UGBAAD ARAGSAN KU QIIROOTAY HEES LAGU TARTAMAAYAY QOFKA UGU COD MACAAN SII 50DOLLAR

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 авг 2024

Комментарии • 1,8 тыс.

  • @zizeypoi24
    @zizeypoi24 Месяц назад +916

    Inta heesta hooyo markey maqlen 😢ilmeyey😢😢😢 ismujiya😢😢😢

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Месяц назад +756

    No ex no next for me Allah is the best 😢❤🕋

    • @neima837
      @neima837 Месяц назад +5

      Cumeer big fan I love you bro machallah 💕 moi aussi

    • @user-tr7pk5qe3r
      @user-tr7pk5qe3r Месяц назад +3

      ❤❤❤🎉

    • @MarwaanXasan-jv3dw
      @MarwaanXasan-jv3dw Месяц назад +3

      DANBI WÀYE JOJI ALLAH CID LA BARBAR DHIGI KARA MA JIRO 😢

    • @Somali24.
      @Somali24. Месяц назад +2

      War Allah ex maba Laha konkaan isaga iska leh Allah ulaabo jahli inuu kuu geeyey surta gal ah

    • @inabashey8973
      @inabashey8973 Месяц назад

      @@neima837asaga mahn😂

  • @NimcoYuusuf-jz6ue
    @NimcoYuusuf-jz6ue Месяц назад +281

    Away dadkii jeclaa nabiganaga scw scw scw ❤😢😢

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Месяц назад +168

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)👍🕋❤️

  • @MaxamedCabdiqafaar
    @MaxamedCabdiqafaar Месяц назад +494

    Ugbaad way qiirootay illahay hooyoyinkeen dhamaanteen cimriga ha u dheereyo alle inagama qaado

  • @inasheikhdahir6647
    @inasheikhdahir6647 Месяц назад +143

    Hoyo markan maqlo wan ilmeya ayado ey ii noshahay alx waxana yelayo wax lala bar dhigo malaha hoyo Allah unaxaristo inta nool iyo inta dhimate hoyoyinkena❤❤❤

    • @KamalAbdulkadir-vh5gy
      @KamalAbdulkadir-vh5gy Месяц назад +2

      Wllhi sidò kaley allow hooyoyinkena naxrista siy ❤

    • @Xalimokapur12
      @Xalimokapur12 Месяц назад

      amin❤❤

    • @nuuremohamud4311
      @nuuremohamud4311 Месяц назад

      Amiin Cimriga, caafimaadka iyo cibaadada Ilaahay ha u dheerayoo, Inta dhimateyna ha u naxariisto 🥺🤲🏻.

    • @saynabmahamed569
      @saynabmahamed569 Месяц назад

      Ilaahy haku naxariisto hooyo mcn ilaahy jannaadkiisa hainagu kulmiyo hooyo mcn 23sanno hooyo la.aan ah maxaa ka xanuun bdn 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @abdinoormohamed3526
      @abdinoormohamed3526 11 часов назад

      Ameen ya rabii

  • @muusecismaan5839
    @muusecismaan5839 Месяц назад +121

    TEAM AL QURANU KAM LIKE😢😢😢

  • @Xanfreesh
    @Xanfreesh Месяц назад +184

    Heesta dhug dhuglee inta kaheshay like

  • @AbdiRhmAbdow
    @AbdiRhmAbdow Месяц назад +579

    Adunka masomarin qof kawanagsan nabige scw ❤❤❤

    • @neima837
      @neima837 Месяц назад +3

      Scw scw scw scw scw

    • @Maxamedqadar09
      @Maxamedqadar09 Месяц назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @user-zz2de3kn4i
      @user-zz2de3kn4i Месяц назад +3

      Scwscw scw scwscw

    • @Doodaye
      @Doodaye Месяц назад +2

      Scw

    • @XalwoIbrahim-pj5jc
      @XalwoIbrahim-pj5jc Месяц назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Niama-nalka.871
    @Niama-nalka.871 Месяц назад +253

