Asc wll waad mahadsantay. Waxad Warbixin Nooga soodiyaarisaa. Dadka yurub looga dacwoonayo ee familiyga lamaanaha. Ee yurub jooga. 1. dacwad malooga furikaraa 2. majirtaaa arinkaas 3. habkee loo marikaraa hadii ay jirto Dad badan baa warbixintaas kusagaynaa wllo ee lasoco same mawduuc insha Allah
Walayaalaw talo aan idin siiyee masar aad bay qofka marka ugu horrersa u adagtahay qofku hadaanu af aqoona waa dhib igu soo orodna maaha xataa somalidaa ku dhibaysaa ee intaydaan go aansan tegitaan iska hubiya si aydan hadhow dhexda farta uga qanin
Masha Allah tabarakallah Allah yaxfidakum walal ❤
Huuno ❤❤
Masha Allah mahadsanid faahfaahin Dhamaystiran❤❤❤
Maaha allah wllo soo noqod wacan qaali
Walaal xafadaha uga jaban uguna nadiifsan bal nala wadaag
Masha allh raxma waan kutabnay waalagu waayay❤
Wcm mashaa Allah sonoqod wacan❤
Dib hanoga habsaamin walaal Alle haku sharfo
Asc wll waad mahadsantay. Waxad Warbixin Nooga soodiyaarisaa. Dadka yurub looga dacwoonayo ee familiyga lamaanaha. Ee yurub jooga.
1. dacwad malooga furikaraa
2. majirtaaa arinkaas
3. habkee loo marikaraa hadii ay jirto
Dad badan baa warbixintaas kusagaynaa wllo ee lasoco same mawduuc insha Allah
Walayaalaw talo aan idin siiyee masar aad bay qofka marka ugu horrersa u adagtahay qofku hadaanu af aqoona waa dhib igu soo orodna maaha xataa somalidaa ku dhibaysaa ee intaydaan go aansan tegitaan iska hubiya si aydan hadhow dhexda farta uga qanin
Hadaan aqaano luqada carabiya makala kulmaa dhib
Welcome back wll ❤
Asc raxmaa waan kutabty xbbti
Masar Jawigeeda kasoohadal qali
Thanks ❤
Amiin
RAHMA ISMAIL. DJIBOUTI 🇩🇯
AYAN. JOOGA. WAXAAN. RABAA. IIN. MASAR. AMA. 🇪🇬 🇪🇬 . CAIRO
Wllo masar ayan tabaa inaan imado iyo UNT waxan ahay naafo
@@MadinaCaday64 illahay haku fudaydiyo nasibkaga ayad ka qaadaysa
@@Abdirahman_24 amiin wll
@@Abdirahman_24 Haa adigu what's App kaag isoo qor
@@Abdirahman_24 haaa wll ee WhatsApp kaag ii soo qora wll
Raxmaay 12beri jogaa masar waan ku wareeray vansinne cabsi cabsi 😢😢
Vanainne maxa ka wadaa😂😂
Maxa jira abaaayo inan uso gura rabayee
@@Abdirahman_24 mardhaw walal adiga miya joga
@@DeeqaIbrahinmaxamed-wt7du Waa mel saxmad iyo buuq badan. Kulul wasaq ah cunto xun somaliya ka fiican
@@farhiahassan974 haye abayo mahadsanid
Asalamu aleykum wallo Raxma
Wall waxan doonayay meel an kala so xidhiidho
@@zamzamabdullahiibrahim6250 rahmaismail52@gmail.com
Wall
Asc wall qaali email address sax maha ma wax ayad ka ilawday
يا رحمه حبيبي شنو اسم الحديقه
@@msszain123 حديقة الطفل ❤️
Mala helayaa uun kaarka horta aan ciqaamad ku qaatee walaal
Asc wll
@@NastehoMohamed-j8g wcms wllo
Abaayo xagay kutalaa xadiiqadani