1977 Jan - Tubeec & Magool @ the African Festival in Lagos

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • Visit www.bartamaha.com/ Your Gateway to Somali News and Entertainment.
    1977 Jan - Tubeec & Magool @ the African Festival in Lagos

Комментарии • 336

  • @hauwe75
    @hauwe75 Год назад +20

    I am a Nigerian.i used to watch this song when I was young till date.i will continue to listen to the song through out my life time.

    • @mirewarsame6660
      @mirewarsame6660 14 дней назад

      God bless Nigeria from Somalia.

    • @AbdisalamHusain
      @AbdisalamHusain 13 дней назад

      Those two legendry singers are our golden age of somalia and still.peace be with them amen

  • @surajoafakamuhammad700
    @surajoafakamuhammad700 4 года назад +49

    It reminds me how we used to watched the song on our father's black & white TV. I love African people.

    • @amorosalonso8739
      @amorosalonso8739 4 года назад

      thank you man we always love africa

    • @brentleysullivan4080
      @brentleysullivan4080 3 года назад

      I guess it's quite off topic but do anybody know of a good site to stream newly released movies online?

    • @JamesHurrystudy
      @JamesHurrystudy 2 года назад

      where was that? that must have been fun.

  • @nisob2440
    @nisob2440 9 лет назад +77

    What a dress ??? Imagine dressing like that in 70s en its the latest fashion in 2014 history repeats itself. These two singers will be greatly remembered in our history♡♡♡♡ somali weyn ♡♡♡♡ may Allah grant them Janah

  • @mohamedabdirizakabdisalam9938
    @mohamedabdirizakabdisalam9938 9 лет назад +38

    Allah idin naxariisto wlhi sixad dhaaf ah ayaan umorgay waayo soomaali xiligaas si aheyd iyo waqtikaan sida eytahay ani dadkii burburka dhashay ayaan ahay lkn waan dareeme karaa wadankeyna xiligaas qimaha oo lahaa ilahayoow soomaali qoloobteyda isku fur oo isku soo celi adaa awood lahe stylka ay ulabisanyhyn waxa umalisa in 2015 cml masha allah ilahey janadul fardowsa ha'idinka deeqo

  • @WandijuLassa
    @WandijuLassa 11 месяцев назад +2

    I remember 1977 when I was 8years old I always listen those music to remember my father and my let sister and my father.

  • @abdullahi35
    @abdullahi35 6 лет назад +43

    I've watched this song the very day they sang the music in my country Nigeria with my father then. even though I don't understand what they are saying but it makes sense very much memorable. Festac 77

    • @raamaale5
      @raamaale5 6 лет назад

      Abdullahi Ibrahim are you nigerian origin or nigerian citizen originally from somalia

    • @abdikadirsandhere5464
      @abdikadirsandhere5464 4 года назад

      Very interesting and with meaningful wisdoms indeed

    • @abdullahi35
      @abdullahi35 Год назад

      Am a Nigerian citizen from Kaduna state of same county Nigeria originally this canival was sponsored by my country then very beautiful

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 лет назад +36

    Boqoradii codka soomaaliyeed allaha unaxariisto kalsooni ayaa kamuuqata qiimo iyo magac iyo miisaan ayey kulahaayeen Afrika
    guulo lataabankarana wadanka waa usoohooyeen rabbi naxariistiisa ha idinku deeqo

  • @MMh247
    @MMh247 3 года назад +5

    Her voice is amazing and no auto tune preforming live 👏👏🙌🙌

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 6 лет назад +63

    Asalaamu Calaykum yaa Somali this is why is so important wadani inaan anaga oo dhan inaan noqono not qabiil I am wadaniyad Somali ❤

    • @koutoyemohamed4124
      @koutoyemohamed4124 5 лет назад

      Afkada Ku hdal abayo

    • @rahmamohammed375
      @rahmamohammed375 4 года назад +1

      Rahma sami Somalia Allah mideyo😢😢🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @ibrahimabdi6399
      @ibrahimabdi6399 2 года назад

