reer dalxarashe canbuuladii baay ka kala carareyn cawa drones baa heehabanaysa xasaskii bahane reero kale baay marti ku yihiin cawa aray ka kud baa ka dhacday
Mawliid galwaaq sxb ha deg degin, Xassan iyo Saciid Dani midna Dalxoreeye mahan waa dal dumiyaal waana labada Nin ee ugu daciifsan uguna axmaqsan dalka Soomaalya ee na soo maray.
Waxaan u maleeynayaa in trumpoo fasaxay in la dilo madaxda musuqmaasuq ku qaadatay lacagta mareeykanka qof soo dacweeyn karto ma jirto wuxuu haystaa awood ay siisay maxkamada mareykanka intuu madaxweyne yahay trumpoo cid u raacan karto ma jirto wuxuu sameeyo.
Sidee ku dhihi karaa nin gurigiisa ka cararay doorashada qof iyo Cod ah baan dalka ka qabanayaa.
War jaalle waanku salaamay jikkkkkkkkkkk
Sidee kuu dhihi karaa nin gurigiisa ka cararay doorasho qof iyo cod ah baan dalka ka qabanayaa❤❤❤
ADEER PUNTLAAND WAA DAAROOD.
ILBAXNIMADU LAMA GADAN KARO
RUNTII MAHADSANID 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😂😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁
Runtii dal xoreeye waa dani iyo puntland forces ❤
Anigu aad ayan ugu farax sanahey in xasan dhiqo ilahey na dhafiyo
War wll waxaba kadhacay waxan jeclaan lahaa in lagu gubo madax tooyada wll hagubato inasha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War jaalle waa salaamtahay, HS waa DAL XARAASHE, ku soco
Somaliya lagama xukumee waa goof hawiye iyageey utaallaa 🎉🎉🎉
Xasan dhiiqo waa dal dufeeye😂😂😂😂😂
😂😂😂 dal duleeye
Dal dayace😂😂😂😂
Drones waa Doorashadii Qof iyo Cod oo duulayaa😂😂😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkmmmmmmmmmkkkkkk
Guuul halaweeraro Hana lagu kalacararo, Xasan dhiiqo afgambi Allaha kurido, amiiin
Share
Maansha allaah
War askartan training fica ma qaban,askarty u Formagio 😅oo gas lo layay
❤Asc❤ mashallaah❤❤
Geeesi dacada
Laaaaaaan Dhere Banaaan Dagay
Raader malahan sheego malahan miyaa wixii hawada soo galo cajiib
Guul guul guul
Inay Qarxiso ayey ahayd VillaQabyaala. XAMAR
ha ladilo xasan tuuug wadnka kqabta watuug vila somaliey
reer dalxarashe canbuuladii baay ka kala carareyn cawa drones baa heehabanaysa xasaskii bahane reero kale baay marti ku yihiin cawa aray ka kud baa ka dhacday
Nacaybkii Daarood dhib buu u geystey Hassan Sheekh wuu eeday
Gurigii Mooriyaanta dheh maaha Gurigii Soomaaliyeed
Mawliid galwaaq sxb ha deg degin, Xassan iyo Saciid Dani midna Dalxoreeye mahan waa dal dumiyaal waana labada Nin ee ugu daciifsan uguna axmaqsan dalka Soomaalya ee na soo maray.
😮 Xassan mooryaan waddankii gacantuuvka bixiyey😢
Oo Gurguurte xaggee aadayaa illeen meel kasta oo uu galo droneka ayaa dabatagayee? Ha galo Godka Jilicow ee NISA oo yaanu kasoo bixin.
😂😂😂😂😂
Asc
Axmed baa weerar tagay
War jaalle waan kusalaamay
Dal xoreye wa la yaqana wa dani
Dal dumuye wakuma ???
Xasan culusaw & damal jadiid
Cebi makarto
😂😂😂😂😂😂😂Mahadsanidiin
War jaalle wa cabdirizaq Alteeso
Xasan dhiiqayste daroon kugu qaraxday😂😂😂
Hassan nabsi oo Ummadda ka galay iyo qaranka ayaa hestay
Waa saadaaliyey. 3 sano kahor. Al shabaab ayaa larabaa in lagu wareejiyo. Dalka.. xalane ayaa laga hagayaa.. gurguurte waa la og yagay
WAR JAALLE WAA DHOWNAHAYE BAL NOOWARRAN OO WARKA NASII CAAWA MAXAA KAJIRA VILLA SOMALIA
Sxb meesha dowlad kama jirto waayo qabiil ayaa meesha fadhiya ?
Wasakh ciidanka ha cayiin
Waad ku ciidan la'dahay.
Waa bilaa
ciidan soo Kii la Shirqoolay oo la laayey
Kuna badashay Jabhad beeleed
Waxaan u maleeynayaa in trumpoo fasaxay in la dilo madaxda musuqmaasuq ku qaadatay lacagta mareeykanka qof soo dacweeyn karto ma jirto wuxuu haystaa awood ay siisay maxkamada mareykanka intuu madaxweyne yahay trumpoo cid u raacan karto ma jirto wuxuu sameeyo.
Ku quuso qofkii Hassan sheekh u haystey inuu dowlad haysto
Kkkkkkkklol xasan sheekh wuxuu ku qayliyay i qariyaay doorasho baan qabsanayaa
kkkkkkkk war gabadhii dhulbahante ma fulaygaasaay guursatay adkaatay
Xasbiyallah wa nimcal wakiil
Dani waa nin wareersan oo raba inuu Muqdisho Madax Wayne ka noqdo. Puntland inuu Imaansado Marabo.
Deni baad ku khafiiftay iyo fiila qabyaala madaxtooyada puntland siday u egtahay maaragtay.
Deni waa dalxoreeye xasandhiiqo imaansada idinku
War ninyahaw ciidankaa aad ka sheekaynayso maa u soo didhaan halakan
Dameeraha iyo xoolaha xamar jooga ayaa qof iyo cod loo abanaa maxaa
Shacabkaa lagu mashquulinaa bay ila tahay waayo wax dhici karaba maaha
Xasan munafaq aya dhex jifa halgubo ilahow xasan gugute nagadil dadka wacanba waad dishaye ninka xunu ee somali kala fogeyey nadhafi
madaxtooyadi miyaa la isugu soo galay
Dani baa dal xoreeye ah
Waxa.lagadiray.xalane
Yaab weeye talow waayo??
Xasana baa dal xaraashe
waadbuktan