Puntland waxay ku amaanan tahay oo aan ku amaanaya Doorka Dabarjarka ah ee kooxdii dadkeena xasuuqday lagu dabar Jaraayo.... dadka Gacantooda ku baxay waxaa ka mid ah ehelkayga iyo Asxaaab aan jeclaa.. ninkasta wuxuu geystaa laga Gudayaa.
Anigoo ah gabar reer puntland ah waxaan marka hore umahadcelinayaah Allah oo xaqii dhiigyacabiinta soo saaray dadaal iyo awoodna siiyeey sirdooniinta iyo ciidanka professional ka ah ee puntland. Intaas kadib waxaan soojeedin in aad iyo aad loogumahad celiyo geesiga reer puntland ka ah ee TIMIRE oo sida professionalka ah wararka taxanaha ah usootabinaaya. Guulayso walaalkay timire.
qof jaahil ah iyo qof baahan ayey shabaab ka faa'idaystan, dadka waa in wacyi badan loo sameeyo si loo yareeyo fursada ay bulshada ka dhex helayaan qawaarijtaan dhiigyo cab ka ah ee dadkeenii dhameeyey.
Raga waa kan u hadla sidada OO kale. Somalida ha walalowdo Hana is garabsato. 🇸🇴❤️🇸🇴❤️ Al-shababka waa in eey wada dhintan boqol boqol xata haloo dilo.
Su'asha ugu muhiimsan ay aheed in la weydiyo oo wariyuhu gafay waxey aheed 1. Maadamad aad tiri qofka la dilayo waxa iso sheegi jiray ninkaa hiiraan jooga yaa askariga ama masulka la dilayo ee jooga putland AMA Galmudug usheegay ninka hiiraan jooga. Jwbtu labo mid ayay noqon kartay qiyas ahaanteyda 1. In ay jirto qolo kle oo ka madax banan kuwa ninkaan hoostaga oo Galkacyo jogta islamarkaana go'aamisa qofka la dilayo kadib udirta shabab kadib shababku so wacaan m.xashi oo madax u ah qolada madax jabiska kadib saas falku ku dhaco. 2. In ayagu ay yihiin meesha falku ka bilowdo start point oo ayagu ay qofkay rabaan in ay dilaan ay qolada kore la wadaagaan si loogu ogolaado. That's the point aan ka dhex raadinayay muuqalada Afmeer ilaa hadana ma helin muuqaal ka jwba shuashaas .
Ma qiyaasi kartaa sababta horjooge dhan loo soo daayey waraysigiisii 28daqiiqo halka kuwii kalana lasoo daynayey qaybtood part on part. Wuxu waa CID sxb
Xawadle afka kala baxayo dhiilooyeenka iyo wacelada reer boosaaso somali dhilo mino iyo wacel dhaloow ayaad caan ugu tihiin calamkana la idinka yaqanaa marka don't funking charge Xawadle oo dhan hal oday ama labo oday oo hadleen okay when you say Xawadle marka hore wash your aas up
Puntland waa maamul jira qabiil iyo mooryaan aan laga aqoon waxaa ka jira sharci iyo kala danbeya waxadna ku garan nimankaa sida loo soo qaqabtay iyo qaabka cadayntoda noogu soo gudbiyeen akhirna inta maxkamad la mariyay madaxa laga toogtay reer puntlnd guulaysta waxa na wareershay nimaankaa aan diin iyo aqoon an lahayn dadka rer puntland halagu daydo somaliyay qabiilka inta iska daysaan dadkaan waa tusaale waxay uyihiin soomalida qabiilka iyo mooryaanta ku wareegaysa