    Ugu danbeyn wiil fanana ayan ka helnay team 27 maxamed cabdiqadir legend welcome

    • @Princessjey
      @Princessjey Месяц назад +5

      Heestas ya qadey ❤

    • @hodanmaxamed4789
      @hodanmaxamed4789 Месяц назад +1

      ​@@Princessjeyqadar kenyow dhug dhug ley kuqor RUclips waa hele apyo

  • @MCfilims
    @MCfilims Месяц назад +22

    Rabiyoow hooyadeey mcn aan anigu ka hor dhintaa yaa rabi 😢😊❤

    • @sofiaali8259
      @sofiaali8259 Месяц назад +1

      Labadinaba cimri dheer allah idin siiyo wll

  • @abdinuurmadeysheegow3442
    @abdinuurmadeysheegow3442 Месяц назад +56

    Walaal hal mar igula sali xabiibkeena muhamed salalahu calayhi wasalam...

  • @bileabdulkadir1
    @bileabdulkadir1 Месяц назад +144

    Inta Beri Soomi doonto alle ha u Dambi dhaafo i.a

  • @Cabdimaaalik
    @Cabdimaaalik Месяц назад +187

    iLinteyda wan ceshana wye Runti😢😭💞 Teda kale cawada an ka Faaideysano Dadkeygiyoww wa habeen qaaaLi ah Ma oktid iney markale kuso maridonto fursadan Oo kale cibabadad an ku dadalno ugu Yaran Halkan Malin ku Dadaal xogaaga DHAN iskugu Gey dhamantenaba rajada an lenahy alle hano Rumeeyo aamin aamin❤🤲😭

  • @batuulocabdulaahi9421
    @batuulocabdulaahi9421 Месяц назад +19

    Walahi run hadii lasheego waxaa uqalma guusha wiilka ugu horeeye ee heesta hooyo qaaday m.a ❤❤😢😢😊

    • @AminaSaadik
      @AminaSaadik Месяц назад

      🎉😢😢😢😢hooyomcn abowe❤❤❤

  • @ciisebarakalefaqi7174
    @ciisebarakalefaqi7174 Месяц назад +16

    Asad wllkie wllhi waxa ku riyoodey adigoo lugahaaga ku soconaayo i.a weyna kuusoo laaban doonaan 🤲

  • @zahroshanleey6847
    @zahroshanleey6847 Месяц назад +99

    Ah wiilka maskiin calooshuu nahuriyay 😢😢😢😢😢😢

  • @Umu.Amiira1494
    @Umu.Amiira1494 Месяц назад +124

    Alle haxishood o is astur xishodki dumarnimo xataa waad kagudubtee Subxaana’Allaah maalmo kheyr badan baa lagu jiraaye

    • @Gaaldile-fs6ee
      @Gaaldile-fs6ee Месяц назад +15

      Wanaga aad shegayso ilahay haka awal mariyo my sister alah bless be upon him keep going tell ever body good something

    • @user-we7bl3vw5r
      @user-we7bl3vw5r Месяц назад

      Sx

    • @Umu.Amiira1494
      @Umu.Amiira1494 Месяц назад +1

      @@Gaaldile-fs6ee
      Umadeeenu waa
      Umada ukheyrka badan umadaha Alle waxeyne darajadaas kugaarney
      Kheyrkaan isfarnaa
      Xumaantana waan iska reebnaa
      كنتم خير أمة اخرجت للناس تأمرون بالمعروف وتنهون عن المنكر …….

