Dib u milicsiga hannaanki Toogashada Argagaxisada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 июн 2021

Комментарии • 1,3 тыс.

  • @abdinoorgedi7029
    @abdinoorgedi7029 3 года назад +226

    Walhi farxad darteed ilmo aya iga timid sida nimankan cadawga ah birta looga aslay noolaada puntland ma ihi reer puntland balse waxan ka helay siday daacad uga tahay inay soo af jaraan cadawga umadda Somaliyed Somali waxa ugu dadnimo fican majerten ilaahey ha daysto reerkaas waxan ku jeclahay sidey qol yahan cadawga ah u galaan afkana ciida ugu daraan Allaha ilaaliyo puntland kuligeen aan ku dayano puntland

    • @sucadhappy6125
      @sucadhappy6125 3 года назад +20

      Thnks wallo indhaha ayay naga rideen haldoorkeenii ayay dhameeyan shabab waa munaaqafiin illhay umada Haka qabto

    • @abdullahipharah3677
      @abdullahipharah3677 3 года назад +3

      Sax, Alxmdllh

    • @Daily_Lifes7
      @Daily_Lifes7 3 года назад +13

      Waliba kuligood Wajiyadood waan garanaynaa, Qof walba oo Reer Gaalkacyo ahna wuu garanayaa inay yihiin Dadki magaalada u dhashay waliba Majeerteen badan baa ka buuxa iyo Daarood kale.

    • @somaliproduction6879
      @somaliproduction6879 3 года назад +9

      Waad mahadsantahay wll laakiin puntland majeerteen kaliya maahan, anigoo majeerteen ah baa kuleh

    • @rahmamohamed5636
      @rahmamohamed5636 3 года назад +11

      @@Daily_Lifes7 waxaan kayabey barigi galkio igu dambeysay ina umal masjidka ramadan buu ka eedami jirey show wixi masjidka kabaxaba intuu kadaba baxo buu togan jirey mantad haysaa dheh caqibadeeda

  • @mohamudbashir2497
    @mohamudbashir2497 3 года назад +44

    Ader Cadowgagu Wuu badanyahay Alaha ku garab galo shaqo adag baad Haysaaye🤲🤲❤

  • @mohamedibrahim9485
    @mohamedibrahim9485 3 года назад +82

    Walee iyaga bohol ku dhacay 👏👏🙏 Nabad iyo guul Puntland.

    • @burfule7883
      @burfule7883 3 года назад +7

      Guul btland iyo dhaman somalia

  • @omarmohamedfarah822
    @omarmohamedfarah822 3 года назад +89

    Wad mahadsanthy timire is ilaali bro cadowgu waa badan yahy

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 3 года назад +5

      Garoowe ayuu ku noolyahy Ninkaan oo 100% amni ah.

    • @dulmadoobedulmidiid4655
      @dulmadoobedulmidiid4655 3 года назад +3

      @@mohamedshakaal1545 ina umul fuleysanaa gacmaha siduu utaag taagayo ma ujeeda xaarweyne muxuu dad laayey

  • @omarpkhassanmoha9077
    @omarpkhassanmoha9077 3 года назад +76

    Hadii aan daawan jiray qarax ay dhigeen iyo dad masaakiin ah oo alshabaab toogatay hada kuraaxayso ayaga oo dayacan 😂😂

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 3 года назад +7

      Wallahi waan ku raxeyste videogan. Argixisadan markey dhagarta ee sameyn jireyn sidee ahayeen iyo maanta sidee u tabar yaryihin bal firi. Waa ilaahey mahadisa.

    • @burfule7883
      @burfule7883 3 года назад +4

      Cumar gacayte Wa ku raaxeystay walal walh isbuucii 2mar wa daawada allah daciifsana markii laqabto sidey indhaha oga biligsiiyaan 😁😁😁

  • @cabdallaalimaad3665
    @cabdallaalimaad3665 3 года назад +217

    Qancinta qof walba naga daaya please afmeer hadaa tihiin cadeen ku filan waa hestaan dadka xumo tashilka ah
    PUNTLAND baryo kuma dhisna cidii rabta inay PUNTLAND si nabada kujogto welcome cidii kalana 18 tiir baa loo samestay 30 wiil hortagan yihiin👨‍✈️🇸🇱💪

    • @delion8418
      @delion8418 3 года назад +6

      Faataxa kuma dhisna mxa ulajeeda ma quranka rappi wax kaweyn baa jira ayeey kula tahay hadalkaas kafiirso walal

    • @strongergiijaz9859
      @strongergiijaz9859 3 года назад

      @@delion8418 quran ma aha jilicsan ma aha weye

    • @cabdallaalimaad3665
      @cabdallaalimaad3665 3 года назад +5

      @@cabdiraxman6731 imaanka alshabab ima hayaan nefkaa tahay wasee

    • @cabdallaalimaad3665
      @cabdallaalimaad3665 3 года назад +4

      @@delion8418 wll dhankaas kama wado majilicsana baan kawadaa kalamka allana waa kan aan kunolnahay xili walpa❤

    • @hayani.t6649
      @hayani.t6649 3 года назад +3

      @@cabdallaalimaad3665
      Cabdala al-shabab mise
      Umada somaliyed
      Adu kuweebaad uhanjabeysaa
      Mida kle puntland ma qolo aan somali aheynba leh
      Sxp puntland somali oo dhn ba leh al-shababna waa cadow somaliyed ee qabyalada naga daa ok

  • @fahmicumar6400
    @fahmicumar6400 3 года назад +86

    Arxan lawayashii oo laso af jaray adban ugu fArax sanahay walalaha Puntland guushoda I am somaliland 💚🤍❤🥀🥀

    • @mjjariiban
      @mjjariiban 3 года назад +10

      Guusha Puntland waa guusha somaliland, guusha Somaliland na waa guusha Puntland!

