TABIYE TV
TABIYE TV
  • Видео 399
  • Просмотров 878 231

Видео

Habar-Awal, Walaalayaal Inaad Ka Dhigtaan In Laydin Xumeeyay Iyo Inaad Tidhaahdaan Dhiiga Isku Fura
Просмотров 222
Habar-Awal, Walaalayaal Inaad Ka Dhigtaan In Laydin Xumeeyay Iyo Inaad Tidhaahdaan Dhiiga Isku Fura
DEGDEG "Gudidii Gar'adag ee Beesha Habarjeclo oo Hadlay
Просмотров 4822 часа назад
DEGDEG "Gudidii Gar'adag ee Beesha Habarjeclo oo Hadlay
DEGDEG: Odayaashii Habarjeclo ee Maxakamadda La Saaraayay oo Hadda Hadlay.
Просмотров 1,4 тыс.5 часов назад
DEGDEG: Odayaashii Habarjeclo ee Maxakamadda La Saaraayay oo Hadda Hadlay.
Meesha Saylici Ina Leeyahay Isbadal Doon Baan Ahay maxaynu....goosha isaaq
Просмотров 1,1 тыс.16 часов назад
Meesha Saylici Ina Leeyahay Isbadal Doon Baan Ahay maxaynu....goosha isaaq
War DegDega Huwantii Waxay Diyaariyey Dagaal Gaadmo AH Maalinta Doorashada Ama Maalinta
Просмотров 6 тыс.19 часов назад
War DegDega Huwantii Waxay Diyaariyey Dagaal Gaadmo AH Maalinta Doorashada Ama Maalinta
"Muuse Habarjeclo wuxuu ku yidhi Bangiga Dhiiga ayaan idin samayna, Gabiley na Beerlo waar caqli ye
Просмотров 1,5 тыс.20 часов назад
"Muuse Habarjeclo wuxuu ku yidhi Bangiga Dhiiga ayaan idin samayna, Gabiley na Beerlo waar caqli ye
WAR DEG DEG Boqor buurmadow oo dhaliilo xoogan ujeediyey Madaxweyne Biixi"
Просмотров 4,7 тыс.22 часа назад
WAR DEG DEG Boqor buurmadow oo dhaliilo xoogan ujeediyey Madaxweyne Biixi"
Habarjeclo Si Aydaan U Ceeboobin Waa Inaad Balanqadkii Ahaa Cirro Ayaanu Dhisaynaa U Rumaysaan
Просмотров 4 тыс.2 часа назад
Habarjeclo Si Aydaan U Ceeboobin Waa Inaad Balanqadkii Ahaa Cirro Ayaanu Dhisaynaa U Rumaysaan
DEGDEG Sahra-Halgan way u qaadan la’ dahay in ninkii Muuse degel madhan lagaga wada guuray!
Просмотров 10 тыс.2 часа назад
DEGDEG Sahra-Halgan way u qaadan la’ dahay in ninkii Muuse degel madhan lagaga wada guuray!
DEGDEG Habarjeclo waxaan leeyhy ceebta hala qabysanina muuse ee ka yaaca
Просмотров 1,5 тыс.2 часа назад
DEGDEG Habarjeclo waxaan leeyhy ceebta hala qabysanina muuse ee ka yaaca
DEG DEG “ Wlhi Dhirbaaxo Kulul Ayaanu Huwanta Ku Dhufanaynaa .” Afhayeen Sii,arag
Просмотров 4,7 тыс.2 часа назад
DEG DEG “ Wlhi Dhirbaaxo Kulul Ayaanu Huwanta Ku Dhufanaynaa .” Afhayeen Sii,arag
DEGDEG: Ciidamada Garxajis Oo Hada Xeradoodii Loogu Galay
Просмотров 1,6 тыс.4 часа назад
DEGDEG: Ciidamada Garxajis Oo Hada Xeradoodii Loogu Galay
DEG-DEG: Beesha warsangeli ee ceerigaabo oo sheegay inaan laga codeynayn deegankooda
Просмотров 9 тыс.4 часа назад
DEG-DEG: Beesha warsangeli ee ceerigaabo oo sheegay inaan laga codeynayn deegankooda
DEG DEG Gadhka yolka oo muuse biixi huwan ka iibsaday 1 November isagoo hada ku sugar Emiratka.
Просмотров 1,4 тыс.4 часа назад
DEG DEG Gadhka yolka oo muuse biixi huwan ka iibsaday 1 November isagoo hada ku sugar Emiratka.
