maxamed saleban tubeec boqorka codka king of voice iyo xaliimo khaliif magool boqoradii codka queen of voice xaliimo allah hawnaxariisto labada ba waxaasa heesa 1975
Weligay kuma nicin. Naagana ku ag dhigin. Ka nixina ismaan odhan naruuroy. Ka nixina ismaan odhan heblaayooy. Waxan dhagaysanayaa 17jan2020. Waa hees si dhab ah ii taabanaysa . Alle haw naxariisto magool iyo tubeecba legend for legend
I still remember like yesterday,Ain't that all about nostalgia 1988 January Teacher's day at same time city was so tense group of politicians and ex military officers were on trial mainly to mention that I can remember AUN omar arte Ghalib, Dr Mohamed adan, Gen Omar masale, Dr Yussuf wayrax wasiirkiii Maaliyada, col.jeele and deceased military man on court who happened to be revolutionary member. And so many other technorats and engineers mainly hailed from northwest of Somalia were on trial as well.
wa,,a wax qurxoon,cajalkan,una fiican qalbiga biniaadamka,waayo qosolka magool iyo xodxodashada boqorka uu ku weydiinayo in la cafiyo,waxa ay ku kicineysaa xaada. nice somalia e people from somalia
I nasir infact when 2015 i had some family complication matters i even left arabia when case bending i arrived mombasa my last time to see the man i was going with was shortily we arrived tumewachana at new people hotel next day i joined sergent mohamud avdullahi whom we ever worked together three years at mandera ledthi mobile public works he was our security head i was clark infact we were friends i spent with him about twenty days we even traveled together until wajir he re traveled by gari ya posta and i went by bus any way the next day i was arabia behind my home adan warabeya martied to shaiya gared joined me i am his uncle he asked me about my bemding case i reguested him play this song i will tell him he wondard infact hinself sang the song
hmmmmmmmm yassssslm boqorka codka tubeec borqada codka ilhow ku naxriso janada k a waarabi xaliima qaliif maoogal fanantii hore fanan ka aheeyn kuwaan hada joga waa wada coby woooooooooooooow kabax
Waa duubistii abid ugu quruxda badnayd ee la duubo dhoolotuskii ugu weynaa iyo qurux farshaxan codad la iskugu marag furayo horteena ka dhacaya ayaa la bandhigayry ilaahay Rabigay denbi dhaaf iyo naxariis janno ha siiyo farxadeena iyo qiimaha afkeena hooyo ayey iftiimin jireene Aamiin .
Waa Hees aad u wanaagsan,oo ku jirtay,riwaayaddii Jacay boob uma baahana,oo uu
sameeyey,abwaankii Cabdulqaadir Cali Cigaal Cirro (AUN),oo la dhigay 1975.
waa Classic song....
Ilaahow qabriga uweynee waayo inta dadkada qalbiga udajiyeen iyo jacayl guur xalaal kadhasheen ayaa badan....ilahow naxariis taada ugu deeq aaamiin yaa rabi
hees aad umacaan magool iyo tubeec
One of the best Somali songs that keeps it's self through arts of the best Somali musicians in the names Mugool and Tubeec AUH
Waanku naawilaaye nabad aan ku waarne igada nitaaqada
Niyad samida caashaqa adiguna ha naafeeyn ❤❤❤
Dadkii hortooda sidaas ugu heesi jireen bal kawaran maxay dareemooyaan Cod qiima badan ilahay wuu siiyay iyo waqti aad u dahahi ahaaa Wallahi Rabbi ha uwada naxariisto🤲🤲🤲
Waliged somari Mayan fanka Somali labo qofo lamida. Waxay ahayen labo qofo mucjisa ah alle janadi idinku raxee. Amin ya Rabi
Somalia markay dal ahayd waxa tussle u ah labadan qof iyo heerku jogay fankena. Calamka aya lagaso falban jiray fananintena. Oy carabta ugu horeyso. 😭🇸🇴😭
dad badan ayaa wali dhageysta ,, alaah ha u naxariisto labadaba waa baashaaleen dalkooda oo xor ah maanta dalkoodii wuxuu ku jiraa gumaysi maldahan ,,
Hassan Guled walahi waa calool xumo wadankaadi hooyo hometown iyo meeshi aad ku dhalatay oo aad ku baashaali karin gumeysi iyo argagixiso balaayo aa soo baxday
Waa run zxp alle ha u naxariisto
Nice maanta ayaan so raadiyay legends.
