😭😭alxm hada alle ayaa mhd idilkeed u sugnatay inta qoralkeyga aragto plz waxa idinka codsana in aad i duceysan in aan u noloshi hore alle igu soo celinin plz😓😓

  • @samiir254
    @samiir254 5 лет назад +464

    Wilkan codkiisa inta u qirtay like nash kusiiya

  • @updyzhakour8739
    @updyzhakour8739 5 лет назад +334

    qoFkazta oo qoralkayga arka waxan u rajaynaya guul iyo farxad

  • @ifrahebraahim7901
    @ifrahebraahim7901 5 лет назад +83

    Khaalid kaamil
    Cod kugu dhamaaday huuno😍
    Xamda qali😍🖒

  • @cabdinasirxassan8215
    @cabdinasirxassan8215 5 лет назад +48

    Inta heesaha neceb ee jecel qur,aanka ilhay ha iisaaraan subscriber

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 5 лет назад +22

    Hees ereyo miisaaman
    Codadka dadkaygiiH
    Khalid kaamil
    Xamda qali bilada quruxda
    Balanbaalis studio
    Kal iyo laap salaan gacaltooyo

  • @apdifatahahmettj933
    @apdifatahahmettj933 5 лет назад +171

    ano dhagesnyo cmmto qoryah hda aniga cml thy like isar 🤣🤝🤩👻

  • @khadraquruxkhadra223
    @khadraquruxkhadra223 5 лет назад +13

    Naagtan waa dhaqan xun xaqiiiq say u leeebisato iydo naag waynah illlahow so haanuuni Amiin

    • @Mudane-
      @Mudane- 4 года назад

      Huuno gabdhaha soomaalida dhamaan dhaqanka xun ayeey moodaan xarago fikirkada waa muhiim

    • @falisahmedhussen5440
      @falisahmedhussen5440 2 года назад

      Comments kan camal radinYe Marka now arkay. Niyda iska dhhy dharka waa mxey.

  • @abdirahmanomarsharif
    @abdirahmanomarsharif 5 лет назад +94

    Wllhi wiilka Lugta waynba Qarisay cidii aragtay like i saar kkkkkkk

    • @ayaanmuse887
      @ayaanmuse887 5 лет назад

      😂😂😂😂

    • @marwogul6796
      @marwogul6796 5 лет назад

      😂😂😂🤷🏻‍♀️

    • @bintuali632
      @bintuali632 5 лет назад +1

      😂😂😂indho dherida

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 лет назад

      @@ayaanmuse887 byo mcn Caawa illahy dartiis subscribe
      Igu caawi please🙏

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 лет назад

      @@marwogul6796 byo mcn Caawa illahy dartiis subscribe
      Igu caawi please🙏

  • @munaugaasahmedtarabi
    @munaugaasahmedtarabi 4 года назад +5

    Axsaan ya cod khaalid kaamil la isma xaqiiree inaanku aad ayu cod mcn yahay Alelahay faanka codkisa ayu ku so galay horay usoco ❤khaalid kaamil❤

  • @Bulshotv
    @Bulshotv 5 лет назад +2

    Hees Kala Kacsan Muqaal Shidan Fanaanin Baxsan Thanks Ustaad Saami Cadde Iyo Bahda Balanbaalis

    • @MuuqaalkaTV
      @MuuqaalkaTV 5 лет назад +1

      aad iyo aad muuqaalka i deeqay inaba caadi ma ahan

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 4 года назад +13

    Heestaan inaba Caadi ma aha 😍 erayada , muusiga , Laxanka , style , romantic 😘👏 Dhalinyarada hala dhiiragaliyo

  • @fcjjama6027
    @fcjjama6027 5 лет назад +212

    Wilasha somaliyed daruf baa kamoqata nagihii waa is nafaqeyen 😂😂

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 5 лет назад +4

      😂😂😂😂😂😂😂😂 cadaalad baad ubaahantihiin so mahan

    • @sawdahassan3595
      @sawdahassan3595 5 лет назад +5

      Hhh siyaasi markey noqdaan ayey naaxayan wiilasha soomaliyeed

    • @rahohussen8528
      @rahohussen8528 5 лет назад +1

      Fcj Jama 😮😂🙉

    • @ayaanmuse887
      @ayaanmuse887 5 лет назад

      😂😂😂

    • @marwogul6796
      @marwogul6796 5 лет назад +1

      Cadalad bd raptan🤣🤣

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 5 лет назад +20

    Waa warey hees Caalami ah Dadka ayaan tan Muqdisho xoreysatay Heestan Xageyga Waan Ku Heestaa yaa igula heesta Like Dhac dhac dhac iigu siiya Hadii kale Jiis lkn mafiicno Unuka anuka Lee maa hinoo

