Nin mise nag maxay adi kula tahay somalida gabdhan nafta ayay u kenen

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 окт 2024

Комментарии • 29

  • @faisaabdulahi8264
    @faisaabdulahi8264 2 месяца назад

    Waa gabar qurux Badan aad iyo aad bay u qurux Badan Tahay Masha allah tabarakallah

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 3 месяца назад +1

    Waa gabadh joogta Filand waa la yaqanaa ee Somali alle ha ka qabto

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein3136 3 месяца назад

    Jazakalah khayr wa run inad kahdashid inantay qofna aflagado umay gaysan
    Iyadaa dhibana ah ogan bay ulyihiin wa nin
    Way is dhatirayn wax jirtay video Hargysa jotay
    Ha habaaro

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 месяца назад

    Waa siiiiilkaaga

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425 2 месяца назад

    ASC Gabdhen waa Gandhi

  • @Sullb22
    @Sullb22 3 месяца назад

    Naag

  • @AbdirahmanAbaas-qk2wg
    @AbdirahmanAbaas-qk2wg 3 месяца назад

    Shukri waa gabar halaga leexdo
    Gabar cud wayn leh gar iyo shaarba ayaa ilma laga dhalay
    Indhaha yaa leestirin
    In gabar tahay waa loo jeedaa

  • @mulkimahdi9385
    @mulkimahdi9385 2 месяца назад

    Waa nin sharmara ladhahaa

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 месяца назад +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 3 месяца назад

    Wa niin wana raggii 4afar sano is badaley

  • @naimaahmed6032
    @naimaahmed6032 3 месяца назад

    Waxaa no shegay dadkii yaqaney

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 3 месяца назад

    Xantii waan iska daayey

  • @wilwaal545
    @wilwaal545 2 месяца назад

    😂😂😂😅 Sory shukder wan uxsni

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 3 месяца назад +1

    SOMALI INTAY WAX CAAYAAN AYAY HADANA CAFIS ORANAYAAN WAW KHALAD QOFKA QALBADA HA JABININA MARKA HORE

  • @wilwaal545
    @wilwaal545 2 месяца назад

    Gawdan wan kuwarerni no kalbixi shukder magarbaa misn ............?

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 3 месяца назад

    AFSOMALIGA TIKTOK AYAY KU BARATAY WAANA GABADH EE HA LAGA XISHOODO

  • @wilwaal545
    @wilwaal545 2 месяца назад

    😅😅😅😅😅

  • @Sahal-001
    @Sahal-001 3 месяца назад +2

    Cadnan tan waa gabar waa lugu dambaba ma ogi ee

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 месяца назад

      Waa runtaa waa gabadh reer filand way yaqanaan markay yarayd ilaa hada

  • @AxmedRk2
    @AxmedRk2 3 месяца назад

    Wllhi waxa jira allahu akbar lkn waa gabar

  • @AyaanCawil-g4c
    @AyaanCawil-g4c 3 месяца назад

    Alle og waxy tahy

  • @ApdiRahmaan-bf9pc
    @ApdiRahmaan-bf9pc 2 месяца назад

    Nag weye😂

  • @qabarxaaji3405
    @qabarxaaji3405 3 месяца назад

    Naak .naak

  • @haldhaa2420
    @haldhaa2420 3 месяца назад +1

    Oo adiga maxaa dambi kuguma ahan miyaa ka sheekeyn teda?

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 3 месяца назад

      Danbi dan Kama laha

    • @Cadnanyare36
      @Cadnanyare36  3 месяца назад +1

      Wa gabar ee faraha hala qado dhahay ee ma dambi ba

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 3 месяца назад

      Kuma aha way dulmantahay sheeg wixii dulman

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 3 месяца назад

      @@afrahhussein3136 wey kutahay dambi ileen muuqala deeda ayuu wad wadaa iga sheekena kumey oran naag qaawan in lawareejiyo mahan wax fcn ee Somalida views ayaa dambi iyo dambi la'aan ba ka galay