DEGDEG MADAXWEYNE XASAN SHEIKH OO GO'AANO IYO AMARO CULUS SOO SAARAY, DAAWO KHUDBADA MADAXWEYNAHA.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 ноя 2024

Комментарии • 64

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d Месяц назад +3

    Ciyaal miyuu u shekeynayaa
    Dastuur buu ka sheekenaya Subxaanallah

  • @Hawa-IDILHoussein
    @Hawa-IDILHoussein Месяц назад

    Allah a ku barakayo

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Месяц назад +1

    Mic ayuu u qaatay puntland Madaxweyne ku dhagahadalaya shacabkii uu udhaartay

  • @AlimohamedBile
    @AlimohamedBile Месяц назад +2

    Sax kheyr badan. Alle quluubta madaxweynaha masuuliyadisa hagaajiyo soomaalida. Aamiin

  • @CabdifitaaxXasanxasan-n9g
    @CabdifitaaxXasanxasan-n9g Месяц назад

    Masha alaah madax wayne xasan shiiq masha alaah

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 Месяц назад +1

    Xasen xollo xayaewankas hawiye dilla tukgas foshaxun moryantas foshaxun

  • @AAhmad-hi4pg
    @AAhmad-hi4pg Месяц назад +2

    Ajaaniibta afkeena Soomaali ku hadlo waa fidno. Soomaalida Sharafta aaminsanne waa guuleeysaneeynaa guuleeysta madaxdeena Sharafta leh. Kuwa Cagligooda hooseeyana oo amxaar u hiilinaayane waa ducufo ee ogaada Soomaaliya Soomaali baa leh soomaalinimadane waa jireeysaa ilaa yoomal qiyaamo Insha'allaah.

  • @malaboa591
    @malaboa591 Месяц назад

    Maashaa Allaah Madaxweyne Hassan Sheekh dalxoreeye guuleeyso inshaa Allaah

  • @deeqomoalim50
    @deeqomoalim50 Месяц назад

    Adigaa dadkii handling.lahaa Aamusisay, waxaadna ku hor carar siineysaa ku ka maskaxyar kana aqli yar oo àan gaarin awoodii ay wax ku go'aamin lahaayeen

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Месяц назад +1

    Madaxweyne xanta kasoo dhiibaya masaajidka

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u Месяц назад

    Guul ethiopia

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 Месяц назад

    Kaligii cunoow kaligaa ciyaar

  • @Nacema12Neer
    @Nacema12Neer Месяц назад

    Mudane madaxweyne Cimri Dheer iyo cafimad Guul marwalbo mr cali wiir

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 Месяц назад +1

    Xasan dhiiqo wuxu rabo ayuu ino sheegaaya ader xasan waa lagu wada fahmey in aad tuug tahay ma waxanan qulubtada ku jirin umada ha u sheegin 😮

  • @muriidikilla8362
    @muriidikilla8362 Месяц назад +1

    Benale

  • @farhiyaabdulle3593
    @farhiyaabdulle3593 Месяц назад +1

    Aniga waxaa la yaabaa xasan sheikh shalay faramajo waxaa uu ku haystay muu maanta masaajidka ka soo jeediyay illah kama baqo miyaa mise waxii laga sheegayay baa wax ka jiraan shalay waxaa uu dhahay in dadka la weeraro ma aqbaleeno in wadanka la burburiyo waa ka soo hor jeednaa had asagi maa saan u haslaayo walee aqli ma jiro xasanow isku shiix oo dhegtaad iyo afkaaga ha is maqlaan

  • @BashirSahal3
    @BashirSahal3 Месяц назад

    Yaa iillahi

  • @HidayaAli-u1d
    @HidayaAli-u1d Месяц назад +1

    Puntland buu u duur xulayaa Puntland hubkey soo gadatay yaaba kaala tashanaa adiga iska hadal muqdisho uun baa xukuntaa

  • @malaboa591
    @malaboa591 Месяц назад

    Dadka waxa xun sheegaayo ma rabaan in la helo dowladnimo dimoqoraadiyad ku saleeysan ee dadkaas Allaha caafiyo ayaan leenahay.

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Месяц назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @cusleyenuur5403
    @cusleyenuur5403 Месяц назад

    😅😂❤😂😅😅❤😂❤😮❤

  • @BashirSahal3
    @BashirSahal3 Месяц назад

    Islamow

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u Месяц назад

    Masaajidka miyaa lagu cibaadaystaa mise munaafaqad baa lagu akhriyaa waar jaahil kan bal eega

  • @BashirSahal3
    @BashirSahal3 Месяц назад +1

    Ruxan maqla

  • @maxamedfarah2086
    @maxamedfarah2086 Месяц назад +1

    Soo tuu lahaa loo joojinmaayo
    Waa Masiibo Somalia loo siray😊😅

  • @mahamedabdille4489
    @mahamedabdille4489 Месяц назад +1

    Munaafuq

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Месяц назад

    Manta dabecad buu iskadhigaya dastuurka maxad kaliga go an ugagarta

  • @mustafeahmedaden3137
    @mustafeahmedaden3137 Месяц назад

    Odoow Citya yaaloowada

  • @YuusufCusmaan-cy5ms
    @YuusufCusmaan-cy5ms Месяц назад

    Yac

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 Месяц назад

    Madaxweyne dadka somaliyeed eaxay rabaan isbedel

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 Месяц назад

    Hadalkiisa iyo ficolkiisa may islahaadaan

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 Месяц назад

    Qabyaaladiiste qaran ma hagaajiyo

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 Месяц назад

    Madaxwyne ma is dhagaysto

  • @AbdiazizHussein-w1m
    @AbdiazizHussein-w1m Месяц назад

    😂😂😂😂😂

  • @xasanmuse-uj2zx
    @xasanmuse-uj2zx Месяц назад

    Maac maac badana

  • @Saydaanlaaye
    @Saydaanlaaye Месяц назад

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 Месяц назад

    Cadowga koowaad ee somalia waa madaxweyne xasan , fadlan diorasho degdeg ah samee oo na dhaaf