    • @burfule7883
      @burfule7883 3 года назад +1

      Fahmi cumar waxa layabaya daciifsana markii laqabto sidey indhaha oga balac siiyaan say wall😁😁😁

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 Год назад

      E

    • @abdiismail6805
      @abdiismail6805 Год назад

      E

    • @khadarali9655
      @khadarali9655 4 месяца назад

      Mjjariban waxaagu waa bacaaac
      from sool

  • @1997f
    @1997f 3 года назад +34

    Ciyaalka argagaxisada xiiso huhaya saan baa idiin dabaysa abaalkiinu waa saan

  • @nadiabashir1982
    @nadiabashir1982 3 года назад +28

    Iyagaa bohol kudhacayee nama beyrin karayaaan guuul puntland 🙏

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 Год назад

      Nadia nama beyrin karayan ma aha nama baylihin karayaan waye micnaha nama qirin karayan

  • @caanboy
    @caanboy 3 года назад +90

    Dahir Alasow halaga Qariyo waan been low inta ila Qabta ismujiya

    • @shamsoaden3815
      @shamsoaden3815 3 года назад +1

      Dahir calasow asaga ayaa alshab ah Yurubna kol dhow way ogaan

    • @mohamedabdicate4943
      @mohamedabdicate4943 3 года назад +3

      @@shamsoaden3815 nin shabaabah yurub maku noolankara aqlixumadaa😃😃👈

    • @DhukowChannel23
      @DhukowChannel23 3 года назад

      @@mohamedabdicate4943 😁

    • @geelegeedi2948
      @geelegeedi2948 3 года назад

      Daahir Ha dhihin. Waxaad tiraahda Dameer Calasow.😂

  • @sucadhappy6125
    @sucadhappy6125 3 года назад +60

    Guul ciidankeena puntland 💪🇸🇱💪💪🇸🇱💪💪💪

  • @dahirhashi3196
    @dahirhashi3196 3 года назад +54

    Walhi waligey dad la toognayo ma daawan lakiin kuwn in ay hooyadey mcne Dileen bey naftu og tahey ka ma daalo daawashadooda

    • @lasocovlogs8889
      @lasocovlogs8889 3 года назад +3

      sxb haa dadkeeni bay laayen lkn maanta si live ah bn ugu raaxaysanay dilkooda ayagoo foolxun

    • @khafkaka7401
      @khafkaka7401 3 года назад +2

      Hooyo allaha u naxariisto,
      Dhamanten ba cadalad wada helnay wana ku raxeesanayna

    • @admashealthstudents9400
      @admashealthstudents9400 3 года назад +2

      Ma dhudibaa ku dhashay alaah unaxariisto

    • @sagalali8612
      @sagalali8612 3 года назад +1

      Ku raaxayso bro ehlu naar weye kuwan

    • @shukrisharaf4749
      @shukrisharaf4749 3 года назад +4

      Dahir hashi ma hooyadii uu gujis dilaa ku dhashay illaah ha u raxariisto mamadaas cadaalad bey aduunka ku heshay aaqirana jano illaah ha geeyo inshallah

  • @deqaabdullahijama8984
    @deqaabdullahijama8984 3 года назад +136

    Takbiir allaahu akbar ❤️

  • @abdiqadirahmed3063
    @abdiqadirahmed3063 3 года назад +50

    Guuleesta cadowga puntland Allaha jabiyo.

    • @gamarsaed9147
      @gamarsaed9147 3 года назад

      Aamen

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 2 месяца назад

      Jumlada saa uqortay waa la khalad fahmi karaa, waxaa loo akhrisan karaa inay habaar tahay oo aad cadawga PL uducaynaysid. Si arrintaas meesha looga saaro waxay ku fiicnaan lahayd sidan, "guulaysta Puntland, cadawga allaha jabiyo."

  • @xaliyemohamed3450
    @xaliyemohamed3450 3 года назад +81

    Dib u milicsigii nadiifinta deeganka yaa igu raacsan

  • @mustafezeerabtaa9590
    @mustafezeerabtaa9590 3 года назад +58

    Full power kamajiro been been puntlan🇺🇿🇺🇿🇺🇿wlllhi Aad Aad iyo Aad Ayaan ufarxay markii la,laayay Bahaladii Aduunka 🇸🇱🇺🇿Somalia Hanoolaato🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdirisack3576
      @abdirisack3576 3 года назад +2

      Walee ninki ciyaarku toogta asagey an ficisa akhro dadkan xaq daro lagu laay laakin maxakamada ilaahy Aya lagu kala bixi dona

    • @burfule7883
      @burfule7883 3 года назад +3

      @@abdirisack3576 khawarijta markii ladilo wa xaraan markey wax dilaana wa xalal miya Amin san thy allah kuso hanunsho isku mabda ba tihiine

    • @shukrimaxamedcali3805
      @shukrimaxamedcali3805 3 года назад

      @@abdirisack3576 .

