Deg Deg “ Qofka Ugu Horeeya Ee Ciro Liinta Uqoosho-halayga Dhigo Xamarna Een…..” Faadumo Ibrahim

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 144

  • @mahaddahiromar4894
    @mahaddahiromar4894 7 часов назад +2

    masha alah fadumo waxagarad ayatahay alha ku barakeyo

  • @mulkixoriyo
    @mulkixoriyo 14 часов назад +2

    Mamadan waa inay isu soo sharaxdaa madaxweynaha Somalia. Waa qof caqli, cod karnimo iyo wadaniyad Somaliyeed ay ka muuqato 🇸🇴❤️

  • @MahamoudAli-t2v
    @MahamoudAli-t2v День назад +5

    Cadaw somalilland maagaranaysid xisho islan waalan walleh Djibouti iyo somalia waa caadawga uu guuwen somalilland walleh

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 14 часов назад +2

    Talada wadanka rag ayay u taalaa Ethiopia in laga fogaado waa talo fiican waa kuwa hadaba diiday inay Somaliya ka baxaan

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 15 часов назад +2

    Isaaq waa dadka Ugu jaahilsen waayo isaaq dadka soomaaliyeed mayaqaanaan sida loo kala degen yahay mana yaqaanaan yaadiley yaaladagaaley waa kuma cadowgooda Xamar yaaleh seelookala dagaa dalka soomaaliya Hawiye xageedagaa. Daarood xagee dagaa.isaaq madagaalamaa mise waa fuley afka kunool. Isaaq soomaali kala baro afkaaga qaloocane toosi wabilaahi towfiiq waano 😊

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 12 часов назад +2

    Allow xaqa adaa u hiiliya somali 🇸🇴 midee

  • @rodaabdillahi4206
    @rodaabdillahi4206 7 часов назад +1

    Bismilaalihi raxmaani raxiim. Lafuma cuno Lafuma cuno lagumacagryo waxa aan u baahanahay in dinnta faadumo Ibrahim hala baadho

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 День назад +5

    No somaaliya no somaaliya no somaaliya no somaaliya no somaaliya no

  • @fotballontop
    @fotballontop День назад +5

    Habartii waallayd ee jug soo dhacay. Adiga talo lagaagama baahna.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 14 часов назад

      Rag badan ayay ka talo fiican tahay

    • @LadanSiciid-oi1ml
      @LadanSiciid-oi1ml 5 часов назад

      Rag badan ayey ka caqli fiicnthy Allah Yaa islaantan ka dhiga nin ha na maa mushee

  • @Deeg-n9c
    @Deeg-n9c 7 часов назад +1

    The time Somaliland worked with the Djibouti we never have récognition
    Just we have clearfield with it’s the deal, concessions or rent, they have close inside

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 6 минут назад +1

    Manshaallah waa loo baahanyahay hadaladaada wanaagsan

  • @XaliimoCali-xs1ou
    @XaliimoCali-xs1ou День назад +4

    Cadawga kaliya ee aynu leeenahay leeenahay io io waad jabuuti iskajir yay kudagin ag macaan c c c c cdaweenu was jabuuti

    • @N.A.M1234
      @N.A.M1234 23 часа назад

      Amxaarba kaga fiican miya

  • @Hinda-d5j
    @Hinda-d5j 23 часа назад +1

    Kathaabad , Beenalay... jabouti iyo Somalia Tooma Umabaahna JSL. HABARY!!!!!!!

  • @hodanali285
    @hodanali285 2 часа назад +1

    Anaa iska aamus Jabuuti iyo adiguna faqashbaad tihiine, Nila’s edebad baad tahay Xaadidadyahay, Faqash Allaaah booms geeyo doqon tahay boqolka aflihi

  • @HiboAbbas
    @HiboAbbas День назад +5

    Asc walashay fariid baadtahay geesiyad somaliyeed fadumo ibrahim baarakallaahu fiika

  • @aminaali9944
    @aminaali9944 19 часов назад +1

    FARIID CAQLI BADAN MASHALLAH.

