Lakin qofka xaqiiqada uu sheeg waay neeceb yihiin oo waxay raaban been iyo mala awaal sidii roon raabow I LOVE duumarka somaliyed guul iyo goobanimo ku nolada walikin
Nadar ina Macalin Ahmed iska hadal u hadal sidii xoolihii!! Soomaalinimadaada ha ila soo galin waxaagaan. I hate when pple talk like that. Inta meel aan soo maray Adigaba waad joogtaye, ma isku jeedid miyaa??😪😪😪😪
hees ruun eh waye nimanka saan le u badan yihin badankoda heesta marke dhamato sidoo si dhahayo hhhhhh man is man always but wwww waye I like it heesta and sida lo sameyee😍😍😍😍😍 wey iga gadan tahay heestaa
kkkk waa aduunyo axmed zakiyow zxp waxaanku dhihi lahaa bidaartaadii baa kuu qyrux badnayd wlhi wlhi tasi way ahy wax ilhy keenay laakin tan waa wax gaalo samaysay barina way go ayaan
amazing hees waaye runti waa iga gadantahay haatuf heestaan axmed zaki ayaamahan nasteexo indho intu geeyay saan cml mu ku suubiyay rag rag dhalay dheh
Ahmed zaki fanaan igu weyn ayaa tahay
best song ever wan ladhacay sida aad gadaaal ugu ciyaartay
raali galinta .
i love this song hadi qodobada jacelka maxkamad ligu qadi lahaa danbiga wan qiran lahaaa ahmed zaki i nolaw jecliyaa fanankan
dumarku wa iska calool jilcan yihiin aduunku ma dhisnaan lahen hadii ay calool adkaan lahaayen nice song ahmed zaki well done haataf abdi
qalanjoralinoqohadiiqodobadajacaylkamaxkamadlayguqadilaadanbigawaanqiranlahaa caadimaha
mashallh waxgarad
👍
👍👍👍👍👍👍👍💞
liibaan al cadaala sax waa walla 😘
nic song ahmed saki iyo idil thnkz haataf studio maansha alh horay usisoco ayan kuleyhy mr.haatf
Haatuf Time one of the best Somali Video shooting keep going guyz walaahi Somali Music wax badan badan badan baad ka badasheen
Thank you Shakirsson osman, it's very nice of you to say that.
Haataf Abdi
wooooow nice song
Shakirsson osman 0000000
xamdaladan
Fanan kena wayn wad kabaxstay wale Mac iyo jug waye Hatif Well Done 👊🏼🙌🏼
Ax Ax 😢
Anaa qaladka galee hdii qodobada jeclka maxkamad laygu qaadi lahaa dambiga wn qiran lahaa😥😥😢❤❤
Waaan ka helay heestaa waa isku dhaceee wey kala dhacee keep going 😂
Eesh calaa hees haatuf si heer sare ah ayaad u duubtay nooh
haataf abdi nin shidan heesaha uu soo saaraayo walee waa lala dhacay ahmed zaki nin aan Ku waashay heeso mcn msha Allah cadowgaa ha jabo zaki
Lakin qofka xaqiiqada
uu sheeg waay neeceb
yihiin oo waxay raaban
been iyo mala awaal
sidii roon raabow
I LOVE duumarka somaliyed
guul iyo goobanimo ku nolada walikin
ww cajab waaye axmad
zaki fanan jiro full respect
all somali wen👍⚘⚘⚘
Cilmi daacad chi j o
Anigu sidu u labaisto Baan jecelahay Ahmed Inamda o dhan Sidan may u labistan Ax waaaw ❤️❤️❤️
Alla axmed zaki timaha muu beerayIllayn waa kii bidaarta lahaaye
heesta waa macaantahay waan mareesa lakii ahmed saki dhamaadkaad ku haleesay markaad been waaye tiri
firaantiga oo calanka Somalilandka ah yaa iiga soo qaada cml😍😍😍😍😍
kkkk aduuu malaha RUclips ka waad kashaqeysaa video kasto oo aan ku arko waa qasab inaan kugu dhax arko subxaanaka yaacadiim walee anaa kaayaabay
kkkk Hindi MacaL
Nadar ina Macalin Ahmed iska hadal u hadal sidii xoolihii!! Soomaalinimadaada ha ila soo galin waxaagaan. I hate when pple talk like that. Inta meel aan soo maray Adigaba waad joogtaye, ma isku jeedid miyaa??😪😪😪😪
uhadal sida raga no balaabalaa
Nadar ina Macalin Ahmed waad xanuunsan tahay walaal ee allaaha ku caafiyo.