  • @abdirahmaanburhaan5302
    @abdirahmaanburhaan5302 5 лет назад +57

    War wlhi been wye inta kle codkiisa macaan wye wlhi wilkaan hadiisan la is xaqireen

  • @bennuri2942
    @bennuri2942 5 лет назад +14

    Hayeey dooliga war dadkaan hargeyso ka imaado mrkee muqdisho wax ku duubayaan mxee qolalka wax oogu soo duubaan 👑👑 xamartii weyneed i love my city 👑👑👑

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 лет назад +2

      Meel kale aan jirin oo vedio lagu duubo beero am maeelo cagaran lol😂

    • @naddaahmed
      @naddaahmed 5 лет назад

      munazal yare Alshaab bay ka baqanayaan🤫🤐🤣🤣🤣

    • @bennuri2942
      @bennuri2942 5 лет назад

      The best in somalia aarmaanta ayaa mogadisho joogaa hees shidane soo wado shabaab kulahaa kaas fiirsada ilmo 😁

    • @xaliimmaxamuud6632
      @xaliimmaxamuud6632 5 лет назад +1

      Dee kalsooni banaanka hees logu duubaa muqdisho ma taal sorry

    • @marwogul6796
      @marwogul6796 5 лет назад

      Ku xumeyn ayey wadan Qawdhanka wa Fuley wlhi🔥🤣

  • @farduusheeno4033
    @farduusheeno4033 5 лет назад +4

    qurux cod qurux wiil qurux gabar qurux wax kasta qurux allaha idiin danbi dhaafo anaka iyo adinkaba 😎😎

  • @marcojeyte4142
    @marcojeyte4142 4 года назад +13

    Amazing Voice Wlhi Keep Going Bro 🔥🙌🏻

  • @quruxwaadiniyoakhlaaq7113
    @quruxwaadiniyoakhlaaq7113 5 лет назад +5

    Wiilka waa wiil miskikiina iskaga dhanba WA jacayl 👍👍👍

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 5 лет назад +20

    Gabadhay waad cod xuntahay anagu futadaada wayn ee calooshadan bootarka u baahan ma rabno necbiyaa naag yaroo qaawan clipkeed lkn ninkani wuu cod macaan yahay manta iigu horaysa bro barasho wanagsan mr kaamil

  • @abdallakey8347
    @abdallakey8347 5 лет назад +8

    Falaq falaq cusub oo dardar leh inta ila aragtay qosol ha ii saarto haddaad button ka qosolka weysidna like iska saar

  • @sulthanm4701
    @sulthanm4701 5 лет назад +3

    Yaa salaaam calayk🔥🔥🔥
    Waar qofta xamda ah shaw waaba wax kale👌 halkaa ka wad baan ku leeyahay😘🙏🏻

  • @nimcomohamed3134
    @nimcomohamed3134 5 лет назад +20

    fananiintii rer somalilnd 😍😍il iyo cawiriba la.aada😀

  • @TechMaalis
    @TechMaalis 5 лет назад +14

    Heesta positive hadaan kafiriyo wiilku cod macaan buu leeyahay inta ila aragtay like

  • @dahirdaljiirofficial5635
    @dahirdaljiirofficial5635 5 лет назад +57

    INTA HOOYO JACEYL like isara

  • @ayaancayni3285
    @ayaancayni3285 5 лет назад +3

    Dhiiga isku keen jira labadaydii garab xamda qurux iyo khaalid kamil hoore usocod wngzn 👋👏❤❤💋

  • @armaannasri2227
    @armaannasri2227 5 лет назад +1

    Reer hargeysa gabadhaan ayan ka jeclaaday dhabti xamda qaali keep going on, fanaan hadii aan guursanayo adan kugu qabsan lahaa lakise inan reer Boorama ayan is jecelnahay form muqdisho