  • @dailychallenges2595
    @dailychallenges2595 3 года назад +15

    Nacalad haku dhacdo argagixiso shabaab... Abaalkoodu wa hoog iyo halaag.. Hala laayo meeshii lagu arko👍

  • @abshir.tusbaxtiriye.8041
    @abshir.tusbaxtiriye.8041 3 года назад +38

    Shacabka reer puntland haddaanahy waxaan diyaar unahy Inaan ladagaalano argagixisadda

  • @mowlidjama3871
    @mowlidjama3871 3 года назад +62

    Subaxaa alle uun ba og argagaxa haya, iyo meesha go'day Kolkay maqleen jugta Gaardiga ciidanka iyo dhegta qoryaha loo furtay! aysan nuuxsan karin, carari karin, kaliya uun Cabaadi karaan, waxa usawirana ay tahay intay kaga dhegayso oo dhafoorka iyo dhabarkuna dalooshamayaan, maxaa macwisahooda Xaar ey Ku qubeen! Naclatulaahi caleykum

    • @nastehoabdulahi8030
      @nastehoabdulahi8030 3 года назад +2

      Ragaas naxdin way arkeen ani wdnahaba i istaagi lahaye

    • @lasocovlogs8889
      @lasocovlogs8889 3 года назад

      kkkkk wa abaalkoooda qurunka halagu raaxaysto dilkooda alla maxa xaaar ka yimid,

    • @hayani.t6649
      @hayani.t6649 3 года назад

      @@lasocovlogs8889 subxana hada dhulkey ka hoos mareen danbigoda ee iska daa danbigoda alle ayaa ay utala waxay shaqeysten

    • @somaliproduction6879
      @somaliproduction6879 3 года назад +3

      Wax igu dhow ee uu mid walba oo iyaga kamida maalintaa nafta kusasabay waxay waa lugula qabaa dhibta

    • @hayani.t6649
      @hayani.t6649 3 года назад +1

      @@somaliproduction6879
      Hahey wlhi waa murugo malinka waa adigoo yaqiinsaday in aduunka secono kaliya kaga haren ma aha xita sacad ama daqiiqad waa sacemo kaliya subxana allah

  • @mhdinero9658
    @mhdinero9658 3 года назад +100

    Waa ku faraxsanahay Dilka khawaarij Shabaab 💯 Mahadsanid AfMEER . Waa kuwii dhiiga daadintiisa ku shaqaysan jiray 😄😄😄

  • @hannaali3863
    @hannaali3863 3 года назад +19

    Illahayow gafkayaga iyo geeridayada haaa kulmin wllhi ayaan daro weeye sidani bal eega waa raagi dalkoda iyo dadkoda wax uqabanla aya iyaagi dalkoda roogaya subxanallah

  • @abdirizakcirro7418
    @abdirizakcirro7418 3 года назад +72

    Daahir calasow video yadaan halaga qariyo !
    Bahda Afmeer 💚

    • @hanimaxmud6082
      @hanimaxmud6082 3 года назад +2

      Xumatashiil weye muxu qaban karaa

    • @abdihakimwarsame8728
      @abdihakimwarsame8728 3 года назад +2

      Hoyada iyo adiga Dahir calasow aya wasa shuuba ku dashaye

    • @Jibriil571
      @Jibriil571 3 года назад +1

      Kaasu nac nacda soomilada lacag ka sameeyaa allaha u barakeeyo nac nac daa somalidu daawashadeeda jeceshey

    • @beerlula723
      @beerlula723 3 года назад

      Waa ka xunahay dhan iyo tawaabicda ugus loo joojin maayo guul ciidankeena hala dabar Jaro argagaxisada

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 2 года назад +2

      Sxb dahir calasow wa doqon yutubka lacag ka raadsha aniga ina aderkiis ah o jecel hormarka butland

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 3 года назад +29

    5 Qof ee Cameradu haysto waa Majeerteen deegaanka u dhashay
    Dadkii qabiilka ku waashay ayaa la tusayaa in Puntland sharci kajiro oo qabiil la isku cafinayn

    • @maskiino1003
      @maskiino1003 4 месяца назад

      Mala hubaa😊

    • @GaaShAaNLe12
      @GaaShAaNLe12 4 месяца назад

      @@maskiino1003haahey wll indhahaaga ku macalin ah

  • @maymunomar6588
    @maymunomar6588 3 года назад +18

    Puntland aad ban wan jeclahy waxii dhibana waa necbahy dhigaygu puntland buu qorayaa💙💚💬

  • @najibabdinur5457
    @najibabdinur5457 3 года назад +81

    Mid kasta oo katirsan halka ayaa u danbeyn doonto insh allh guul

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 3 года назад +6

      Inshaa allah, Somalia waa laga sifaynayaa soon

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 2 года назад +1

      Insha aallaaah

    • @abdiazizaliwarabeh926
      @abdiazizaliwarabeh926 2 года назад

      Adiga ifka kuwaaraysa

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 Год назад

      @@abdiazizaliwarabeh926 kuma warayo lkn wuxu dhimanaya asago dhiig muslim qabin kuwana waxa ladilay ayago 300 qof dilay kiiba 9 ama 10 wu dilay

  • @kaifaden5886
    @kaifaden5886 3 года назад +11

    Saana u dambeysa wxii dhiiga muslimka daadiya ciidanka puntland jiroo jooga 👏👏💪💪💪❤

  • @abdiyusufabdirahman6039
    @abdiyusufabdirahman6039 3 года назад +90

    MOST BEUTYFULL VIDEO EVER I SEEN, I REALLY ENJOY SO MUCH

    • @hashimabasssharif4313
      @hashimabasssharif4313 2 года назад +2

      Do you enjoy masacar of your own people no matter what they did, of which your not sure if they casused such act or not.

    • @skyhunter9449
      @skyhunter9449 2 года назад

      @@hashimabasssharif4313 no mercy on Terrorist

    • @aboubakerahmed3319
      @aboubakerahmed3319 2 года назад +1

      Naxaris lawee

    • @hassanh1978
      @hassanh1978 2 года назад

      @@hashimabasssharif4313 they massacred their people too! One of them killed 22 another killed 15! How can you forgive such heartless creatures! You live by the gun you die by the gun!