  • @KadanAliIsa
    @KadanAliIsa 6 часов назад +2

    Ciro liin ku siin maayee
    Xirsi ha sugi waayin.
    Xirsi 😊baa tooraydii yarayd kugu eryanayee.

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 12 часов назад +1

    Guul somalia

  • @salahmusa8122
    @salahmusa8122 День назад +3

    Somalia Cadawga 1 ee SL
    Waxan leeyahay ka fogaada Djabuti
    Iyo Somalia

    • @N.A.M1234
      @N.A.M1234 23 часа назад

      Amxaarba kaga fiican miya

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 14 часов назад

      Waa caqli xumo Somali ka fogaada Axmaarona soo dhoweysta

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac День назад +2

    ❤somaliland cadowga maleh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 9 часов назад +1

    Islaantan waalan ee faaduumo waxay rabta muuse bixii odaygii asaasaqay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sofiaabdi3981
    @sofiaabdi3981 День назад +3

    Somalia iyo Djibouti waa cadowga Somaliland 😮

    • @N.A.M1234
      @N.A.M1234 23 часа назад +2

      Amxaarba kaga fiican miya

    • @Saada-d1i
      @Saada-d1i 12 часов назад

      Filkuni abara wale iyo habare jine ka tashada

    • @hawakiin6410
      @hawakiin6410 10 часов назад +1

      😂😂😂😂😂 habo sida hana oran

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 15 часов назад +1

    Hadii jabuuti iyo xamar la tegi waayo ma itoobiya iyo imaaraadka ayaa la tegi labada cadaw ee islaamka iyo somalia

  • @Kw58437
    @Kw58437 19 часов назад +1

    Ilahay kabaq mamo

  • @said1498ify
    @said1498ify 16 часов назад +1

    Reer Somaliland maxaad rabtaan? Inay wadan noqoto saw maaha. Djabuti raali kama aha in Somaliland la aqoonsado.

  • @Mrkhadar555
    @Mrkhadar555 21 час назад +1

    No somali no Djibouti

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 12 часов назад +1

    Waa run

  • @AmiiraFaysal-oi3rf
    @AmiiraFaysal-oi3rf 15 часов назад +1

    Ee odayga ha waalin

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 12 минут назад +1

    Mamadan ayaa ragaba dhaanta somalinimada ku wayntahay

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 14 часов назад +1

    Kkkk kaadhadhkii Muse ku soo bixi lahaa ayaa la iibsaday sxb Muse waa la nacay ee ha ku marto

  • @HabonAbdirahman-y5f
    @HabonAbdirahman-y5f 46 минут назад +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ismaelmohamed1737
    @ismaelmohamed1737 13 часов назад +1

    First danta somaliland

  • @khadrahussain5156
    @khadrahussain5156 10 часов назад +1

    Habar walan shani maxay ugu qooshi waday naa nooga deg m waynahayaga

  • @ayaansiciid3901
    @ayaansiciid3901 День назад +3

    Waa run warka itoobiya inga joojiya

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 День назад +2

      Cidaankaa Ethiopia wee kuu gurgur sanayaan caarur ayee kuu dhaalayaan .Mamaada xikmaad ayaa ku jirtaa .( MUSE BIXI FUDEED AYAA HALKAA DHIGAAY)

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 День назад +2

    War Habartan Hala Qabto Inta Ay Goori Goori Tahay

    • @N.A.M1234
      @N.A.M1234 23 часа назад

      Ma CADOWGA gudaha mise wa huwan

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 19 часов назад +1

    Cajuusad waslan arag ma xamar iyo maamul goboled bay noo wafaa??? Waxaanjaahilnimo hadlaya dalka halaga qabto

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 15 часов назад +1

    Faadumo runta ayey sheegtay way asiibtay

  • @khadarbaaz4852
    @khadarbaaz4852 5 часов назад +1

    Waan kugu raacsanahay mama.xaqiiqda aad zheegso kuwo qaar bay dhibaysa oo soo qoreya islaantii waalayd hada iga waalan oo is ogayn😂