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 лет назад

      Xamda qaali waa maamo caruur leh oo nin carab ah ayaa qaba huuno ceeb caleek 🙅‍♂️😂😂

    • @armaannasri2227
      @armaannasri2227 5 лет назад

      Wllo dee kama aanan war qabin ee ma runtaa baa loo maleynmaayo in ey caruur leedahay

  • @ducayzen9368
    @ducayzen9368 4 года назад +6

    Eyy waan helay 🤫😹❤️
    midkaygan 🤴🏻kasoo maqlay
    Heestan kadib wuu igu adkeeyey 😜
    Hakugu taagnaato hppiyow 😁😁😁

  • @aliquruxali925
    @aliquruxali925 4 года назад +3

    Iskaabulo Heeskaan 6.0M hala gaarsiiyo 🤩🤩🤩🖐🏻

  • @abdiaziizazizano5412
    @abdiaziizazizano5412 5 лет назад +4

    Waan kugu kalsoonahoo
    Kashkiyo laabtaa kujeceloo
    Galgacal baan kuu hayaayee ❤🥰🥰
    Supper song👍

  • @aidarouzkassim4792
    @aidarouzkassim4792 5 лет назад +100

    *_NaaGtaN MaXaY laZeXata MaRKaY Hes QaaDaYZo iNta ila aRaGtay like_*

    • @abokorshacraawi7851
      @abokorshacraawi7851 5 лет назад +2

      Masha alllh

    • @nabiila_mohamud
      @nabiila_mohamud 5 лет назад +1

      Qooqa Haayo sasa Ufahmay😅😅😅🙈🙈

    • @bacaadmediauk4399
      @bacaadmediauk4399 5 лет назад +1

      🤣🤣🤣🤣

    • @loveyourselffirst7560
      @loveyourselffirst7560 5 лет назад +8

      Nabiila 2gether qooqa kaliyah miya lo seexda wlhi raga somalidu ineey jahiil yihin waxay dusha ka fuulan un bay yaqaanan nolosha saas ayaa u taqaanan dhamantin isku so bood

    • @aziiz94
      @aziiz94 5 лет назад +3

      @@loveyourselffirst7560 Qofka u jawabeso wa qof dumar kula ah marka wx hubso intadan raga somaliyeed ku dhaleen afka kuso tagin 🏃😅

  • @barwaaqohomeremedies4183
    @barwaaqohomeremedies4183 4 года назад +9

    filsan ahmed ayay isu eegyihiin fananadan inta ila aragtay

  • @abdishakuurawaare6127
    @abdishakuurawaare6127 5 лет назад +7

    Khaalid kaamil beautiful Voice keeep fowrwad pro🙏

  • @abdisacad2482
    @abdisacad2482 5 лет назад +9

    Khaalidoow beed iyo kalluun isku gur sx
    Wlhi you're very caaato!!!

  • @boqoradasomalilan1825
    @boqoradasomalilan1825 5 лет назад +25

    Hablo cadcad iyo inamo madmadaw somali aya laga heela 😃😃😃😃😃😃😃😃😃😃😪

    • @abdirizakboss7320
      @abdirizakboss7320 4 года назад +1

      boqorada somalilan cadanka waa iibee madawga ma so heli karta

    • @hamzamohamedoffical1601
      @hamzamohamedoffical1601 4 года назад +1

      Niin caad illah hakusahlo

    • @immj9225
      @immj9225 4 года назад

      Fact Walahi wa iga qoslisay but also that’s true

    • @immj9225
      @immj9225 4 года назад

      Aniga qoftan love ban ku noqday feeling crazy love with her damn ha leygu so qabto qoftan Snapchat keda ama lambarkeda I live in America

