MASAR CUNSURIYAD MIYAA KAJIRTO? IYO ARIMAHA QAXOOTIGA MASAR KUSABSAN PLEASE SUBSCRIBE TO MY CHANNEL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 6

  • @mohamedaden1008
    @mohamedaden1008 7 месяцев назад +1

    Carabta wa naga dulqaad badanyihiin.. Somalia hada oromo ka cabanayan ka waran hadii sida dubai loo soo shaqa tago oo Asia arab Africa wada socoto nasoo galaan walaahi somali sida carabta inay dulqaad badan lahayn iyagoo dhahaya war dadkan wadankeena soo galaya naga qabta yay wadanka nagala waregin. Boqolal kun somali ku nool emirates wax dhib Uma geestan somalida mana tarxiilan. Hada somalida ka timid Europe 🇺🇸 oo cairo ku nool dadkii masaarida oo miskiinka ah nolosha ku qaaliyeen hadana siday masaarida u dulqaad badanyihiin arka.
    Marka Saudi dad soo tarxiilo yaa la oran carabta oo dhan waa cunsuri.. waxay wadamada carabta u dulqaatan walaahi somalia Uma dulqaadan lahayn..oromo noo timaado iyadiina wa la dhibsaday hala tarxiilo leeyihiin somalida.. somalida kunool masar qatar emirates wax dhib ah Uma geestan somalida let's not generalize all arab countries, dad xun meelkasta waa joogaan

  • @maqsudali7643
    @maqsudali7643 7 месяцев назад

    Jazakallah kher walashey for the info you share daily basis ilahy ha ka ajir siyo

  • @yuusufxasan3496
    @yuusufxasan3496 7 месяцев назад

    جزاك الله خير

  • @MaidahG-f2y
    @MaidahG-f2y 7 месяцев назад

    Mash Allah ❤❤

  • @AthmaFathma
    @AthmaFathma 7 месяцев назад

    Amiiiin yaaribi

  • @adnamaxamedcabdi3975
    @adnamaxamedcabdi3975 6 месяцев назад

    Hadii kaan kaarka sugida helo ciqaamad miyay i waydiinayaan mase ku daganaan karaa intii ilaahay yidhaahdo masar in aan dago ayaan rabaaye farduuseey walaal