Masha Allah abaayo ka soo hadal dugsiyada quraanka qiimaha lagu dhigto iyo xaafadaha ugu fican hooyo ilma Yar yar wadato rabta in ee ka soo haajirto qurbaha aan ahay
Allaha kubarakeeyo waxaan rabay inaan soo guuro iiga waran walaal xaafada siti oktoobar guri taxada ayaan rabaa hooyo ayaa ila socota qiimaha guryaha aan kor ahayn iga soo waran qaali allaha kaa abaal mariyo sad noogu soo warantay
Abayo school hadan wadano warqad badal ah hore fasalkisa marka farisan kara canugi mise dib ayaa loo celinayaa from kenya school luqadka ayan ka hadlaya thanks
Asc wll wxn wata hooyaday oo curyan ah wxn raba kadha qoxontiga ma helayaa mid kle hdi an helo cafimad free ah ma u helaya wxn awidi wayay wx an dhakhtar ku geyo 😢
Masha Allah abaayo ka soo hadal dugsiyada quraanka qiimaha lagu dhigto iyo xaafadaha ugu fican hooyo ilma Yar yar wadato rabta in ee ka soo haajirto qurbaha aan ahay
Rahmaan wll wxaad ka soo hadashaa qof kaliya meeqa ku filan kiro iyo maceshadba
Abaayo mahadsanid xabib kher Allha kusiyo Walshe skoled qaliga ah iyo kuwa guraqisan nosheg abaayo mahafsanid
Allaha kubarakeeyo waxaan rabay inaan soo guuro iiga waran walaal xaafada siti oktoobar guri taxada ayaan rabaa hooyo ayaa ila socota qiimaha guryaha aan kor ahayn iga soo waran qaali allaha kaa abaal mariyo sad noogu soo warantay
Masha allah walaalo si wacan waan ku fahamay mahadsantahay
Assalamu caleykum Wll afar qol iyo laba musqulood iyo kijo iyo balkoon isla markaana ah guri hadda faraha laga qaaday o cusub wa imisa walaalo
Mashalah tabarakalah qli laydh iyo biyo lama bixiyo
Masha Allah wllo thanks 🙏
Abayo school hadan wadano warqad badal ah hore fasalkisa marka farisan kara canugi mise dib ayaa loo celinayaa from kenya school luqadka ayan ka hadlaya thanks
Masha alaaa mahadsanid walalo Hore usoco.
Shukran rahmo
Waad ku mahadsanthy warbixintaa aad na siisay ❤
Abayo guryuhu ma apartment's ba mise kuwo how's ah ba lahelaa
Thanks wllo ❤
Asc xppti meel lagaga soo xidhiidho noo soo sheeg aad baan kugu baahanhy
اللهم صل وسلم على نبينا محمد ❤❤
Abaayo mahadsanid mcnto🎉
🎉🎉🎉🎉🎉raxma adban ku salamay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@@munahussein9687 waan kAa qaaday wll
Asc wll wxn wata hooyaday oo curyan ah wxn raba kadha qoxontiga ma helayaa mid kle hdi an helo cafimad free ah ma u helaya wxn awidi wayay wx an dhakhtar ku geyo 😢
Wllo alle haku caawiyo lkn ma hubo wllo alle haduu kuu fududeeyo way kuu dawaynayaan lkn in la hubsado ayaa fiican
@@RAHMA.ISMAILdad ba igu idhi kadhka qofka xanusaya iyo ilmaha yar ee an qadan gadhin way siyaan
@@hibakyusuf3945 wllo waan maqlay lkn cid ay daweeyaan maan la kulmin
Abayo guryo dhulka ah malahelaa
Mahadsanid wllo
Walaal 25 dollar maxay yihiin passporka somaloga 350 dollar aya nalagu yidhi visaha ma lacag kale ayaaa laga qaadaya
@@MrAbushiiri haa walal waa madaarka lacag masrigu kuugu dhufanaayo Pasaport ka
Shugran abayo❤❤❤❤❤
Masha allaah abaayo
Sobadi abayo
Shugran walalo
❤❤❤❤
dugsiyada kaso hadal abaayo
Thanks xbbty
Rahma gmail wax waan kugusodiri waayay sababtana ma aqaan meelkale aan kalahadlo maisiinkartaa daruuri aan kuu ahay
5bishaan baan soosocdaa oo birito ah haduu allh idmo adeegaa igusaacidi laheed suuqa aaiikala tusto please ilasoohadal huuno
Number ii dhAaf wllo
@@RAHMA.ISMAIL wll masar maad joogtaa
Magaceed xafadaada
Madinatisari cimarad gaban ma leedahay
6 dabaq ayaa ugu gaaban
3qol fadhi meqo lug hala
Jaamacadaha ka waran
Jaamacadaha qaahira ee diiniga ah kasoo waran
Caqiidada اهل السنة والجماعة kudhigaya
Dalka عقيدة الاشعرية ayaa dalku ubadan yahay
❤❤❤ wan so socda Rahmay abyo what's up group no same please 🙏
Abaayo numberkada ama email iso qor aan kala so xariro
Wllo mcn rahmaismail52@gmail.com
Walal rahma meel aan kalasoo xariiro ayaan ubahanahay ma igu caawin kartaa adoo raali ah
Asc xbbti raxmo meel aan kaala soo xiriiro iisoo sheeg aad baan kuugu baahnahay qayr badan allaah haku siiyo
Mahadsanid walal
❤❤❤