DAAWO SIDA LOGA DHALIYO QUMBAHA SALID

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 186

  • @aaminamaxamed6601
    @aaminamaxamed6601 Месяц назад +1

    Masha allah gacantada allah hakubarakeyo xabibti wasamesty kaaley arek iigu sobaxday masha allah mahadsanid

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin 7 месяцев назад +1

    Waaaawareey masha allah wallhi so so so fantastic waye 😮❤💯💯💯

  • @NimaAbdiAli
    @NimaAbdiAli 5 месяцев назад

    Masha allah abayo wax badan ka faiday thnk you❤

  • @Dr.Muhiyidin
    @Dr.Muhiyidin 7 месяцев назад

    Guul badn ku rajeyna Hoyo macan ❤️🙏 kole sidey ila tahy hoyo aa tahay awlada allaha ku barakeyo insh allah 🤲🤲🤲

  • @maryanabdulqaadir2140
    @maryanabdulqaadir2140 4 года назад +1

    Masha Allah wan ka helay gacanta Allah haku barakeeyo

  • @addowilyaasali4202
    @addowilyaasali4202 7 лет назад +3

    Maasha allaah shikri muqaalkaaga iyo dhaqankaaga waa isleeyahay maasha alaa runtii maama jirta ayaa tahay sister

    • @faaycadeyjana7215
      @faaycadeyjana7215 7 лет назад

      Asc abaayo Salida waan arakaya maraka kareenka siidee loogadhiga coconut ka a soo fadhiyo

  • @nbilal618
    @nbilal618 7 лет назад +2

    mashaaAllah thanks abaayo I love coconut 💕💕💕

  • @ardoadam4064
    @ardoadam4064 4 года назад

    Masha allah. Jazakalah .sida creamka looga sameeyo noosoogali adoo mahadsan

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 2 года назад

    Asc Shugri wall maad galoofis maad xiritid.taas ayaa kacaafimaad badan. Jzk QYRAN,

  • @maryammohamed3034
    @maryammohamed3034 5 лет назад +2

    Reer kismaayo hadii aan nahay qumbo saaid ayaan u isticmaalnaa anyway thanks abaayo

  • @hubihaji2358
    @hubihaji2358 7 лет назад

    gabadhaan nimcaysatay xageey joogtaa mansha allah she is very luki saliida qunbaha oo lasameeynaayo wali ma arag waa ii kow. wallaahi anaa u baahan waa kuu imaana shukri xageed joogtaa. saliida ii soo dhiib please
    mansha Allah guulayso sister

  • @bile-25
    @bile-25 4 месяца назад

    Muuqaalka 7 sano ka hor ah hadana sidan u faaiidada badan waa mid cajiib ah💯

  • @lulunor7284
    @lulunor7284 7 лет назад

    Mnsh'llh tabàràkalah abyoy khyr dhamantiis Allaha hagu siyo wax badan aya kafaidaystay sharafy waxa ishegtaa jumbaha saan marka ushiido isla marka soloma badaLi karo salid mise waa in wax badan lasugo thnks jwb

  • @maidaali7196
    @maidaali7196 7 лет назад

    Masha allah isma laheen sidaas ayaa loga dhalin karaaa qombaha saliid Shukran abayo

  • @lvorkidea2005
    @lvorkidea2005 7 лет назад +26

    6 xabo intaa oo saliid hadii kasoo baxday yaaba u xiisa sameyskiisa waaba qumbe faqri ah

  • @fatimamohamud9793
    @fatimamohamud9793 7 лет назад

    Maasha alaah anaga waatijaabinay waana kaa faaideysane shukran abaayo

  • @faraxdiiriye784
    @faraxdiiriye784 3 года назад

    Manashalaah ilaahayo kuxifati xbbti shugaran

  • @amaalaadan3313
    @amaalaadan3313 6 лет назад

    Masha allah walalo allah ku barakeyo gacantaada

  • @seynabcise8639
    @seynabcise8639 7 лет назад

    Masha allh abyo thanks wxa kle no so galisaa sida losameeyo salid xulbada ado mahadsan