Reer puntland cidna ha uga haybaysanina amaankiina dhegta dhiiga u dara al-shaydaan iyo cid kasta oo nabad gelyadiina ka xun. Weriyaha dadkaan waraysanaya waxan kula dardaarmayaa inuu amnigiisa ilaashado kolleyba naftaani Hal mar Bay dhiman qofna ha aaminin Garabkiina allaah galo
@@ahmednoor7916 Haduu ila Reer ahan laha xta in la dila ku talin laha wa dhigya cab carur agomeyey Qabiilb kuso jitay miya adiga wa kula reer bal wakase wax uqaba manta😷🙄
Mid walbo wuxuu dhahayaaa waala i tashkiiliyey na jiro mid dhahaya waan u bareerey oo anaa ku biirey bal tashkiilis hadii qof dhan caqiidadiisa lagu badali karo anigaba i tashkiiliya
Comment jaceel mee idinka tahay muuqalkan maba dhameeysan 1min dhowr iyo 20 comment ma is qaadan karaan waxaa sugaaba jeeri aqristow adigane ma ila sugeysaa✌
@@saara.....................8503 Ragaagu badanaa sow kad ledahy wuudilay kaad ledahy ilen qof hubto majirte qofkan in lagaracay sow lagama yaabo kolay ani dalim marna ma difacayo lkn xaqiiqda alla og why faysal gujis ragi ladilay kuma arg kaga waa rebe keeyga wa dile miyaaa
Ninkan daris ban ahayn, ilaahi iga badbaadiyay ba ku mahadsan , dhaman laamaha amniga wan uhanbalyenayaaa ficilkaaa nooo samayseen boqol sano ayaan xasusan doona kuna noolaan doona
Mahadsanidiin Team Afmeer Runtii shaqa wanaagsan ayaad u heysaan shacabka Somaliyeed kuwa Qabyaalada ku Difaacayo Al shabab waa dad Xanuunsan sababtoo ah dalkeena iyo dadkeena waxa uu ka dagi La'yahay waa Argagisadaas.
Oo macnaheedu yahay? Ma waxaad na lee dahay wasiir baa nimankaan diley? Mise waxaad lee dahay nimankaan jagada loo magacaabey darteed bay wax u dilayaan?
Puntland waa dad ay daacad ka tahay sifeynta Cadowga ugu daran ee maanta Soomaali leedahay, islamarkaana ay marsiiyaan waxay muteen, waxaa arkeysaa dad reer Koonfureed ah oo la qiiroonaya Shakhsiyaad dhiiga umada banneystay si dhuumaaleysi iyo fuleynimo ahna ku dilayey 13 sano, waana sababta ugu weyn ee ay u adag tahay in Xamar iyo koonfur laga sifeeyo cadowga shabab, xasilooni iyo nabada ay istaahishona u hesho, Puntland meelo badan Soomaali waa uga horeysaa weliba iyagoon caawimaad ka heleyn ciidan ajnebi iyo dhaqaale ajnbi midna, waxayna mudan yihiin, bogaadin, ku dayasho iyo in wax laga barto, si kastaba nimankaan eebbe ayaa kashifey oo waxey ummada ku hayeen ka jaraya, imisay muqdisho Qarax iyo dilal ka geysteen oo hooyo, aabbe iyo caruur intaba ku dhinteen, illaa hadana ay maalin kasta geystaan, cidinana is weydiinin
Inta udanbeesaan la ilmeeyay een marnaba ka daalayn goorta tiirka la keenay. Yaa xabaduhu siday jirkooda u galayaan itusaan ku ilmayn intaasoon raaxo iyo qanaaco kale ka dareemaa. Af Meer, Dani iyo ruux walboo ka shaqeeyay ama gacan ka geestay Cimrigiin ha raago sidaad cadowga umada usoo afjaraysaan na Cadow walbood leedihiin Rabi ha usoo afjaro hana idiinku naxariisto.
