Musalsalka Wednesday Oo dhameystiran Bilow ilaa Dhamaad ||

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 дек 2022
  • flim ka magaciisa dhamaad ka ayaa ku sheegnay. ee subscribe pls
    Xayeesin Hada rabtid igala so Xarir business @
    👉Abdihaliimalli@gmail.com
    #qulasada flimada
    #abdihaliim_ali
    #captain_majid
    #wiilkaabdiazizi
  • РазвлеченияРазвлечения

Комментарии • 535

  • @haajirjabiin2278
    @haajirjabiin2278 Год назад +221

    Captan midaan weykugu dhacday inaad filim Hal Hal inaad no sogalisid one Anagane daawane marka xigta hadii heshed filim musasal cml halmar lee isku so qabo taasne waa figrad deyda captan 👨‍✈️

  • @hanaismail1970
    @hanaismail1970 Год назад +13

    Waa sheeko caan ah lkn sas daradeed waan ka cabsad😢😢😢becouce i love captan majid

  • @updalefaarah7314
    @updalefaarah7314 Год назад +9

    Lagand of lagand Qulasda

  • @ahmedbarrow4119
    @ahmedbarrow4119 Год назад +59

    war sxp Abdihalimow Musalsalka asoo dhamestitan Waa soo dhigtay waana daabanay sxp Hanoogu soo celin Ee filimaanta Zompiga nooso badi wlhy 2 sano kutaagera...👊❤️🌍

  • @user-oy1qb2bm6x
    @user-oy1qb2bm6x 3 месяца назад +2

    Walaalsheekooyinkahalhalhausoodayn😮😅❤😢❤❤❤

  • @user-tt2pq9fl9o
    @user-tt2pq9fl9o 6 месяцев назад +1

    Kabanc maajid🎉🎉😊😊

  • @manalabdi8488
    @manalabdi8488 Год назад +6

    I love you wednesday

  • @Barsame
    @Barsame Год назад +11

    Waxaan jecelnahay inaan ummadda wax faaiido uleh usoo gudbinno nagusoo biir waxaad noo tahay qof muhiim ah.

    • @Barsame
      @Barsame Год назад

      ruclips.net/channel/UCX6S_iMMcnedaeRZBSad41g

    • @kaahgarowekaah7225
      @kaahgarowekaah7225 Год назад

      Maashaa allaah, runtii dadkaanoo kale way yaryihiin.

    • @yaasuuabdukadir2953
      @yaasuuabdukadir2953 Год назад +1

      Masha allha allha haku sharfo wll

  • @user-cg1iu2xy7q
    @user-cg1iu2xy7q 6 месяцев назад +4

    Kabtan maajid mahd sanid wll😊❤🎉

  • @maryamaibrahim8929
    @maryamaibrahim8929 Год назад +7

    Nabiga ku saliya scw

  • @Rihaanappe123
    @Rihaanappe123 5 месяцев назад +4

    OMG kuma caajisin xitaa mar qura tnku❤

  • @najiipkaape
    @najiipkaape Год назад +7

    Abdi haliim iyo captein maajid fadlan filmka oo dhamaystiran mar mar ku soo dhex tuura 💎
    mahadsanidiin

  • @AliAhmed-vb5nq
    @AliAhmed-vb5nq Год назад +16

    Runtii waxa ahayd shaqo adag waadna dadaashay GOOD JOB💯👊

  • @Mustavekiiko
    @Mustavekiiko Год назад +12

    Wooooow 49 minutes thanks brother❤️

  • @mrbukhari7632
    @mrbukhari7632 Год назад +14

    Sido kale codkaga waa mashalah😊

  • @ramadaanxasan7396
    @ramadaanxasan7396 Год назад +4

    Captain Majid chanalka malmahan vedio yaasha wee yaraanooyaan😢🥺

  • @taekoodoll
    @taekoodoll Год назад +8

    Thank you waa sugayay asoo dhamestiran

  • @user-ht4yg4fd5u
    @user-ht4yg4fd5u Год назад +11

    Waa idinka nasiiib fiicnhy ani asoo full ah lee hada fiirsade😂

  • @nasroabdi924
    @nasroabdi924 Год назад +6

    Masha Allah wll mcn🙋‍♂️

    • @user-cm8eg4lf3z
      @user-cm8eg4lf3z 27 дней назад

      Wcs wll mcn❤

    • @RuqiyoAbdullahi-ws1fq
      @RuqiyoAbdullahi-ws1fq 15 дней назад

      Klshwieteprtrpttrpttrkfgdoeysldywodtdo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😂😅😮😊😢❤😂🎉😢😢😮😊😅

