Heesti ugu horesay ee an ku jecladay gabadhan waa nanesteyda shangaani anigo ah Mohamed osman Ibrahim igaso radi Facebook magacad waa anigo shangaani ah
karim br nibanka waa laga yaabshay gabadhu siday xishoodka uga guurtay bay uqaadan la yihiin shaydaanka ay ka woddu bilaysanayso xagee buu joogaa waaba ayadee, duf kubax dheh, ala wixii dhalay maxaa u qaracan ah ilaahow wax saa xishoodka uga tagay hanaga beerin anaga iyo intii islaan ah ba.
shangaani viva.......viva........ viva............ qaali ladan caadi ma ahan maanta waxeey qaaday heesta shangaani waxaa macquul ah dad badan ineeysan fahmeynin ama eey is dhahaan qof weyn wax u ku heesto ma ahan waxaas waayo waxey leedahay sharad waala galaa sharax waala tumaa shaah waala cabaa lakin waa murti qofkasta iskama fahmi karo viva ....... qaali ladan sarbeeb taas waan ka helay its me MK
aniga waxan ka yabay yurub beele coz waxan u maleyay in ay doqon tahay wa fanaanad so jidasho aya loga fadhiya iyadana meshan ayay caajis badan tahay xita garbasarka sifican uguma sarna doqonta
2024 only inta ila daawa neyso😂😂😂
😂😊
Ani😂❤
5 August 2024 😂
Me😂
2022 Inta soo raadisey Hestaan oo heshehey kadibna daaawanaya like ha ila dhaaafin 💚🙏🏿
Kkkkkk
Who is watching now 2024
Inta goortey fanka ka baxdey soo raadisey xaasidnimo darteed like iisaara😂😂😂
😂😂
🤣🤣🤣🤣
Qali ladan fananad aan aad u jeclayn😰😰
Shalmbod jinaale ❤❤ sh.hoose isoo raca 2023 aa so raadiyy heesta
Intaa 2021 firsaneyso ayado fanka kabaxday awayaa😂😂😜
Hhhh waikan Ano yaban
Shangani adoo ku bar baray Shibis adan aqonin
waaa sheko kale lkn shabel iyo libax wixi eeykashireen heeee cadi maha 🌹🌹🌹🌹👍
Kkkkk great grill qali ladan rer badiyo runta dhagaha ugu shubtay
"Shangaani adoo ku'barbaaray, Shibbis aanan aqoon, Shibbis aanan aqoonin, shabeel iyo liaaxee waxa ay ka'shireen : hadii iisharaxaysid waxii ay ka'shirreen."
Qaali horta waxaan kugu'bartay Liibaan (jigjiga,) Hayeeshee waxaad ii muujisay in aad xagga fanka u'dhiganto Liibaan(jigjiga) hadii aadan adigu barra dheerayn.
Mahadsanid,
Qorre: oday soomaaliyeed, Mahamed Ashir (Dhalac.)
Maanta waa maalin Jimco ah 28/July/ 2023 meeqo asxaab eh ayaa dhageysanosa qaali ladan shux shux aadhamaniyo sheeko lee maalawadaa haye ismuujiya✔️😘😘😘
Rer shibis wa is mujiyay xaqiqdi he's ah
waa kaaye waa idiin sheegey gabadhaan ineeysan baashaaleeyn qofkaan caadi maahin ilaaheey ha kaa duwo ishooda abaayo macaan.
walal kasaar pls weyka baxdy fanka
2024 ❤
Seee uwareejineso caaadi ma ahan wlh Viva qaali INA mesha joogo ahed omg waan kuluxi lahaaa
war xishow waalaqabaa
SHALANBOOD 3/3/2011
Mxn kuu xiisay😢😢😢
2021 yaadawanooyo👍🙏
Walee qaali ladan markaan wax yar kuma jirin dance iga dheh 2024 like saara😂😂😂😂😂
I love you qali ladan and Iam from shibis I love shibis nice song
Small district in a benadir region
Maxamed
Yaaa 2018 dawanoyo 😍😍😍 qali hada waxey u badaty ruwayad Alla waqti wuuw is badalaaa aduun wuuw dhamaday
Qaali ladan isha ayaa katurteeee love you sister.