  • @luulcabdi2876
    @luulcabdi2876 4 года назад

    Maashaa allaah shukri mixed call allaha ku xafido aammiin aammiin aammiin

  • @faadumoaweys1085
    @faadumoaweys1085 2 года назад

    m.a allh kubarakeyo gacmahaga

  • @SaynabMaxamed-x9s
    @SaynabMaxamed-x9s Год назад

    Masha Allah

  • @hamdamuhudiin5306
    @hamdamuhudiin5306 5 лет назад

    mashaa allaaah dadku waa iskudad balse kaladuwan ilaah ilya af buna adan haka haayo abaayo wlhi waan ladhacay weynii anfacee insha allaaah waan sameysanaa saan urababa wax asli ah mamaleysankartid thnsk shugri

  • @princessnawaalilovemymomba9597
    @princessnawaalilovemymomba9597 7 лет назад

    Masha allaah abyo thnks sida aa nogu fa idaysay aqontada marlabaad shugran

  • @dusamareebdawoo9818
    @dusamareebdawoo9818 7 лет назад

    shukri abayo biya markad habenki ladigtith cream aya subagaa kadalisay somaajaan.biya ath kamirtay creamka sadyeshay pliz

  • @ubahabdullahi1319
    @ubahabdullahi1319 5 лет назад

    Masha allah xabibti ajer allaha kusiyo

  • @diyaoro9561
    @diyaoro9561 7 лет назад +1

    quruxey qaliyey Masha Allah illah ha Ku dayo

  • @fadhafadha7238
    @fadhafadha7238 2 года назад

    Asc abaayo xagee laga helaa qubaha

  • @caawiye114
    @caawiye114 6 лет назад

    masha allh wa balan biiri ayan sameyna insha allh thankz sis

  • @mustaphabdullahimohamed158
    @mustaphabdullahimohamed158 3 месяца назад

    m.a hadda ayaan daawaday waa7yrs ka hor waaba cajiib

  • @samnaasamnaa6325
    @samnaasamnaa6325 7 лет назад

    masha allaah abayo jazakallaah kheyr xbbti castor oil si dabiici oo lo samesan karo no so gali

  • @halimaabshiro8251
    @halimaabshiro8251 7 лет назад

    Mashanallah my sister may allah bless you

  • @jamanakailopper4178
    @jamanakailopper4178 7 лет назад

    aslaama caleykum wr wb shukri caddeey walaahi qof wax qabadleh ayaa tahay noolow bungaxwo duboow waa ka baxday haddana qumba jejebiyow aa gashay gacan aan kuu taagay illaahey haku xafido.........

  • @MERA__GHAR
    @MERA__GHAR 7 лет назад

    masha allah cadimahan gacmahada illahey hakubarakeyo abayo khumbaha islii xageloga gada mahatsanid

