@@abdirizaakqurboofficial33342da channel ee aad sheegtay kuma arag kaw dhe filmkan caawa aan soo dhigayayna dhawr todobaad ka hor ayuu soo baxay waana 2023 ma sheegi karo inaad film kale ku qaldeyso xita filmka joker channel kale oo soo galiyay ma arag ee wllo qaabka aad wax iigu sheegayso iga hagaji dhaan dhaan ma ihiye Ok 🫶❤️
@@Msomaliizhp message yada negative ka dhag ha u dhigin wa dad ka xun horomurkaaga Zhp qli xita haday so dhigan codkaaga nga bdan zidaa u taniyso u dawda wlhi anu uma dwdo ka film ahaane
Sxp msomali kegend ayaa tahay replay isoo gal sxp😊😊😊
Weykan wll cafimad taama ayaan kuu rajeynaya mar walba 🥰🫶❤️
Haye wll guulayso🎉🎉🎉
Hayey msomaliyow wll wadnahaba iistagigaray ala markay gada shisa kasoo baxday😢😢😂😂❤ kusoco wllo
Aadan ogs helay codkaaga wll❤❤
Soo daa flimada😊
Wll wllhy wan ku ragera ❤️ wxn raba inaad so badiso filmaanta horrible ka ah❤
Wllka filimada horrorka soo badi
Hye wllkei ❤
Msomlia is diyari waku soo doonana si hawen wlbo ii kugu shekeso😂❤❤❤
Mayey ha isoo marin 😂❤
🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Soo badi filimaanta cabsida please wll
asalamu alaikum @msomali❤
Channel kaa aflaam fiican majiro runtii sxb horay usoco keep going
Inosobadi filimada cabsi badan❤❤😊😊
Legend updateka nogu wad insha allah
Abti noo soobadi waan ku wataaye❤
I.a Abti ❤️
Hi asxpta u xiran msomali❤
Hi macneheedu Hate Islam oo la micno ah waan necbahay islaamka rr ka waan tow wll wanan kaa qaaday salaanta ❤
Frist 1❤
Mahadsanid wll ❤
@@Msomaliiadigaa mudan❤
Flimkan waa dawadey hadana waaku ceshtay cabsi maaha bee 😂❤
Gulayso wllky 🎉
Mahadsanid wllshei ❤
Uh no san unaxay le 😢😂keep going brother lkn filimada laso carar xfada dhan lagu wadasugiyaye 😮😅
Dee haaye chanel wayn baa tahaye filin lagaaga horeeyay hano so galine wan kugu xidhanhye wax cusub noso gali dhaga
Hadalka iga hagaaji kedibna ii sheeg qofka soo galiyay channelkiisa?
@@Msomalii liiban pro ba so dhigay 2 da filin Ee y danbeeyay Ed so dhigtayba waa lagaa so hor dhigay e wll wx cusub noso gali thankz
@@Msomalii mr ducaysane so galiyay wll e 2 da filine kugu danbeyayba horan u dawNe wax cusub noso gali 🙏🏻
@@abdirizaakqurboofficial33342da channel ee aad sheegtay kuma arag kaw dhe filmkan caawa aan soo dhigayayna dhawr todobaad ka hor ayuu soo baxay waana 2023 ma sheegi karo inaad film kale ku qaldeyso xita filmka joker channel kale oo soo galiyay ma arag ee wllo qaabka aad wax iigu sheegayso iga hagaji dhaan dhaan ma ihiye Ok 🫶❤️
@@Msomaliizhp message yada negative ka dhag ha u dhigin wa dad ka xun horomurkaaga Zhp qli xita haday so dhigan codkaaga nga bdan zidaa u taniyso u dawda wlhi anu uma dwdo ka film ahaane
wlhi haween 4saac dawanayay waanaxay😢😭😂
Sxb si qurxoon ayaad turjimada filimada u soo tabisaa keep going
Zhp qli wan ku tgera besf film maker. Tahy hore u soco
Flimantaan rooxanta soobaddi 😫🫷I like 😮❤
Istaqfurullah wllhi xly marka arkay ayan go,an saday inan bari dawado hdi kle cabsi darted u dhiman laha
Wallhi isku mid nahy
Yofk io nnosa 😂😂😂😂😊
sxb no so badi filmantada wa qaataar 🤝🤍
Hye sxb aad baad u mahadsan tahay dhiiri gelintada qurxon ❤
🎉wow❤❤❤
