Kiisaska Madaniga iyo Habraaca Loo Maro | Ustaad Cabdullaahi Sheekh Aadan
HTML-код
- Опубликовано: 5 фев 2025
- #TusmadaSharciga #KiisMadani #Caddaalad #MULCC #Wac2233
Barnaamijka Tusmada Sharciga qeybtiisan waxaa lagu faaqidayaa "Kiisaska Madaniga iyo Habraacooda". Waxaa marti inoogu ah qeybtan khabiirka dhanka sharciga iyo qaanuunka Ustaad Cabdullaahi Sheekh Aadan, oo gorfeyn doona fahanka kiis madani ah, noocyada uu u kala baxo, cidda qaabilsan qaadista dacwadaheeeda iyo habraaca guud ee loo maro.
Daawasho wacan.
/ moguniverlcc
/ moguniverlcc
Mshhlh
Su,aalo muhiim ahi kuma jiraan
Good
Lkn u aashii gabadhu weydiisay oo ahayd ciqaabta iyo madaniga keebaa la hormarinayaa
Mshllh
ustad
Aad baad u mahadsantay
M.a
Labada dhinac ee kiis madani garqaadka maxkamad uhor fadhiya maxaa la idhaahda
Qareeno ama loyer ama abuukate
@@RashiidaRaaxo maya walaal, waxaan u jeeda labada qof ee khilaafku u dhexeeyo
La dacweeye iyo dacweesane.@@Ianamus
Dhulka la,isku qabto lahaan shashiisa tusaale dhan 100.000 dolar dedmo ma gali kartaa
Lkn horta buuga xeerka habka madaniga ee Soomaaliya iyo somalilland ma isku mid baa anaku waxaa ku yaala in ajanabigu wuxuu galo ay qaadayso kiiskiisa maxkamada racfaanku ninkana siduu dhahy waxa loo eegaya qiimaha ama awooda kiiska
Anuu waxaan uhaysatay in somaliya iyo Somaliland ay isku mid ka yihiin xeerka habka madaniga iyo xeerka ciqaabta guud
Adaba ma khabiirka ayaa khaldamay mise waaba siaa un🤔🤔
Haa waa iskumid xeerka habka ciqaabta Somalia iyo Somaliland labada waxaa kuqoran xeerka habka ciqaabta somalia.
Xeerka habka maddaniguna waa sidaas iyo silamida uun.
Waxaa lasameeyay xerkan 1930 waxaana samaystay itali somaliyana waxaa lakeenay kolkii ay qaadatay xornimada.
Jamacada ninkaan Course danbe yay nooga dhiibin
Ninkee waa ninkaan😊