Sallaatul leylka sidee ujoogteeyaa?||Qaab fufud||Nagaansho
HTML-код
- Опубликовано: 5 фев 2025
- Qaabkaan fudud ujoogtey salaatu laylka
salaatu laylka,fadliga salaatul leylka,qisadii salaatu laylka,midhaha salaatu laylka,salaatu leyl,midhaha salaatu laylka sheikh cabdullaahi,salaatul layl,midhaha salaatu laylka sheikh cabdullaahi barbaraawi,salatul layl,fadliga salaatu leyl,salatu layl,salaatu duxaa,salaatu tahajud,leylka,salaama tv,salaad,qiyaamu leyl,salaada,caalamka,sh saalax,qiyamu leyl,salaf,allah,fadliga qiyaamu leyl,shiikh saalax,saalix,salaada taraawiixda
Waxa ugu weyn ee salaatul leylka iyo cibaadada dadka ku cusleeyo waa dambiyada. Dambiyada culeys maskaxeed iyo mid jireed ayey leeyihiin. Dambiyada oo layska i ilaaliyo iyo towbada oo la badiyo fudeed ayey keenaa.
Asc wll waan ubaahnaa arinkan jasaakallaahu khay
صلي الله عليه وسلم وعلى آله وصحبه أجمعين ❤❤
Salallahu calehi wasalim ❤❤❤❤
Allahu akbar 🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤
Allah akbar ❤
Ilaahow ufudude❤❤😢🤲
Alle ha kbarayeyo❤❤❤
Allah kubarakeyo wll
Astaqfaarta oo labadiyo maalintii waxay kaa caawinaysaa qiyaam layka. Tijaabi.
salatul layl hal qodob ayan ku koobi laha wana in nafta lahuro sida jihaahka oo nafta dhibto kali aya laga rabaa
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ilaahayow quluubteena diintaada ku sug😢
❤❤❤❤❤❤❤
Mahadsanid Wllky. ❤
wll alle haku barakeeyo dadaalkaaga ad diiinta ugu jirto waxan kuweydiin lahaa imika inan bilaabo ayan jecelay oo an laba rakcadood ku bilaabo alle haifaajiyee marka an laba rakcadood tukado maanan hal rakcad oo witri ah kusoo gabgabaynayn mise waa labadaas un.
Hal rakaco ooo witri ah kuso gabagabey
Xilimaa fiican oo la tukan karaaaaa
Labada(2) habeenimo wll😊
Maxaa lagu xidhaa salatu laylka
markle maa soo celisay wll videogan
maya wll
Qofkii wesaqad ku sexda malintina is ilaliyaa uu sokacaa salatulley waa hubaal i.a
3:00 mala dukan kraa wll?
Haa