      Somaliland baan ka soo jeeda Aniga ayaa sameeyey midnimada somalida hadana burburiyey ma jirto midnimo dambe taasi ku seexo kuna soo toos

    • @mohajonjo5485
      @mohajonjo5485 2 года назад

      @@ibrahimabdi6399 saaxib wax walbo waxe ahayen wax qoran laga yaaba ilaahey inuu naga ilaalinaye inaan ka niisado somaliland lagu arko sida hada dhacday

  • @naziibzhireh9430
    @naziibzhireh9430 3 года назад +4

    Who can listening still 2021 Jun 11
    I was remember my childhood he/she my parents every time listening b/c the best voice in the world

  • @Garad7
    @Garad7 10 лет назад +16

    Maxamed Saleebaan Tubeec, Berbera, gobolka waqooyi-galbeed, ayuu ku dhashay kuna barbaaray. so proud of him!

    • @nabadoonsoomaaliyeed6291
      @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 лет назад +3

      Garad7 halkaa iska hubi wareysi uu bixiyey intii uu noolaa wuxu sheegay inuu kudhashay tuulada laaleys

    • @hamuudihassan9959
      @hamuudihassan9959 7 лет назад +1

      laalays walaal waxay kutaala gobalka saaxil hore waqooyi galbeed waa degmo hoos timaada magaalada berbera, barbaarnimadiisiina burco iyo hargeisa ayuu kusoo qaatay abwaanku. really waa mid soomaali oo dhan ku faanayso.

    • @xalimoqaadiriyacabdi5409
      @xalimoqaadiriyacabdi5409 5 лет назад +1

      Lkn wali waa somali

    • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
      @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 4 года назад

      Iska Sax Haddalka.
      Jamhuuriyadda Somaliland Weeyaan Immika

    • @m1games853
      @m1games853 2 года назад +1

      MAGOOL NA WAXAY KADOO JEEDAA REER GALMUDUG ♥️♥️♥️ ILAHAY HA UNAXARIISTO DHAMAANTOOD AMIN YARABI 🤲

  • @zaralulu3669
    @zaralulu3669 8 лет назад +99

    Look at the outfit very stylish,it's what we see on red carpets now days Allah rahma the queen and the king

  • @xabiibmohali7715
    @xabiibmohali7715 5 лет назад +13

    Boqorka iyo boqoradii codka Alla yarxam old is always gold wllhi

  • @warsameahmedamalle6284
    @warsameahmedamalle6284 9 лет назад +18

    Magool iyo Tuubeec! Boqoradda Fannaaniinta Somalia.
    Magool halkaan waxey ka muujineysaa, geesinimadda, kartida iyo Quruxda dumarka Soomaaliyeed. Marka la fiirsho, dharka ey xiran tahey, sida ay u dhaqdhaqaaqeyso iyo Kalsoonida ay isku qabto. X kh C Magool iyo M S Tubeec Illaahey ha geeyo meel qabaaw.

  • @MohaOG
    @MohaOG 9 лет назад +21

    I Can't stop listening this song Viva Magool And Tubeec

    • @riyaanahmed228
      @riyaanahmed228 6 лет назад

      Mohamed AbdiFatah quraan ka dhageyiso hees waxane kuma tareyiso qiyamaha

    • @falaluibrahimsulaiman41
      @falaluibrahimsulaiman41 4 года назад +1

      Brother i didn't understand a single word but....i just love every bit of it. It reminds me of those days when things were not as they are today.

  • @ecosoc3865
    @ecosoc3865 4 года назад +5

    The event mark the most prestigious night in the African music world, at the annual awards ceremony, the recording Africa’s finest gather to honor its artists’ outstanding musical achievements by Waberi legends. For some, their legacies transcend their music, encompassing their incredible style as well. Here we honor the stars of Waberi in the red carpet and some of their best looks from the past the likes of Magool, Tubec and Dhule.

