Saliida timirta sida timaha logu dhereyo io suniyaha balasha indhaha timo dhedher o badan o cafimad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 75

  • @ubaxabshir651
    @ubaxabshir651 Год назад +3

    Faiza abayo qayr Allaha kusiiyo waa xilimaqriba waxayna kamid tahy xiliya ducoyinka oo aqbali ogyahy siniyada kugu duceeyey Abal bankaga haya waxkasto ankabrty oo faido ileh Allaha ku abaal mariyo abayo mcn🤲

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад +1

      Amiin abayo ad kaga mahad celinaya jazakallah alif kheer ❤❤

    • @cccvbnmmmm1653
      @cccvbnmmmm1653 Год назад

      asc faisa abayo waadmahsantahay

  • @ZaalimBashiiraliali
    @ZaalimBashiiraliali Год назад

    Alaah ha ku xifdiyo abaayo caruurtana alaah ha kuu xifdiyo

  • @HamdiMaxamud-tl5rt
    @HamdiMaxamud-tl5rt Год назад

    Mashall Allaah walashay Qaali faiso Khair badan alpha ku siiyo wa noo faidaysay ani

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 Год назад

    MashaAllah abayo wax badan ka faiday jazakallah kheir ♥️♥️♥️♥️

  • @AminoCali-ki5ix
    @AminoCali-ki5ix 5 месяцев назад

    Masha Allah

  • @mahadmaxamed8424
    @mahadmaxamed8424 8 месяцев назад

    Wlhi m.a Wan isticmaley balasha hindhaha caadi maahan is isbuuc dhaxdeda iga sobaxdey alxamdulillaah kaideysta gabdhow❤❤

  • @monayousuf402
    @monayousuf402 Год назад

    Mansha Allah qali Allah haku barakeeyo adiga iyo Familigaga wax bad ban ka faaiiday jazakallahu khayr xbbti 🤲🤲💋❤️❤️🥰👑😍

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 Год назад +1

    Masha Allah Allah ku xafido inshallah

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 Год назад

    MashaAllah abayo mahadsanid 👍🏼😍🥰😘♥️

  • @shukriyusufnor9214
    @shukriyusufnor9214 Год назад

    Abaayo qyr allha ku siyo cilmiga allha kuu ziyaadiyo ee gbr 4sana wax yar ugu dhimantahy maloo marin kara

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      Haa abyo afar sano wa lo marin kara

    • @somalimaxamed-f7z
      @somalimaxamed-f7z 8 месяцев назад

      Abyo mcnto ajar alla hagu siyo waa bil.shacbane salid saytun ama salid caadi ah maku qasan kara xbbti ​@@Faizasworldbeauty

  • @fardowsahassan6685
    @fardowsahassan6685 Год назад

    Khayr Allah ha ku siyo xappti waa tijabina I.a

  • @raxmaali7845
    @raxmaali7845 Год назад

    Xbbti salid timha dheryso iso sameh soomalilnd ayn jogye iso dhib qali

  • @hanamaxamed8792
    @hanamaxamed8792 Год назад

    Wll qaliyey kawaran timaha ayaa iga go aya oo qalaf iga noqday saliida timirta laga samey ma iga bii naysa takale wll karemada timiha kuwee ugu fiican❤

  • @yasminjamac5495
    @yasminjamac5495 Год назад

    MashaAllah wllo mahadsanid 😍🥰♥️

  • @ayanahmedxuuki7080
    @ayanahmedxuuki7080 Год назад

    M.allh abyo gacntada allh ku barakeyo

  • @DeeqaCismaan-ti7lu
    @DeeqaCismaan-ti7lu 5 месяцев назад

    ❤❤ mansha alla wad mahad santay wlshy ❤❤❤❤

  • @HanaAhmed-mo8oz
    @HanaAhmed-mo8oz 4 месяца назад

    Masha allh xabbti❤🎉

  • @hamdacumar6476
    @hamdacumar6476 Год назад

    Abayo faiza jilcisada iyo saliida mask iyo kalarka bunika tinta ma isku isticmali karaa isbucii hal mar

  • @XilkasAxmed-q8r
    @XilkasAxmed-q8r Месяц назад

    Abaayo saliid timaha aan laga dhaqeen noo soo gali

  • @mohamedibraahim6531
    @mohamedibraahim6531 Год назад +1

    Asc xbbti waxaad noosoo galisaa timaha jilcisada lagadaayey wax ufiican

    • @nasteexamahdi3584
      @nasteexamahdi3584 Год назад

      Abwe anaa iska dayay jilcise wixii i cawiyay waxaa waye vasaline ina wil tahy filaa habenkii marso abewe waa ka faidee i.a inaa intaas abaal ika hesaa filaa

  • @fatushahawaay3860
    @fatushahawaay3860 Год назад

    Masha allah macalimadeyda allah haku dhoro

  • @najmanajma-by6yc
    @najmanajma-by6yc Год назад

    Maan shlaa

  • @muniiroxuseen
    @muniiroxuseen Год назад

    Abayo mcnto gabar yar 4 jir aya timaha iga dadanaayaan qafif saaid eh waaye maxan sameeyaa jwb