Allah waligeey ma aanan lakulmin labadooduba waana ka xumahay dadkii ugu Qiimaha badnaa Somalia iyo Adduunkoo dhan waan usoo Duceeyaa marwaliba wallahi
Boqorkii iyo boqoradii codka AUN❤
Boqorka Codka Tubeec iyo Boqorada Codka Magool Cod wa ku dhamaaday 😍 Allow u naxariiso . Heeso wa kuwi hore kama daalo dhagaysiga Qaraamiga
L
Walee dadka hibada codka leh ayaka oon is lurin beey heesan ❤❤❤
inbadan ayaan radiyay heestan nayruuska cawa ayaan helay allaha unaxariisto magool iyo maxamed slbn tbc
Magool caadi ma ahan.
She was an artist and performer.
Both have the best voices ever.
Niyad samida caashaqa Adiguna ha naafeyn (13 /August/2020) 💖❤Allah ha u naxariisto maaama magool iyo poqorka codka Tubeec
Boqorka codka iyo boqorada codka. Alle ha u naxariisto aamiin
Amiin amiin
Amiiin amiin
Waa Xaliimo Khaliif (Magool) iyo Maxamed Saleebaan (Tubeec.) Qurruxda Qarran Soomaaliyeed.
Qorre: oday soomaaliyeed, Maxamed Abshir (Dhalac.)
maxamed saleban tubeec boqorka codka king of voice iyo xaliimo khaliif magool boqoradii codka queen of voice xaliimo allah hawnaxariisto labada ba waxaasa heesa 1975
mmasha,alaah iLaaheey ha kuu Naxariista Maamada somalia ayaa aheet , BOROTi fanka somalia
allah hawnaxariisto maxamed saleban tubeec iyo xaliimo khaliif magool
amen allah unaxariisto abwankena daacada aha maxamed saleban tubeec janadi fardowso allah kawaraabiyo
allahumaqafir aabaana wa umahatina wa mashaa iqinaa wa mucaliminaa waliman xaqulahu caléenaa yaa rabullu caalamiin aamiin allow kawaraabi labadoodaba wabiga janada iyo kawsar biyihiis
Weligay kuma nicin.
Naagana ku ag dhigin.
Ka nixina ismaan odhan naruuroy.
Ka nixina ismaan odhan heblaayooy.
Waxan dhagaysanayaa 17jan2020.
Waa hees si dhab ah ii taabanaysa .
Alle haw naxariisto magool iyo tubeecba legend for legend
2020?
hobaladii ugu qiimaha bdnaa ee nasoo mara please qof walboo heestaan dhagaysandoono ha uduceeyo fanaaniintaan AUN
haaa
1988 watching life, MSB Qudbadiisa wuxuu ku bilaabay Mohamed iyo magool hadday iga horeeyeen war badan ma jiro
Two legend magool aaba ka yaaban ninkaan sey u fiirineyso ila fiiriya cajiib iyo maantoo jeero kasta murasl faladegan oo badan nooga soo heesaayaan
Ilaahey ha unaxariisto inta dhimatay anaga ya rabi hana noo naxariiso aaqiro iyo aduunk
Magool iyo Tubeec Allaha unaxaristo. Watching 2019
Cod macaana qoftu ma magool baa ❤ AUN Boqorka iyo Boqorada Qarnigii tagay iyo kan hada iyo ka soo socda ma sugeeyno badalkooda
Masha Allah Magool ilahay haku naxaristo
Jacaylkaygii aan is weynay xaxuus alow yaan geeridisa maqlin 🤲🤲😭
Jaceylki daawadiisa badalkeeda ma heshay hee quruxeey
I still remember like yesterday,Ain't that all about nostalgia 1988 January Teacher's day at same time city was so tense group of politicians and ex military officers were on trial mainly to mention that I can remember AUN omar arte Ghalib, Dr Mohamed adan, Gen Omar masale, Dr Yussuf wayrax wasiirkiii Maaliyada, col.jeele and deceased military man on court who happened to be revolutionary member. And so many other technorats and engineers mainly hailed from northwest of Somalia were on trial as well.