DEG DEG “ Gudomiyahii Gobolka Buuhodl Ee Xiabiga Kulmiye Oo Hada is-casilay
Просмотров 2,9 тыс.7 часов назад
DEG DEG “ Gudomiyahii Gobolka Buuhodl Ee Xiabiga Kulmiye Oo Hada is-casilay
Aniga oo Gabadh Habar-awal ah ayaa dhisaya Cirro, Garxanis na Cadow maaha waa ragii dalka xoreeyay
Просмотров 2,6 тыс.7 часов назад
Aniga oo Gabadh Habar-awal ah ayaa dhisaya Cirro, Garxanis na Cadow maaha waa ragii dalka xoreeyay
DEG DEG Habajelooy.ciro.huduu.dhaco.habjeclo.yaakucebaysan :CABDI
Просмотров 3,2 тыс.7 часов назад
DEG DEG Habajelooy.ciro.huduu.dhaco.habjeclo.yaakucebaysan :CABDI
DEGDEG:Xabadii Qorilugud Maxamed Kaahin Laguma ridin Gudoomiye Xinif
Просмотров 2,1 тыс.7 часов назад
DEGDEG:Xabadii Qorilugud Maxamed Kaahin Laguma ridin Gudoomiye Xinif
DEGDEG: Burco oo Hadda La isku Dhex Qabsaday.
Просмотров 4,8 тыс.7 часов назад
DEGDEG: Burco oo Hadda La isku Dhex Qabsaday.
DEG DEG ADIGA Gadhka yagolka dubai miyuu ku raaceesanyaa yaab,,?
Просмотров 2,6 тыс.7 часов назад
DEG DEG ADIGA Gadhka yagolka dubai miyuu ku raaceesanyaa yaab,,?
DEG DEG “ Difaaca-Qaranka Farna Qurlugud Ayaanu Ku Xoraynaynaa Farna Ciro Ku Dooranaynaa.” Shacabka
Просмотров 1 тыс.9 часов назад
DEG DEG “ Difaaca-Qaranka Farna Qurlugud Ayaanu Ku Xoraynaynaa Farna Ciro Ku Dooranaynaa.” Shacabka
DEGDEG Dhallinyaro Tiktokrs caan ah oo iska casilay Kulmiye , kuna biiray WADDANI .
Просмотров 8079 часов назад
DEGDEG Dhallinyaro Tiktokrs caan ah oo iska casilay Kulmiye , kuna biiray WADDANI .
DEG DEG “ Maayir Mooge Oo Hada Ku Dhawaaqay War-wayn….!
Просмотров 9819 часов назад
DEG DEG “ Maayir Mooge Oo Hada Ku Dhawaaqay War-wayn….!
DEG DEG “ Donald Trump Ayaa Soomalilnd Deg Deg U-ictiraafaya ….” Faadumo ibraahim
Просмотров 32712 часов назад
DEG DEG “ Donald Trump Ayaa Soomalilnd Deg Deg U-ictiraafaya ….” Faadumo ibraahim
DEG DEG “inamada Yar-yar Ee Huwanta ah Ee Halkan Soo Fadhiya Aniga Kibir-jabinayna ilaa Buuhodle….
Просмотров 1,7 тыс.12 часов назад
DEG DEG “inamada Yar-yar Ee Huwanta ah Ee Halkan Soo Fadhiya Aniga Kibir-jabinayna ilaa Buuhodle….
DEGDEG MUUSOOW. QAAR. TOLKAY ARAB. KA MIDA QAC BAAD KA. YEEDHSIISAY
Просмотров 1,2 тыс.12 часов назад
DEGDEG MUUSOOW. QAAR. TOLKAY ARAB. KA MIDA QAC BAAD KA. YEEDHSIISAY
DEG DEG “ Dhulbahaantoow Dirayska Waxaan U-xidhay Waad-na taqaaanaaye Adimada dhulka ku xejiya….”
Просмотров 1,5 тыс.14 часов назад
DEG DEG “ Dhulbahaantoow Dirayska Waxaan U-xidhay Waad-na taqaaanaaye Adimada dhulka ku xejiya….”
DEGDEG: Cabdiraxmaan Cirro oo Bad baadi naaya Odayaashii Habarjeclo
Просмотров 1,9 тыс.14 часов назад
DEGDEG: Cabdiraxmaan Cirro oo Bad baadi naaya Odayaashii Habarjeclo
DEG DEG “Barkadii Huwantu Ka Yaacday Ee Dagaalka Qadhaadha Uu Jimcihii Ka Dhacay Ee Laan-goroyo…!
Просмотров 2,4 тыс.14 часов назад
DEG DEG “Barkadii Huwantu Ka Yaacday Ee Dagaalka Qadhaadha Uu Jimcihii Ka Dhacay Ee Laan-goroyo…!