  • @cawralafaniq9090
    @cawralafaniq9090 4 года назад

    alaah habli somalida maxay dhinteen bal naagtan jiifka ku heesaysa eega

  • @moinafarodiidofficial4759
    @moinafarodiidofficial4759 5 лет назад +3

    ahzan hees One love from keny 🇰🇪✌🇸🇴

  • @nageeb-mohamed
    @nageeb-mohamed 5 лет назад +39

    🔥🔥yaa sugaya reactionka ck 🤘😂😂😂

  • @Amooreabdiofficial
    @Amooreabdiofficial 4 года назад +2

    Axsan hees wlhi keep going 🥀🇸🇴🥀🇸🇴

    • @kormeerak8431
      @kormeerak8431 4 года назад

      😍😗😘👌👍👏✌👫👬💏💑👪💪

  • @officail9389
    @officail9389 5 лет назад +4

    Khaalid kaamil ft hamda qlli dalab siciid dayr dadkaygi horu mar wcn👏🎸

    • @ahmedmahfoud3471
      @ahmedmahfoud3471 3 года назад

      Maxa ka wadaa bro dalab siciid dayr dadkaygi

  • @mehmednazri8607
    @mehmednazri8607 5 лет назад +5

    Khalid kaamil dhaladkii gobolka raga🤴😍

    • @sssss-rc5ey
      @sssss-rc5ey 4 года назад

      Kuwaalo waa nin reer hargaysa gobolka raga waake een dumar ku nooleyn subxaanallah 😲

  • @Essa_m16
    @Essa_m16 5 лет назад +25

    Heestan love dagdaga ku ahy hada heesta lafatarkeeda
    Like ku yara xada

  • @FITAAXROOTICHANNEL
    @FITAAXROOTICHANNEL 5 лет назад

    War somalida wey halayday wallaahi qof waliba ma waxu raadina si oo caan lu niqdo war ilahey halaga cabsado ha isqabinina 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @superzaara2421
    @superzaara2421 5 лет назад +21

    Bsnkoow ninkan waa nimcesty wlhy war ya ila arka yabaye ma yabten😂😂

    • @shankardaada2825
      @shankardaada2825 5 лет назад +1

      ma nimceysane wuu fuuq bxy kkkk

    • @capitanock43
      @capitanock43 5 лет назад +1

      Wn Kula Aragnaa Madaxey😂

    • @omermohamed749
      @omermohamed749 4 года назад +1

      Nimceestay aa hhhh

    • @DAADBAY
      @DAADBAY 3 года назад

      Labadooda uun maahee camera crew baa la jooga

  • @elhanabdirahman7345
    @elhanabdirahman7345 5 лет назад

    Wiilashii cuntada iyo nasiinada logu roonan jiray saaney u qalaleyn gabdhihi jikada iyo dharka lagu dhiqin jiray saaney uwada quruxbadan yihiin gabdhaha soomali guduudan oo quruda badan allow noo astur ❤️

  • @sargaduudalchannel
    @sargaduudalchannel 5 лет назад +2

    Cidi kuguma Gaari karto muuqaaal my bro Qaali hore u soco Saami mohamed hussein nolooow bro

  • @jaamusmoofficials7633
    @jaamusmoofficials7633 5 лет назад +7

    2019 qawanatay kashidanthy ilahay hasohanuniyo🙏🙏🤔

  • @zhavicimohmett6558
    @zhavicimohmett6558 5 лет назад +6

    First Liktah Ha Ila Dhaafinah Ilmaadeeryal🤩🤩🤩

  • @ALiMohamed-nq1zm
    @ALiMohamed-nq1zm 5 лет назад +10

    Mashallh xamar caday 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏

  • @shimbirtamadow4457
    @shimbirtamadow4457 5 лет назад +59

    2019 qawanaanta ayeey ka shidan tahay 🤔

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 5 лет назад +3

    aakhiro waa la ilaawey 😭😭😭 ilaahow soo hadee jidhkeeda ayey cadaab u geysey aduun waa waxyar naftana gorey noqon alla oh

  • @diimakhali451
    @diimakhali451 4 года назад

    coska actionke waan idiin qiray lakin sxp khaalid stlyeka inaga soo sax inta kale 100%100

  • @mohamudaadan3417
    @mohamudaadan3417 4 года назад

    akhlaaqdii somalida waa dhamaatay sida wax loo raadinayona waa si xun war wali fankii caadiga ee codka miisaanaa miyaad waydeen somalia yay war ilaahay halaga baqo midhaha iyo codkaaga ayaa nadeeqa laakii dumar jidhkooda la banay nayo akhlaaq maaha ee taariikhdu waa is qoraysaa ee is ogaada ilaahayna ka baqa anagana na ixtiraama caruurtana waxan xun ha barina please