  • @khadrasharif3633
    @khadrasharif3633 Год назад

    Maansh Allah tabarakallah

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Год назад

    Masha Allah abyo ❤️❤️🥰🥰

  • @SakiAbdullahi
    @SakiAbdullahi 3 месяца назад

    Isoo qabo baayi saliida rabaa

  • @hanamaxamed8792
    @hanamaxamed8792 Год назад

    ❤wll wad mahadsantahay

  • @baarliinxuseen5559
    @baarliinxuseen5559 Год назад

    Fa is abaayo calaamada thyrodka ma kasoo hadli karaa adoo raali Intay yihiin

  • @istarosmanisse247
    @istarosmanisse247 Год назад

    Faiza abyo Noor cream wajiga saliida leh mala Marin karaa wax sameen miyuu leeyahy?😘👍

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад +1

      Xbbti creamkas ma isticmalin creamka korkisa ka aqri wa lagu qora hadi logu talagalay wajiga salida leh io wajiga qalelka

  • @najmahassanmohamed7427
    @najmahassanmohamed7427 Год назад +1

    Salida saytuunka xasasiyad ayan ku ahay maxan ku badalan kara abayo

    • @najmahassanmohamed7427
      @najmahassanmohamed7427 Год назад

      Timaha xoga wajiga ka sigtay dib ma igu so celinesa ma iso baxayan abayo ad ayad umahadsantahay abalkada jano alaha kaga dhigo 🤲🤲🤲🤲

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      @@najmahassanmohamed7427haa si toos u isticmal ku masajee tintane hore u so shanle marka shanleynesid

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      Saliid qumbo wa ku badalan karta xata saliida cuntada wa u isticmali karta

  • @qadramohamed326
    @qadramohamed326 Год назад

    Mashallaha

  • @umumaajidmaajid6080
    @umumaajidmaajid6080 Год назад

    Abayo faaiso gabdho waxan dhaley 3 ah mid waa 8 jir midne 5 jir midne waa 4 jir abayo waxan u mariyo qaleyl bey ka qaadan agoolne waan ka bixin waayey qal iyo liin waan u isticmaaley hal mida tiimaha aad u jilcan yihiin labada kale waa caadi abyo siden yela ma baxayan rif rif iyaga dhan

    • @umumaajidmaajid6080
      @umumaajidmaajid6080 Год назад

      Abyo hal shey on u laasimo wax badane aan ka sameysnen hadad igu caawin karto please jwb

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      Saliida qumbaha jogto ugu mari abyo maskatka brotinkana u mari

  • @naimaabdirahmanmacow7625
    @naimaabdirahmanmacow7625 Год назад

    Maashaallaah uqtii

  • @ummusuheyla3203
    @ummusuheyla3203 Год назад

    Faisa jasakuma lah qeyr abyo waxan leyahy tima bor bor ah wax imadowyo isheg

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад

      Saliidan isticmal abyo timaha wa madobeysa jilecna wa kaga dhige

    • @ummusuheyla3203
      @ummusuheyla3203 Год назад

      @@Faizasworldbeauty haye qali shugran

  • @hodanyusuf4172
    @hodanyusuf4172 6 месяцев назад

    Malagu dayn karaa timaha sida saliida caadiga ah oo kale

  • @xuriyatmatbakhfaiza2625
    @xuriyatmatbakhfaiza2625 Год назад

    Waw wan ogahay waxtarkeda carabta aad iyo aad ayey u isticmalan gacanta ayey isku hayan tii wayel xata yacni anaga camal ma ahan hada ufirso laba bari markey isticmalan wey kacajisayan waxyabaha dabiciga ah walawada mel dhow loguma haro waxtarkisa sat u ogatit. Hori usoco xabibtii watdadalesa shukran 👌🏻💯👍🏻👍🏻👍🏻

  • @zamzamzamzamdaher2159
    @zamzamzamzamdaher2159 Год назад

    Mashall Allah 🥰😍💖❤

  • @FarxiyoXasankhaliif-wi7zp
    @FarxiyoXasankhaliif-wi7zp Год назад

  • @maayazeat7202
    @maayazeat7202 Год назад

    Abaayo waxad inoso sameysa videoyo lagaga hor tagi karo tinta daadaneysa 👸🏻❤️

  • @hafsoupdi670
    @hafsoupdi670 Год назад

    Hawo saliida qumbaha ma isticmali karaa qeybta suniya

  • @wbaxaxmed7974
    @wbaxaxmed7974 Год назад

    MashaAllah tabarakallah

  • @IsradhemanDhemaan
    @IsradhemanDhemaan 6 месяцев назад

    😂

  • @maryaqurux
    @maryaqurux Год назад

    M.a jilciso ii marsaan ma marsaan karaa iso jawab

  • @nastexocumar1468
    @nastexocumar1468 Год назад

    Abaayo salida cidara mey ufcn tahy

  • @rumaanahmed4359
    @rumaanahmed4359 Год назад

    Timirta lafteda sow ma adka maxa ku shida

  • @maryaqurux
    @maryaqurux Год назад

    Timaha habeen walbo hada mariiyo dhib meey ledahaay

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  Год назад +1

      Haben walbo ma logu talagelin timaha mask loga dhiga isbuci laba mar

    • @maryaqurux
      @maryaqurux Год назад

      @@Faizasworldbeauty mahadsanid