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 8 часов назад +1

    Naayahee miyaad waalatay mise ciraad kursi kuubalan qaaday walaahi baanaan yeelay in somaliya iyo jabuuti lala hadlo ma yeelayno kun sano haday gaadhayso eeyaa jooji qaylada nagtan walan yaa qaba oo ka macula

  • @khadijasheikhali6955
    @khadijasheikhali6955 47 минут назад +1

    Xiligii muuse biixi axmaarta waxba kamasheegin kamaadan digin
    Aby iyo khayaanadiisa
    Hada waad sheegeysaa see camal

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m День назад +1

    Taladii uu ku jabi lahaa Ciro Ayaad siisay kkkkkkk

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 12 часов назад +1

    Kabax dheh waayo dalku waa xor yaan mugdi hays galinina

  • @Saada-d1i
    @Saada-d1i 12 часов назад +1

    Iskaanetane walane Djibouti waxba niguma bahne inugu tashada wade nagu walarene

  • @caashasalebancabdi815
    @caashasalebancabdi815 4 часа назад +1

    Naaytuugo tuugo taga marabno jabuuti iyo xamar. Toon

  • @Kw58437
    @Kw58437 19 часов назад +1

    Umad wada siyasiya wayab

  • @Yacin-b9z
    @Yacin-b9z 12 часов назад +1

    Somaaliland cadowgedu waa isaq dee

  • @MoustaphaAdenelmi
    @MoustaphaAdenelmi 9 часов назад +1

    Xisbiga hilaac waa zeero😅😅😅😅

  • @nmi2672
    @nmi2672 19 часов назад +1

    Alla maxay caqli badantahay iminka bay dilayan ama xirayaan kuwii maradka ka qabay qalbiga

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 7 часов назад +1

    Tan maxaa ismaciil ka dhaxeeya yaase talada waalan u dirtay

  • @sheersheer1896
    @sheersheer1896 15 часов назад +1

    Wax caqlibadan oo rag badan dhaanta

  • @MaxamedCabdi-x6f
    @MaxamedCabdi-x6f 13 часов назад +1

    Markan waad kadartay weedh ayaad noqotay dhinac laguuraaco lamayaqaa boidbood hooyo

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 10 часов назад +1

    Naaya af qadhmuun shoowo faqsh baatahayi waxaba

  • @arehaboubaker5057
    @arehaboubaker5057 56 минут назад +1

    Naag nool...

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 22 часа назад +1

    Mudane madaxweyne ciroow god mugdi ah aad gacan u dirato aadan ogayn waxaad kala kulmeyso caqli ahaan waxaa igula fiican dadka fahmeyso adigoo xod xota waxgarad waa ila tahee! Nabadeey

    • @johnahmedgeli9655
      @johnahmedgeli9655 22 часа назад +1

      Dhankee u dhacdaba dadkaadu wax kuu dhama malahan in my opinion

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 День назад +2

    Soomaali allaah dhexdooda khayr ha dhexdhigo bogooda burcad allaah haysu mariyo

  • @Bilekhyr
    @Bilekhyr День назад

    😂😂😂maamo maanta
    Waad toobad keennty
    Soomaali cidi kaama xigete
    Xamar. aad oo lugha qabso
    Soomaaliya soomaali baaleh
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪👏👏👏👏👏🌙🪖 Guuuuuleysta xoogadalka

  • @sadojaamac9014
    @sadojaamac9014 День назад

    Afkaaga caano laguqabay sican baad ula talisay madaxwaynehena aniguna waxan leeyahay mudane madaxwayne waxaan codkayga kuu siiyay inaad itoobiya dalkeena kailaalisid soolna nabad kuladhaqan dagaal xalmaaha 👍

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 10 часов назад +1

    Habartani ma daqon walanba

  • @Jannah-m4o
    @Jannah-m4o 23 часа назад

    Habartii waalnayd eega haabaar qabto waa ciyaala suuqad jibrirad waligeed jaariyda daarood ka u shaqyn jirty naa orod tag

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 День назад +2

    Naayaa, ha igu soo qaadin Xamar, ma ogtahay in Xamar ay tahay meesha ugu xun, cadowga ugu xun!!.