    • @Umu.Amiira1494
      @Umu.Amiira1494 Месяц назад

      @@Gaaldile-fs6ee
      Ameen yaa Rabbi Alle jano haynagu abaalmariyo🤲🤲🤲

  • @AliNuur-ss7hk
    @AliNuur-ss7hk Месяц назад +28

    Wiilka 2aad inta u code ysey farta taaga❤❤❤❤❤

  • @Darwaa123
    @Darwaa123 Месяц назад +10

    Maxamed c/Qaadir codkiisa kaalay iska arag team27 fanaan yesheen kabax 😅

  • @hodanmahamud383
    @hodanmahamud383 Месяц назад +102

    Wan la ilmeyey hest hooyo u qaday wilka wlahay Ilahay haw naxaristo hoyaday intay u noshahayna Ilahay haw daysto ameen ❤

    • @abdikanimahamoutabdi7257
      @abdikanimahamoutabdi7257 Месяц назад

      Anba wan la ilmeyay wlhi Alleh ha u naxariisto Hooyaday intay u nozhahyina alleh ha u daayo😢

  • @user-jp5ef7ch7j
    @user-jp5ef7ch7j Месяц назад +29

    Hooyaday mcn Wn ku jeclahaY HooYo ilahay Cimri dheer io caafimaad Ha ika SiiYo intay ka dhimayana ilahay Haw naxariisTo intay u nooshahayna ilahaY afimaad io cimri dheer Haw siiYo wllayal😭❤👸

  • @ahmedamoore810
    @ahmedamoore810 Месяц назад +9

    Mashallh hooyo way mudantahy in loo ilmeeyo ayado ka dheer wiilkas wa ila mid o hooyo waxan kala joogna 2 wadan allaha xafido dhaman hooyoyinka

  • @Maxamedmubaarik11
    @Maxamedmubaarik11 Месяц назад +10

    Illaahay labadaada labadaada iyo iyo janada haku geeyo hadaad booqato janalkayga aamiin yaa rabbi 😢😢😢😢

  • @marwaancazka8416
    @marwaancazka8416 Месяц назад +478

    Tem Asad Hajio Like 🎉

  • @Akim_1794
    @Akim_1794 Месяц назад +137

    Hooyooyinkeena Abaalkooda Lama Gudi Karee Abaal Gudkooda Jannatul Firdows Allaha Ka Dhigo Insha Allah😍😍

  • @user-ze6zx8yu1g
    @user-ze6zx8yu1g Месяц назад +4

    Asad hajio thanks wll sidad usoo dhawaysay ugbaad qalbiga kaa ogsoonay ❤❤❤

  • @MASTARMASKA
    @MASTARMASKA Месяц назад +9

    Ilaahoow hooyooyinkeenna cimri dheer iyo caafimaad sii❤❤❤🤲🤲🤲

  • @moomar4185
    @moomar4185 Месяц назад +16

    Ugbad waa package dhan Qurux,cod iyo dadbimo ,furfurnnaan iyo qalbijeceel /naxariis. Caadi maaha big fun for her is here

  • @Team_koko45
    @Team_koko45 Месяц назад +105

    Team Amiira like 👍

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 Месяц назад +16

    TEAM 27 WAAN IIDIIN JECLAHAY ❤❤
    WAXAAN IIDIIN LEEYAHY GUULEYSTA ❤️🥰💯💯

  • @a.salaamcumar1674
    @a.salaamcumar1674 Месяц назад +22

    Team 27 fanka ciyarta kadaya 😂😂😂😂🎉

    • @HAYAt_678
      @HAYAt_678 Месяц назад +1

      Kan 3xat 😩💔😭😂

  • @user-jq7cr2yk6w
    @user-jq7cr2yk6w Месяц назад +18

    Waaba ilmeyay ❤❤hooyo macaanto imiss you Allow cimri dheer iyo caafemad iyo cibaada Suban ku sii maamii