  • @Ampassadorinternet
    @Ampassadorinternet 3 месяца назад +1

    Wanisdey. Sificn oo sodobtay❤❤❤

  • @Mss__Mayma
    @Mss__Mayma 8 месяцев назад +4

    Keep going pro 🤴 ✌️

  • @Redleft78
    @Redleft78 Год назад +2

    Waa laacib abdihalim waaye

  • @Hananomar250
    @Hananomar250 Год назад +29

    Hadaa ogan lahaay in halmar lasoo digayoh galab walbo masugi laheeen wey igu dhacday wllhi😂😂

  • @user-yg6bb3ws4r
    @user-yg6bb3ws4r 10 месяцев назад +6

    Waaw flIimku caadi maaha❤❤❤

  • @user-rx8fb9vm8w
    @user-rx8fb9vm8w 3 месяца назад +2

    Abdihalim ali kibr badana walayabe dadqan dadka canka

  • @mohaz20amin30
    @mohaz20amin30 Год назад +4

    Wakas laha somalia❤❤❤

  • @happyopthixakiimmouse4952
    @happyopthixakiimmouse4952 Год назад +4

    Keep going wll 🥰

  • @selmaarose2520
    @selmaarose2520 Год назад +6

    Film la.aan ma dhacday 😅😂

  • @maaidacabdi8071
    @maaidacabdi8071 Год назад +3

    Cod kaaga mcn m. A 🥰🥰🥰

  • @fathiahmedfathiahmed
    @fathiahmedfathiahmed Год назад +5

    abdihaliim waxa ka fiicneyd in aad marka hore isagoo dhamaystiran soo dhigtid kadib isagoo 1 1 ah calaa kuli xaal waad mahadasantahay laakin waxaan jeclaan lahaa film kale

  • @mrbukhari7632
    @mrbukhari7632 Год назад +6

    Plis captn majid coodkisa waan u xisnay e hal mar filin haso codeyo ilahay dartis pliz 😢😢😢😢😢😢😢😢😊😊😊😊

  • @faadumocabduqaadir1642
    @faadumocabduqaadir1642 Год назад +12

    Anoo dawadayyY kuso naqsadayyY😭🙌😂

  • @munamuse2852
    @munamuse2852 Год назад

    Nio legend thy wlhi cabdi xliim 😎

  • @user-tl3gt7fe1t
    @user-tl3gt7fe1t 6 месяцев назад +1

    Mahadsanid will noo soo badi❤🎉🎉🎉🎉🎉👍👍👍👍👍👍👍❤❤❤❤

  • @RidwaanAadanAmiin9385
    @RidwaanAadanAmiin9385 Год назад +6

    Film kaan oo dhameystiran oo goosgoos aheyn intee aan kaheli karaa walaal oo Af-somali ah

  • @Barsame
    @Barsame Год назад +3

    Haddii aad nasoo booqato naguma khasaaraysid.

    • @Barsame
      @Barsame Год назад

      ruclips.net/channel/UCX6S_iMMcnedaeRZBSad41g

  • @hamzaasad2438
    @hamzaasad2438 Год назад +4

    Captain plz 🙏 😢 🙌 😫 👏 sogali season ka 2aaad plz taasna waa codsigayga

  • @muscab8581
    @muscab8581 Год назад +46

    The legend is back abdulhalim 🤝❤️

  • @Samkoh9x
    @Samkoh9x Год назад +1

    Waad ficantahay ku soco sxp🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤😊

  • @mohaoscar
    @mohaoscar Год назад

    Zxp aad iyo aad ayuu ufiicnaa musalsalku

  • @Abeera_cade-s8q
    @Abeera_cade-s8q Год назад +12

    Musalsalka qeebihiisa dhan waan daawaday maxa waye shaqo la aanta iheyso 😭😂

  • @ikhlaasshukri4296
    @ikhlaasshukri4296 Год назад +5

    Warya abdi haliim waxay sidan markaan wada daawanay maad hdaNa musalsalka Nagu so celinaysa war na xushme dee 😅😅