Haatuf studio mahadsanidiin sxbyaal Abaalkiina magudi karno kaliya waan idiin mahad naqegnaa howsha halkaa kasii wada. Axmed zaki & idil barkhad idina waa ku mahadsantihiin.
Appreciate the kind words. thank you very much!
Heestaan Raali gelin way noqoni lehet lkn Fanaanka dhamaat ayu ku ciyaaray waa been kulahaa waxaan oo dhan aan kugu lahaa .
Quruxey Raali noqo
Hadii goodobad jclka
Maxkamad laygu
QADI lahaa Danbiga
Wan Qiiran lahaa
alkataaib
Ahmed Yazin Niyadsame haaaaaaaaaaaaaa
Ahmed Yazin Niyadsame kkkkk
dambiga wan qiranlaha hhhh nin somaliyed ma bentisa qiranayo Allah Kareem 😕anyway nice hees iyo erayada
hees ruun eh waye nimanka saan le u badan yihin badankoda heesta marke dhamato sidoo si dhahayo hhhhhh man is man always but wwww waye I like it heesta and sida lo sameyee😍😍😍😍😍 wey iga gadan tahay heestaa
hhhh vij bu timihii Ku noqdee
ahahha Sow Ma.aha beenalayaal iga dheh
aniga heesta rago dhane inacsiisay wlhi wa side raga yahiinnbadan koda
but not all the men woow calm down women what have you gone through
caadi maaha heesta
duubista cajiib ah thanks hatif studio
Nice duubistii Haatuf studio merci beaucoup yaa maxkamad la saarin duqa Ahmed zaki lolz
:)
kkkk waa aduunyo axmed zakiyow zxp waxaanku dhihi lahaa bidaartaadii baa kuu qyrux badnayd wlhi wlhi tasi way ahy wax ilhy keenay laakin tan waa wax gaalo samaysay barina way go ayaan
walahay heestan dareen khaasa ayay isooo xasuusisay sida gabadha ugu dabacday wiilka ax Qalbiga meela khaasa ayuu kafikiri markaad Qof kugu wayn ku gafto ax best romantic song
the man has unique voice. I WISH YOU COULD USE IT MEMORISE THE QURAN ANYWAYS BEAUTIFUL SONG AND VIDEO
papapa anaa.....anigaaaa......anaa qoomamiyo ciil wow mnsh allh Haatuf Studio go forward
great ahmed zaki😍😍
Oday Dariskeena Waxuu Dhihi Jiray Naagaha Waa Caruur Caga Weyn Sasab Wax Ku Le Yihiin😂😂 Asoo Naag La Socdo Arkay Maa Cafi Lahaa Sokor Kuleel Ku Shubi Lahaa
Burjiko Girl hhhhhhhh
Burjiko Girl hhhhhhhh
musikadeeda caadi maaha
Burjiko Girl kkkkkk
woooow wlhi ninkan cadi ma aha hesta waan kahelay 😘QALADKA ANA GALE😢 HADA QODABADA JACEELKA 😘MAXKAMAD LAYGU QAADI LAHA DANBIGA WAAN QIRAN LAHA😍A ISH CALA HEES😙 ZAKI NOOLOW DHIIGA😍😙
amazing hees waaye runti waa iga gadantahay haatuf heestaan axmed zaki ayaamahan nasteexo indho intu geeyay saan cml mu ku suubiyay rag rag dhalay dheh
waa qofkii ugu horeeye oo somali ah oo bidaarta iska daweeyo oo tin soo abuurta masha allah waaaw hampaliyo
HAATUF STIDO runtii waa ninka kaliya eee sida hollywood wax uduuba
mahad sanid wll hore usoco
zaki waa ninka kaliya ee fananinta uqatay stylka iyo actionka nolooow indr qli
Thank you Mudane darwiish for your kind words.