Boqorada Codka xaliimo Khaliif Cumar Magool Iyo Boqorka Codka Maxamed Saleeban Tubeec Alla Ha unaxariisto Iyaga iyo intii dhimatay Aamin Aamin Aamin Aamin
Allow unaxariiso dhamantood musliminta intii dhimatay allow janartul fardkwsa ka waraabi anagana nooga daba naxariiso allow aamin
Allow noo wada naxariiso, oo nagu toosi wadada toosan waa ku barinayee misane naagu arzaaq "RIDAHAAGA" AAMIIN AAMIIN AAMIIN.
maasha allah labadii boqor ee codka maxamed saleban tubeec boqorka codka king of voice iyo xaliimo khaliif magool boqoradii codka
BOQORKII iyo BOQORADII fanka Somalida...Tubeec &magool badalkiina maan helin mana heli doono Allah ha idin naxariisto
My two favourite singers, God rest their souls amiin
Amiin insha allah
Alle haw naxariisto boqorada codka iyo boqorka codka ilaahay danbigooda ha dhaafi Aamin
Allaha u naxariisto fadumo khaliif magool iyo maxamed salebaan tubeec hees waa heesahii hore I like this song
Neyruus Waww qu'Allah bénisse leurs âmes amen
Waxaa iku maqaala ah in ay dhahday magool
3dax (sadax) maxamed aa uku jeclaay rag intaa la heeso
1:maxamed suleman
2:maxamed mooge
3:maxamed axmed kuluc
Mid kastana sifo gaar ah baa kula heesi jiray
Mid wa la qiiro heesi jiray (mooge)
Mid waa la xarako heesi jiray(kuluc)
Mid waa la xifaaltami jiray (tubeec)
allah unaxariisto dhamaantood
Horta magool wareeysi lagu duubay ma jira Allah u naxariisto tubeec iyo magool dad qaali ah beey ahaayen
Allah unaxaristo tubec iyo magool
Fankii soomaaliyeed waa kan ❤🇸🇴❤
Quruxda qarran Soomaaliyeed Tubeec iyo Magool.
ALLA ha u naxariisto. fananiin qaali ayay. ahayeen. waaaaw. SAMIRA fayav afrika
#LyricsSongNayruus
#MohamedSTubeecAHUN
Nayruusku waa ciid
Waa Neggi aduunyadu
Waa nuur kalgacalkuye
Naruurooy waa nuur
Kalgacalkuye nasteexooy
Nafta maw xidigisaa
Nacab mayska Celisaa
Waxaad naawilaysiyo
Naqu makuu cuntamayaa
Inagguna nasiibkeen
Nasiibkaa nasiibkay
Maku naaxi doonaa
Caashaqu neecawdaa Aaaa.
Maku neefsan doonaaaa?.
#FaadumoMaandeeq
Nayruusku waa ciid
Waa negi aduunyadu
Waa naar kalgacalkuye
Nasiiboow waa naar
Kalgacalkuye naftaydoow
Nabarana i gaadhoo
Ma nuux nuuxsan karayee
Anigay noqnoqoshadu
I naanaabinaysaaaaaaa
Sidaan kuugu nudanahay
Hadaad iigu nabantahay
Ama aad iigu nugushahay
Xiskeenoo naggaadiyo
HAA HAA HAA HAA Haa
Nimco La arki doonneee
#MohamedSTubeecAHUN
Weligay kumaan Nicin
Naagana kuma ag dhigin
Ka nixina ismaan Odhan
Naruurooy ka nixina
Ismaan Odhan nasteexooy
Niyar waxaan ku geli jiray
NOLoshaada awggeed
Qalbigeedu noogiyo
Naafaba ha daayyee
ALLAHAYOOW nasiibkeen
Nasiibkaa nasiibkay
Maku naaxi doonnaaa
Caashaqu neecawda
Haa hiim haa hiim
Maku neefsan doonaa
#FaadumoMaandeeq
Nayruusku waa ciid
Waa neggi adduunyadu
Waa naar kalgacalkuye
Nasiiboow waa naar
Kalgacalkuye naftaydoow
Waa nibbiri caashaquh
Nuggul waa u daran yahay
Horey iigumaad nixin
Naxariis kalgacaleee
Waan ku naawilaayee
Nabbad aan ku waarree
Iga dhawr nitaaqadda
Niyadsamida Caashaqa
HAA HAA HAAA HAA
Adiguna ha naaffayyn.
▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎▪︎
Hees xus iyo xasuus mudan.❤️
Heestan waxa Curiyey ama Alifay, Abwaankii weynaa, Ee Abdiqaadir Cali Cigaal Cirro, waxayna ku jirtay, riwaayadii JACAYL BOOB UMA BAAHNA. 1975, Heesta dadka badankiisu waxay ku barteen, Xaliimo Khaliif Magool, iyo Tubeec, Laakiin heesta Original-keeda waxa Lahaa, Mohamed Sulaiman Tubeec iyo Faadumo Cabdilaahi Kaahin Maandeeq, Laxanka waxa Saaray, Abdiqaadir Muuse Luggey, oo ahaa Sayigii, Fanaanadii weynayd, ee Reer Caynaba SAAFI DUCAALE AHUN. Labadaba. Amein.
Boqorysha coodka tubec iyo magool m.a ilhy haa idin naxaristo
illahay ha u naxariisto isagaa qafuuru raxiimee
Cabditahliil
Allay naxariis waarta ha ugu bishaareyo fanaanin aan soomalia soo mari doonin
Allahayow u naxariiso Mohamed suleeman Tubeec iyo Xaliimo khaliif magoool
Allaha u wada naxariista aamiin
allah hawnaxariisto marxuumiinta labada boqor ee codka maxamed saleban tubeec boqorka codka king of voice iyo xaliimo khaliif magool
wa,,a wax qurxoon,cajalkan,una fiican qalbiga biniaadamka,waayo qosolka magool iyo xodxodashada boqorka uu ku weydiinayo in la cafiyo,waxa ay ku kicineysaa xaada.
nice somalia e people from somalia
Waxaujawavayowaninxuno...rerbadowhaweligisnadif.manoaoayo
Ma nooshqhay bajka sxb
Alle how naxariizto jannadii fardowza alle haka waraabiyo
rabiyow u naxariiso labadod cod rabi waa siyay wlh ilahay qabrigoda u qawooji
@ImanJones22
AUN Stands for "ALLAH HA U NAXARIISTO"
(May ALLAH Have His Mercy On Them)
9up
Alaha unaxariisto boqorka codka iyo boqorada codka tubec iyo magool
Boqorkii iyo boqoradii codka labadaba alle ha u naxariisto
Alaha yarxama waxay hoyaan hogaamiyaha fanka heestan xasuus gaar ah ayay igu leedahay walahi bari samaad uu badnaa
Allah haw naxariisto labadaba allow jannatu fardowsa geee
Alaha unaxarista tubeec iyo magool wa boqorodi codka fananinta somaliyeed
Masha Allah Alle ha u.naxariisto fanaaniin qaaliya Ayey ahaayeene
Allaha u naxariisto dhamantot wey wada dhinten jinada alha ugu qabojiyo
Allow idiin naxariso tubeec & magool
boqorka codka iyo boqoradan codka xaliimo khaliif mogool iyo maxamed suleymaan tubac
alah ha u naxriisto
Baidoa District Education Officer magool
I nasir infact when 2015 i had some family complication matters i even left arabia when case bending i arrived mombasa my last time to see the man i was going with was shortily we arrived tumewachana at new people hotel next day i joined sergent mohamud avdullahi whom we ever worked together three years at mandera ledthi mobile public works he was our security head i was clark infact we were friends i spent with him about twenty days we even traveled together until wajir he re traveled by gari ya posta and i went by bus any way the next day i was arabia behind my home adan warabeya martied to shaiya gared joined me i am his uncle he asked me about my bemding case i reguested him play this song i will tell him he wondard infact hinself sang the song
allah ha naxariisto waay soo qaateen waqtigii aay Aduunka ku lahayeen
Maryan
Allow uwada naxariisto dhaman fanaaniinta somaliyed
Ilaahay Naxariistii jano haka waraabiyo labadaba.
hmmmmmmmm yassssslm boqorka codka tubeec borqada codka ilhow ku naxriso janada k a waarabi xaliima qaliif maoogal fanantii hore fanan ka aheeyn kuwaan hada joga waa wada coby woooooooooooooow kabax
Ilaahow u naxariisto tubeec iyo magool
Allah ha ku naxariizto labada ugu codka macn tubeec iyo magool
Alla yaa arxamu. Al fannaan tubeec
Labadii fannaan ee fanka iska lahaa.
