Mashallah many thanks to you sheikh abdi ilahey haa ku xafido Amin yaa rabbi jazzakallah kheiran mashallah ilahey wuxuu ku siyey fasaxo out spoken aad iyo aad ayaan ugu xiranahay
inta culumo somaliyeed ee tv ama radio soo fadhiisto shiikha aan ugu jeclahay ilaah dartiis. inta kale inaa necbanahay maahan lakin shiikh Abdi Xayi wuxuu daboolay qeeb wayn oo muhiim ah. alaha nagu kulmiyo janada
Muxadaradan hala gaarsiiyo dad kii hore xilalka uqabtay oo Ahane wadanka kadagi laayahay Ee qarbudaayo 👂👂👂👂wahadii Ee kuyaa laan dhago wax maqlo 😠😠😠😠😠😠😠😠😠
Wlh sheeqan waxiisa Sheeqnimo weeydhaafte , Allaah haku xaafido, inshaa'Allaah sheeqeena sheeq Abdi Xayyi waa Asxaabtii Rasuulkeena scw , he's really Muumin. Alxamdulillaah. I wish every Sheikh could be like him. Wlh he's Good example . Sheeqeena Xaafido hullaah . Allaah hanoo xaafido aamiin
AAAMIN YA RABBI
shiq cabdi xayi wxan qaba figrad ahan in madaxwyne naloga dhigo ya ila qaba figradaas bal is muujiya walalyal🙏
Ani
Yacnii ha fashilmee?
@@Gob_gobonimo nin fashilma maha aqontisow wx nogu qaban lahay
Halquf oo fiican waxba ma xalinkaro ilaa iyo dadka daacad ka noqdan " far kaligeed fool ma dhaqdo" xildhibaanada oo dhan iyo wasiirada iyo booliska iyo dadweynaha nadiif noqdaan markaas ayuu xal imaanayaa iyo wantagh.
Aniga kulakhaba in uu nokhda runtii wuuna ukhalma lakin Somali waymahmahdayo farkaliged folmadhakhda ayay kumahmahday
Maasha allaah sheikh cabdi xayyi.
Nabiga halagh salliyo "Scw"
mashAllah sh ilaheey haa ku xifdiyo waxa taahy qof waxa fahmayo diin iyo xaga siyasad
Xafidulaah sheekh cabdi xayi, waa caalim caqli iyo indheergaradnimo isku darsadey. Ilaahow noo xafid aamiin.
MaashAllah sheikhu waa wax aan caadi eheen buu kahadlayaa cilmi iyo Caqli Allaha uu ziyaadiyo
Mashallah many thanks to you sheikh abdi ilahey haa ku xafido Amin yaa rabbi jazzakallah kheiran mashallah ilahey wuxuu ku siyey fasaxo out spoken aad iyo aad ayaan ugu xiranahay
Mashaa Allah Sh cabdi xayi xaq u dirir wadani dhaba Allah haku xifdiyo cadawgana ha kaa qabto cadowgu runta ma jeclee
subscribe ii saar walaashey
Mansha allaah qofki ogu horeyay❤
Masha Allah shiikha noociisa umadda Allah ku badiyo, Ilaahayna ha ka badbaadiyo shirqoolka cadowga.
Mashallah sheike xaqa ka hadashay. Ilhay ha ku xifitiyo
Mashaa alaaah waa saxiix runtii ilaaah soomaalida maslaxadeeda habaro inshaa alaah
Allah yaxfiduka Sheikh Alle dartii ayaa ku jeclahay🙋♂️☝️❤
Masha allah ilahow noxafid sheikh cabdi xayi
Masha Allah waa shiiqeeni waa wadanigeeni allah ha noo xafido
machallah wa sheekh kaliya ee somalia jogaa ee an kasayoo ee wanagsan jazakallah khaire shiikh abdi xayi
gwll stidy bbofa👌👌👌👌👌👌
shiqo. qo
mashaa allah shiekunaa jazaaka allah kheyr
Alaaha ku xfdo sheekh cabdi xayi Runta ayad Ka hadashaaye maasha allaah
Allah yaxfiduka sheikh cabdi xayi alle dartii ayaan kuu jeclahay😃💔🍇🌺🌺
Maasha allaah ilaahey ha xafido sheekheyna qiimaha badan waa in lagu daydaa
Jaza kallaahu khayr
ASC
ALLAH YAXFIDAK Shiikhena Soomaaliyeed
Xikmada Kugujirta IlLAAHAYY Hakuusiyyaadiyo kuwii Kaafaa Idesta ILAAHAYY
Hanaga dhigo
Aamiin
Jazakalahu kheeyr Sheikh
masha alaah shekh cabdil xayi
inta culumo somaliyeed ee tv ama radio soo fadhiisto shiikha aan ugu jeclahay ilaah dartiis. inta kale inaa necbanahay maahan lakin shiikh Abdi Xayi wuxuu daboolay qeeb wayn oo muhiim ah. alaha nagu kulmiyo janada
Maanshalaah sheekha alaaha kuxafido
maasha allaah sheikhaan waa wacyi galinta dhalin yarada
ما شاء الله نفعنا الله هذا الكلام
جزاك الله خيرا يا شيخ الصولي
Sheikh Cabdi xayi
Allah Ya xifdak
Maasha allaah allow ku xafid ❤
Alaha qeyr iyo barako badan kusiyo
Seminar-da ay lacagaha ku bixinayaan ee diyuuradaha loogu dhoodaya wadamo kale Sheikh Cabdixayi haka dhagsystaan for free!!