Wax in la qarinaayo waa iska cadahay sababtuna waxa weeye Xogta qaar sirdoon ayaa jirta oo aan la rabin in ay bannaanka u baxdo Sida dad lagu raad joogo iyo wixi lamida sidaa ula soco
Ilaa ay Puntland iyo dawladaha kaleba iyo tan dhexeba isgaarsiinta u keensadaan qalabka lagu dhageysto telefoonadda, mar walba khatartu waa jireysaa, Alle haynaga hayee. Wariyuhu asagoo mahadsan waxaan jeclaa inuu dhaho bal I tashkiil aniga hada ? Waa u baahanahay inaan bal wax ka ogaano. Tashkiilkanaa dhibka keenay maystiri ??
dadka qabil ku doodaayo walal fidno qabil malaha aniga ahaan marexan ayan ahay walahi kun marexan ah oo kuwan o kale hadii waxan si rasmi ah logu helo in toogto oo xabad lagu qasariyo ma amin sani wa in sidii xoolihi lo qoraca
Ninkaan in uusan danbiile aheeyn waxaan ku Gartay, 1 Ma ahan qof hadalka haleeli og oo muuqaalka waa la jarjaray, 2 hadalkiisa wa uu is khilafsnyhy tarikhaha uu ka shekeynaayo... 3 al shabab qof eeysan tababbarin shuudaha aay rabaan aaysan ka dhex helin maba shaqaleeysiyaan isagune waxaa uu leeyahay maba la itababarin.. 4 xilka uu sheegay ma ahan mid aay shababku isticmaalaan Sidaa darteed wax jiro alla og lkn waxaa aay ila muuqataa in ninkan wareeysagan jarjaran lagu qasby oo loo meeriyay. ..
Puntland waxay ku amaanan tahay oo aan ku amaanaya Doorka Dabarjarka ah ee kooxdii dadkeena xasuuqday lagu dabar Jaraayo.... dadka Gacantooda ku baxay waxaa ka mid ah ehelkayga iyo Asxaaab aan jeclaa.. ninkasta wuxuu geystaa laga Gudayaa.
Faanka dhilooyiin ka majeerteen kkkkkkkk caadi ma ahaan kkkkkkkk waa wax la idinku yaqaano
@@xabadkeysed9998 mj anigu ma ihi balse, guusha laga gaaray argagixisada ninka inkiraya , amaad adigu tahay Alshabaab niyahow
@@caddeeyembaxnaan7600 aniga hadii aan ahaa lahaa noocaga oo rufiyaan u ah mj ayaa cirib jari lahaa wallaahi i don't like dawa dhaqlayaasha
@@xabadkeysed9998 hhhh
@@xabadkeysed9998 adiga fir uleh dhilaynimo kuna dhashay maxaa mj afkaaga gashay garac baad tahaye
Reer puntland laaya Al shayadiinta dhiiga dadka Muslim ka xalalaystay from borama 🖐️
Ibra shabab waacadow sxb lakiin dad ayaa markay arkaan qof la qabiil ah, u jixin jixa laakiin ma Oga in uu uyaqaan Murtad
Mhdsid sxb gob iyo nasab rer Borame
@@alim1638 argagixiso qabil bay yeelaty markan. Wa yehe umadey kulaayeen puntland 13ki sano. ma bila dad baa.
Hhhhhhhhhhhhh
Bisinka Maninkaan isagu Afkiisa Kasheegtay Ayaa lalahaa Budlaan baa nagadishay Xawaadlow Waa gar darantihiin Ee dulmiga Joojiya
Anigoo ah gabar reer puntland ah waxaan marka hore umahadcelinayaah Allah oo xaqii dhiigyacabiinta soo saaray dadaal iyo awoodna siiyeey sirdooniinta iyo ciidanka professional ka ah ee puntland. Intaas kadib waxaan soojeedin in aad iyo aad loogumahad celiyo geesiga reer puntland ka ah ee TIMIRE oo sida professionalka ah wararka taxanaha ah usootabinaaya. Guulayso walaalkay timire.