  • @fadumonuunow8050
    @fadumonuunow8050 3 года назад +1

    Maashaa Allah

  • @mohamedabdimoalim1669
    @mohamedabdimoalim1669 4 года назад

    Thanks Waxaa tahay Halyeeyad Garab weyday Horay usoco wax soosaarka Dalka Badi

  • @batulabarekitchen8330
    @batulabarekitchen8330 7 лет назад +1

    oh how are you doing this old is good how you did is like

  • @fadhafadha7238
    @fadhafadha7238 2 года назад

    Abaayo xagee laga helaa qumbaha adigo mahadsen

  • @maaidoabdirahman8772
    @maaidoabdirahman8772 7 лет назад

    Mashallah jasakalahu khayr walashey

  • @munaabdulkadir5555
    @munaabdulkadir5555 7 лет назад

    Abaayo masha allah waan ku faraxsahy in aan ku arko

  • @mulkehussein6192
    @mulkehussein6192 7 лет назад +1

    Masha Allah. 😍😍👌

  • @nabiihayusuf5602
    @nabiihayusuf5602 7 лет назад +4

    mashaa allaah shukri meeqo maalin ayuu fariijka kujiraa sharafey

  • @xamdamaxamedaxmed5874
    @xamdamaxamedaxmed5874 7 лет назад

    maashaallah jazaakallah khayr walashay

  • @ramlaosma9561
    @ramlaosma9561 6 лет назад

    Masha allah wkehely

  • @ilhaancadeey
    @ilhaancadeey 7 лет назад +1

    masha allaah abyo lkn waaa hoowl bdn malin hadan isku dhibo mar dnbe dib ugum xisyo lkn abyo shukran

  • @mire31ibraahim12
    @mire31ibraahim12 4 года назад

    Shukran walal shuran

  • @shukrimasala
    @shukrimasala  7 лет назад +15

    hal malin filinjerka malinti xigtay bananka ayu yilay walabo malin

    • @farhiaabdi101
      @farhiaabdi101 7 лет назад

      shukri masala ABAAYO shugriyey maxanadifiya winiga

    • @samiirocadeycabdiraxman1302
      @samiirocadeycabdiraxman1302 7 лет назад +3

      shukri masala hhhhh korbaan wxn ka arkay daawo sida loo dhaliyo
      waanba yaabi gaaray maantay shukri ari may dhalin rabtaa an is iri tlhi

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 7 лет назад +1

      shukri masala maasha allaah ,aad BAA looga faaideystey baarakallaahu fiika shukria

    • @maryanmohamed9514
      @maryanmohamed9514 7 лет назад +2

      shukri masala asc abayo qaali waxaan kaa codsana ino soo gali wax lagu cayilo insha allah aad ayn ugu baahanahy insha allah

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 7 лет назад +1

      Maryan Mohamed maryan waa IgA qlslisey dadka dhan wax lagu caatobo Bay raadinayaan,adiguna wax lagu cayilo, waxan aqaan gabar daawo lagu cayilo raadin jirtay,hadana cayilkii wax ka dejiya BAA la waayey xanuuna way ka qaaday ,,waan kula talinaya wax fiican baad haysataaye xafido, cayilku waa iska imaane.

  • @farxiyakhalif1774
    @farxiyakhalif1774 7 лет назад

    mansha allah allaha xoogaaga haku barakreyo

  • @mrmtwesi7859
    @mrmtwesi7859 5 лет назад

    maashaa allaah ajar allaah kaasiiyo

  • @faadmamohamed7291
    @faadmamohamed7291 7 лет назад

    shukri abaayo aad ayaad u mahadsantahy lkn howsha aad qabatay iyo saliida aad soo saartay keebaa badan?

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 7 лет назад +2

      Faadma Mohamed abaaye waa hal xabo qumbo waxay heshay saliid aan wax kiimiko ah KU jirin waa organic sax ah, wax aandhib Loo marin dhayal laguma helo,biyaha, iyo gufur kaba waa la isticmalii kara.

  • @jijahaji7985
    @jijahaji7985 7 лет назад

    masha allah shugran xabiibti qer ilahey akusiiyo

  • @nimcoloxos6158
    @nimcoloxos6158 7 лет назад +6

    hadaan daris kula ahaan lahaa biyaha qunbaha ayaa kasodonalahaa daawo waye abaayo haiskadadinin

    • @yasminfarah9140
      @yasminfarah9140 7 лет назад

      Abdullahi Roble manshaa allah walaalkay waa runtaa eese biyaha qumbaha intaanad cabin kahor waa inaad sifiican iskagafiirisaa in ay qashin leeyihiin iyo inay saafiyihiin.