Boqorka Codka iyo Boqorda Allah ya rahmu rahim 🤲🤲
Illah ha idin naxarsito labadiba laba fanan oo qaliya ayad ahydeene
Inta 2020 daawanysa like dhac kusiiya cawa odey aan jclaa bn soo xasuusty 🙄xasuusta jcyl xanuun badanaaaaa
ilahay ha idiin naxaristo aaamen aaamen
Heeso macaan boqorkii codka iyo boqoradii codka ilaahow uwada naxariiso iyagiyo aabahay kayse cabdiraxman
Inkastoon kala fogaaney ood xiriirkeeni jartay sababtaad doonto ugu yeero hadana qof aan kulasimi doono majirto cadowgaa unolow
The king and queen of Somali singers ❤
Alahayow nasiibkey nasiibkaga ma ku naaxidoona
I love this song so much I will never get timeless listening it is timeless abayo
Waa edhayadii abwaan AHN C/qadir Cali Cigaal Cirro waxanay ka mid ahayd riwaayadii isla abwaanku sameeyey 1975 ee Jacayl Boob Uma baahna
catoosh walaal waad salaamantahay marka hore, mar labaad waxxad iga jaahil bixsaa, ruwaayadaaaa aad xustay(jacayl boob uma baahna) soomay ku jirin heesha soo socda(heestii dook ee ay qaadaan C/khaddar iyo magool minankii adiga yimi M/saleebann iyo magool,waan in aynu ciidnaa magool iyo M/saleebann, u hb qaado meel kalr xasan iyp magool, waxaan sidaa kuu leeyahy anoo yar oo cadan ka imi ayaan ka maqalay xaysiiskii idhehda ruwaayadan. waxaan sugaaba waa wer celintaad.
ali adam way jirtay heesta hab kuso dheh caashaqa cabdi khadar iyo magool ay qadaan ba ku jirtay
MAHAD BALLADHAN IGA GUDOON ABDUL BULBUL, MID KALE RUAAYADDA MAGACEEDII MA GARANAYSAA/
ali adam jaceyl boob uma baahna ba ladhaha dhowr heees bay magool iyo tubeec wada qadaan
AAD BAAD U MAHADSAN TAHAY ABDUL
ilahay ha u naxariisto magool nice song
Both they was king and queen Alaha u naxaristo
Mansha allah alow aun.
Alla yaa raxma Illahayow u naxariiso adiga naxariista guud iyo mida gaar ahaneedba baxshee
Labadii Fannaan ee iguqiimobadnaayeen
Alllaha u wada naxariisto boqorka iyo boqorada
my goodness this is pure greatness
Waa Tubeec iyo Magool, maxaa intaa dheer oo ku'xiisagalinkara.
Qorre: Maxamed Abshir (Dhalac.)
moh osman
Xodayo ganbise marsiin
Mirihii c.c.cigaal ciro laxanka c.m.lugeey codka m.s.tubeec iyo magool
Heesteydi aan jeclaa yaranteydi ila haddaa❤❤❤❤
Magool laakiin waxaan dhihi karaa naag aduunka la cod ah maba jirto horaan iyo gadaalba
Adaa Mooday!!!Sxb....
Erayadii Abwaan Cabdiqaadir Cali Cigaal Laxankii Cabdiqaadir Lugeey in 1976
your days will be remebered forever
Alah u naxaristo labadaba best song
magool indhaheygaan ku arkay 1991 isgoyska ifkaxalan ayadoo qooqnan oo saarnaa dhashiike horay kasaaran heesatana makarafoon sheegimaayo arayadii eeleheed allaha unnaxariisto