Somhn waba jclhy filmada rer akhiradyada❤😊
😅❤😊❤❤❤🎉
@@khadijogelle6148😂😂😂😂😂😂hoogayee
I aamin markuu albabka furaayo ku joojiye filmka❤😂
Love ban ku ahay codkaga❤😊😂
Wllka channelkeni kale mana ilowdey taxanaheni thomas 😂🤝
Warninkaan waxo uqalmo garsiiya msomali🎉
Qof walba wakhti ayuu leeyahay aniguna wakhtigeyga ayaan sugayaa 🥺❤️
Lgnow mesha jecesgahay waxan rajeynaa ina garto insha allah1m iyo kabadan walljira
Saxiib macaan waaye fili mada ❤
Filim kan naxdin baan ku dhamaystay😂😂
Waa lagugu tashan kara marka 😂❤
@@Msomaliiiman kan dawan rabaaa
Qabtisa 2😊
Wax qatar noso duub horor argagax ah mcn waye❤😂
Ooh iga tag cabsi cabsi❤😢😢
Birito ayaa dawanaa😂😮
Wll mcn filimadada wagahele gusocogudhahaa welcome ❤🎉💖🥰
war flimka wa been sidu uatabinayo anaa dawaday 😮😮😮😮
Fililmadan waan jeclahy waana kacabsanaya xaleyban arkay filimkan lkn waanka cabsady hdan dawaday 😅😅
Anigaba 🙄🙄
Noso badi filimda cabsi cabsida😙😚
Msomali wall inaad I Caawisaan Rabaa ee sidee kuula soo Xiriiraa Adoo iga Raali Ahaanaayo wall plz I Caawi Garabaan Kaarabaa pls 🙏
cabsi darteed qolkan kudawanayay ayaan ka cararay 😅
Waku tayera sxb❤
film aadumacaan mahsanid❤❤😊😊😊❤
Sxpow hanaga capsiinin ee filimada sirdoonka dilalka dambi baarista noosoo diyaari sxp qli 🤞🫡🇸🇴
❤❤❤
Mahadsanid wll ❤
loof
😢😢😢😮😮😮😮😊😅 😊😮🎉🎉🎉🎉
.😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤
mhdsnid wllkey❤
Adiga mudan wllshei ❤
Soobadi taliye
Resident evil qeybtii udambeysay part 2 facebooka noo soo dhig
zxp horta peaky plinders maa noo dhamesi d😢😢
Alx sxb filim horarka sodaa😊
Waa ka halay
Keep going pro 🤴 ✌️
Sxb m.somali noolow intay nônlal jirto sxb😢😂❤
Soo badi my brother ❤
Waa filmki igu cabsi badnaa abid ee an dawado 😢
Sxb Noso badi legend tahy waku Wtaa 🎉
Filimka marka laga yimado Codkaga xita wa cabsi cabsi😅😢🥶
❤❤❤😢
Legend msomali
Mugdi kudaawaday mana cabsanin bee 😂
Wll filimadan o kale no so gali plz
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
War marDabe Hano so Dini 😢😢😢
Macabdatay😅
Wll wankugu xiranahy adi unban kusigaa noso dhaqso blz❤😊
Niyow lambarkaga ma iso dirtid 🏃😐
woow❤
msomali isdiyari si haben walba igu shekeso
😮😮😮😮هاي ببي
Macaanfilin❤
😅😅😂
War waxan cml waaba ku sigaysta ani ❤😂
Walaal kusoodar filimka
Wᴀᴋᴜɢᴜ xɪʀᴀɴᴀʜʏ ᴡʟʜɪ ᴡᴀɴᴀ ᴋᴀʜᴇʟᴀʏ 🥰
Wll copy is ka da saa ugu farxay flimka soo dhigtay iyo sida uu noqday i smalaha chanal kale ka dawaday adiga ka hor😢
Lkin mcalimda mxay batar uwadan waysay ee walashis ugutagtay
M.a pro
❤waa kuu saary
Markaad qulasaynaysid ma cabsanaysid miyaa😮😮😢
Fcn wll
And I like this song pink castle Missouri Minecraft Christmas songs
Waaku wataa
❤❤❤😂🎉
Mahadsanid wll ❤😂
❤❤❤
❤🎉😊
Cabsi-cabsi
sOo baDi sxp 🫡
😢🎉❤
😢😢😢😢😢😂😂😂😂
Ku soo dar
😢😢😢
Afkdbdhuekgefdjfjrjhiruhnbxgdhjfjsjejhfjfjjfbfhrhrjrrhrjhfherjruerruhejrififhjhsyeufjufftduuftwydgbdgyskdnvnfbbfbgjejrbfhhehfjjjddhhgdhhdhdhefijdhrjhejhejwsihdhjfjjddjjuudeueujfefujehrhfjjfjjrjrhfjtjhrhfurujfhehhddggdgdufurutuifurryeuufurufrhudghfysudhfhhfhfhuewjehjriieuruururdjhahzqshhdidjdjhvdusuwywhfhr
Sobade walaal😂
Noosoo badi dhakhso
😂😂😂
Wᴀᴀ ᴄᴜs ʙᴀʜᴀʏ
Welcome
Gacmo fura ku soo dhawow wll 🤝❤
😳+🌹# 23:19
245er4er
❤❤❤❤❤
😊😢❤
❤❤❤❤