    • @fawsiaali3948
      @fawsiaali3948 5 лет назад

      Mashalaha Abayo masanid

  • @bushradeqsan7234
    @bushradeqsan7234 7 лет назад

    mash allah wll shukri jazaka allah khair wn kaifadaynaey

  • @salmasweety7297
    @salmasweety7297 7 лет назад

    Asc abayo waad mahadsanthy qali lkn qunbaha mala hooli kaaro jar jarkisa WA adagyahay hada holo kawaran

  • @iskufilan3960
    @iskufilan3960 5 лет назад

    Cuntada malagu karkaraa xabiibti?iisoo jawab

  • @yaasiincabdule1714
    @yaasiincabdule1714 7 лет назад

    asc walaal saliidaas wax ma lagu cuni karaa ?

  • @umuaxlaam2230
    @umuaxlaam2230 7 лет назад +4

    masha aalh

    • @nurahassan1171
      @nurahassan1171 7 лет назад

      umu abuu
      Abayo meeqa qunbo ayaa intaasi oo saliid ah ka soo baxday

  • @ayaannour6021
    @ayaannour6021 7 лет назад

    masha-allah shukri waxan rabaa in xinna aad uu iigu gudooto ka soo talli

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif7758 5 лет назад +1

    salidiisa xagee u fecantahay ma in jirka la marsado masa in timaha la mar sado masa in cuntada lugu darsado bal faaidadiisa nososheg mcnto

  • @nimcoahmed2900
    @nimcoahmed2900 7 лет назад +1

    howl waaye, abaayo is not easy at all!!!

  • @shaturabintumuhaydiinnurka4318
    @shaturabintumuhaydiinnurka4318 7 лет назад +1

    masha allaah qali

  • @umuyahya3819
    @umuyahya3819 7 лет назад +1

    maasha allah howl badanaa oo yara wixii ka soo baxay

  • @timkristiansson1880
    @timkristiansson1880 7 лет назад

    maasha allaah waaba sida caanaha burcadka looga bixiyo oo kale illaahay amrkii

    • @samsamcabdidhuxul6253
      @samsamcabdidhuxul6253 5 лет назад

      Mahad sanid abaayo aad ayaan bahii ogu qabay inan barato saliid qinbah sida lo sameeyo jizaa kalaha waan ka fa ideysan donaa isla manat

  • @fatmahsheekh4772
    @fatmahsheekh4772 7 лет назад

    waa shaqo adag jizaaka laah qayr

  • @bishaarofiidsechannel9869
    @bishaarofiidsechannel9869 2 года назад

    Subag nafaqo ma Laga sameyn kara

  • @mammitomuha820
    @mammitomuha820 7 лет назад

    Ma shaa Allah abayo shukran

  • @haliimacadey6795
    @haliimacadey6795 4 года назад

    Masha allh abyo

  • @amuuncabaas210
    @amuuncabaas210 7 лет назад +1

    shukri masha allaah abaayo jizakalaha kheeran

  • @marwoahmed8712
    @marwoahmed8712 7 лет назад

    kkkkkkkk qumbo sida looga dhaliyo. ciwankan ku qoran cumbadhalaaya ma Arko anigu axaa khaldan qumbo muyuu dhalaa

  • @shukriabshi3677
    @shukriabshi3677 7 лет назад +1

    asc qaalisharaf biyihiisa ma ku shiiday marka hore aad kamiirtay

  • @roodaali7302
    @roodaali7302 7 лет назад

    Asc Abaayo bariski shiidna nosogeli

  • @yasinahmed2174
    @yasinahmed2174 7 лет назад

    walaaleey kamerada khof kuu khabto maad raadsatid nuuxnuuxsigeeda madaxaa igu wareeray

  • @hafsaahmed4184
    @hafsaahmed4184 7 лет назад

    masha allah abayo salida qumbha rixadeda an necvahay markey san ucusubtahay riixu mey ledahay adigu iga rali ah

    • @Safiyo-p3z
      @Safiyo-p3z 5 месяцев назад

      Iyado shu shubah jirto lcabirayo caraf sas ah malahn

  • @nahyanalbishaar5680
    @nahyanalbishaar5680 7 лет назад

    masha allah abyo shukran

  • @fozianeima
    @fozianeima 7 лет назад

    Masha Allah walashey. well done, that was a great educative video.