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 Месяц назад

    Somali madaxweyne adaa halkaa dhigay, diiinta ha ku gaban, waxaagu waa la jiifiyaa banaan

  • @mowliiddaahir1116
    @mowliiddaahir1116 Месяц назад +1

    Soomaali balaayo aan adiga ahayn uma imaan dal koraya ayaad lawareegtay maantana qofba meelbuu aaday wayna kala tagtay

  • @maxamedhasan9050
    @maxamedhasan9050 Месяц назад

    Yaan lagu tukanin masaajidka uu ku tukanayo xasan dhiiqo😂😂😂

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Месяц назад

    Hawiye dowlad lagadhisiwayay

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek Месяц назад

    Howl baa ku taal Ethiopia howsheeda qabso ama banee meesha .rasuul iyo diinba garanmeyside

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Месяц назад

    Dadkii somaliyed adakala geyay hade run katahay dad ka laheshii nuke leh iskada

  • @xasanmuse-uj2zx
    @xasanmuse-uj2zx Месяц назад

    Caafimaad meelahaas ilaah ayaa gaarsiiyey maxa adi gaarsiin karta afgooyaba matagi kartide

  • @XasanIsaaq-h4l
    @XasanIsaaq-h4l Месяц назад

    Waar.xafiskisa.away.

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 Месяц назад

    Qabyaaldiiste cudur qabiil ayaa haya .pundkand uun buu ku taagan yahay, daarood nacayb baa ku dhacay .,
    Kama hadlo snm hubkay keensato ,isagabaa looga shakiyay inuu udiro
    .
    Waa nin waalan oo dad miyirqaba la hadlaya
    Isma dhagaysto

  • @billeabdi1061
    @billeabdi1061 Месяц назад

    Kan ma caruur buu u sheekeynaya yahuuu waa halke meesha jidka iyo nalalka u shidey benlow tuug

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 Месяц назад

    Hankii somali hoos baad u dhigtay

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u Месяц назад

    Aygan halaga qabto soomaalida waa beenaale munaafaqa 😢

  • @xasanmuse-uj2zx
    @xasanmuse-uj2zx Месяц назад

    Tuug baa thy sheydaan ah shalay farmaajo waxaad ku dhahday waa la haya aabyaaliste doqon ah soo maadan dhihin markaad hawiye wacatay farmaajo inuu is dilo ayaa u dhiman

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Месяц назад

    Xasan xage loo raaca lama fahma kare marna waa mid jirole

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Месяц назад

    Aniga caasimada ladhigtey ee dadka caynaba mad kaqabato

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 Месяц назад

    Somaliya waa kala tagtay
    Adaana kala diray ,
    Qaar hubkii dawlada siinay oo hubaynaya ,qaarna u ogolaaday,
    Qaarna u diidaya
    Waa layaab madaxwyne ma markaad khudbaynayso ayaad fayoowdahay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Месяц назад +1

    Wax Dawldnimo Somali ah oo jirtaa intii xoryda qaatey lama arag waxaa madaxweynha noqda Darood Konfur Iyo Hawiye kolkaa waa Dawlad Hawiye iyo Drood Koonfur

  • @xasanmuse-uj2zx
    @xasanmuse-uj2zx Месяц назад

    Habar niya caano gado miya

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m Месяц назад

    War dadka beenta kada waxba u qaban meyside markay buntiland hub keensatay miyad ka cabadeysa aaway ku Wii gado lagasowaday

  • @AbdiAli-ss2kh
    @AbdiAli-ss2kh Месяц назад

    Asc waa cajiib war ninku siduu uhadlayo miyuusan ogeyn mise masaajidka ayuu kugoaan qaata ileyn waxarun kamida giryaha madaxtooyada saas darteed wixii aad donto waad ku sheegi kartaa weeye kkkkkkk

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw Месяц назад

    Babalabab

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 Месяц назад

    Kuwii 25 ka hor iskuul, laami, iyo isbitaal dhistayna shahaadadii baad ka rikaataysay cunaqabatayna waad ku soo rogtay.
    Khatarta ugu wayn ee somalia waa adiga ee itoobiya ma aha.
    Dowladda aad leedahay ma ta carruurtaada iyo naagahaagu walaaqdaan baa??adeer masaajidka cyaarta ka daa

  • @IbraahimFaarax-w7u
    @IbraahimFaarax-w7u Месяц назад

    Hooyadaa iyo soomaaliba was beenaale

  • @xasanmuse-uj2zx
    @xasanmuse-uj2zx Месяц назад

    Beenta ka daay dadka masaajidka ilaahey haka dhex sheegin been

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Месяц назад

    Been badanaa

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Месяц назад +1

    Madaxweyne xanta kasoo dhiibaya masaajidka