    • @N.A.M1234
      @N.A.M1234 23 часа назад

      Amxaarba kaga fiican miya

    • @hawakiin6410
      @hawakiin6410 9 часов назад

      34 sano oohin iyo siyaad bara aya ina dilay iyo prank umada ku heysaan iyo Cuqdad
      Somali waad diide passport Somalia 🇸🇴 Hargeisa lagu jara oooy 😂😂

  • @awm221
    @awm221 День назад +1

    Edo farid bantahay lakin marku muse jogay maxa uga hali waayday edo

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 День назад +2

    Jabuuti Xadkeeda Haddii La Furo Annaguna Xamar ayaan Keenaynaa

  • @mrssahra3435
    @mrssahra3435 День назад +2

    masha alah somaliya somalibaa leh mahadsanid Faduma ibrahim insha alah waad u qalantaan inaad madaxbanani heshaan wana laydin siinayaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shabeel7467
    @shabeel7467 23 часа назад

    Habartu miyey sakhraan santahay Naa Ayga Xamar iyo nijaaska Jibouti in aad dawlad noqoto ma ogola in Berbera la xidho ayey rabaan waxa loo shaqaynayaana waa Itoobiya markaa waad waalantahay hadii uu Ciro MOUga ka weecdo inta guriga loogu ayaa aakhiro loo diri dawladiisuna halkaa ku burburi waxa aniga ii diiday in aan dhaqaalahayga uga faaiideeyo 120 Milyan ee Itoobiyaanka ah Jiboutina uga dhigay xalaal in sannadkii ay 3 billion oo dollar ka samayso waa maxay, isaga ayey jirtaa hadii uu uu MOUga ka leexdo isna waa laga leexan Cirona adkaysigii Ina Biixi oo kale maleh.

  • @abdullaahijaamac5168
    @abdullaahijaamac5168 День назад

    Faadumo sawtii xammar laysay dadkeenii!!!!😢

  • @KayseaxmedFaaraxguuleed
    @KayseaxmedFaaraxguuleed 12 часов назад +1

    Dhilo walan o ka mida huno

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 12 часов назад +1

    Waayo arag baa tahay

  • @Jannah-m4o
    @Jannah-m4o 23 часа назад

    Habartu waxy rabtaa ciro in gacata looks tago ayay rabtaa

  • @CabdiAhmed-l6x
    @CabdiAhmed-l6x 23 часа назад

    Walaltinimau wa lamauran majiro
    Ciid ku badalaysa walalka oo wax
    Ku dhibateyay geeri aya idin kala
    Qadi walalki did didyow waran ba
    Kule

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 День назад +1

    Mom sharaf waatalisey lkn maxaa Muuse sidaa ugalatalinweydey

  • @MawliidIimaan-xz8nz
    @MawliidIimaan-xz8nz День назад

    Fadumo huwaan nakafadhiiso umada hadu wada hadal somaliliya la gaalo jabutii la heeshiyo heeshiska itobiyana ka horyimado walahibanu joogaynee albaabka loo xidhii ciro maryah inu ka oordo aybalana badana haduka noqdo heeshiska waxa iskalee bada suweer awal iyaga usaxeexi heeshiska itobiya jabutii walaal manihinee cadawgayaga weeye habaryahayn dadka kagadhiiso

  • @Axmedcabdi-u3w
    @Axmedcabdi-u3w День назад

    Gabadhan xamarbaa soo dhexmartay

  • @nourianeima4636
    @nourianeima4636 День назад

    Islaantan ma dhalfe Darood ayaa ku jira , na ma rabno faqash iyo qadaad weyn isku soo noqodkoda . Car Ciro canyo ha la tashado Xasan sheikh , in aan qacdon shacab lagu kicin. No ictisaam iyo Jabuuti

  • @MubarikIsmail-u8e
    @MubarikIsmail-u8e 20 часов назад

    Kow islaantani way waalatay ayaan filiya aqoonna malaha waa lahadla ayuunbay maqashay ubada maseerkeda haka hadlina erimahaga lahadla uun ina kismaayoy