Qaali ladan you are best 😍😍😍🙏
Manoshahay wll😂
Inta aragtay yarka shaarka cagaarka ah wata inu isboojeynaya like ta dhac kusii
qaaali nice song wa isku dayday niikada qatar kutahay
qali ladan mashallah wankuugu haystaa qatar codka idilay iyo ciyaartada ah ax ax xa
Ma nooshahy wll 🙄
Masha allah qali ladan codmacan iyo sheno bixis lawadaba wad heysa nolow xawibti
SHAX SHAXLEY SHIBIS XAFADEYDI LIIBAAX IYO SHABEEL KU SHIRAYEY MASHA ALLAH ABAYDEN MADAXA NO SARAN TAHEY
Sax waye shibis guri cadaw noqotay shabel iyo libax no shiray qof ka rer shibis heskan daremi karo
SHIMBIRTII WALAWEYN 😍😘🤩
oo ninkeeda ma libaan jigjigo baa qaba lkn soo amazing heestaa aniga reer xamar ah waa run heestaan waa xamari
gabadhan reer xamar mahanmiyaa koley heestan waaxamari
2023 inta dawanysa like
Viva wanlaweyn good girl qaali ladan sweet voice and good dancing
Xabiibtii Qaali ladan nice muuuuuuuuuuuuuuuuuuuh shangaani adigoo kubarbaaray
Wll manoshahy adi hada 😅😅
marki hore oo somaliga idhibaye waxan sen ufahma sxp iifasira (I love this song)
wooooooow qali ladan waaad kawadataaa mcn i love this song hata ww nakupenda like my young siz
wooow qaali ladan mashallh nice song xbbty
Hello
Kkkkk
2023 inta daawanahaysa isoo raaca
2022 ya ila dawanoya 🤣🤣
I love this song xafadena
masha allaah qaali ladan codkaa iga dhex baxay
Wllo Qaali ladan Fankii wey kabaxday Waxeyna Dhahdy Qofkii Heesaheyga RUclips Ku hays Aqiro iyo Aduun Ayaan U haysta Plz Wllo qaali Kasaar Una Duceey Plz
WAA WAA KA HELAY EX CIYAAL BOONDHEERE AAN AHAY WAAN IDIN SALAAMAY REER MUQDISHO
Heesti ugu horesay ee an ku jecladay gabadhan waa nanesteyda shangaani anigo ah Mohamed osman Ibrahim igaso radi Facebook magacad waa anigo shangaani ah
واااااااو ي غالي انتي روعه
Shibis safarada talyaniga iyo Waxa degan la gubin cil ima deynayo 😂😂
waaaaaaaaaw cajab sana qali ladan boqorada isliiiiiii
Great song u qaday shibis and shangani wala weyn shalanbod wardhigley
I am from shangaani viva shibis ciyaal xaafaaada
Heestan kasaar sxb qali ladan fanka wey ka baxde
Kkkkkkkkkk wlhi ciidii l qaaday waan daawany ho tv wiilsh xishood by u dhinteen
ladan you are amazing. i am proud of you.you are a wonderfull artist. nolow walaal
Assd
shalambood❤️❤️❤️
2023 jah yaa ilaa jogaa ani laa miyaa like sar hdaa jogto
Walal heesta iska sar qali fanka weyka baxday ilahey darti ogu sar ma qaldame waa ilahey ilahey darti ayey fanka ogu baxday qer badalki ilahey haku siyo iska sar thanks
Kamarestuhu waa Very Good Well Done Horay u soco sxb sida aad ulaba Rogeyso aad ayey u ficn tahy Merci
Heesaha wadaniga iyo jacaylka dembi ma ahan ee wxa dembi ah isqaawinta & isruuxa badan, soomaalida maanta intas hadii ay fahmi lahayeen Horumar bee gaari lahaayen. 😑
2023 ninkii soo raadiyay love saara
heesta waa nice lkn aniga waxaan layaabanahay kuwa meesha fadhiya oo gabdhihii oo kale u xishoonaya waxaa iga sii daran midka taleefonka isku mush quulinaya kkkk waraa meesha ka carar
waraa meesha kuwa fadhiya ee isaga cararaa kkkkkkk
Amhara ali
walaahi ninkaa shaadhka cagaaran meeshu meeshiisii maaaha waa mar uu hoos fiiriyo iyo mar uu mobilka isku dhaafiyo way kula soo khaldameen meesha
Abokor Abdi Dirir hhhhhhhhh
Abokor Abdi Dirir wlhi niyadaan uqosly kkkkkkkkkkkkk adu seed ugu fuursaty funny wey kuso qaldeen meesha miskiinka yari
Kkk
So funy wa ufirsatay
Good song and great lyric olive it sister
Walaaal qaali ka Saar wlshiin qaali ladan fanka wey ka baxday please
Awoo nice song cadeey uuumc
Hhhhhhhhhhhhh nimanka ayada ka gadaleyoh weyba nuursadeeN LOLZ lakin dhanka midig wiiilka labaad masha alllah xishooodlow💗💗 indhaha uma tagin hahahhaha
Sharad waala galaa, sharax waa la tumaa, shaax waala cabaa.... Iyaah hees iga dheh
karim br nibanka waa laga yaabshay gabadhu siday xishoodka uga guurtay bay uqaadan la yihiin shaydaanka ay ka woddu bilaysanayso xagee buu joogaa waaba ayadee, duf kubax dheh, ala wixii dhalay maxaa u qaracan ah ilaahow wax saa xishoodka uga tagay hanaga beerin anaga iyo intii islaan ah ba.