  • @HindiyoMuxumed
    @HindiyoMuxumed Месяц назад +30

    Asad wanga soo dahisay saa usugayy Lee video gaga igu danbeyn thankis bro ❤

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d Месяц назад +2

    Maxamad first person 100% u qalmaa❤

  • @abdulahiali5051
    @abdulahiali5051 Месяц назад +5

    Hooyoy ALLOW jannatul fardowso kugu bishaare🥰❤️❤️❤️

  • @user-gl6oz6pn9x
    @user-gl6oz6pn9x Месяц назад +75

    Rabiyoow Hooyadeey Mcn Iyo Aabeheey Mcn U Naxariiso Plz Iigu Soo Duceeya 😢😢😢

  • @Shaadiashacni
    @Shaadiashacni Месяц назад +56

    Wiilka dhugdhugley ayaa number one ah

  • @Marishahmed19
    @Marishahmed19 Месяц назад +1

    Wow maxamad m.a fanka kubahan adi wlhi labojeer kusoceshaday m.a❤❤🎉🎉

  • @Hanish139
    @Hanish139 Месяц назад +5

    Wooow m.a wiilka labaad amazing❤

  • @isaakbakool273
    @isaakbakool273 Месяц назад +116

    Wiilka 2aad inta u codeysey farta taaga❤❤❤

  • @khadiijaabdqadir
    @khadiijaabdqadir Месяц назад +15

    Asad mohamed apdi qadir noso badi wiilkas barnamijyada haka somuqdo❤❤❤❤

  • @mucaadahmed1381
    @mucaadahmed1381 Месяц назад +9

    Ugbaad Jaceylkaygii Baa caawa RUclips ku Casuuman ❤❤❤

  • @fosiyaomar6660
    @fosiyaomar6660 Месяц назад +1

    Mashallah wll hore uso ❤

  • @HanaMustafe-sj7iz
    @HanaMustafe-sj7iz Месяц назад +21

    Wooow wax kle lkn waad la raagtay caawa Asad sidii maan seexan adaan ku sugayey😊❤

  • @Ibrahinbile
    @Ibrahinbile Месяц назад +32

    Barnamijka wuu fican yahay lkn ugaab waa fanandena waxan jacyl inay xabadka am forteda asturto waxan waa aduun waa laga tagaya is atur wlashay waa iga talo wllnimo nolow inta nolo jirto❤

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Месяц назад

      Qof fanaan ah aya leedahay is astur walh ada daalayo 😷😷😷😜😜😜

    • @Ibrahinbile
      @Ibrahinbile Месяц назад +1

      @@Abdelrahimmohamed-jy7lp Haduu fanan yahay sow qof Muslim ah maha hanunta alle haya itee fanan aha oo hada iska dhafay fanka

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Месяц назад

      @@Ibrahinbile somali maryoley wax maqalka aya ku yer lkn qoraalka aad u qortay ayada arkemeyso 😷😷😷

    • @Ibrahinbile
      @Ibrahinbile Месяц назад +1

      @@Abdelrahimmohamed-jy7lp mobil malaha miyaa iyadu way arkaysa adiga shaqadada iska qabso dhipka ku haya maxaa weye nio dhip badnida

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Месяц назад

      @Ibrahinbile mobel weey heysata lkn ma arkeso waayo dadkaan comment aqris kuma mashquulan hade arki laheed wee ku so jawaabi laheed soma ahn 😀😀😀

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 Месяц назад +21

    Sida kaalimaha loo kalagalay inta ka fiirsaday waliba fikir keyga abwaanimo
    1- xariifka ugu horeeyay ee heesta hooyo qaaday wuu qiirooday horta lkn cod lagu qiiroodo kuma Aalin marka waa fashil lkn heesta hooyo waa top
    2- gabdhi kale ee heesta xasan Aadan samtar ineey heestay iyo inay iska hadashay waan fahmi waayay marka iyadone waa fashil
    3- wiilki qaaday heesta dhug dhugleey wuu fiicna lkn hoogaha heesta aya u ganbisay marka codkiisa wuu ficna asiga kaainta kowad kujiro
    4- kiki cabsi aya kujirtay lkn codkeeda maxu meen lkn iyaduna ha is adkeeyso
    Haye asxaabta yaan xumeeyay bal i sheega qiimeeyn teeda bal side tahay