  • @nasiribrahim3372
    @nasiribrahim3372 4 года назад +4

    The somali Queen and the king of voices magool and tubeec ALAH BLESS THEM. This was the days when Somali arts industry shone widely in the globe. Same days are loading inshlh

  • @Halleyte
    @Halleyte 4 года назад +2

    Wale fanku waa Shay dhaxal gal ah wayo 43 years kadib ayan dhagaysanaya 1977_2020
    Imikana faninta jiirta fanki way kufsadeen ilahay hawnaxaristo ninki fan la odhan jiiray

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 3 года назад +2

    allah hawnaxariisto maxamed saleban tubeec boqorka codka king of voice maxamed saleban tubeec iyo xaliimo khaliif magool waxaa safarkaa kudhintay maxamed cabdi ciise oo ahaa ninkii kooxda watay qabayna faynuus sh daahir waa waabari iyo safarkii nayjeria lagoos

  • @araiemohamed3228
    @araiemohamed3228 4 года назад +10

    Perfect, proud to be somali

  • @adanyusuf4150
    @adanyusuf4150 6 лет назад +8

    Allow Somalia o isracday o nabad ah itus Wlh wa qiroday marka Argo dadgii hore anagana maar a kudhalanay ilmahenana maar may kudhalani Allow sidan si kawacan nodhaaan🇸🇴😍😘

  • @abhieamash8798
    @abhieamash8798 4 года назад +6

    Omg what a woman her moves dance and her beautiful outfit is beyond beautiful rip legendary magool

  • @mohamedmire6820
    @mohamedmire6820 7 лет назад +11

    2-LEGEND Allahaa UNaxariisto.......tubeec & Magool...

  • @ebyanmohamed8959
    @ebyanmohamed8959 10 лет назад +4

    waaaaah waaaaah!!! ya rab janada ka waraabi una dambi dhaaf,
    i love this song...

  • @omarpk4726
    @omarpk4726 11 лет назад +16

    Waa halima khalif omar [MAGOOL.]illaah haw naxariistee & boqorka codka Mohamed saleban [TUBEC.] waxaana hubin inay ahayd Bandhigii waaberi ee NAJERIA. shilkana ay ku galeen. laakiin waxaan huba fanka inay ku soo gashay Magool yaraan & 18years. iyada,Tubeec & Asha cabdoow ayaa isku xili bilaabay san.1958.

  • @mariasheekeeye9892
    @mariasheekeeye9892 6 лет назад +2

    allaha ku naxaristo edo mcane adiga iyo tubeeec wlhi labiska ay ku labisantahay 1977 anaga hada ayan xiranaaaa lakini nabad ayaad haysaten anaga nabad mahaysano 😭😭😭😭😭dowladna maba naqano qurbaha ku baranay mackeda

  • @farhanalihalane2457
    @farhanalihalane2457 9 лет назад +39

    waa safarkii Nigeria Lagos ay ku tageen xulka Waaberi safarkaan Shil ayaa dhacay waxaana ku dhintay wiil fanaan ah oo aanan magaciisa aanan xasuusan hada waxa uu qabay fanaanada Feynuus Sheekh Daahir oo wax daro ka dhigtay tour kaas Afirca a kuso omareen xulka waabari. maxaa waaya qurux badan nasoo maray ilaahow intii dhimatay unaxariiso inta noolna caafimaad iyo nabad waarta ugu deeq iyo dalkeena oo waayihiisii quruxda badnaa kusoo laabta

    • @mahadmumin9502
      @mahadmumin9502 9 лет назад +3

      Farhan Ali Halane aad baan ugu farxay hadalkada positive ka ah

    • @farhanalihalane2457
      @farhanalihalane2457 9 лет назад +3

      Thanks Mahad Mumin walaale

    • @hanaaheersaro5700
      @hanaaheersaro5700 7 лет назад +2

      Farhan Ali Halane mshllh wlky waaaanku farxay wlh sidaaaad nooogu faaaaideysay allaaaa yacizak wllo waaayo qrx bdn inshllh aaaanku ilowno dhibki nasooogaray ayaaaa sooodhaw allow unaxariso oooudanbi dhaaaaf labadi boqoreeee codka

