Qamar Suugaani, Ugbaad Aragsan iyo Shiine Culay maxa kala qabsaday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 июл 2024
  • Qamar Suugaani iyo Ugbaad Aragsan oo aan wax badan maqaaxida xaabo ahaan ugu shitay ayaan markii ugu horaysay kula kulmay Manzil, Nairobi oo xalay u shidneed.
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 36

  • @Casaanyo1
    @Casaanyo1 21 день назад +9

    Kusaliya Nabiga 《Scw ❤》

  • @amalali6668
    @amalali6668 21 день назад +7

    Ugbaad waa naagta kaliye intaan fanaan arkayey ugu dhaqanka xun qofka markanu imaam io indho xishooda laheen wa iska san

  • @user-lc5pr1ou7j
    @user-lc5pr1ou7j 20 дней назад +1

    Legende Shine Culay wad halowde niyo. From Djibouti

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 20 дней назад +1

    mashallah !!!!!!!! from saylac salaan sare dhaamaan guulaysta somali med

  • @SacdiyaAdan-qu9lp
    @SacdiyaAdan-qu9lp 21 день назад +4

    qamar iyo shadhanaa degdega rer burcaa bixiyey bente joji😂😂

  • @Cabdi_Maxamuud_Cabdi
    @Cabdi_Maxamuud_Cabdi 20 дней назад +2

    Harti waqooyi iyo Isaaq maxaa is daba dhigay? 🤔

  • @siradm
    @siradm 21 день назад +2

    Dadkan wada dhashay ee bari iyo galbeed isaga yimid, ee isku dhex jira ayaa la rabaa in la kala saaro, waa lagu daalayaa un, waxani waa wada dhalashada dadku ma oga, Soomaaliyu qowmiyado maaha ee ha laga dhamaado

  • @yahyamed5263
    @yahyamed5263 20 дней назад

    Macha allah ❤❤vous êtes vraiment agréable quand vous êtes ensemble wlhi

  • @teemwashamsi1704
    @teemwashamsi1704 20 дней назад

    Laba isku bilaabatay
    Isma Iloobaan
    Wixii ka danbeeyey
    Recording ma noqdaan.😂❤😂

  • @khadaraden3817
    @khadaraden3817 20 дней назад +1

    Shinow Qamar wareysi kaso qaad intad Nairobi jogtid😂😂

  • @shaakirxirsiwllqalon9803
    @shaakirxirsiwllqalon9803 21 день назад +1

    One fast comment

  • @siradm
    @siradm 21 день назад +1

    Astaqfirullaah, janno iyo naar kaftan maaha,.waa in la rumeeyaa iney xaq yihiin, Ilaahay swt naar laga megen laga, jannadana laga baryo

  • @user-xq8uw8sv8o
    @user-xq8uw8sv8o 21 день назад

    ❤❤❤😊😊

  • @musecige
    @musecige 20 дней назад +1

    Fihima yusuf gabadh adaag

  • @KakaKaka-ei2lf
    @KakaKaka-ei2lf 21 день назад +2

    Vaar vaaar hhhhhh Beena waas baatahay Reer burcaa bixiyay odhaahda 😂😂😂😂

    • @MohamedHassan-nv1gm
      @MohamedHassan-nv1gm 20 дней назад

      Hadalku Ma Dhibayabee Anaa Bixiyey Miyuu yidhi Mise waa Dhagahayga 😂

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 9 дней назад

    Fihiima my dumashi darwiish nolow qaali

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 21 день назад

    Mashallah 😂😂😂😂

  • @KhadarIsmaciil-ed8fr
    @KhadarIsmaciil-ed8fr 21 день назад +1

    Laandheereyaal 😮😂

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 9 дней назад

    Dad qaaliya dhamaan isuboholyobay

  • @Zaki-ilkacase
    @Zaki-ilkacase 15 дней назад

    Madaxa na furan

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 21 день назад

    Wcs

  • @nimonimco3063
    @nimonimco3063 20 дней назад

    Qamar iyo shaydaanba degdega Reer Burco ayaa bixiyey ee adigu waa sii bunbunisa un. Kalmada reer Burco lahaa

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 21 день назад +1

    Dad wada dhashay siyaasi danayste ah makala fogayn karo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amenshimbir2884
    @amenshimbir2884 21 день назад +1

    Fihiima quuje miyaa nagta maryaha cas mise anaa mooday😂😂😂

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 21 день назад

    Shiine Coley Kirshboy ayuu ahaanjirey cajiib somalia sidaas aya u danbeysey

  • @AbdirahamanHassansaalax
    @AbdirahamanHassansaalax 19 дней назад

    Inder wanu kahyena hadalkii wxa na kugu ma zamenka ro kiniya shan musa ismcila ma wca wwd walantaye dhimzho wuu baqa kaxuun lagnte qamarow hallo hallo hallo zh abo na lama hosdhigi karo qamarka hadaa qamarka hadaa qamarka

  • @user-vg9kt7up4s
    @user-vg9kt7up4s 21 день назад

    Meesha eey joogaan waa halkee? Ma Nairobi baa

  • @kawsarsalah8830
    @kawsarsalah8830 19 дней назад

    Qolkiisa Mansha alaah🥹❤️🩸🙌🏾🇧🇸👑

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 21 день назад +1

    Waba so.xajise.maxa.fusuqan.ku dhex geyey