Dagaaladii Dhex Marey Hawiye Iyo Darood Ha Ka Sheekeynin Sh Xassaan Abu Salmaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 27

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 6 месяцев назад

    Allow noo sahal barashada cilmigii anfac leh🤲🏻🤲🏻😢😢

  • @suleymaancali7230
    @suleymaancali7230 6 месяцев назад

    Maashaa Allaah,Sh.Xasaan waxaan ku jeclahay inuusan xaqa ka gamban.Allaah ha xafido Sh.Xasaan.

  • @MohamedKahiye-b6t
    @MohamedKahiye-b6t 6 месяцев назад

    Mash Allaah

  • @IidowAbdullahi
    @IidowAbdullahi 6 месяцев назад

    Mansha alaah

  • @arslangolad3994
    @arslangolad3994 6 месяцев назад

    ‏‪6:32
    Arrin ku saabsan, waxaa jira application la yiraahdo Surah oo leh sifadan اسم التطبيق سورة

  • @wacaysjibril3595
    @wacaysjibril3595 6 месяцев назад

    جزاك الله خيرا
    شيخ الإسلام

  • @JoojintaXadka
    @JoojintaXadka 6 месяцев назад

    M.a

  • @omaryusuf299
    @omaryusuf299 6 месяцев назад

    Sheekh dadka qabliika ha ku fidin.

  • @seynabcali4205
    @seynabcali4205 6 месяцев назад

    Adigaaba hada ka sheekeynaya

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 6 месяцев назад +1

    Aniga. Xataa sheekh xasaan reerkisa ayaa geel iga dhaceen ilaa iyo hada waa iga maqanyahy geelaas

  • @abuusalmaanalmaqdashi8759
    @abuusalmaanalmaqdashi8759 6 месяцев назад

    Hadda ayaabad sheegeysaaye

  • @adenabdullahi6173
    @adenabdullahi6173 6 месяцев назад +3

    Shikhow adigaba shegayo fah fahinaye

  • @kmd-tg8ls
    @kmd-tg8ls 6 месяцев назад

    sheekhu waxaa katagay. Qoladi isaaq ee xasuuqii 88 kabilamay lkn wali malaha ka lama aqoonsan.

  • @ashrafxakimigaay518
    @ashrafxakimigaay518 6 месяцев назад

    Hhh War nio raxweyn sida layeeley masheegin be

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 6 месяцев назад +1

    Waa run ree abtigay xoog kaga saaray magaalo uu reerkayagu lahaa.
    Dagaaladaas labada dhinac ayaa isku laayay saa ayay somali u badan tahay.
    Halaga sheekeeyo Crypto, konfur sudan iyo arsenal

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 6 месяцев назад

    Wa runta isku mel banka so jedna hadana wu khaldan yahay inu qabilada somali ka hadlo mahan

  • @prosl11
    @prosl11 6 месяцев назад +1

    Sheekow looma dhama meesha waxaad kaa tagtay beesha isaaq oo darood laa diraray marar badan

  • @CamelBoyPro
    @CamelBoyPro 6 месяцев назад

    Sheeko iyo majaajilo un baan kadhageystaa ninkan

    • @abdiwaxid6973
      @abdiwaxid6973 6 месяцев назад

      diinta baro sheeko miyaa ama mujaajilo

    • @abdiqanimaxamud6023
      @abdiqanimaxamud6023 6 месяцев назад

      Aqli xumadaada maa noo sheegee markaas

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 6 месяцев назад

    Dhulbahante koofur yaa ku gummaaday sheeko been ah ayuu isaga allifayaa

    • @ugaskawadanka2623
      @ugaskawadanka2623 6 месяцев назад

      Afkaa kaxaday woqoyi ayu kawadaa laga yaabaa

    • @jamanuurdini6170
      @jamanuurdini6170 6 месяцев назад

      Muuse biixi iyo kuwii la socday soo tay waqti badan gumadayeen ila marki dambe iska ceyriyeen

    • @MohamudDahir-du7jt
      @MohamudDahir-du7jt 6 месяцев назад

      @jamanuurdini6170 koofur buu yiri taasi waa la isaga dambeeyay oo waxa ay ku dhigeen bay kaga ciilbaxeen qaar iyaga ayaa la socday ee marna taasi kuma dheceen ee koofurta in lagu gummaaday buu sheegay taasina waxdhacay ma.ahayn

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 6 месяцев назад

      Konfur hadu dhahay wa run dadki konfur dagana siba casimada sow darod sow dhulbante kama mid ahayn

  • @Muumin12
    @Muumin12 6 месяцев назад

    Shiikhow hadii aad tiri wa fitno wayn in dadka ay fadhikudirir ku shegaan
    Kawran adigana intaas oo kun aya lasocoto fatwada aad jedineyso hadana sheegid iska daaye faafaahin dheeri ah aad kabixineysa