u wllcme pro
Thanks isku aragti beynu nahay
Mudane darwiish has been scanned documents are available
Mudane darwiish
idil iyo axmad zeki denbigah waan qiralayah
top Ahmed zaki sartaydii qaraxdayo waa waxjira
well done hataaf so fab 👌👌
also the acting of zaki iyo gabarta baa 👌👌👌👌
So glad you like it. Siham
HAATAF STUDIO waa meel lagu daydo hawsha ay u hayaan umada somaliyeed alle haydiin sii siyaadiyo
Glad you like it! khadar mohamoud
Idil wan jeclahay♥♥♥
caadi maaha codka miraha action fananiinteena somalyed iyo farsmadii haatif 😍😍❤
Cadi maha waxaan ka helay laxanka iyo music. Heesaha soomalida maxaa saa udiida(Macan waan qiran lahaa)
Woow masha lalah haatuf studio video shidan duubteen
Thanks Ayan Ali!
hhhhhh garac waa been kulahaa
Thanks hahaha 👌👌
Hnbalyo qualified HD ad u qurxbadan weeyaan wallle
Ayan Ali
Hadii qodobada jaceylka maxkamad lagugu qaadi laha Dambiga maad qiran lahayd warya bbe 😂
Sofia Mohamed
Idil Barkhad iyo Ahmed Zaki hees aad uwacan.
Haataf 👌👌👌👌
inaba Cadi Maha Hataf Studio Aad Ban idin Bogadinaya Runti Clip Yada Aadka U Qurxon E Hesaha Somalida Adinka Ku Amanan
inaba Cadi Maha Hataf Studio Aad Ban idin Bogadinaya Runti Clip Yada Aadka U Qurxon E Hesaha Somalida Adinka Ku Amanan
inaba Cadi Maha Hataf Studio Aad Ban idin Bogadinaya Runti Clip Yada Aadka U Qurxon E Hesaha Somalida Adinka Ku Amanan
Elias Hassan
waaaw caadi maatihid ahmed zaki waxa jiro ayaa ka hadalisa
hataaf studio wa studioyga kaliyata oo the best shotting sameya good work guys keep it up
Thanks for watching swerybae gabadha shidan. Glad you like it!
swerybae gabadha shidan
kskksl
Haataf Abdi '## q+q
Thanks Bisharo
anaa qaladka galee hadii qodobada jaceylka maxkamada laigu qaadi laha danbiga waa qiran lahaa, anigu waan qiran lahaa bbe
kamadaalo heestan dhagesigeeda thanks hataf non sare
waaw the Best song zaki waad Ku dheresaa kalsonida jacelyka
haatif waa best camera man wlh yaa lakuukuma dhaki karo haatif
Thanks Abdiqadir! Really appreciate
ahmed zaki savage man
Ax Yaa hees imarta Iga dheh wlhi zaki allah Haku daYo
Danbiga uu qiran lahaa wiilku 😚😚😚💯💯💯💯
yeh danbiga inu ku qirto maslaxdisa kujirta 😃😃😃😯 sirtaydii qaraxyadoo ana qalad kaagale hadii qodobada jacaylka maxkamad la igu qaadi laha danbiga wa qiranlaha 😉😉🎧🎧🎧
hayeeshee dhibkaan qarsaday ax jaceel aa igalay cml ❤❤❤❤❤☝
Waynaka 💖💖💖
muhyadiin samawade kk
axmed zaki wlhi heestan waa u istaagay wax badan iga fududeesay😂
Aniga Waan ladhaacay Hataf setudio Wllhii adinkaa Uu sareeyaaaa 😳🌹🌹🌹🌹
faraantiga Somaliland😍😍😍😍
qadarin baad mudan tahoo qimaad igu leedahee hayeeshee hayeeshee hayeeshee dhib kaan qarsaday sirteydii sirteydii sirteydii qarax dayaoow anaa qalad kaa galee hadii qodobada jaceylka max kamad laigu qadilahayow dambiga waan qiran lahaa anigu waan qiran lahaaa 😅 qalbigaa hooy utahoo qeeb iga middaa tahee anaa anigaa anaa qoomami iyo ciil dibnaha dibnaha dibnaha is qaniinayee qalanjooy raali naqo hadii qodobada jaceylka max kamad laigu qadilahayow dambiga waan qiran lahaa hadii qodobada jaceylka max kamad laigu qadilahayow macan waan qiran lahaa anigu waan qiranayaa macaan waan qiranayaa anigu macanow anigu dambiga waan qiranlahaaa 😅😅😅😅😅😅 wah wah waxasaa he's kaaa ah love you ahmed zaki
amaal daiman Hhhhhhhhhhhhh
best fanaan ahmed zaki
noolow bru
masha allh hestan aad baan uga helaa marwaliba wan dhagestaa jecel weye
anaka ayeey na anfacee
i love it
beautiful😍😍😍😍
abtow bidaarti meeday hhhhhh
Bidarti Tattoo aya lo helay 😂😂
Ruu Ritaj walaal ceeb, qofka wax haka sheegin intaasuu illaah kugu farxaaye😊
Guled tnx yhu wlal
Ruu Ritaj Anytime😊😊
This song is so amazing I love it the lyrics are so beautiful thanks hatuf and legend ahmed zaki
nice hataf studio video qayar ayuu duubaaa runtii
Thanks Abdifatah!