    • @sadiq.2074
      @sadiq.2074 2 года назад

      @@hashimabasssharif4313 This is sad, but they refused to change so they deserved to what happened to them. Their goal was to destroy the Somali sovereignty. Good job Somali police force.❤🎉

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 2 года назад +20

    Maashaa Allah Ciidanka Difaaca Puntland Guulaysta Jazaaka Allahu khayran wiilasha waa iga nasiib badan yihiin Alshayaadiin waa il iyo aragti

  • @Daily_Lifes7
    @Daily_Lifes7 3 года назад +29

    Kuligood Wajiyadood waan garanaynaa, Qof walba oo Reer Gaalkacyo ahna wuu garanayaa inay yihiin Dadki magaalada u dhashay waliba Majeerteen badan baa ka buuxa.

    • @abdirihmansumaysane5497
      @abdirihmansumaysane5497 3 года назад +4

      Haa sxp wlhi qofkasta garanaya kuwo aan sxpo ahayn ban ujeeda wlhi lkn in lalaayo wa sax

    • @muhannadcadde9862
      @muhannadcadde9862 3 года назад

      Wlahi gaalkacyo waan ku dhashay waana joogaa lkn cidna kama garaano ala maxaa mid ugu aqoon san waa yey si aan dilkooda ugu raaxaysto😂😂

  • @abdirahmandahir5404
    @abdirahmandahir5404 3 года назад +24

    Timiro sxp guulayso

  • @ahmedlove7960
    @ahmedlove7960 3 года назад +27

    Wadankii somaliya laysku odhan jiray
    Deegaanada nabada ahi waxay muujinayaan siday dadkoodu tayo u leeyihiin
    Guul puntland
    From hargeisa

  • @claahikhadar2878
    @claahikhadar2878 2 года назад +7

    Aad ban ugu faraxsanahay
    Guul Puntland from somaliland

  • @kabtanabdallaahmatt6368
    @kabtanabdallaahmatt6368 2 года назад +31

    Keep going gacmaha alla idinma gooyo wiilasha ku shabaaxtamaya puntland guul

  • @abdirahmanabdinurabdulahi9722
    @abdirahmanabdinurabdulahi9722 3 года назад +23

    Sxb inshallah shaqo wanaagsan baad haysaaa allah ku dhawro adna sxb taxadar ilaahay baa wax ilaaliyee

  • @rinaadahmed290
    @rinaadahmed290 3 года назад +22

    Waxan rajeyna ineysan mar dambe kuso diran donin puntln kuwani wa 18 lkn hadey 60 yihin xita hal mar ayaa la kawanaya damer calasow puntln kama taliyo wax melahas ka cabadayo waxba nagama galan 18ka la dilayna waxa u badan wa darood dood iyo buuq uma bahna dowladan guuleyso wariye ✊

    • @mohamedabdicate4943
      @mohamedabdicate4943 3 года назад +1

      Daahir alasow kan barqo cad kaa ooysiiye sow ma wiilyaro allshababa mmoday nin ka cida gara neysido kadhashaye iso badnaaw adeero ree raha ooyin ku caan baxa😛😛😛😛👈

    • @Mukhtaar2004
      @Mukhtaar2004 3 года назад

      @@mohamedabdicate4943 reer puntland cuqdad aya hayso school bulusiya mar walba aya lagu toogtaa alshabab kuwaan in ay yihiin cadow la iskuma haysto lakin video laga soo duubaayo dad ayey cabsi galiya isleeyihiin lakin fashil waaye 🤣🤣🤣

    • @rinaadahmed290
      @rinaadahmed290 3 года назад

      @@Mukhtaar2004 al shabaabka iney hawiye iyo jareer yihin miya didantahay puntln waxa leh dad gar ah muqdhishona waxa leh somali weyn marka mel si goni lo leyahay maxa kenay hawiye iyo jareer anagu ciyalka ma bursano e dadka cadowga dabar jarna idinka is laya lkn puntln iyo somalilan inad wax ka sameysan haku fakarina 🤣🤣🤣

    • @rinaadahmed290
      @rinaadahmed290 3 года назад

      @@mohamedabdicate4943 ninkad shegeyso dumar iyo ciyal unbu daba socda asago qof nin ah o macqula la hadlayo i keen tan kale ha xanuusanina marka dadkina la layo wayo hawiye iyo jareer puntln iyo somalilan wax kuma leh 😂😂😂😂😝😜

    • @ahmedfarax1952
      @ahmedfarax1952 3 года назад

      @@mohamedabdicate4943 war nio dahir olosw oo afkisa ka dhahaya puntland dhul naga haysataa madan arag war nio nimannka majerten dawlad weye kabtooda niima gasho mehan moryan iyo alhabaab iskumid weye gacan bir ah baa lagu qabanayaa

  • @ganacsade_hannad
    @ganacsade_hannad 2 года назад +44

    Video kan Iyo Heesta Kama Daalo Wlhi ``Maya Maya Iyagaa Bohol Ku Dhacayee Nama Beyrin Karayaan Argagaxisada Ugus
    Mahadsanidiin Dowlada Puntland Guuleeysta Insha Allah Balanteenu Waa Geeri Ama Anagoo Ka Xoreyno Argagaxisada Dhulka Soomaaliyeed
    Agaasime Timire Adna Alle Hagu Xafido Laandhere Guuleyso Nolow Cadawga Alle Hagaa Haayo Adi Teamka Afmeer Guuleeysta From Dhalinta Mogadishu 🇸🇴❤🦁💪🙏