Комментарии

  • @RAli-j8j
    @RAli-j8j 2 минуты назад

    Wan diidnaye baaqina aniga oo sultan ii hanjirteen . Koofiyadq ayaad leedihin

  • @ANWELLIJAAMAA
    @ANWELLIJAAMAA 3 минуты назад

    uf uf uf

  • @mohamedalimohamed5828
    @mohamedalimohamed5828 17 минут назад

    Garxagixz awal xasuga ka arsada hablhini suga nasa laga istagey..ma naga thin mise wad bagysan

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 21 минуту назад

    Qoodhiin iyo Xaradiin jabtay, ma ihi Kulmiye laakiin runtii waan ka naxay,Dhaqan sidaas u hadlaya,Sharaftii ayay iska qaadeen Sharaftii dhimatay,Suldanadu Iyagaa Xisbiyadaba ka magac roon marka at sharaftooda illaaliyaan.hada waxay la mid yihiin xayraamiintii inta yar la soo siiyey,Akh Akh ((Naari idin cuntay)) Walahay waan ka naxay

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 41 минуту назад

    MAASHA'ALLAAH MAANTA WAA BADBAADADA SOMALILAND HA LA TAAGEERO GOAANKII GUDIDII IYO SALAADINTA BEESHA HABARJECLO. OO HA LAGA BADBAADIYO MUUSE JUUDAAN BAAQIGA HADHAY EE SOMALILAND. GUUL XISBIGA REJADA SHACABKA SOMALILAND GUUL MADAXWEYNE CIRRO

  • @abdifatahnor1338
    @abdifatahnor1338 43 минуты назад

    Muuuuse dalka waaa laga badbaaaaadinayaa

  • @NuraQallib
    @NuraQallib 44 минуты назад

    Alle umada nama nacsiiyo muusooow bye bye

  • @jamaldiriye8226
    @jamaldiriye8226 57 минут назад

    Naa candhadaada qarso laxyeey ama waalo ama isqaawiyoo muuse wuu tegeye isgubdee bakhyeey

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 Час назад

    Indha adagaa weli miyey soo taagan yihiin kuwani huwanta gudaha iska qariya innamada yar yar ee SSB

  • @abdulwahidmohamud-s1n
    @abdulwahidmohamud-s1n Час назад

    Masha Allah ,Alle ha ina dhaafiyo muuse

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 Час назад

    Msha allaah guuuuul guuuul waan yeelay waan yeelay saldanadayada iyo gudiyadayada u damqanaya qaranka somaliland❤❤❤❤

  • @AdanAbdi616
    @AdanAbdi616 Час назад

    Waar hooyadiin iyo xirsiba wasee reerku gudi buu leyahay la doortay iyo gudi saladiin ah.... Maxaa sheeganysan idinku.... Reer garadag hadanu nahay dhiga magacayga oo malin dambe ga,adag iyo gudi yanan idinka maqal. Reerku wuu shiray ceelafweyn buu ku shiray go,and ayay soo sareen. Idinku maxa ahaydeen guul Kaah❤❤

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 часа назад

    Wllahay kuwan waan aqaanay oo lax jaban laguma aamino war Habar jeclo waa jabtay,Walahay markii aan ogaa on aanay golayasha iman jirin kkkkkkkkkkkkk

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 часа назад

    Kkkkkkkk oo Mahamud Hashigii markii hore ay lahayen wan dhisayna ma Xirsi Xaaji Cali ayay ku bedeleen.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 2 часа назад

    Doqoniino ayaad ku hadlaysa,wakiilna naga tihidine Ciida cuna,qudhun ayaad tihiin ee ka baxa beesha,ninkaas Cirana lacagtii aad ka cunteen u celiya.

