XUDUUDKA BELARUS🇧🇾 MALAGA GUDBI KARAA❓

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 фев 2025
  • Igala soo xiriir instgramka
    ⬇️⬇️
    www.instagram....

Комментарии • 76

  • @Gacal_moallim
    @Gacal_moallim  8 дней назад +6

    Zxpyal muqaalka 1k like gaarsiiya
    Su'alo kaloo dheerad hada qabtaan wan idin kaga soo jawaabaa insha allah

  • @saddamcabdirahman5606
    @saddamcabdirahman5606 7 дней назад +5

    Sxb gacal aad ayaad u mahadsantahay jazakaallahu khayrun waa talo wallnimo lipax aad ayaan abaal kaaga haynaaaa

  • @CabdallaMohamed-g4s
    @CabdallaMohamed-g4s 8 дней назад +1

    Saxib qaali ayaad tahay wlahi saxib hadda ayaan belarus usocda I.a talooyin fiican ayaad isiisay saxib thanks 😊

    • @dheefreeb8377
      @dheefreeb8377 8 дней назад

      Sxb mcn anigana waa usocda pls , xage kala so xiriiraa wll

    • @Gacal_moallim
      @Gacal_moallim  8 дней назад

      Zxp adigaa mudan❤

  • @maahironline
    @maahironline 6 дней назад +1

    mahadsanid wllka 😢❤

  • @AmiinAbshir-mc1gy
    @AmiinAbshir-mc1gy 7 дней назад +3

    Sxb waxaan ku way diiya sideen ku xaray san karaa visaha anoo arday ah maxaana layga Bahan yahay

  • @Hollandpoi
    @Hollandpoi 8 дней назад +2

    Thanks bro guyz yarkaan anaguu noo taagan yahre 50k aan gaarsiino ❤

  • @NajaxNuur-rc1vq
    @NajaxNuur-rc1vq 8 дней назад

    Mahadsanid wllky wax badan kafa idey dhawan iman raba insha allh 😊

  • @GuuleedMubaarig
    @GuuleedMubaarig 5 дней назад

    Algeria 🇩🇿 ilaa Spain 🇪🇸 nooga soowaran zxb waad mahadsnty

  • @HaadiMaxamad-f7y
    @HaadiMaxamad-f7y 8 дней назад +2

    Sxp horta wan ku salamay waxan ku waydiiyay passport ka somalia 🇸🇴 hada laguma tagore ayaan maqlee xilima ayaa la furayaaa

  • @SayidMaxamuud
    @SayidMaxamuud 6 дней назад

    Wll gacal guulayso

  • @MohamedHassan-xb9lt
    @MohamedHassan-xb9lt 8 дней назад +1

    Waxaan Deganaa Belarus 1990 kadib waxaan soo booqday 2010 I stay three day I want lietuania then I stay week then I want Poland

  • @RaaxoElmi
    @RaaxoElmi 8 дней назад

    mahadsanid waa talo wacan wlloh❤❤

  • @HaidarAli-fp4yg
    @HaidarAli-fp4yg 7 дней назад +1

    Bro waad mahadsantahay sida hagar la'aanta aad noogu faah faahisay so aasheyda waxay tahay marka keenta la aado xadkana latago ma waxaa lasugayaa in poland ay albaabkeeda dadka kafurto mise xoog ama dhuumaaleysi ayaa xadka lagu gudbayaa
    Se haday kuqabtaan xagey kugeynayaan
    Jawaab deg deg

  • @c.fitaaxcusmaan2441
    @c.fitaaxcusmaan2441 7 дней назад

    Pro dadka masoo tarxinal adoo ardaynimo ku dagay

  • @SCAR-FACE-p7s
    @SCAR-FACE-p7s 7 дней назад

    Gacal Wan ku salaamay zxp aad ayaan muuqaladada u daawadaa adaga iyo Cadnaan cadceed markaad Wax yaabo Belarus 🇧🇾 ku saabsan ka hadleysan Wan idinka mahad celinaya wakhtiga aad noo hurtaan
    Waxaan ku weydiin lahaa information ka aan idinka heley labadiina %97 weyan waxa iga dhiman Muqalasiinta Dadka kaxeeya Lacag 500$ kabadan miyey ku kaxeeyan? Jawaab fiican insha Allah

    • @Gacal_moallim
      @Gacal_moallim  7 дней назад

      Zxp aad umahadsantahay
      Muqalka xiga kaga so jawaabi doonaa

  • @nabadoonka6649
    @nabadoonka6649 8 дней назад

    Mukhlasiinta meeqa lacag qaataan ?