waa saa u sheegtay amaleeeeey
fanka xishood maleh
I love Allah
Qof xishoonaya fanaan Maba noqdo
Shabeyl iyo libaax wixii ay ka shireen😂
hestan wan jeclahay mana fahmo layab Just like nikis ayn u jeclahay
Wa habenimo qamis sacada11:41 13\09\2023 hestan dib uso diray love inta iga dambeysa❤
Kasar wll gabdhan fanka wey ka baxadaye hadi kale ribot ayey ku dhaha
Waka baxsatay heestan nice
Manoishahay ilaahada
woooooooooow nice song
shangaani viva.......viva........ viva............ qaali ladan caadi ma ahan maanta waxeey qaaday heesta shangaani waxaa macquul ah dad badan ineeysan fahmeynin ama eey is dhahaan qof weyn wax u ku heesto ma ahan waxaas waayo waxey leedahay sharad waala galaa sharax waala tumaa shaah waala cabaa lakin waa murti qofkasta iskama fahmi karo viva ....... qaali ladan sarbeeb taas waan ka helay its me MK
Waa hees shidan qaali ladan horey usoc
faanaadad qaali ladan aad baab utaageeraa siiba heesta HUNGO
Shati wa leys bartay hadal weyn waye Shati balad wa lagu libisan kara lakin dhaqan magalo sidi lo barta adag
haaa wlhy waa sax bewntaada ma ahan hada ayaan si fiican u eegy
Www heestan caadi ma ahan walle
2019😆😆What a dance
shuux shuux an dhamaniyo sheeko maa lawaada hhh sharaad waa lagalaa sharaax waa laa tuumaa shaaH wwaaa llaa cabaa sharku cadi bilaaHi shaydaankaa hagogaaN kkkkkk waa cadii mahaaN ✌✌✌👆
yaa abaay shib iska dheh nice songs
funny girl
Shalanbood ii jinaale
Shaxshax aan dhamaaniyo sheeko maa la wadaa
waaaaw waaaw ciil caqaboo carada cun waay jirtaa niikada iyo heesta cizak
Walaalo ka saar gabadha fanka we ka baxde wexena codsatay in heesaheda la dhagesan
wooooooooooooooooooow nolow qaali ladan best song
Qumanyada qawan firiya ocadi bay isusoqawisaye tolow abdi good mee
2023 yaa ila dawanayo
mashraha ayelushe qatar qaliyey
00:8 waji wax kale qali ladan ala dad wey isbedelaan 2021 ya dawanyaa
heestan yaamicnenkara?walee murti ayey xanbarsantahay
بصراحه مررررررره رووووعه
I love this song😍😘😘. ✌🏽️✌🏽🇸🇪🇸🇪🇸🇪🇸🇴🇸🇴✅✅💖💖
Xoxo~::/Gossip~Guy!!!!!!.....❤️❤️❤️❤️
Shingaani waa nuurka muqdisho shaxda xamar iyo shobka iyo shaxda marki shangaani duntay ayaa dalka birburey abdulqafir shangaani
Iyadoo fanka ka baxday yaa daawanaaayo 2021.
Qofka youtubekan leh please uga saar walaashaa way toobad keentee.
wow best songs qali ladan
2019 ya dawanayo
Shangani aaaaa
Talent beauty skill 👌🏽 👏 🥳 🥳
aniga waxan ka yabay yurub beele coz waxan u maleyay in ay doqon tahay wa fanaanad so jidasho aya loga fadhiya iyadana meshan ayay caajis badan tahay xita garbasarka sifican uguma sarna doqonta
Dad cayilan wee caajis badan yaheen
Lola Gelle
sas waye
Hhhh maxaa saas dhan logu dhameye lk
Zakaria xaaji janikeda janikeda
Qaali Caadi Maahan l0l Heesta wa ku haaysta ayaan ku dhahay
Waa Aniga shimbirti wanle weyn nooloow qaaali
26/2/2020 yaaila dawanayo 💓💓❣❣❣
I'm here because of mac-minded
2020 🤣🤣casri cusub ✋🤣
Bella canzone
Somali super star lady 💚💚💚💚✌
Data daya si dee isku wareejiso acodi bilaahi mina sheydaani rajim 😄😄😄😄😄😄😄