  • @moseskaahin
    @moseskaahin 2 часа назад

    ❤masha allah

  • @axmaddeeq9399
    @axmaddeeq9399 2 часа назад

    Runtii waa wax aad looga xumaaday oo lala yaabay madaama ay sidaa tahay far ayuu ku yimi farna waanu kaga kaxaynaynaa insha allah

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb 3 часа назад

    ❤🤍💚CEEL AF WAAYN KA MATALISO MASIIRKA DADKA SOOMAALILAAND WAAR XISHODAOOUMAD KA FADHIISTAALE IDINKAQABAY UMADA AAMIIN❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯💯

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb 3 часа назад

    SOOMAALILAAND MIDINKAA BURBUR RINAAYA WAAR DADKA KAFADHIISTA OO NIN WALOOBA JIFADAADA U TALI❤🤍💚❤🤍💚

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb 3 часа назад

    ❤🤍💚WAXAAD LEEDHIIN KOOFIYAD ANA WAXAAN LAAYAHAY KAADHKA WAANU DIIDNAY HANA QASBINA❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚❤🤍💚💯💯💯MUUSE BIIXI CABDI U CODEEYA INSHALAAH

  • @EngGurey
    @EngGurey 4 часа назад

    Waanu diidnay xaabsadeha habarjeclo yuusuf cabdi cawed iyo salaadiinta xusbiga ah ee hadan iska dhigaaya rag dhaqan ah waxaan idiin sheegayaa waalaydin fahmay waxaa tihiinba fartana anagaa leh mana xuntaa

  • @cabdisamedxasanyusuf1343
    @cabdisamedxasanyusuf1343 4 часа назад

    Danbiilayaal baad tihiin ee adkaysta lanbarkiina😮😂

  • @mohamedhassan3937
    @mohamedhassan3937 4 часа назад

    Warsangle GUMAYSI Isaaq jicila. Waxay U BAROORANAYAA in ay codeeyaan. Inallillahi waa in ILLahi raajicoon?

  • @AaminaKoos
    @AaminaKoos 4 часа назад

    Allow wax khyr qaba usoosar umada

  • @hoodoayaanle5447
    @hoodoayaanle5447 4 часа назад

    ilahay ummada idinka qabaay.

  • @AaminaKoos
    @AaminaKoos 4 часа назад

    Yaah

  • @NimoAbdi-il4um
    @NimoAbdi-il4um 4 часа назад

    Naa caadaysadaada ku eekow sidaa xiita lohadlo magaranayso go back to school

  • @Ahmed-k2i5b
    @Ahmed-k2i5b 4 часа назад

    Reerku wuu guuray sahraa

  • @himilofactory8213
    @himilofactory8213 4 часа назад

    Guul somaliland, isbadalka waanu idinla qaadanay insha allah, waananu kaga dhabayneynaa

  • @NimoAbdi-il4um
    @NimoAbdi-il4um 4 часа назад

    Naag miskiinada oo intooy Europe ku gashay qaxoontinimo waxna an baraan ciilmi diineed iyo maadi, sheikh mustafee waxuu yidhi somalidu waxay dhagaystan daadkoda walwalaan tiktok ayeey kaqalisa markaas ayeey wax uu sheegaysa, she sounds so dumb. Tuugo nimo ayuu kulmiye ku baadiin kara😂😂😂

  • @ayaanqaali8570
    @ayaanqaali8570 4 часа назад

    Liq liq eedo xaqiiqda

  • @NimoAbdi-il4um
    @NimoAbdi-il4um 4 часа назад

    Aduunyo gadoon maxay kaa taqaana adiiga ayaa qabyalaad iyo quudhun wada ee, islaantan yaa amuusiiya riikadtaba waay sociiyeysa, you are supporting muse oo daalka biiyeey reereer na Ka dhiigay xaqdaro youtube Ka lasofadhiiso waa ceeb