  • @haniahmed5589
    @haniahmed5589 5 лет назад

    Soomalidu waligood ma horumaraan war naag fanaanad ahi inay is qaawiso waligeed ba lagu yaqaanay gabdhaha guryaha idin jooga xijaabka ku waaniya inanta ka leexda heesta comment gareya laydin yidhiye jidhkeda ka shekeya laydinma dirin👋🏿

  • @cabdiqanihussain3352
    @cabdiqanihussain3352 5 лет назад +3

    Hayay nagtan wixii horeba bikh nagti ugu bila dhaqan saneyd ee aan arko

  • @ifrahmohamed7675
    @ifrahmohamed7675 5 лет назад

    qoftu habsis badana wllo is astur tani wa aduunye

  • @isroali4774
    @isroali4774 2 года назад

    Wlhy hestaan waan tageeri jiray

  • @nuuneahmed6476
    @nuuneahmed6476 5 лет назад +1

    Hada waxan ka baqayaa in inta laysqaawiyo hadana layiraahdo islambanahy kaliya haday cadankuna yabo😍👈🙏

  • @daaudfaaraxnuurhooyomacaan8891
    @daaudfaaraxnuurhooyomacaan8891 5 лет назад +14

    Allihii ku uuntay eedmalahan
    balse indhihii ku arkaa ayaan daran -------------- Cajiib -----------
    Cod la,dhageysto haddii aadan lahayn cad ladaawado waa inaad lahaataa yaasalaam

  • @samiraomar5388
    @samiraomar5388 4 года назад

    Nio naagtan buuran qawanaan jeclaa kii toorida kugu tagay kamu gardarnayn wlle kloy mid dhaqan xumada ka dhiidhiiyu ahaa uf

  • @hamdaabdule71
    @hamdaabdule71 5 лет назад +1

    Balanbalis heesta dubista Tewa wa /0 /erayada/%|laxanka iyo music sido kale/%\ ashaxna wa /000 /o wa la dhar dhigtay 😂keep going dadkeyga dhanka wanaga halo bato wan idin jclnahaye 🎤🎤💯💯❤️❤️

  • @khadraamir926
    @khadraamir926 5 лет назад

    Qawnantii ayaa qurux noqoday iyadoo buuran ayay is qawisay naa xishoo

  • @nastehanoor8933
    @nastehanoor8933 5 лет назад

    Walee akhiro war baa jira naagta qawanaan waynaa waxa dhar adunka nimca ah taal allh yahdik

  • @najahmuhammed1127
    @najahmuhammed1127 5 лет назад

    Akhaas Alle ha ku Astuuro

  • @amaanicade402
    @amaanicade402 Год назад

    If u r watching sanadkaan sii dhamanaaya 2022 is muuji 😮

  • @yusufalpooz7171
    @yusufalpooz7171 5 лет назад +11

    Another Level My Fav Singer Khaalid Kaaamil Fadhigaan kaaga Kacay Brother 🙏📸❤

  • @ahmedmohammed3732
    @ahmedmohammed3732 5 лет назад +6

    2019 Team SurwaaL Dhajis Team Ladhahaa Zoo Baxay😂😂

    • @shamsaqaali4808
      @shamsaqaali4808 5 лет назад

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 walee been maadan sheegin🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @zalmiita5623
      @zalmiita5623 5 лет назад +2

      Bibjir....😂😂😂

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 лет назад

      @@shamsaqaali4808 quruxeY Caawa illahy dartiis subscribe
      Igu caawi please🙏

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 лет назад

      @@zalmiita5623 zhp mcn Caawa illahy dartiis subscribe
      Igu caawi please🙏

  • @maanomusic5432
    @maanomusic5432 5 лет назад +42

    Yaa tolow kuso celceshaday mncha alllah

    • @ziiziahmed7741
      @ziiziahmed7741 5 лет назад

      Nin dhulbahnte ah Arabna Dhalay Alay Yacizak

    • @jecliyacalankabuluuga2036
      @jecliyacalankabuluuga2036 5 лет назад

      @@ziiziahmed7741 khalid kaamil ma dhulbahanta?