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 2 года назад +2

      Aniga kula mid ba ahay

    • @ganacsade_hannad
      @ganacsade_hannad 2 года назад +3

      @@cabdiraxman6731 aad o weyn legend

    • @qalbihollactube2553
      @qalbihollactube2553 Год назад +1

      heesta ya qaday? iila wadaag please

    • @ganacsade_hannad
      @ganacsade_hannad Год назад +1

      @@qalbihollactube2553 Ayagga Un Baa Qaaday Waanatan Video ugu horeeyay Ee heesta afmeer Baa iska leh sxb

  • @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
    @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 года назад +104

    Vidoegaan wlhi wan ku raaxeysanaya t
    Mahadsanidin bahda afmeer🤣🤣🤣

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 3 года назад +9

      iLAAHI MAGACIIS BA KU DHARTEY ANIGUBA KULA MID BA AHEY WA KU RAXEESANA WALAL 😂😂

    • @haydhaafinmedia6319
      @haydhaafinmedia6319 3 года назад +5

      @@cabdiraxman6731 qof muslim ah oo la dilaayo miyaad ku raaxaysan wlhi habeen bay ii ahayd markii la toogtay 3 habeen ma seexan waxan mardanbe yaan lasoo bandhigin

    • @mariamarafat3873
      @mariamarafat3873 3 года назад +4

      @@haydhaafinmedia6319 iyagaa ku horeyey ma naxayaashu lakin in lasoo ban dhigo ma ahayn

    • @arreadam7086
      @arreadam7086 3 года назад +8

      @@haydhaafinmedia6319 muslim mahan dadka ayaga dhig musliminta baneystay

    • @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566
      @amlaabdiazizyuusufamlaabdi5566 3 года назад +3

      @@cabdiraxman6731 hhhhh aaad iyo aad vidoe iga farxad badnaa

  • @sumayoguuled9664
    @sumayoguuled9664 3 года назад +9

    Waa xanuun wllhi daawashadoodu maxey dad badan agoomo ka dhigeen allow khaatumada khyr noogu khatim😥qof og inuu dhimanayo asagoo maqlayana latooganayo waa indho xumo allow khaatumo khyr iyo danbi dhaaf ban ku weydiisaney🙏😥

    • @iman1527
      @iman1527 3 месяца назад

      Wa sax in la dilo wayo ayaga xita qof an waxbo ka galabsan ayay dilen marka lama dulmin cadalad ayay maren bas

  • @abdisalanismailabdilahi7283
    @abdisalanismailabdilahi7283 2 года назад +3

    Kuwan xagjiriintaa Yan la tooganin
    Ha la gawraco

  • @Yusufharare
    @Yusufharare 3 года назад +3

    Ilaaaahy janada ha geeyo md dani iyo gdmoiyha iyo taliye mumin iyo wriye timire ...wax fiican baad samyseeen khyr alaha idin siiyo aduun iyo aakhiraba

  • @fardusaali6618
    @fardusaali6618 3 года назад +25

    Inaalillahi wa inaa ilayhi raajicuun
    Ilaahow somali nabad ukeen iyo dawlad awoodle oo dhibka iyo daalaa dhaca nagagasaar rabiyow

  • @raxmoxasan6547
    @raxmoxasan6547 3 года назад +24

    Waaa bashar puntlnd ilaahay cirka ugo soo ridey xili ay ubaahneyd___ mxdeyne zaeeed Abdullahi dani🥰🥰nolow intey nolol jirto from burtinle 😍😍

  • @youngmo3566
    @youngmo3566 3 года назад +20

    Duul haduu ku darnaan jiray wa lagu digtaa!!

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 3 года назад +14

    Dani waa masuul dhaba ilahay ha barakeeyo

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 3 года назад +14

    Subxanallaah dawashadoda wadnaha igu xanunay alla maxa u dawaday in kasto puntalnad gul ku talaabsaty

    • @gabrielabdul8372
      @gabrielabdul8372 3 года назад +2

      Ku raxeyso maangabta argixisada sida lo dilaayo.

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 3 года назад +9

    Ragaan somaliyeed ayaga ayaa ka galay wadankooda denbi oo dadkoodii gumaaday, Hadii la daayo wax garadka somaliyeed ayey dhamayn, aderkey jamal Farah aden bal maxay u dileen? Caruurtiisa waa agoon

  • @kawtharcige3564
    @kawtharcige3564 3 года назад +24

    Hadaa ku cafimaadysan ragii mj si gaara ayaa lo mujiyey argagixisa qabiil ma leh

    • @fadumoali508
      @fadumoali508 3 года назад

      Oomakujireen mj mabakalafahmayo aniguye

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 3 года назад +1

      @@fadumoali508 majority wali reer mudug waa ayaga Alshayaadiin ehel ma leh oo sokeeye ma leh nacalatullah hooyadood ayay dilayaan

  • @cabdihabby5759
    @cabdihabby5759 3 года назад +3

    Alaahu akabar Alla akabar Takbiir Takbiir dawlada puntland shaqo eysan qaban dowlada dhexe ayey qabatay khaarijta alshabaab kuwa dhiiga islaamka baneestay diinteena kabeen sheeegay sidaa iyo si kadaran haloo xasuuuqo wali wxba dhiman marka latoogana live nooga so dhiga aan kuraaxeysanee arxanlaawe yaasha guuuuul puntland guul khawaarijta sidaa halo dabar jaro ♥️♥️♥️🤚🤚🤚♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @aaj8916
    @aaj8916 3 года назад +7