    • @hibaqmohed3532
      @hibaqmohed3532 7 лет назад +1

      Farhan Ali Halane cabdinaasir mcalin sacid inuu ahaaba filayaa

    • @adama-bh4lu
      @adama-bh4lu 6 лет назад +5

      Walaal shilkaa waxaa ku dhintay kornaylkii abwaanka ahaa ee kooxdoo dhan watay ahaana maariyaha guud allaha u naxariistee maxamed ciise cabdi fayruusna qabay heeso badana hal abuuray sida ma ogtahay siraaday oo xasan aadan qaado iyo kuwo kale oo badan waxaa kale oo ku dhintay cabdullahi qarshe aun wiil kali ahaa oo markaa uu lahaa oo la odhan jiry cartan
      Kooxdu laba bas oy wateen baa mid gadoomay
      Waa taariikh

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 6 лет назад +2

    in kasdoon markaas dhashay lakiin saraf soomali waylahan jirtay lakiin hada may isna buburinay wilina wax bur burunayna ilahay iimanka ha usugo amiin

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 5 лет назад +3

    Wallahi Fannaniiin Qiimo lahaa waa kuwaan oo Heesahooda la dhageysan karo Allah u Naxariisto
    Labadooduba

    • @qadarcmpunk9403
      @qadarcmpunk9403 5 лет назад +1

      abraham hashimi alle ha u wada naxariisto ayaga iyo kuwii lamidka ahaa waa dad aan wax laga qaban karinee

  • @abukarqeys6544
    @abukarqeys6544 7 лет назад +18

    ah illahow sharafkeeni noo sooceli musiibadaan nagu habsatayna naga dulqaad ddkeyga quluubtoota ebow midee wlh qoralka xiwaa wuu idhibaya waayo waan ilmeynayaa ah
    2 badan qof oo walaalaheena ahna Naxariis jano allaha siiyo

  • @husseinomar5833
    @husseinomar5833 7 лет назад +1

    Amin ya rab. Raxma waasic ah iyo janatul firdowsa insha allah

  • @lucasnuune2849
    @lucasnuune2849 4 года назад +2

    Waaaga waddanku suu aha fankana uu qiimo uLaHaa hadeerna labaDaba midna Maheyno,iLaahey ha idin naxaristo😭🙏🏽

  • @nimcom.5396
    @nimcom.5396 4 года назад +1

    So much to look back with pride, I hope we have more to look forward with hope!

  • @soomaalidageeska186
    @soomaalidageeska186 4 года назад +5

    Wlhi soomaalida African maba aha xaga suurada waayo waa dad ilaahay ugu galaday qurux iyo heeg
    More respect dadkaan ka dhashay

    • @somalitv9331
      @somalitv9331 4 года назад +1

      Yaa ku yiri african ku way foolxunyihin qalbiga lgaa gumaystay soo arag ethiopia, eritrea sudan all africa way qurux badantahy aqoon allha ku siiyo

  • @aliabdulle6863
    @aliabdulle6863 9 лет назад +6

    Magool iyo tubeec waa king and queen somaaliyeed alaha u naxariisto

  • @Somalia5
    @Somalia5 5 месяцев назад +1

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥💃🏻🥁🎸🩵🤍🩵 🪽🇸🇴🪽 Magool waa Hanti qarannnnn❤❤❤

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 Год назад

    Allaha u naxariisto Dhamaantood, Abwaan Abdulkadir Ali Egal, Haliimo khaliif Magoolm iyo Mohamed Sulaymaan Tubeec ❤❤❤❤

  • @ayushliban4534
    @ayushliban4534 5 лет назад +10

    AUN eedadey macaan Xaliimo Khaliif Cumar Barre ( Magool) boqoradi codka iyo Legend Tubeec boqorkii codka

    • @qasimmohamed1338
      @qasimmohamed1338 5 лет назад

      liban mohamed eedadaa AUN, lakin dagaaladii caadifad ayaa qaaday oo dhinac ayey u janjeertay nasiib xumo