    • @iqraa1474
      @iqraa1474 5 лет назад

      @@ziiziahmed7741 wil ma dhulbahantaa wllo

    • @tuseawtoosiye3292
      @tuseawtoosiye3292 4 года назад

      Abti gabadhu waa isaaq garxajis cidagale ka Ah wiilkuna wa isaaq lkn cidukayahay garanmayo

  • @kafeeyadaahir9597
    @kafeeyadaahir9597 5 лет назад +4

    Maaashallah wllky khaalid kaamil gulayso iyo hamda qli❤

  • @ZundusQalnjo
    @ZundusQalnjo 5 месяцев назад

    Isoo duce ina helo jacyl aan i hwlin😂❤

  • @ma_dhaafe1637
    @ma_dhaafe1637 4 года назад +12

    0:34 laabtaa jilicsan marka ly saaro heesta halkaasan ku joojin laa xili aan lug 3aad yeeshy lyma garteen
    war nacalaa idin dhalee dunida rag ma joogo bl wxn aduu dabki ka dheceen diirynba eeg

    • @Malapo22__
      @Malapo22__ 3 года назад +1

      Gabar haday hab kusiisaba meel kale ayaad ufakarysaa caqligaa xaga hoose kaagaly 🤮🤮🤮

    • @akbalhikmachannel7164
      @akbalhikmachannel7164 3 года назад

      Kkkkkkkkkk

  • @kiindhaladabdulla444
    @kiindhaladabdulla444 5 лет назад +3

    Wiilkan codkiisa cadi mahn loove kuahy hasihiisa♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mustiehrlich3814
    @mustiehrlich3814 5 лет назад +2

    Waaaryaadhaheen asxaabey
    Mid yar oo an isku kalsoonaano
    Igu sooqabta
    Liketana dhag igu soosiiya yaakhi
    Waxaanan idin leeyahay jimce wngsn dhaman 🍎👸🍎😘

  • @husseinmohamed5651
    @husseinmohamed5651 5 лет назад +3

    8 octobar 2019 ? Bad arolsen geany 🥰♥️

  • @hooyomacaan6688
    @hooyomacaan6688 5 лет назад +1

    2019 naagihii soomalidu ma xishoonayan subxanallah 😭🙄

  • @umaldeeqa6178
    @umaldeeqa6178 5 лет назад

    Wlhi markan arko gbdh muslim ah oo somaliyad ah oo qawan beerkan kanaxaaa alle haynawada hadeeyo hblo

  • @ina_dahir
    @ina_dahir 5 лет назад +3

    Cod mcnaa wilka m.a hda igu horeyso wlh codkisa ka helay 🥰💋❤

    • @hsgjskkh6440
      @hsgjskkh6440 5 лет назад

      Khaalid kaamil waa ninka ugu heesa macaan iyo qiiro laxamadiisi uu saarto heeshiisana waa cajiib

  • @mustafedajiye4205
    @mustafedajiye4205 4 года назад

    In lays qaawiyaa oo laseexseexdo oo dinta iyo dhaqanka laga hor imaado ma fashionbay dumarku uhaystaan allow karaamada iyo sharaftiinii iyo hagoogtiinii idin soo celi

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 4 года назад +1

    Subxanallah naa isku xishow qumaya lugaha weyna alle haku sohauniyo

  • @ahmedsahal4867
    @ahmedsahal4867 5 лет назад

    Qoftan muqdisho yurub unoqotay wlhy

  • @Musam377
    @Musam377 5 лет назад +58

    10 like igarsiya somaliyey

  • @duybein505
    @duybein505 5 лет назад +3

    Wat sng lyk it so sweat keep going guys 🙏🏻🙏🏻🙏🏻❤️❤️💋💋

  • @englaabsalax1577
    @englaabsalax1577 2 года назад

    Kama daalo dhagaysigeeda heestan 2022 ilaa markey soo baxday like 👍 hadaa love ku tahay

  • @wayelkajaqafsada3142
    @wayelkajaqafsada3142 5 лет назад

    Anagoo badan bay fanka nagu haysaa xamda qaali welcome back sharafey adi wiilka codka dabacsan khaalid

  • @nimcobueaty1601
    @nimcobueaty1601 4 года назад +6

    Inta nagtan dhaqankeda nacday liketa 🤞

  • @aayatul3official643
    @aayatul3official643 5 лет назад +2

    siday hargysa oga tageen way sii fooL xumadeen cidii ila aragtay like Ta Ha ilawain