Allah akbar mashallah ilahay ha xifdiyo
Masha allah
Sh xikmad badan
Maasha allaha jkq
Masha Allah
Mansha allah
masha allh sheq cabdi xayi ilahy haku xafido
mash allah
Maashaa allaah sh cabdi xayi allaa yaa xafid waxaad uhadashaa sida aan ujeelana hay in aan uwacyi gelin lahayn
Masha allh
Allah kuxifdiyo sh
Sheeq waa macalinka
Ugufiican tarbiyada iyo
Hanuunita xaqa
Sh.c/xayi wadani dhaba daacada
Wllayaal codsi fudud #subscribe#hanagalabakhaylina
Allah kubarakeya
🎯💯👍✅💥✌
M.a
Scw scw scw
mashAllah
Islaaxul mowjuud, kheerun min itidaalin macduun.
Msha alaH shiiKhan intuu joogaH.....
somaali muqdisho
Aamiin
Iam from hargaysa sheikh hadalkiisu waa duurxul wxu la hadlayaa xasan shiikh iyo sh shariif walalahena somalia wan jeclenahay
faa,iidad saliga napiga waxa kamid ah hadad 1 mar kusaliso napiga ilaahay 10 jeer puukugu salinaya culays haduu kuhaysto badi saliga napiga insha Allh wuu fududanaya aan dhamanteen badino saliga xapiipkeena scw scw scw❤❤❤
Dislike allaha ku saaro dheh kuwa dislike dhahaayo jazakumu Allah sheikh
Wllhi Masha iqdeena wan WADA jewel nahay lkn Sheqan Wanagiisa Wa Wacyi Galinta Dadkiisa /umada Maanta Jirta wacyi Galin Aad ayey ugu Bahanyihiin /Wa nin Aqli Badan/ oo Human psychology SI FCN ugaranayo/Hadii Talo layga Qaadanayo Intoon Madaxweyne udoorano ayaan Gaalo iyo Cadowba la Difaacan lahaa Runtii Xaquu nagy Maamuli lahaa Qeyr Allaha Siiyoisaga iyo Sheekh Mustafe Xaji Muse ba (Talo Wng ayey Leeyihin,Wa Caqli Badan Yihiin,Human Psycholoy ayey Garanayan,Wana Wacyi Galin Fcn Yihin)Dadyohow Isla Doorta Si Allaah Dhibtan Noga Saaro Xaqano nogu dhaqo...😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍😘😍
Sheekh alaayaxfidak
Waa su aaal? muhiim ah Shaley Meeel Aad Bur bur uga tagtey Inaad Maanta Ku Indhaha Adag Janaan Dalaq Idin Siinayaaa!!
Asc wadadkan xagu jooga? Jazakallah
Who Cares maxaa karabtaa
Page halo sameeyo Sh.xayi
I love this nigga man
Sh abdi xayi kkkkk maxaa lagaa qaatay ? Kkk maxaa kaa galay waxa la iga qaatay
N N K H❣❣❣❣❣❣❣
jaza kalah sheekh
Shalay maamul xumo iyo musuq dalka kubaabiiyeen dalka gumaysi iyo tigree bay hoos geeyeen walee mardanbe nama sirtaan
M.
ASC
Kkkkkkk
Sh,cabdi xay run badanaa
M
Maxamed Jimcaale abdi↪
Sheekh c xayi nooloow
Walaahi wadanka illah kadib wax aan kajecalahay majirto, lakinse caloishoodi u shaqeesta ah ayaa sababay dib udhaca mujtamaca soomaliya . Walaahi waxaan lashaqeena wax oo fashil ah oo arki dooni dhoor sano oo madax kuu noqanaayo. Caqli na maga fiican, ee lakinse calooshoodi u shaqeesta.
Sheeqow noo sheeg dadka qayaanada wadanka Ku wadaan
Twrymd
Ri
Wadaadkan warkiisa ma fadhiyo si dadban ayuu dad u hujuumayaa
Qaaz
ماشاء الله
Kkkkkkkk wataa heeysee maxaa janno u galinweeyday
Hadaan jano idin galineynaa
Waxa uu ka hadlaayo oo dhan was run
Sh. Xayi: Shariif iyo Xasan shiikh horay u fashilmeen, hadda Janno ma laga sugee? Waxaan hadda haysanno (Farmaajo) aan u samirno, marlabaad doorano.
Muxadaradan hala gaarsiiyo dad kii hore xilalka uqabtay oo Ahane wadanka kadagi laayahay Ee qarbudaayo 👂👂👂👂wahadii Ee kuyaa laan dhago wax maqlo 😠😠😠😠😠😠😠😠😠
Sax 🤣
fukirjaas waa dhab sheekhu waa madaxwaynihii soomaaliwayn
Fashilka joogtada ah maxaa keena malayswadiiyay wallee waa Diinta laga tagay
Sheeqoow dowlada usheeg in aysan fidno wadanka galinin dowladu fidno ayay maanta wadaa ee uga dig
subscribe ii saar sxb
Moha Ali Adiga Habargir miyaa tahey
Masha allah
Masha Allah
mashaallaah
M.a
Masha allah
Masha Allah
masha Allah
M.a