  • @maryanmohamud2541
    @maryanmohamud2541 10 лет назад +1

    awww the best labis top 👌👏magool &tubeec Allow idin naxariiso labadiinaba mida kale dadkan cayna marxuumada isku xishooda shit ma gartane boqorada luv magool♥

  • @aliabdullahi4165
    @aliabdullahi4165 3 года назад

    Labiska quruxda badnaa ee hablaha Somaliyeed xiran jireen Guntiino Gabdhaha caanaha keenijiray iibinjiray magaala madaxda muqdisho ee ku imaan jiray gaarigi siteey manoogto sida eey ulabisnayeen waagas kuwa hd jiro riyo ahaan xt sida uma labisankaran cajiib waayo waayo😍🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muxsin2005
    @Muxsin2005 14 лет назад +6

    boqorada iyo boqorka codka somaliya
    Allaha ku naxariisto magool
    noolow tubeec

  • @adamhapi3515
    @adamhapi3515 7 лет назад +2

    2017 and still watching

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 Год назад

    Aun mamo qaran magol and King voice tubec

  • @mohamoudaden7882
    @mohamoudaden7882 8 лет назад +31

    My friend in Holland, Somalia is Somalia there is no different parties. Many hands work together. We like in the future to build strong Somali Democratic again. Insha Allah

  • @shafihussein4433
    @shafihussein4433 6 лет назад +5

    waxaan nasiib u yeeshey inaan la kulmo oo aan waliba la sheekeysto anoo yar aadn ay ii qiimeysey Allah u naxaristee Magool waana xasuus aan ku faani doono abid

  • @dhuuyesaed1413
    @dhuuyesaed1413 4 года назад +2

    1977kii ninkii theatre ka fadhiyey markii heestaan la qaadayey fadlan like ta ha ila dhaafin

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 29 дней назад +1

    Boqorkii iyo boqoradii Fanka, ilaahay baa boqoreee. Maxay fanka Qurux iyo Mudnaan u yeeleen ilahay ha unaxariisto #Tubeec iyo Magool.

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 7 лет назад +8

    kings voice stars of somalia cool

  • @mohamud3529
    @mohamud3529 9 лет назад +1

    allow u naxariiso m s tubeec iyo magool iyo dhamaan legend in somaliyaan muslim dhamaan anagana nooga daba naxariiso

  • @moguehabdifarah1452
    @moguehabdifarah1452 5 лет назад +2

    Masha allah somali beauty she is beautiful and has a good voice

  • @raamaale5
    @raamaale5 6 лет назад +18

    Aax somalinimo wlhi mar mar waan u ooyaa inkastoon somaliland ku caqliyaystay kuna difaaco meelo fara badan dhanka fiican markaan ka eego 1980's wixii ka horeeyay waxad dareemaysaa kalgacalka somali oo dhami isu haysay mana mudna in dhayal lagu iloobo

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 Год назад

    Allaha u wada naxariisto dhamaan hussain Tanzania,abwaan abdulkadirAli Egal, Mohamed Sulaiman, magool and all those playing different instruments Aamiin.

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Год назад

    Aun legendry Soomaali singers.

  • @Qoojistan
    @Qoojistan 3 года назад

    Magool iyo tubeec boqorada codka iyo boqorka codka Allah idin naxariisto 24/3/2021❤❤❤

  • @humanabhie8138
    @humanabhie8138 7 лет назад +3

    Legendary magool😍

  • @warsameahmedamalle6284
    @warsameahmedamalle6284 9 лет назад +1

    Ereyaddii Cabdulkhaadir Cali Cigaal. Laxankii Cabdulkhadir Muuse Luugey. Magool iyo Tubeec Waa codka. Illaahey maxuu Abwaan, mulaxan iyo fannaan noogu deeqey. Doqontu is daba jari ogaayoo, u daranaa Nafteeda!