  • @roodaapdixirsi3073
    @roodaapdixirsi3073 Месяц назад +2

    Asad weynidu ma aha cimriga ee calashan waa ugu mamuuska badan .
    Anagu waxa aanu u isticmaalna teamka qofka la maamuuso qof weyn from hargeisa Somaliland

  • @AsmitaAbdi
    @AsmitaAbdi Месяц назад +35

    Hasaliya rasuulka qofki wax iyar oo imana ku jiro qalbigisa

  • @Theson08
    @Theson08 Месяц назад +82

    Inta sugeysa wilka lawad hestisa oo tiktok qabsata iyo codkisa saran yahay like ......

  • @MilleteryGirl11
    @MilleteryGirl11 Месяц назад +2

    Allh hanoo dayo hooyo mcn😭😭😭inta hoyadod geriyotyna allh hau naxariisto 🎂🤲io dhamn intii dhimtyna allh hau naxariisto 🥺🤲

  • @KOKO_BUULE_45
    @KOKO_BUULE_45 Месяц назад +13

    Noloshada Ku Raxeyso
    Salaadana ilaali like Heyga ilowin ❤😂

  • @salwocnaasirnuur8514
    @salwocnaasirnuur8514 Месяц назад +136

    Kusali xabiibkeena muxamed scw ❤

    • @Khadarmuhumed-hs8jx
      @Khadarmuhumed-hs8jx Месяц назад +1

      Scw scw best person all the file prophets mohomed scw❤😊

    • @mariaadow9704
      @mariaadow9704 Месяц назад

      scw scw scw

    • @NimcoDayib-gz5oj
      @NimcoDayib-gz5oj Месяц назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤

    • @MohamedDHegjar
      @MohamedDHegjar Месяц назад

      صلى الله عليه وسلم

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds Месяц назад +12

    Next ceyda iyo amiiro qurux iyo legend weyn. Cumeer big fan 😂

    • @zamiira.abdi.
      @zamiira.abdi. Месяц назад

      Cumeer kooko madax burus ayuu ku turaya yaa amini karo😂😅

  • @user-iq2mm1jc3p
    @user-iq2mm1jc3p Месяц назад

    Hooyo mcn Allah haynooh xiftiyo wllo Asad xaajis ❤❤ugbaad aragsan hooyo qapi jilicsan wllhy ❤ ugbaad aragsan aduunkan ugu jecelhy Asad sidookel wllo wllhy ihlintaan ceshankariyayeyyy asadw❤❤❤❤

  • @HoodoAbdinour
    @HoodoAbdinour Месяц назад +8

    Masha allah wiilku dhiiranan iyo
    Dhisnan faneedbuu leyahay
    Dhugdhuglay wuu ka baxsadag
    Cod
    Dhiranan
    Iyo siduu maga u heesto
    Cajiib hore usoco

  • @fowziyomaxamed9109
    @fowziyomaxamed9109 Месяц назад +31

    Allah is one 😢❤☝️

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 Месяц назад +24

    kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw scw ❤❤❤❤

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Месяц назад

    Manshaallaah Asad Yare Hore U Soco ❤❤❤❤ Ugaas Salaan Sare

  • @abshircarab18
    @abshircarab18 Месяц назад

    Maxamed cabdulqaadir waa fannaan ee fanka ha iska xaadiriyo ciid Mubarak asxaabta salaama❤

  • @umulkhermahamed1431
    @umulkhermahamed1431 Месяц назад +39

    Secml hee asad Meqa sac sugeyni yaa alla alla 😢😮😊

  • @user-db3mt7xv3t
    @user-db3mt7xv3t Месяц назад +71

    Amira qurux
    markii ay tirisay 100,200k,300k,500k waan la ooyay waxaan fahmay in ay nolol adag haysato sidoo kale ilmo 😢.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud Месяц назад