    Mnsh allh horay usoco puntlnd guulaya waligiin

  • @ugaasraage4178
    @ugaasraage4178 3 года назад +7

    Puntland guul down al shabaab

  • @mbms-1146
    @mbms-1146 3 года назад +1

    I,m first bro afmeer guul baan ku rajaynaynaya shaqada aad dadka iyo dalka aad u hayso dheera gelin bay ku ahaan horay u soco taxadarna samee bro guulayso

  • @audijooyjoy7976
    @audijooyjoy7976 3 года назад +7

    Masha allah. Gaalada, Cadawga iyo Argaagixisada ha jabaano.!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @life5674
    @life5674 3 года назад +15

    Waa Guul Puntland Mudug iyo Soomaaliyoo dhan usoo hoyaray Allow adaa mahad leh in qawaarijtii dhiiga umada baneesatay sidan tiirarka loo keeno🙏
    Waan u mahdin Dhamaan intii gacan ka gaysatee ka shaqeesay

  • @dacarabdi726
    @dacarabdi726 3 года назад +8

    Jeeri oo idhaa Taag taagaya ayaan ujeedaa,ala muxuu Caruur Agoon ka dhigay,dhadhami xanuunka xabada

    • @fatimaaragsan9167
      @fatimaaragsan9167 3 года назад

      Jeeri kee weeye wllow ii tilmaan bal

    • @monadimple4374
      @monadimple4374 3 года назад

      @@fatimaaragsan9167 ninka labaad oo funaanada buluugan qaba oo gaaban weeye wll

  • @user-wc3eo1zj5x
    @user-wc3eo1zj5x 4 месяца назад +1

    Dowlada Somali guul❤

  • @sadiacabdi1536
    @sadiacabdi1536 3 года назад +19

    Waan ku salamey wariye qaaliya si fiican baa loo galay daliminta dadkii bey dhameyen waa guul hadii 21 qof hal mali lawada diley guul guul guul puntland i am from london 🙏🙏🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 Год назад +1

      Sadia guul waye inta caruur ay agoon ka dhigiin iyo hooyo la aan xisaap maleh

    • @FatahEriya
      @FatahEriya 8 месяцев назад

      ​@@cabdiraxman6731waxan run Miya horta maladilay waligood sxb

  • @abdirizakaden2505
    @abdirizakaden2505 3 года назад +4

    Puntland guul 🇸🇴

  • @monerahashi2970
    @monerahashi2970 Год назад +14

    After one year kuso laabtay dawashadiisa cadowga dhimashadooda happy new year dadkaygow❤

    • @xidig3833
      @xidig3833 Год назад

      @@cabdiraxman6731 saxib sido kale walhi

    • @abdifatahbashir
      @abdifatahbashir 7 месяцев назад +1

      Sanadkii labaad daawanaya 31/12/2023.....malinki udambeyse sanadka

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 3 года назад +9

    Bottom of Jahanama Inshaa Allah Alshayaadiin nacalatullah

  • @hassanmham3839
    @hassanmham3839 3 года назад +13

    A'm so satisfied today✍

  • @alimohamedsalad3806
    @alimohamedsalad3806 3 года назад +4

    Labadii abeeso kala goosatey mid koodna cad macaan ma cunin waase ayaan daro in soomaaliya meel kasta isku ka waanee, miyi iyo ma gaalaba, culumiyo iyo caamo, taajir iyo faqiir, dowlad iyo ururo meel lagu nabad qabo ma jiro.

  • @c0nmoyds3fb98
    @c0nmoyds3fb98 3 года назад +4

    axsan imisey gumaadayeen dadkeena guuleysta dawladeena dheeman budlan masha allaah

  • @Ahmedabdirisak
    @Ahmedabdirisak 2 года назад +2

    Yaa daawanaya maanta aad baan ugu faraxsanahay jahanaba ilaahay ha geeye

  • @munishahmed8311
    @munishahmed8311 3 года назад +17

    Ki dhahayey meeh nimanki majerten lama dilin hada indhihisa u macalin allahu akbar mudug cadalad ba taaal

  • @farxiyadaahirmaxamed4883
    @farxiyadaahirmaxamed4883 3 года назад +7

    Abaalkooda aa laga waraabiye Masha.Allah

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 2 года назад +5

    0:40 bil ila fiiriya🤣🤣🤣🤣.. waa sheekadii fircoon markuu arkay inusan bax sanayn yiri ilaahow hadaan ku aaminay.. dameerkaas hada caawa ayuu hayaa dhiigi uu maala yacniga ku daadshay. Eeye eey dhalay. Fadlan waxaan bakhtigooda ka fogeeya baladka. Siiya waraabaha ama guba bakhtigooda.

  • @Jaalle.somali
    @Jaalle.somali 9 месяцев назад +1

    Waan ku farax sanahay laanta alshaydaan waana in lagubaa medkooda si ay udareemaan kuwa aamin san in naxariis loo hayn
    Gaalo ladaystay waye
    Allow naarta geey aamin aamin

  • @salebanyusuf1169
    @salebanyusuf1169 2 года назад +2

    Waa sax qofkasta oo qof muslima xaqdaro ku dilay isna in la dilo balse somali intay saan ku jiraysaa iyagiina dadkii dhameeyo dawladuna iyagii dhameeysay
    Somali hadii gacmo shisheeye kabaxaan way heshiin lahay
    Allow umadayada oo mida iyo nabad waarta ayaanu kaa barinay

  • @abdiali6166
    @abdiali6166 3 года назад +5

    Naarta alle haka waraabiyo

  • @killwa6514
    @killwa6514 3 года назад +8

    Guuuleesta cidenkeena ✌🏻♥♥puntlnd bower

  • @rahmadaganrahmadagan7047
    @rahmadaganrahmadagan7047 2 года назад +2

    Wa ku raaxaysta anigu toogashada lagu xasuuqay ilahay idiinma naxariisto oo ilaahay cadaabkiisi idiinka àarsay

  • @abdowali463
    @abdowali463 2 года назад +2

    Cadaabta Alle idin ku fogee mujrimiin bay ahaayeen. Argagaxisada halaga tirtiro guud ahaan Somalia.