  • @shamsocali2007
    @shamsocali2007 Год назад +13

    Please wednesday adams Season2 inoo soo geli

  • @fatuushpea2197
    @fatuushpea2197 Год назад +8

    Ma lisku dheela wllkeey😂😂

  • @yonizali1090
    @yonizali1090 Год назад +2

    abdihaliim Ali dhibka ku haysto maxa waye bilaaw ila dhamaad msomali ayan ka dawaday

  • @Yaxyecabdixuseen
    @Yaxyecabdixuseen Год назад +2

    Firs ana ah pin

  • @maxamad6864
    @maxamad6864 Год назад +1

    🦁🦁🦁C/Xalim Ali Ninweyn

  • @_reyam_9
    @_reyam_9 Год назад +9

    Nio asoo cartoon'eh astaan ubad ka daawade anoo yar💔😂

  • @iqrayuusufbarre6232
    @iqrayuusufbarre6232 Год назад

    Wwww
    Thanks wll
    Film aad iyo aad ayaan ula dhacay saan cml nosoo badi

  • @abdihafidmohamoud6928
    @abdihafidmohamoud6928 Год назад +3

    zhp sombie noosoo badi captan majidna noogu dhiib 1 filim

    • @QadarRinho
      @QadarRinho 3 месяца назад

      💑👰😘💑👰🇹🇷

    • @QadarRinho
      @QadarRinho 3 месяца назад

      🇹🇷😘👰👮💑💏❤

  • @jookuiiyare
    @jookuiiyare Год назад +2

    Flimaanta zompiga noo soo gali👏

  • @iqromaxamed2239
    @iqromaxamed2239 Год назад +8

    Film horror no soogali cabdihalim 🤩😍😘

  • @bintumaxamuud8234
    @bintumaxamuud8234 Год назад

    Zambiga zoo badi👑

  • @iftinmuqtaar4336
    @iftinmuqtaar4336 Год назад +7

    Malmahan abdi halimow kaptan majid miyaa kugu dhagan🥺😁

  • @user-bk1rn4ts3g
    @user-bk1rn4ts3g 9 месяцев назад

    Flimada soobadi saaxiib🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤

  • @amiira6708
    @amiira6708 Год назад +5

    Hada kadib series kale hada so tarjumeyso saan cml nooga dhig plz🙏❤

  • @MacalinCabdulaahi-xe6we
    @MacalinCabdulaahi-xe6we 9 месяцев назад

    Thanks captain😊

  • @CusudiinAbdirahmaan-ii6zd
    @CusudiinAbdirahmaan-ii6zd 9 месяцев назад +1

    Wednesday ❤❤❤❤❤ best moive of 2022

  • @mustafeabdiqadir5679
    @mustafeabdiqadir5679 Год назад

    Pin qofkii ugu horeeye dawaday

  • @maryanruun3351
    @maryanruun3351 16 дней назад

    Macha allah.
    will. mcn

  • @asmuushasma3485
    @asmuushasma3485 Год назад +1

    wwwww ugu dambeyn asigoo full a🥰

    • @Hamuud_Biraawe
      @Hamuud_Biraawe Год назад

      Goos Goos wye isago season1 ah oo 8qeyb k akooban halkii qeyb halsaac ku dhawaad soconeysaa😂😂

  • @1LAMINE_1
    @1LAMINE_1 Год назад +2

    Allah Ha caafiyo inta xanuunsan

  • @user-xk5qy8mu1w
    @user-xk5qy8mu1w 4 месяца назад +1

    Thanks pro

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Год назад

    Waaw waa kehelaya thank you boobe ilove you boobe 🥰 😍 💖 😘

  • @asadlajanka7274
    @asadlajanka7274 Год назад +6

    Filim horor ah soo gali lagenow 😜

  • @sadiashdahir2702
    @sadiashdahir2702 Год назад +2

    Keep going pro

  • @ijaabl1232
    @ijaabl1232 Год назад +2

    Waa soo cilisay anakana filin cusub ayaan kaasugeynay 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂

  • @iqroshaciye5636
    @iqroshaciye5636 Год назад +10

    Mahadasanida king

  • @caishomuqtar4532
    @caishomuqtar4532 Год назад

    Ana ugu horeyo manta

  • @abshiribrahim619
    @abshiribrahim619 Год назад

    Captain wax aan dabaney haku soo celin taliye

  • @Hakiimfilms
    @Hakiimfilms Год назад

    First pro keep up 📌

  • @sakicawil5802
    @sakicawil5802 Год назад +5

    Markii hore waa la iga soo horayn jiray lkn imika 11111💪💪

  • @haphzahayat1241
    @haphzahayat1241 Год назад +3

    Kuwaan cml nooso badi kuwan cml waxan waa dawanay😂😂

  • @deeqo527
    @deeqo527 Год назад +1

    Saasa isku ognahay captain maajidow waxaana rajanayaa into magaca sax ii yahay

  • @AyaanDauud
    @AyaanDauud Месяц назад

    Filled. Macaan❤❤❤🎉🎉😊

  • @caaliyaqalbi9217
    @caaliyaqalbi9217 Месяц назад

    So badi no ❤

  • @sayidyare
    @sayidyare Год назад

    1number coment

  • @qastimuse1568
    @qastimuse1568 Год назад

    Captions Majid musalsahla the best

  • @user-wx7rr3gn8o
    @user-wx7rr3gn8o 3 месяца назад

    Wao❤❤❤❤🎉🎉🎉😊😮😮 Somalia Somalia wow I like it this morning game I like it this Wednesday

  • @CarabTech
    @CarabTech Год назад +2

    First comment pin 📍

  • @manka200
    @manka200 Год назад +2

    fadlan soo tarjun filimka the great wall plzz☺

  • @Black_ghost6
    @Black_ghost6 Год назад +1

    Wan ku salamay maxamad

  • @mohammedahmeth
    @mohammedahmeth Год назад +1

    Captan sidan aYaa iLa ficn inaad musalsalkan iyo kuwa so socda Adan qaybo qaybo kasoo dhigin oo aad haLmar Soo fasaxdo...

  • @otodheere9647
    @otodheere9647 Год назад +1

    Captain galab walbo saa usugi jirtay markasa halmar soo dhigi pls musalsalka maney heist nooso daaya waa marki labaad aan kuu soo qoroyaa

  • @safiyamohamed7429
    @safiyamohamed7429 10 месяцев назад

    thanks bro

  • @user-wx7rr3gn8o
    @user-wx7rr3gn8o 3 месяца назад

    Feeling Good Feeling cup or feeling come Edina thank you very much😊😊😊😊😊😊😂😂😂

  • @konnamipess1709
    @konnamipess1709 Год назад

    Qofkii ugu horee yay

  • @axmedshakiraxmedshakir9844
    @axmedshakiraxmedshakir9844 Год назад

    Cabdixalim waan ku taageraa ee noo soo badi filimanta hororka ah

  • @bilannuura4529
    @bilannuura4529 Год назад

    Qaybtan waan dawanay

  • @najaxnayruus1586
    @najaxnayruus1586 Год назад

    Wllo captan majid nosoo badi filimanta zombia ah mahadsanid

  • @ZeynoAdey
    @ZeynoAdey 2 дня назад

    Safiyer Atorahamiya

  • @MukhtaarAbdinuur
    @MukhtaarAbdinuur 7 месяцев назад +1

    Filim cusub soogali😊😊

  • @Soho7874
    @Soho7874 19 дней назад

    🎉🎉 2024 july 7🎉 1M😊

  • @malyun98
    @malyun98 Год назад +1

    Woww

  • @AdamMohamoud-mx8cp
    @AdamMohamoud-mx8cp Год назад

    Soo dhamaystir

  • @mumtascmc8485
    @mumtascmc8485 Год назад

    First coment

  • @SafiyaMaxamuud-rq2nz
    @SafiyaMaxamuud-rq2nz 8 дней назад

    Soobadi filimadan❤

  • @sacdiyacabdiqadircabdulles202
    @sacdiyacabdiqadircabdulles202 Год назад +1

    Saaxiib noo soo gudbi kirish🙏🙏

  • @daadaamiindaada3944
    @daadaamiindaada3944 Год назад

    Keap going

  • @ruqiyoahmed3535
    @ruqiyoahmed3535 Год назад +1

    Thank you 😊