Qiso Cajiib ah Saudi Arabia 🇸🇦 gabadh Yar baan lugooyn rabay 😭😱💔🤔🇸🇦

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 48

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas Год назад +4

    Acuudu bilah ilahow xiqdiga iyo xasidnimada qalbigeena hagalin

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 Год назад +1

    Alaahu akbar xaasidnimo iyo xiqdi aya ka buuxay ilaahey Ayan ka magangalnay jzklaahu qeyr walashey qaali❤

  • @hibaqali3456
    @hibaqali3456 Год назад +2

    Masha Allah wllo waa qiso Cajiib ah inta badanaa ay ku dhaqmaan dumarka

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 Год назад +3

    Jazakallahu khayran
    Mahad sanid fadumo muna

  • @ilhanaliapdulahi
    @ilhanaliapdulahi Год назад +6

    Allow dadka na dulminaya naga hay anaka wax aan dulmino hana tusin alow qalbigayaga xuman ha galinin

  • @ayaansiciid3819
    @ayaansiciid3819 Год назад +2

    Waa Fiicanahay hadaanay dili jirin ama dhibaato kale ugaysan

    • @habonqurux7490
      @habonqurux7490 Год назад +1

      Waxay ogyd inuu abeheed jecelayahay oo uu kawara helayo abaha aan waxaba ogaynba nagtisu sida samaynkarta

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 Год назад +2

    Jzkallhu khayran

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 Год назад +2

    Subhanallah, dulmin

  • @maryanali1413
    @maryanali1413 Год назад +2

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @Fowsiya-p4m
    @Fowsiya-p4m Год назад +1

    ASC Wllo ilaahey misanka xasanadka ha ku saro

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 Год назад +4

    Inay hooyadeed saalixad aheydbaa laga yaabaa

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Год назад +3

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo mashallh shukrn

  • @faisahussein1231
    @faisahussein1231 Год назад +2

    Subxanalah subxanalah subxanalah scwscw

  • @Nuurashiq1272
    @Nuurashiq1272 7 месяцев назад

    Abayo aad ba u mahadsantahay sida noguso xushid qisoyinka cimri qqda shada ke❤❤❤

  • @LovelyBaseball-lh7fb
    @LovelyBaseball-lh7fb 7 месяцев назад

    ALLAHU AKBAR WAA QISO QALBIGA TAABANAYSA .

  • @hindafarah9663
    @hindafarah9663 Год назад +3

    حسبي الله ونعم الوكيل حسبي الله ونعم وكيل حسبي الله ونعم الوكيل حريم

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Год назад +2

    Wcs walaashey mcn faatima muna waan kusalaamay inbadan

  • @z-1il
    @z-1il Год назад +3

    Subhanallah

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 Год назад

    Subxanllaah Subxanllaah Subxanllaah Subxanllaah

  • @farhiyaosman8828
    @farhiyaosman8828 Год назад

    God qayaano ha qodin hadaad qodane ha dheereynin kubdhici doontigaa ma ogide sisaas ayaa ku dhacday gabarta iyo hooyadeed

  • @axmedxuseen1615
    @axmedxuseen1615 Год назад +1

    Waad ku mahadsantay wll lakiin sheekadaasi way inugu badantay hadaan nahay soomaali

  • @faatii333
    @faatii333 Год назад

    Naag aabahaa qabo xaasid waaye

  • @ubahhashi7870
    @ubahhashi7870 Год назад

    Somaliada waxa yahaba igu yabka badan marti ama qarabo ayey aad u xantan oo intay madbaqa isk tagaa ayey xan bay gabi ahaan 😢😢😢😢

  • @hibosahal1862
    @hibosahal1862 Год назад

    Asc fatima waxa jirtay boran hadima haqotin kudhici donte moye

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 Год назад +1

    WA KUSALAMAY F💞T💞M🎁 M❤N. ILAAHEY MA DAYACAAYO ADOOMAKIISA
    SIIDAAS WANAGSAN AYOW WAX UU MAMULA.

  • @sadiyoabdi1461
    @sadiyoabdi1461 Год назад

    Subxanallah

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 Год назад +2

    Asaalam Aleikum walashey fatima muna❤❤❤❤❤

  • @arwamustaphaabdirahmaan9371
    @arwamustaphaabdirahmaan9371 Год назад

    Subaxallah Subaxallah

  • @fardowsaabdi290
    @fardowsaabdi290 Год назад +3

    Mac sonkor dheh...😊😅

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel Год назад

    Tollow videoga aayaday ma u diraa iga geesinimadas ma qabi 😅
    Lakinse aniga alhamdulillah maanadasi hal gabadh iyo sadex wiil ayay dhashayo gabadhi iyo oyo hal aad ayay i jecelyihin allah xifdiye dhamantod

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 Год назад +1

    Sir maqabe alla usahana

  • @layloyusuf7682
    @layloyusuf7682 Год назад +2

    😢

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 Год назад +2

    Tanna teeday ushaqeysay

  • @fatimamohamed7076
    @fatimamohamed7076 Год назад +4

    Sir maqabe Saab baa Biya u celiya baa la yiri.

  • @layloyusuf7682
    @layloyusuf7682 Год назад +2

    🎉😢😂😅😊

  • @layloyusuf7682
    @layloyusuf7682 Год назад +2

    😅😮😊❤😂🎉😢

  • @ayannitta
    @ayannitta Год назад +1

    ❤❤❤❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 Год назад +2

    Mac. Sokar ayay kutahay abalkeda wayo

  • @layloyusuf7682
    @layloyusuf7682 Год назад +2

    😂🎉❤😢😅😊

  • @aminahassan8277
    @aminahassan8277 Год назад +3

    waxaad dhigato wey ku sugasaa

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 Год назад

    Subhanalah narcissistic mother ayay ahyd

  • @Nuurashiq1272
    @Nuurashiq1272 7 месяцев назад

    Wsc wsc wsc

  • @nasroabdullahi4738
    @nasroabdullahi4738 Год назад +1

    Armey raaxo raaxo ku sug noqotaa

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv Год назад

    Markan o kale ba is dhaha mahmada dumar wa carur cagwayn show wa sax bal doqonimadeda ilmo io aabihi jcylkoda io zowj io zowjad jacaylkoda wx isu mida ama la isbarbardhigo maba ahee mxy ka maserta mac sokor qodka qodayse so kumidin dhicin yarantedi idinka jariyada u ahaa waynantedi nin ducaqaba jariyado u qbty😂

  • @israaxo0
    @israaxo0 Год назад +2

    Nacas 👎🏾👎🏾

  • @umiamiira8579
    @umiamiira8579 Год назад +1

    ❤❤❤