    Waaw Mahamed Sida Tahey Ayuu U Dhigey Waa Fanaan Cajiib Ah

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc Месяц назад

    Yes wlhi lisma hagro maxamed qadar waye masha Allah Ani maxamed Aya silahay ano fanka wax ka aqoniin Aya fahmay Hambalyo maxamed

  • @user-fv4vh2up5v
    @user-fv4vh2up5v Месяц назад +26

    Asad hajiyo ilahay hano ka dayo. Abooowe king cida iyo amiirana hanbaliyada iga gaadhsii🎉😊

  • @mariaadow9704
    @mariaadow9704 Месяц назад +35

    kusali xabiibkeena muxamed scw scw❤❤❤

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 Месяц назад +1

    Pls part 2 😂😂 waawaynkii keen Koko , Amira kuwaas ha heesaan

  • @Nimconuurakp7ip
    @Nimconuurakp7ip Месяц назад +11

    Dhamaan way cod mcn yihiin Lakin wiilkaas sida fanaannita uheesay masha allah

  • @sweetyhotho2425
    @sweetyhotho2425 Месяц назад +11

    Cawa saaid uso daahday balse Alhamdulilah hda ado nabad qabo noso dhigtay wliba xili dambe anaga darten mahad sanid 😊 xaqal ciidki layska raba asadow hda nahy reer comment 😂 wa iska kaftamaya wlalka😊❤

    • @user-qr6gr3gd3w
      @user-qr6gr3gd3w Месяц назад +2

      War kaftan ma jiree asadoow waalagaa rabaa 😂

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Месяц назад +17

    ‏‎الله اكبر الله اكبر الله اكبر لا اله إلا الله. الله اكبر الله اكبر ولله الحمد. الله اكبر كبيرا والحمدلله كثيرا وسبحان الله بكرة وأصيلا وصل الله على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه وسلم تسليما كثيرا🤍

  • @user-lq4oy4rm8n
    @user-lq4oy4rm8n Месяц назад +4

    daljir abowe mcn guul marwalibah🎉❤

  • @user-zk2th7tf6p
    @user-zk2th7tf6p Месяц назад

    Masha Alĺaah Allow hooyooyinkeen Cimriga Cafimadka Cuudka Cibaadada ubarakeeyy aaamiin aamiin dhaha walalayaaal❤❤❤❤

  • @aslicumarabuukar5698
    @aslicumarabuukar5698 Месяц назад +19

    Asad hdn kusodhihi raby maxakugu dhacy waa sodahday cwa one like team 27

  • @haniihm
    @haniihm Месяц назад +34

    Kiki magaceeda labaad mastar kala dhiman waqti kasto waa haaf😂😂😂😂😂Fanaanka Mohamed c/qaadir caadi mahan amazing 🎉

    • @Fatuush11
      @Fatuush11 Месяц назад +1

      😂😂😂

    • @Suzyuser-gs9cm2vx2i
      @Suzyuser-gs9cm2vx2i Месяц назад

      Kowsar lee moohoo😂

    • @haniihm
      @haniihm Месяц назад +1

      @@Suzyuser-gs9cm2vx2i koko kowsar Lama dhaho miyaa inta mare lacg qaadtane waa aragty 🤣🤣🤣

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 Месяц назад +1

    Ugbaaad wan tageera wlhi from hogya fanka🎉❤ asad ugbaad no keen barnamujkan welipa heesta hooyo wan la ilmeeyay wlhi😢