  • @wiilhog6788
    @wiilhog6788 4 года назад +1

    1977 waxa an jogay luuq iyo galbahateey waxana watay qoray beka.eem ama dabajeex 77 amaxartii aya dhulka somalia kaxuranayey

  • @fuaadmohumed3678
    @fuaadmohumed3678 7 лет назад +3

    waa Marti magaca heestu erayadii Cabdiqaadir Cali cigaal codkii tubeec iyo magool riwaayadii jacayl boob ma galo

  • @xuseenmaxamedayaanle4500
    @xuseenmaxamedayaanle4500 7 месяцев назад

    Legend's 😢😢😢😢

  • @munasar10001
    @munasar10001 4 года назад

    woowowowowowo what a song what a move alaah yaaraxma labadoodaba qurux haybad kalsooni this song is every thing

  • @saidkalce82
    @saidkalce82 7 лет назад +3

    Illahay ha idiin naxariisto, dad magacoodii nool yahay bad maanta tihiin, waxaad sare u qaadeen, magaca,quruxd, fanka iyo suganta somaliyeed,
    Mohamed Saleeban boqorkii codka & xaliima magool,

  • @aadandaahir3879
    @aadandaahir3879 7 лет назад +15

    sxb farxaan ninka shilkaas ku geeriyooday wuxuuahaa abwaan magaciisana waxaa la dhihi jiray maxaded ciise ganey wuxuuna iska lahaa heesta siraad ee uu qaado xasan aadan samatar

  • @munaqalanjoqalanjo7373
    @munaqalanjoqalanjo7373 8 лет назад +2

    allaw kunaxariisu maxmed saleban tubeec wuxu kadheshay dalka somliland gara haan magalada berbera boqorka codka rabbi naxriisti janmo haka waraabiyo

    • @akhatanzugali8229
      @akhatanzugali8229 8 лет назад +2

      cuqdad idin dishay somaliland somaliland wht's somaliland tell me? ish

    • @boqorkaganacsiga3831
      @boqorkaganacsiga3831 7 лет назад

      +Asad Abdi kkkkkkkkkkkk meesha qabiil iyo isaaqland miyaa kuqoran huuno deee waa kaas calanka suleeban tubeec boqorka codka iyo boqorada codka allahYaa raxma 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸

    • @shafihussein8552
      @shafihussein8552 4 года назад +1

      Kuwaaan Lanta sheegtana cudur ayaa diley Tubeec isaaq ma aheyne soomaali ayuu ahaa

  • @kaahinyuftan399
    @kaahinyuftan399 4 года назад +2

    *Ma ogtihiin mise la socotiin in heeskan ku qaateen Boqorka iyo Boqorada codka fanka soomaliyeed Tubeec iyo Magool. Hal daqiiqo wax ka badan ayee Magool heeskan jiideesa "waxaaaaaaaaaaaaaaaaaaaad" sidaas ayeeyna ku heshay Boqorada codka*

  • @baidoadistricteducationoff5577
    @baidoadistricteducationoff5577 7 лет назад +1

    alah idin naxariisto dhamaan tiina waa fanaanintii soomaliyeed

  • @amorosalonso8739
    @amorosalonso8739 4 года назад +1

    no comment i feel cry

  • @abdiqadiryousuf6537
    @abdiqadiryousuf6537 5 лет назад +1

    Old is Gold

  • @ayanhassan4052
    @ayanhassan4052 5 лет назад +1

    Mansha alla waa fan iyo fanaani nool

  • @nadiraahmed8058
    @nadiraahmed8058 7 лет назад +1

    Lovely Song

  • @yh-uq3vj
    @yh-uq3vj 8 лет назад +35

    Before Somali's was nice but now they are nothing and they only go into war. And i was born in holland and I've never been to Somalia in my life so my mom told me that to go check the festivals and see how nice it was back then.(I'm
    Somalilander and ill be going to Somaliland in the summer) And to all of the five Somali countries I hope you live in a good society and be healthy.