  • @nasromaxamd2939
    @nasromaxamd2939 3 года назад +5

    Wixii jidkaaan kusocdow saaan way idiiin danbayn insha allah

  • @zaammohaa3028
    @zaammohaa3028 3 года назад +5

    Puntland way tilaabsaty allow lagarab gal. Guushooda ...galkacyo waxay heshay gesiyiin waxana illhy aqbalay ducadii alx

  • @munamuse77
    @munamuse77 2 года назад +6

    Family kooda ama caruurtod mexee daremi doomo 😭 wlhi waa ayaan daro

  • @hoygabulshada9193
    @hoygabulshada9193 3 года назад +4

    Inaad kamrda kuso dhaweysaan ayaan jeclan laha si aad ugu raaxeysano oo u aragno dhibicda Dhiiga kaso dhacysa jirkoda naxrista aqoon

  • @amaalasad45
    @amaalasad45 3 года назад +5

    Daahir calasoow Daawo oo ku quus qaado Wasakh baa tahaye Dadka Naacda kala tak Guul iyo gobanimo ciidanka puntland

  • @safiyamohamedali4748
    @safiyamohamedali4748 3 года назад +6

    Feeling sorry in Somalia oo dhami ay wada yahiin xukun sugayaal ama dowlada Haku disho ama shabaab

    • @ngtech2421
      @ngtech2421 Год назад

      Dab dhinic walba ka holcaayo!

  • @muqtaarcabdixuseen3869
    @muqtaarcabdixuseen3869 2 года назад +2

    Al shabab in saan loo galo waa ku farax sanahay balse xldda ilaah ayaa naga og waxa laga yaaba in ey ku jiran qaar aan danbi leheyn iyo kuwo leh iyo kuwo la nabay rabi baa wax og balse waxaa fiicned in ayago indhaha ka xiran la keeno balse tiirka kadib in indhaha laga xiro ma ahayn

    • @cabdiraxman6731
      @cabdiraxman6731 Год назад

      Ayaga isashegay cunuga yar ee fananada gadudan ba markii hore laqabtay su kuli mid mid u tusey😁

  • @bhaashi1622
    @bhaashi1622 3 года назад +1

    Nin yahow kuwa taageera ya argagixisa waa badan yihiin qawaarijta kuwa qabiil ku difaacaya balse ha ogaadaan qawaarijta qabiil maleh waxa wax la dilo ugu barako badan qawaarijta ha la laayo good job puntland Somalia

  • @hargaysaburco5194
    @hargaysaburco5194 3 года назад +5

    Waan ku farxay lkn wll wariye codkar ah baad tahay Lkn iska ilaali cadawga adoo kLe way rabaan gaalkacayana waxaan leeyahay waad guulaysateen

  • @safiamuse5060
    @safiamuse5060 3 года назад +3

    Ilahay dani ha barakeeyo

  • @faraxanfarax2065
    @faraxanfarax2065 2 года назад +1

    M.sh wlhi zaaida ugu faraxsanhay khawarijda banaysatay dhiga muslimka wlhi hurdo macan jifanaya cadowgi umada somaliyeed ilahay haqabto ciid bay itahay cawa faraxdyda maqiyasikartid alshabab ana kuwasa naarta galaysaan kuliyeen inta harta ana laynaya

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 года назад +1

    waa dad qayiran oo dhiig muslim qaba subxaanalaah

  • @maxamuudcabdirashiid5681
    @maxamuudcabdirashiid5681 3 года назад +4

    Sidaan ma aheyn in loo dilo wxey aheyd in loo dilo sidey dadka muslimminta ah u leyn jireen oo kle nacalaa dhalaye mid walba oo ka tirsan shabaab halkan ayaa u danbeysa insha allah

    • @M.Duran71
      @M.Duran71 2 года назад +1

      Yes in la bireeyo ay ahayd oo waliba who is who marxuumiinta family ay ka shaqaystàan.

  • @mukhtarhosh6519
    @mukhtarhosh6519 3 года назад +3

    Yaa RABI waan is dhamaynay ee nakala badbaadi ,, Yaa RABI , Kuwan la laayay iyo kuwii ay horay u laayeen sida la sheegayo waa wada somali/muslimiin, Kan dilka qaraxa, dhibka iyo toogashada , gaysanayaayi waa somali ka uu u gaysanayaana waa somali/muslim.
    Yaa RABI nakala badbaadi , Waan dhamaanay 😢😢😢😢😢,, Maalin kasta qarax, dil, toogasho, is miidaamin, foolxumo badan 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢......... ILAAHAY somali ha badbaadsho, 😢😢😢😢😢😢

    • @somaliwaaftakhar1793
      @somaliwaaftakhar1793 3 года назад +1

      Aamiin wlhi waa wax laga xumaado inan isdabar jarno
      Allaha uaxariisto ayaga iyo intey dileen kuwa jidkoda kusocdana allaha hanuuniyo

    • @nimomohamed9526
      @nimomohamed9526 2 года назад

      amiiiin

  • @muhannadcadde9862
    @muhannadcadde9862 3 года назад +1

    Takbiir alaahu akbar alshabaab waa dhamaadeen ilaahay hasoo qab qabto dhamaan tood somalia nooma kala soocna somlalia waa hal🇸🇴🇸🇴❤