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 День назад

    Faadumo Ibrahim wali gocasho kugu jirtee caadi iska dhig awdal dan umaad haayne kulmiye laheeyd cod siiya 7 sano maxaad u qabatay awdal iyo salaal 😂😂😂😂😂

  • @jimcaalecarab735
    @jimcaalecarab735 День назад

    Ragbadanbaad dhantaa

  • @dheemanabdi6180
    @dheemanabdi6180 23 часа назад

    War hayaay war cusuus fadumow inadeer waan ku fahansanay ee jarhanoga talabsan. maxaad rabka in aan cadowga Somaliland sodhawaysano nasxexaygan fog ay o taa ha ku riiyon muse wadiigii ku Garbagnate maxaad snag naga u riisay

  • @abdifatahabdilahi659
    @abdifatahabdilahi659 День назад

    Islaantan somali wayn. Ayay rabtaa kulahaaa Ethiopia. Ka Bax. Fariid 😂

  • @queenealsheakh
    @queenealsheakh День назад

    Horta islaantan asaasaqday maxaa laga waraystaa???

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 День назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez День назад

    Somalia waa ku hantii wawaxaan lagabaydheyn soyasa xirsi horee ayaa uguu salaysneed cirro waliginaa munokhon SNM

  • @JeyMFarah
    @JeyMFarah День назад

    Naa order jibouti & Somalliya tag faqashyey guriggaga talo kaaga baahane.

  • @Hodanx.Awgeesh
    @Hodanx.Awgeesh День назад

    Doqoneey Ethiopia ayaa Cid wzlba kaaga dhaw

  • @amhmed2430
    @amhmed2430 21 час назад

    Naayaa midiyihii waa lagaaga yaacey qof weyn noqo oo aqalkaaga fadhiiso umadan amaan sii

  • @hodanomar9395
    @hodanomar9395 День назад +2

    Mashaalaah Mashaalaah

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 19 часов назад

    GARACA WARAYSANAYA KA DOQONSAN

  • @elyasdjima5729
    @elyasdjima5729 23 часа назад

    Dooqon Fadumo Canada’s baadtahay

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 23 часа назад

    Waa fariid

  • @hassanmkconnect1779
    @hassanmkconnect1779 20 часов назад

    Habartan waalan yaa dalka ka qabta islaantani waxay u baahan tahay in Quran la saaro wax walba way ka hadlaysaa haday geedo noqoto haday siyaasad haday duin tahay haday wa waliba tahay islaantu tolow miyaanay khajilayn oo aanay is lagu waa lagu karaahiyasan eedo Amy’s oo isku xishood

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hg 22 часа назад

    Al maxaa dad somalia Musharra ka qasta soo baxay team farmaajo ayaad awakba aad aheyd mou somaliland ictiraaf helamooye horta itoobiya bad isma imaneyso heshika wixii suurta galmaaha base ciidan 5km ayay noqon kartaa nin ku leh aan ku aqoonsanay iyo nin aan ku ogolayn dadku somalia ayay dadkani iska doonaya

  • @janatabdi5387
    @janatabdi5387 День назад

    Calool xuma idn dishay waleee masakiin

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 19 часов назад

    Habarta jaahilad

  • @mrssahra3435
    @mrssahra3435 День назад +2

    wllo faduma isha alah wlh wad mudan tihin madax banani cadowga aalaha naga dhex bixiyo

  • @HassanBulale
    @HassanBulale День назад

    Fariiiiiiid noolow

  • @VivasomalilandSNMQUEEN
    @VivasomalilandSNMQUEEN День назад

    Cajusad walaan

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi День назад

    Fadumo maanta ma gaafane ayay cuntay😂😂😂😂

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 15 часов назад +1

    Heshiiskaa waa mid khatar ku ah diinta dalka dadka soomaalyeed

  • @bardacad
    @bardacad 23 часа назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FarhiyaHussen-pk6hm
    @FarhiyaHussen-pk6hm 11 часов назад +1

    Dilo😂😂😂😂😂😂

  • @nimasahal8599
    @nimasahal8599 19 часов назад

    Caadi miyaa?? Maxaa ka khadan