  • @fardowsoabdull9326
    @fardowsoabdull9326 7 лет назад

    Xayaati kheyr badan alah ku siyo

  • @faadumocoloow9199
    @faadumocoloow9199 2 года назад

    Side

  • @AishaKeyf-y2r
    @AishaKeyf-y2r 16 дней назад

    6 xapo intas saliid aad u yarthy

  • @mimimankin111
    @mimimankin111 6 лет назад +11

    Waxaan lagu dhibtoon laguma dheefsado

  • @cadarwarsame7213
    @cadarwarsame7213 5 лет назад

    Msha Alah

  • @raaqiyaaxmed6700
    @raaqiyaaxmed6700 7 лет назад

    Abaayo waxaan ubaahanahay cuntada manta ad sameysay

  • @xamdicumar-xt6vl
    @xamdicumar-xt6vl 5 лет назад

    Masha allah

  • @sahraahmed3794
    @sahraahmed3794 7 лет назад

    tnx apyo howl waye lkn qaab kaloo fudud maleh

  • @Safiyo-p3z
    @Safiyo-p3z 5 месяцев назад

    Iyado san ah walagda m.a

  • @nimcohonesty4817
    @nimcohonesty4817 7 лет назад +2

    masha allha qaali adiga ma gada aan ka soo donte walahi wax firesh ah lama helo aniga shaqo aan ku mashqul sanahaye

    • @miskicrisaq
      @miskicrisaq 7 лет назад +4

      Nimco Ali habenkii markaa guriga imato samayso noh

    • @IBOLLV
      @IBOLLV 7 лет назад

      deeqa bareeg фффамикиитъьъьъъъъъъьъъъъъъъъъъьъъъъъъъъъъъъь

  • @faadumohanisaid6077
    @faadumohanisaid6077 7 лет назад

    Anjalii bashaalka iga daa sxbey waa xageee

  • @empiregirl5033
    @empiregirl5033 7 лет назад

    masha allh waa fcnthy lkn waa shaqo

  • @beelarashiid4015
    @beelarashiid4015 5 лет назад

    Masha Allah habo caadi maaha wax badan baa lagaa faaida timaha saw ma marsankaro

  • @nabiihayusuf5602
    @nabiihayusuf5602 7 лет назад

    mahadsanid abaayo

  • @SagalSalaad
    @SagalSalaad 6 лет назад

    Mashaa allaha allaha ku xafido abayo mcn

  • @amuuncabaas210
    @amuuncabaas210 7 лет назад +1

    allah ha ku xafido

    • @nafisocali8054
      @nafisocali8054 7 лет назад +1

      mansha allah shukri qurux abaayo barnamijkaaga aad ayaan uga helaa

  • @saharanuur1738
    @saharanuur1738 6 лет назад

    barakalaah

  • @Abdisamad.abdi1
    @Abdisamad.abdi1 7 лет назад

    mahadsanid wll shukri

  • @ikhlaasadam7192
    @ikhlaasadam7192 7 лет назад

    masha allah cadi mahan

  • @mohamedjordan3232
    @mohamedjordan3232 6 лет назад

    Lkin xageee la marinayaaa

  • @umuaxlaam2230
    @umuaxlaam2230 7 лет назад

    aabaayo busketi noso gali

  • @nimcoabdi1214
    @nimcoabdi1214 7 лет назад +1

    mansha allah abaayo

  • @ramyaraas168
    @ramyaraas168 7 лет назад

    Pls caanshida mafiicno karo isticmaar

  • @omMohamed-ct2bs
    @omMohamed-ct2bs 7 лет назад

    mashlla abaayo hariisad nosogali

  • @Muuusemuues
    @Muuusemuues 5 месяцев назад

    Wll numberkaaga iisheeg aan kula sooxidhiidhee