  • @mohamudsaleban7307
    @mohamudsaleban7307 5 лет назад +1

    alfanan kaamil hore usoco bro cod dahabiya

  • @laralovelypinky479
    @laralovelypinky479 4 года назад

    Wiilka codkisa wan iska jecelhay wlhy ilahay haku barkeyo codka macan

  • @amiinyousuf5471
    @amiinyousuf5471 5 лет назад +2

    Caawa suugantiii iyo dhaqankiiba waa la xaabaaalay

  • @ustaadsiciid6951
    @ustaadsiciid6951 5 лет назад +13

    Dulqaadka soomaaliday ka mid tahay inay Lugo ku qariso😂😂😂😂

  • @rijaalyare4609
    @rijaalyare4609 4 года назад +18

    Heestan Inta Tik Tok Ku Soo Aragtay Like Ha Isaarato

  • @abdihakiinkahin3829
    @abdihakiinkahin3829 4 года назад

    Khaalid qof caadiya ayuu ahaye maxa helay naag sakhraamada ayuu helay subxaan

  • @naasirmuniir6103
    @naasirmuniir6103 5 лет назад +19

    Wiilasha somaLiyeed duruufbaa Kamuuqata Naagihii beri horey Nafaqaysteen😂😂

    • @muscaboffical7542
      @muscaboffical7542 4 года назад

      biyihii raga ku tagay dumar

    • @ziziliarisultan3361
      @ziziliarisultan3361 4 года назад

      Jaad aya dhameyay inta cuno kabadan bay dilaane

    • @cayuniqurux9852
      @cayuniqurux9852 4 года назад

      hhhhh wlhi suxay lkn iska yareeya balwada iyo sinada 😂😂

    • @naasirmuniir6103
      @naasirmuniir6103 4 года назад

      @@cayuniqurux9852 kk anigu kuwa sidaa noqday kuma jirodee😂

    • @ahmedmahfoud3471
      @ahmedmahfoud3471 3 года назад

      Bro waxay ku nafaqaysteen waa raga waxoogi

  • @haykalofficial3775
    @haykalofficial3775 5 лет назад +11

    Inta heeztaN LA dhacday like iigu qapoH

  • @nalkajama3949
    @nalkajama3949 5 лет назад

    Akiro mala uloobay iyo godkii yaraa suasha hortalay Allwo suasha noofududey amin

  • @zakcalasow8721
    @zakcalasow8721 5 лет назад +2

    Dhalintii waa fasahadeen wiilkii ayaa asturan war xishooda o alle ka baqa

  • @hannaarteh197
    @hannaarteh197 5 лет назад +1

    Jidhkaaga qarso wllo waa hantidada kaliya markaa hantidaadana in lagula wadaago waa xaaraan xamdaay dhar kuwan dhaama gasho huno

  • @mohalimohsamii5570
    @mohalimohsamii5570 5 лет назад +41

    Ck iyo dirisle sugila like sat team ck barur dheh kaw kaw nowada nskusotaye

    • @sagalcadey4398
      @sagalcadey4398 5 лет назад

      ck qofbaa abadeedka soo furatay Janis waaye Kafaa ideyso kuwii ku dhaalii laayay maantey kutaagan tahay waxaan sugnaa waa

    • @babamaxamedsadiiq4582
      @babamaxamedsadiiq4582 5 лет назад

      qash war muxuu heesaa isaga ayaaba caawin ubaahan asaga dhan lafo lafo

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 лет назад

      @@sagalcadey4398 byo mcn Caawa illahy dartiis subscribe
      Igu caawi please🙏

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 5 лет назад

      @@babamaxamedsadiiq4582 byo mcn Caawa illahy dartiis subscribe
      Igu caawi please🙏

    • @cabdiraxaman310
      @cabdiraxaman310 4 года назад

      Wwoow

  • @Chadmali
    @Chadmali Год назад

    Hamda naag jirleh qurux badan khalid voice heestan waa waxkale❤️😍

  • @hamdiqurux1731
    @hamdiqurux1731 5 лет назад

    Hablo cadcad iyo rag madow 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ceeb badnaa nagadaya ceebta calamka yey nalayabin ceeb maba harine