    • @mariam-vd7xu
      @mariam-vd7xu 8 лет назад +1

      +Mohamed Ina Nur Hashi you are right that is good advise *****kasii wad meesha

    • @alinouh1002
      @alinouh1002 8 лет назад +11

      +Mohamed Ina Nur Hashi , Don't talk to the kid like that, there are better ways to give him a right information, if you have a better one. Encourage him by being a young Somali instead of attacking his moms ideology. As he mentioned, he was born and raised overseas, help him to learn his culture and the unity of Somalia. It is not nice to make someone feel shame or bad about whatever little information he/she may has about his/her background. Please be nice to one another. Thanks.

    • @AbdulAli-ff8uf
      @AbdulAli-ff8uf 7 лет назад +4

      hamza khayre Somaliland is ideology and our people is brainwashed. Somali is 1 people.

    • @omarosman4440
      @omarosman4440 7 лет назад +2

      your mother told you the truth. Don't listen to those who, by nature, hate Somaliland . Well Come to Somaliland, and in it you will know the whole truth.

    • @Arrowsentco
      @Arrowsentco 6 лет назад +4

      Omar Osman the kid thinks there are five Somali countries....I don’t hate somaliland but bruh division is one thing we don’t need🙄🙄🙄

  • @abdiawalmohamed1604
    @abdiawalmohamed1604 4 года назад

    Allah ya raxma boqorka iyo boqorada
    Magool iyo tubeec

  • @ugaasbadri5265
    @ugaasbadri5265 3 года назад

    Rabbi ha idin naxariisto🌹🌹💐🌹🌹💐💐🌹🌹🌹🌹🌹🌹🙏

  • @mustafeali6239
    @mustafeali6239 7 лет назад +1

    Allah ha u naxariisto magool

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 года назад

    Allaah yarxam marxuumiinta waa erayadii abwaan Abdulqadir Ali Egal

  • @mustafeaxmed6782
    @mustafeaxmed6782 5 лет назад +1

    Ilaahay khatumada khayr ha inoga dhigo

  • @iamsk1899
    @iamsk1899 5 лет назад +7

    Goorma heerkaas oo kle kulaaban doona
    Ilahow sharafteenii iyo karaamadeenii mar noo soo celi

    • @qasimmohamed1338
      @qasimmohamed1338 5 лет назад

      IAM SK weligaa ma arkeysid heerkaan oo kale, waayo qabiil iyo qurun ayaa lagu mashquulay

  • @harunali3499
    @harunali3499 6 лет назад

    Eebe ha unaxariisto laabadaabo Ameeen yaaa Rabbucalaamiini.aameeen.

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 7 лет назад +4

    RIP tubeec and magool

  • @nasiibabdi2468
    @nasiibabdi2468 7 лет назад +4

    ilaahay ha u naxariisto #mogool &#tubeec
    Sharaftii ey soomali laheyd ilaahay hanoo soo celiyo 😢😢😢

  • @billehassan2836
    @billehassan2836 8 лет назад

    masha Allah janada Allah kawarabiyo magol iyo tubec

  • @suldaankagaaljecel9915
    @suldaankagaaljecel9915 3 года назад +1

    Sharmo boy iyo socdaal dowlada iyo dowlad la,aan habeenki safka hore ku jiray maanta ciyaalka dhalay ayaa sharma boy wax u xariiqay

  • @mubarikjama992
    @mubarikjama992 4 года назад +6

    dad badan ayaa ka hadlaaya somalia . heestu waddani maaha . maxaa keenay somalia !?. balse somalidu waxay iska dhigaan dad waddankooda jecel wax kasta oo xunna way ku seeyaan waddankooda .
    1: qashinka ayay ku tuuraan dariiqa .
    2: meelaha danta guud ayay guryo ka dhistaan.
    3: waxay ka ganacsadaan wax dhibaato shacbigooda u keenaya , sida qaadka ,alaabo iyo dawooyin bilaa tayo ah.
    4: waxay u doortaan hoggaan xun iyakoo qabyaalad ugu xilanaya amma ugu hiilnaya .
    markay hees yar arkaanna waxay iska dhigayaaan inay dad fiican yihiin oo dalkooda jecel . coment macaan dad fiican laguma noqdee wanaagu waa qalbiga iyo waddan jeceylku.