woow incredible song i like it's music 100% awesome👌👌👌 well done guys😚
Wow beautiful song
hees ficaan
waaaaaw waan kahelay
clip kama daalo haatuf studio soo saarto waan ku aamin Sahay waxaa tahay the best cameraman norge ku nool
Appreciate the kind words Abdi Caynte. thanks!
axmed zaki big respect top song👌
Ahmed-zaki Song Is the best
sas waye
Woooow HAATAF STUDIO BEST VIDEO RECORDING WOOOOW HD BEST
Thanks for watching!
muhyodiin abdulaahi
viva
Ahmed zaki
very good song duubista haatafstudio waan ku qancay
Thanks, my friend Mahadi Adawe.
hadii qodobada jacaylka maxkamad laygu qaadilaa danbiga waan qiranlahaa
Hees shidan weeyan well done guys.
war horta wan yaabaye Ahmed saki sootuu bidaarta lahaa timaha miyuu talshay
waaryaa anaaba yaabanaaye waa loo beeray baan filayaa
wuu farsameeyey
Mataan Ciideed haaa waa runtaa waxa loogu beeray magaalada Berlin ee caasimada jarmalka anaa huba
qashaafato ayaa ka dhacday meesha iyada ah hh
and also well done Haatuf
Thank you suwara
top heees and HD camera
love the music of the song
Kalay Dadka Yurup ku yaradan maqli jire Run elen Ahmed zki bidarti Me😬😬😬🙈
skinny diomond
Caadi maaha Ahmed zaki ur the best❤️
pesty fanaan cadi maha noh 😘 inta udan baysan ka helay noh ku waReeji hhh
waaaw waakaa fanaan axmed zaki waa hees waliba murti
Qadariinbaad mudantahoo ooo Qiimaad igu Leedaho Haye Dhibkaan qarsaday Sirtaydii Qarkhdayo Ana Qaladkaa Galo Hadii Qodoboda Jacaylka Maxkamad Lagu Qaadi Laahaa Danbiga Waan QiiranLahaa
ina baa cadi maha heesta❤😍😍❤
Hdii qodobada jcylka maxkamad leygu qadilahaaa hhhhhhhhh axmed zaki sxb nice adiga iyo idilba
Xaar reer somalia qadarin ku dawada hadii kale uniikiya Kenya
waa hees aad ii cajabisay runtii noolaada axmed saki ,idil barkhad ,soofiya
..and me right?
best song ahmed zaki thasnks haataf abdi
Thank you coutinho!
wle hezta igu socota danbiga waan qiranlaga wle dumarku waa laga ma maarman wy ber jilicsan yihin alow dumarka narta ka xore
danbiga waan qiran lahaa nic....
I Love it! Thank You for this Amazing video 💙💋
That camera work is dope. Damn
xabiibi waan qiran lahaaa
waaaaw
walee waad kala shidatay,fankii libaax halkaa ka hay
heesta styl caadi ahayn leedahay Waa iga gadan Tahay Nice Fananin Kala duwan Qadarin baa mudan Tihiin
haatuf shaqo fican baad qabateen iam big suporter for haatuf
Appreciate the kind words. thanks!
waw ....qouroh
HD it's fantastic
dambiga waan qiranlahaa ahmed zaki
Kkkkkkk Waryaa Walahai Axmed Zaki Bidaartii waa Habeeyay Hambalyo
በመጀመሪያ ደረጃ እኔ ከመቼውም ጊዜ መስማት ሊሆን ጥሩ ዘፈን ነው; እኔም አህመድ መቀጠል ከፈለጉ
awe
nacalaa iyo oromadii niii nashe was
Mohamed Awale caac
👌👌👌👌👌Ahmed zaki axsan fanaan
Nice song by ahmed zaki hambalyo wllo
Masha Allah idil atarisho Qurux
Muusigaan ku heeYstaa anigu gacantaa u fadhida ninkaaz