  • @libaaxsankakatabtay1097
    @libaaxsankakatabtay1097 2 месяца назад +1

    Well done Puntland State of Somalia… ma tihiin sida kuwa qabiil ku difaca dambilayasha iyo argaciisada haddi dambiga lagu caadayoo dila wax naxariis yan la tuusiin waayo ayaguba umey naxaariisaniin kuwii ay dileen. Madaxa halaga jabiyoo xaraanta

  • @mrjamac
    @mrjamac 2 года назад +4

    argaxisada qabiil malaha meeshii lagu qabto halugu dilo waa bilaa diin ummadii somaliyeed been been ku dhameyey qoorta haloo dheereyo kufaartan diinta islaamka ka been shegata

  • @Arweelo
    @Arweelo 3 года назад +13

    Dameer calasoow halaga qariyo malin wuu imaan halkaaan😋

    • @qoorleexconsultingfirm5549
      @qoorleexconsultingfirm5549 3 года назад +1

      Ma hooyada ayaa ka xigta meesha

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 года назад +1

      @@qoorleexconsultingfirm5549 halkee ku gubanysa adiga huuno markad hooyoyinka ucaayaysi nin dhiiga bini aadamka raba in la qubo oo dadkii qubay in abaalkoda lamarsiyo ninka diidan! Halkaas kahay qabyalada ku haysa kuma dhigto☹

    • @qoorleexconsultingfirm5549
      @qoorleexconsultingfirm5549 3 года назад

      @@rahmohuseinahmed2877 dadkan lalaayay waa dad xaq daro iyo visit nacayb loo dilay ee majeerteenka shababka ah ayaa ah dembilayasha dhabta ah ee mudan in la toogto miskiin loma oyan ah ayaad disheen ee ma adigaaba qabyaalad ka hadlaayo?

    • @rahmohuseinahmed2877
      @rahmohuseinahmed2877 3 года назад

      @@qoorleexconsultingfirm5549 aniga ninka awoowgey diley muusan ahyn mj ee jawiye weeye dadkana qabiil makala laha wan oghy dadka deganka udhashay iney ka khabirsanyihiin kuwa kle waxaana uugu daran dadka meshan udhlan oo uu kamid yhy ninka lyidhahdo kalaay oo diley ragii nabdonada galkcyo ahaa oo ahna nin hawiyaa adeer cidn wuxuusan dhimin muusan isku xoqeen oo rag badan baa laga siidayay meesha danbina laga wayay oo qarkod yihiin jareer war heedhee qofkanow qabyaalad ayaa kuwada ee waxad xanunka dreemin markii wali dintaa lagaa dilo markaasad dreemin dadka qar aan kamid ahy intakle waxba kuma odhan karo dee 🙏

    • @sanaa8367
      @sanaa8367 3 года назад

      @@qoorleexconsultingfirm5549
      Koonfur la joog shaabnimada puntland bahala galeen ma ahane waxaad lagubanaysaan waa shabaabta aad futada gashanysane kuna quusqaado kuwaan iyo kuwii horay loo dilay 😂😂😂

  • @AbdirizakHAdan
    @AbdirizakHAdan 3 года назад +2

    Alla hooyo macaanto waan ku jeclahay.

  • @hardertheneve8614
    @hardertheneve8614 2 года назад +2

    Xisaab ayaa ka dambayn doonta Qof kasta Oo xaqdarro lagu dilay Majeerteenow

  • @wiwwaw8109
    @wiwwaw8109 3 года назад +6

    Heestaa iga gadan magaceeda ii sheega.

  • @Geel-Doon
    @Geel-Doon 3 года назад +6

    Cawaa dhan wa ku cel ceshanaye sharaf iyo karaamo timire mid mid in xabda loola dhaco ban ka jeclaa caloool xumo ha dishee

  • @nasrofarah8347
    @nasrofarah8347 3 года назад +1

    Masha allh waxay geesten ba laga gonaya wa guul iyo gobanimo

  • @libanahmed7147
    @libanahmed7147 3 года назад +1

    WAAA MAALIN AAD LOOOGU FARXO I LA TOOGTO KUWII DIINTA ALLE BEENTA KA SHEEGAY ALL SHADAADIIN ALL QUSHAASH ALL GUMOOMO QOFKII DIILL QOF ALL SHADAADIIN AH WAXAA HUBAALL AH IN BAD BAADIYEY SHACAB MUSLIMIIN AH

  • @laylahassanmohamed7119
    @laylahassanmohamed7119 3 года назад +3

    Xanuunki ay geyteen waa laga jarey dadka ay dileen waxey dhinteen ayagoo waxba ogeyn lkn ayagu wala tusey waxa ay dad u geysteen waliba si qorsheysan cadaabta allah idinku fogeeyo Insha allah

  • @abshir.tusbaxtiriye.8041
    @abshir.tusbaxtiriye.8041 3 года назад +6

    Maxamed xaashi Waxaa ayaan daro kuu ah adoo 70 Jir ah in tiirka lagu soo taago ...odayaasha la midkaa waa kuwa wacdinaya dhalinta

  • @maajedomer8943
    @maajedomer8943 3 года назад +2

    Wixii argagaxiso ah oo umada dhiigooda xalaashada saas udanbaynaysa anaguna waan kufarxaynaa naftu sidey oga baxayso argagaxisada walaalayasheen aabayasheen adeeradeen naga laayay

  • @majortuure1822
    @majortuure1822 3 года назад +2

    Ku baashaala inshalaah kuwa harayna waa la xukumayaa markood inshaalaah in saas loo toogto ayaa rabaanaa