  • @add-tech
    @add-tech 4 часа назад

    tuugo, ilaahaow kuwan nbaga qabo, yaaraba yaa allaah, ilaahay xanuun cududaha idinqabta ha idinku salido, aamiin, aamiin yaa alaah yaa raxmaan yaa raxiim, yaa kabiir, yaa waduuud, aamiin

    • @XasanMaxamed-j5y
      @XasanMaxamed-j5y 4 часа назад

      Naaa xishoood òo ilahay ka baq Muuse iyo ciro kii ilahay uqoro ayaa soo baxayeee wadani kaah guuuul

    • @AbdilahiOsman-k8u
      @AbdilahiOsman-k8u 4 часа назад

      Bismilahi raxmani raxiim islahel odayaal aanad waxba kulahaynbad caqdaro ku habaraysaye alle kugu celi adiga waxad tahy carab madow alle kugu celi habarkaga islahel ehelkaga alle ku celi niman aan kuba aqoonaynbad cunaysaye isku bax sixuna udhimo waa salaad casar dabadede cawrida noogadaa saladiintayda allow beentiye cimri dherer iyo caafimad noosi ❤❤❤

  • @ducoqabe-z3b
    @ducoqabe-z3b 5 часов назад

    Kulmiye waa cadawga 1aad ee ugu halista badan dalka. qaska iyo dhibka isaga ayaa wada

  • @ZeynabArab-vz5ky
    @ZeynabArab-vz5ky 5 часов назад

    ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @HassanMohamed-k8o
    @HassanMohamed-k8o 6 часов назад

    Waar dhilladan uraysa yaa ummada ka fadhisiya😊

  • @dayroday8133
    @dayroday8133 6 часов назад

    SAHRA HALGAN AAKHIRO SAN IYO ADUUN SAN AYAANU KUUGU DUCAYNAY

  • @HassanMohamed-k8o
    @HassanMohamed-k8o 6 часов назад

    Sahrahalgan waa maxishooto welliba gabowday oo oromo billa assal ah,

  • @LeergaH-ls1zf
    @LeergaH-ls1zf 6 часов назад

    ADIGU XOR MA TAHAY FIKIRKAAGA

  • @Abdi-h4y
    @Abdi-h4y 6 часов назад

    Hadan,xisbi,samaysano,sland,baa,qurux.badnansa,anaguna,inay,fool,xumatan,jicelnahay,looma dhana

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 7 часов назад

    HADAL. KAAGA. MASKAXDA. SOMARI

  • @Hassanaliaxmed
    @Hassanaliaxmed 7 часов назад

    BUUR. MADOW. ADIGAA. CIIDAKA. KALAFURUR. OO. AFKAGA. IYIO LA CAGTII. HUWAN. TA. KUFURFUREY

  • @abdifatahnor1338
    @abdifatahnor1338 7 часов назад

    Allah ka Cabso muuuuse la socotaaa

  • @MohumeddaahirXawaadle
    @MohumeddaahirXawaadle 8 часов назад

    Waa wax Nool Inantaasi Noolow Inaadeer

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 8 часов назад

    Shalay maxaad u caayi weyday markey adeerka dhisayen bayaca mushtarka aad cayeysa maanta iimanka ayaad beeshay 2000kun waa gam cilaajkana adiga u bahan hida biisna waa la xidhaya

  • @f.warsame1069
    @f.warsame1069 8 часов назад

    Mansha Allah Somaliland Gul AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲Gul Cidanka J SLand AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲Gul Kulmiye AAMin yaa Allah 🤲🤲🤲🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰🔰

  • @mlkcali5058
    @mlkcali5058 8 часов назад

    warsangeliyow hanugu wawareeginee ama iska jooga ama tolkiina raaca 10:32

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 8 часов назад

    Munafaqad uraysa labadi kun ee jiifow jaqda aha wey dhamatey gam sahray waqtigini waa dhamadey adeerka ayaa cunay usheeg

  • @RidwaanFaysal-f6u
    @RidwaanFaysal-f6u 9 часов назад

    Kuul soomalilaan

  • @caligadhle4022
    @caligadhle4022 9 часов назад

    Ale hailaliyo somaliland