  • @funchannel1526
    @funchannel1526 3 года назад

    She’s wearing Guntiino. Very popular dress in nomadic Somalia.

  • @mustafeali6239
    @mustafeali6239 7 лет назад +1

    Ilaheey ilaheey u naxariisto tubeec

  • @garoodi
    @garoodi 16 лет назад +14

    waa 2dii ugu cod ficnaa fanaaniinta soomalida

  • @ahadihamadou7352
    @ahadihamadou7352 Год назад

    Allah yarham

  • @mohamedhassansaney2575
    @mohamedhassansaney2575 Год назад

    saw this in 2001 at a local cinema when I was young

  • @mohamoudaden7882
    @mohamoudaden7882 8 лет назад +1

    Alle haw naxariisto Xalimo Khalif iyo intiii kalee dhimaty. Soomaalidu sharaf ayay caalamka wakhtiyadaa hore kulahayd Alle haysfahansiiyo basaaska iyo duliga cadawga u adeegayana hakasaarto.

    • @nabadoonsoomaaliyeed6291
      @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 лет назад +1

      Mohamed Aden aamin aamin wll rajadu maxuma insha allah markale guul soomaali weyn

  • @ghboy2914
    @ghboy2914 8 лет назад +10

    Legos waa caasimadii xilligaa ee nigeria

  • @abdiqadiryousuf6537
    @abdiqadiryousuf6537 5 лет назад

    Legends Never Die

  • @Naxariiso
    @Naxariiso 11 лет назад +1

    Fanaaniin fanaaniitii hore iga dheh axsaabay

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 лет назад +4

    labo aan kala dhicin hadaa maqashid waa kuwaan ookale bal eeg qaabka ay ugu baashaalayaan cododka ilaahey hibada usiiyey rabbi raxmadiisa haydinsiiyo qiimo iyo sharaf aduunkaan waad kulahaydeene

  • @muscabaxmed2100
    @muscabaxmed2100 6 лет назад

    alla waagaas waqtigu wacnaayaa. Nostalgia wlh

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 7 лет назад

    everday is anew songs by songers

  • @alinouh1002
    @alinouh1002 8 лет назад +1

    Alah ha u naxariisto labadoodaba, waa markii aynu dadka Jira ahayn, intii aynaan dunida dib uga dhicin!

  • @abrahamhashimi72
    @abrahamhashimi72 5 лет назад +1

    Adduunkaan wakii hore3

  • @TheCoach416
    @TheCoach416 11 лет назад +2

    somali finest arguable african finest

  • @hassanabdulahi2593
    @hassanabdulahi2593 8 лет назад +2

    alle ha u wada naxariisto labaduba waxaan deris aheyn Magool weliba xaflado ka wada qeybgalnay si toos ah lkn nasiibdarro ma arkin Tubeec.

  • @nabadoonsoomaaliyeed6291
    @nabadoonsoomaaliyeed6291 7 лет назад +26

    waxaaba cajiib ah dhan kasta sida ay uga dhisanyihiin
    qaran sharaftaas ayuu leeyahay
    ayagana waaka muuqataa inay qaran qiimalahaa matalayeen

    • @liiahmed5085
      @liiahmed5085 6 лет назад

      Y

    • @mohamudmohamedabdi5392
      @mohamudmohamedabdi5392 4 года назад

      Geesinimo iyo dadnimo karti iyo khibrad ayaa ka muuqata boqoradii codka soomaaliyeed illaahay ha u naxriisto.
      Dawladnimada xiligaan geyiga soomaalieed ayaa u gogol eheyd fanka hormarsanaa iyo dadka isjeceelkoodiii. I love somali classical music! For the nawadays we have musics but less ethics and non experienced on life stage singing and on the concerts.

  • @adama-bh4lu
    @adama-bh4lu 7 лет назад +2

    Safarka waxaa waagaa ku dhintay maxamed cabdi ciise oo ahaa maareyaha guud ee watay kooxdoo dhan ahaana saygii fayruus sh daahir