  • @Ahmedakproduction1
    @Ahmedakproduction1 8 дней назад

    Horumar wacan Saaxiib👏

  • @JaaleMedia
    @JaaleMedia 8 дней назад

    Lacagta muqalazku qaato Waa imisa walal❤

  • @ApdinaafacBulbul-g7m
    @ApdinaafacBulbul-g7m 8 дней назад

    Hore usoco zxb❤

  • @MohaaJezteye
    @MohaaJezteye 7 дней назад

    Walhi waxbadan kaa faiday keep goine

  • @MACALINTATIKO
    @MACALINTATIKO 8 дней назад

    Saxib Talo walalnimo waan kaa hayaa❤

  • @Cadaaladuhajirto
    @Cadaaladuhajirto 7 дней назад

    Gacal wan kusalamay kwrn russia mala galikaraa kenya passport hystaa kadib belarusia malooga siigudbi karaa

  • @dheefreeb8377
    @dheefreeb8377 8 дней назад

    mahadsanid sxb , pls sxb cid iisoo sarta ii sheeg visaha Belarus, passport somali ba haystaa ... pls sxb iso jawab

  • @hoygaciyaaraha3962
    @hoygaciyaaraha3962 8 дней назад

    Gacal tankz bro❤

  • @gulied17
    @gulied17 7 дней назад

    Zxp passport somaliga qofka da' weyn haday ugu qoran tahay tusale taarikhda dhalashada 1994 dhib miyay ku tahay in laga aqbalo visaha waxbarasho

    • @SCAR-FACE-p7s
      @SCAR-FACE-p7s 7 дней назад +1

      Zxp Kaas Visaha in uu u soo bixiwaayo ayaa macquula 25 wixii ka yar ayuu inta ugu bdan u soo baxaa Dalxiiska ayaa u fiican qofkaas

  • @cabdiraxmaan1108
    @cabdiraxmaan1108 7 дней назад

    Asc gacalooow sxb dadka waxaa dhacayo agancyda adooo mhdsn nagu caaawi qof jooogo ooo noo xareeyo admission ka taaas iiiga jwb sxb waaana mhdsnthy

  • @abdullofficial5266
    @abdullofficial5266 8 дней назад

    Sxb qaababka looga baxo noga shekey
    hadey keenta tahay iyo hadey wado klo jirto mhdsnd wll

    • @Gacal_moallim
      @Gacal_moallim  8 дней назад +1

      Muuqaal kale uga so hadlaa insha allah

  • @AadanCqaadir-o2j
    @AadanCqaadir-o2j 8 дней назад

    Keep going pro

  • @Falxadnuur-wf7rv
    @Falxadnuur-wf7rv 8 дней назад

    Visaha Portugal kaso hadal

  • @culusowteam1971
    @culusowteam1971 7 дней назад

    Gacalow sxp cumar wayay namberkada maka tagtay pasaporka wan samestay taliye

  • @Mo.kabbawi-wj1jp
    @Mo.kabbawi-wj1jp 7 дней назад

    𝐭𝐡𝐚𝐧𝐤𝐬 𝐛𝐫𝐨𝐭𝐡𝐞𝐫

  • @wllshucayb
    @wllshucayb 7 дней назад

    4500 ayaan hayaa visa waxabarsho Belarus

  • @alsal24sports87
    @alsal24sports87 8 дней назад

    Thanks zxp salaada hala ilaasho

  • @UpdyRahman-k6c
    @UpdyRahman-k6c 8 дней назад

    Keep going

  • @MaankaGeming
    @MaankaGeming 8 дней назад

    Thanks

  • @mohamet5627
    @mohamet5627 7 дней назад

    Gabdhuhu way ku xayiran yihin muqalasintuna way diidan mid mid ilahy u qoro mahane ma gudban lamana kaxeeyo bro hasoo wan jalin hablha

  • @Hollandpoi
    @Hollandpoi 8 дней назад +2

    Bro waxaa kuweeydiina security ga oo Airport ka Belarus ma adag yahay sida mopelkaaga in la baaro 😮 iso jwp taliyow

    • @Gacal_moallim
      @Gacal_moallim  8 дней назад

      Nex video saneyn rabaa kuso daraa zxp

  • @abdiasismahamed3103
    @abdiasismahamed3103 7 дней назад

    talo aakhiro iyo aduunba na anfacaysa ayaad na siisay waanan qaadanay adna aad iyo aad ayaad u mahadsantahay shp

  • @HassanBare-o3e
    @HassanBare-o3e 7 дней назад

    Gacan Sxb Waxa Ku weydina
    Belarus Ma isku dhiibi kara?
    Hda isdhiibo Sharci ina Qato meqo igu Qadanee?

  • @Safarraa
    @Safarraa 8 дней назад

    Belarus 🇧🇾 vlog nooga soo duub

  • @c.kariinmaxamed
    @c.kariinmaxamed 8 дней назад

    Asc yuutubka ayaan kaasooraacay saaxiib nambarkaaga watis ap iisoo qor si aan kuu soo waco

  • @dheegmohamed4095
    @dheegmohamed4095 6 дней назад

    Please sxp number kaada what's app iisheeg dan muhiim aan kalahaaa 😢