Dhilooyiinka majeerteen iska farxa lkn tan waad ka shaleeyneeysaaj oohiin ayaad ku dambeeyneysaan waa balan
Aniga waxan udhashay hawiye waxana daganahay muqdisho waxan bogadinaya bulshada reer puntland waxan idin leeyahay isku duubnada cadowgana meel uga soo wada jeesta aniga aabahey bey dileen arxan lawashaya allshabaab ugu danbentii waxan idiin rajeenayaa umada reer puntland guul io gobonimo insha,allah💪✌💯
Ilaahay aabe ha unaxariisto walaal
Aamiin abayo qaali mahadsanid
@@abdiwalimuqtar5784 adaa mudan walaal qaali
alle aabe hau nxariisto dadkn qabiil maleh dad ugu hiilinaya jira ciday u aabo yeelayan maleh waalid kood xtaa alle haka dhigee
@@amalmoha4483 aamin abayo mcnto mahadsanid waa runta dadkan qabiil io qolo gaara malahan waa arxan lawayal aan cidna uturen uma allaha kaqabto
qof jaahil ah iyo qof baahan ayey shabaab ka faa'idaystan, dadka waa in wacyi badan loo sameeyo si loo yareeyo fursada ay bulshada ka dhex helayaan qawaarijtaan dhiigyo cab ka ah ee dadkeenii dhameeyey.
Waa runta wll waa shayadiimiin Ilahay ka furtay Ilahayna wuxu qurunkisa ku jiri.
(ٱلشَّیۡطَـٰنُ یَعِدُكُمُ ٱلۡفَقۡرَ وَیَأۡمُرُكُم بِٱلۡفَحۡشَاۤءِۖ وَٱللَّهُ یَعِدُكُم مَّغۡفِرَةࣰ مِّنۡهُ وَفَضۡلࣰاۗ وَٱللَّهُ وَ ٰسِعٌ عَلِیمࣱ)
[Surah Al-Baqarah 268]
Shaydaanku wuxuu idiin yahoohi Faqri, wuxunna idin fari xumaan, Eebana wuxuu idiinyaboohi dambi dhaaf iyo Fadl, Eebana waa waasac (Deeqdiisu) waxna og.
Siiba dadka jaahilka ah
Beesha xawaadle hada nahay #jambalaa naloo tuuray walalaheen #majeertenow raali ahaada
Waa naloo kala waramay cadeyntaana waa muhiim
Aad yo aad sxb
😂😂😂😂😂
Raga waa kan u hadla sidada OO kale.
Somalida ha walalowdo Hana is garabsato. 🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Al-shababka waa in eey wada dhintan boqol boqol xata haloo dilo.
Qabiil allshabaab maleh 11 ragii ladilay mj bay ahaayeen
Inta wax fahanta ilaahay baa kugugu daraye alshabaab qabiil maahan muslina maahan waa dugaag aan caqli iyo naxariisba lahayn
Musalsalka haduu kugusocdo like isii my people
Musalsal Somali kkkkk
Su'asha ugu muhiimsan ay aheed in la weydiyo oo wariyuhu gafay waxey aheed
1. Maadamad aad tiri qofka la dilayo waxa iso sheegi jiray ninkaa hiiraan jooga yaa askariga ama masulka la dilayo ee jooga putland AMA Galmudug usheegay ninka hiiraan jooga.
Jwbtu labo mid ayay noqon kartay qiyas ahaanteyda
1. In ay jirto qolo kle oo ka madax banan kuwa ninkaan hoostaga oo Galkacyo jogta islamarkaana go'aamisa qofka la dilayo kadib udirta shabab kadib shababku so wacaan m.xashi oo madax u ah qolada madax jabiska kadib saas falku ku dhaco.
2. In ayagu ay yihiin meesha falku ka bilowdo start point oo ayagu ay qofkay rabaan in ay dilaan ay qolada kore la wadaagaan si loogu ogolaado.
That's the point aan ka dhex raadinayay muuqalada Afmeer ilaa hadana ma helin muuqaal ka jwba shuashaas .