  • @kobciyechannel6561
    @kobciyechannel6561 Месяц назад

    Maxamed c.qaadir walaahi ma.ogi qofkii loocodeydoono 🙏 i aaminay😊

  • @Khadarmuhumed-hs8jx
    @Khadarmuhumed-hs8jx Месяц назад +70

    KUSALI NABIGEENI MUHAMED❤ SCW SCW

  • @Shamnaz608
    @Shamnaz608 Месяц назад +15

    Wan ilmeyey wlh😭😭 Alle hoyoyinkena hano dayo❤

  • @batuulocabdulaahi9421
    @batuulocabdulaahi9421 Месяц назад +3

    Welcome to Malaysia ugbaad aragsan 😮😊❤

  • @user-to2mz3xw1l
    @user-to2mz3xw1l Месяц назад +3

    Number 3 wa top codkiiza m.a❤❤❤

  • @abdifatahsalan
    @abdifatahsalan Месяц назад +33

    Ugbaad is the best ❤

  • @MySHIHAM
    @MySHIHAM Месяц назад +20

    😢ala hooyo macan 😭allah janada ku geey

  • @Mii94.
    @Mii94. Месяц назад +3

    Say ugbad ugu dhamystirty is another level 😮😂 10:53

  • @Khalidkasim860
    @Khalidkasim860 Месяц назад +2

    Ugbaad waan kusalaamay from landers ❤

  • @IbrahimHussein356
    @IbrahimHussein356 Месяц назад +6

    heesta hooyo mcne waa xasuus markii aan maqlo m.a hoyo mcne allah u daayo 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🫶🫶❤️❤️❤️❤️❤️💚💚❤️❤️❤️🤲🤲🫶🫶🫣💙👌👌

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 Месяц назад +7

    Muqalka socda so qore best voice Mohamed khayre❤😮

  • @kheriyamohamud4517
    @kheriyamohamud4517 Месяц назад

    Hooyo macaan ilaahy cimriga iyo cafimaadka haku dheereyo mamo macaan ilaahy intay ka dhimaday ilaahy qalbiga huqabjiyo ❤❤❤❤❤Alhuma aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲 ♥️ ♥️ ♥️ ♥️

  • @user-pr2nv9xn2k
    @user-pr2nv9xn2k Месяц назад

    ALLE HAY NOO DAAYOH HOOYO MCN WAA JANADIIYE🤲🥺❤️ Asad hajio The best youtuber Keep going my prother🫡🥰👑

  • @XamseNiino
    @XamseNiino Месяц назад +82

    Team king ceyda amiira macalimow salax one like❤🎉

  • @user-pc6zg8if3w
    @user-pc6zg8if3w Месяц назад +19

    Waa ilmeeyey hoyo mcn Allah no daayo

  • @ustaadkadadkahore2089
    @ustaadkadadkahore2089 Месяц назад +2

    waaaw waa codsi barnamishkaan waan ka helay hala wado

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn Месяц назад +2

    😢ilhow ii daa hooyaday mcn io ababahy ba aduunkan ugu jeclhye ❤io dhamn walidkoo dhanba❤

  • @kawsarshuuke2659
    @kawsarshuuke2659 Месяц назад +26

    Team million qurux one like 👍

  • @QureshoIsmaciil
    @QureshoIsmaciil Месяц назад +1

    Marwalba maxamedaa ugu fiicnaaa the first

  • @user-te1lh3fm8w
    @user-te1lh3fm8w Месяц назад +1

    Wlhi waan la ilmeeyay hooyo mcn adun iyo aakhiro wax ku dhibo kuma tuso❤

  • @user-kj1jt3si9f
    @user-kj1jt3si9f Месяц назад +22

    Asadow inankaasii codkiisa waa macan yahay wllhi mar labaad ku ceshtay wllhi❤ m.a

  • @boqorkaxafadaa9914
    @boqorkaxafadaa9914 Месяц назад +3

    Part 2 Koko,Amira,ceyda and cumeeer please

  • @UbaxOmar-lm7uj
    @UbaxOmar-lm7uj Месяц назад +2

    Walhi anigun waan ilamayey😢😢😢 hooyo allah no dhowro

  • @Qaniabukar
    @Qaniabukar Месяц назад

    Inta u da best u saar Willka marga ka baxeeso ama marga so galeeso iyo codka fanaanada weyn wooow

  • @NasraMaxamed-zv9mb
    @NasraMaxamed-zv9mb Месяц назад +13

    No ex no next for me Alllhlah the best 🎉🎉🎉❤❤❤❤😢😢