Waa runtaa lkn Hadiii suaasha la baahiyo waxa laga yaabaa inay baxsadaaan dadka uu magacaabo
Waaa sax suaashaas in lawaydiiyey ahayd laakiin wariyuhu wuxuu leeyahay suaalaan jarnay arimo sirdoon daraadeed.
Tan horay u badanthy
Ma qiyaasi kartaa sababta horjooge dhan loo soo daayey waraysigiisii 28daqiiqo halka kuwii kalana lasoo daynayey qaybtood part on part.
Wuxu waa CID sxb
Arintaaan aad ka hadashay waa muhiiim aniga xitaaa Waan is weediye lakiin waxeey u badantahay in xogtaas lahayo.
Xawaadlihii Qaylinayey Tan Baa Jawaab Ugu Filan Puntland Isma Qariso Wanaageeda Caalamkaa Arkay Qaramada Midaabayna Wey Ka Yaabtay Puntland Nimadu Dhiman MaySo Waligeed Dhamaan MaySo
Adiga ayaa arkaa xawaadle jawaabtooda
Xawadle maxuu alshabaab kufalayaa waaqabiilka kaliyah ee kusooxigah mj sida loogudhigoh casharka kooxdaan wey yaqaanaan hobyo iyo xarardheere beey hada eber kadhigeen dadkii joogay odayaal bey xataa bireeyeen
hanawada simin hada waan ognahay runta waxey tahay
Xawadle afka kala baxayo dhiilooyeenka iyo wacelada reer boosaaso somali dhilo mino iyo wacel dhaloow ayaad caan ugu tihiin calamkana la idinka yaqanaa marka don't funking charge Xawadle oo dhan hal oday ama labo oday oo hadleen okay when you say Xawadle marka hore wash your aas up
@@xabadkeysed9998 kkkkk umadeena matihid wxba noolamaad harin maxd saas dhan noogu cyday macbuuudkeee af caaytamy ninkiisuu dhibaaa lkn meel kasta dhillo waa joogtaa wecelna waa ku dhalaan boosaaso oo qura maaha lkn wxn ku oranayaa dadku waa walaalo waa soomaali maxmed ha la iswalaashado
Qofkii ugu horeeyey ee daawada ayaan ahay fadlan like iyo subscribe i dheh adigoo mahadsan wllky iyo wlshy qlia mahadsanid 100%
Aniga waxan u dhashay isaaq waxan ku noolahay hargeisa waxan bogaadinayaa dawlada puntland
P land wanka soo horjeeday markii hore Lakiin hada laga bilaabo wan tageeraya wlhi
Sababta kugukaluftay inaad hada pl taageerto manoosheegi kartaa bro👏👏
Haa wlhy anigu sas ayaan ahaa lkn hada waan wataaa viva putland
Always somali lee kamid tahay
PUNTLAND MAXAAD UGA HORJEEDAY MARKII HORE WAA 4MILION BULSHO XADAARADEED AH leh Dowlad adag
PUNTLAND 🇸🇱🇸🇴💪👈
Puntland cid aan ilaahey aheyn taageero ugama baahna waa dad isku tashaday shacab & dowladba
Guul baan u rajeynayaa weligood my Dhiigga🇸🇱🇸🇴👑
Timire the best journalist of Somalia cadowga unolow walakyow
War kan wariye waxba kama oga KKK best kulha😂😌🤑
@@youngmali329 ciil qaboow cadaabta gal😡
Wllhi iyadoo lis xaqireynin ninkan euu fcnyahy lakin csiis Africa kadaran ninkaasi caadi maahan
Timire the best journalist
Puntland waa maamul jira qabiil iyo mooryaan aan laga aqoon waxaa ka jira sharci iyo kala danbeya waxadna ku garan nimankaa sida loo soo qaqabtay iyo qaabka cadayntoda noogu soo gudbiyeen akhirna inta maxkamad la mariyay madaxa laga toogtay reer puntlnd guulaysta waxa na wareershay nimaankaa aan diin iyo aqoon an lahayn dadka rer puntland halagu daydo somaliyay qabiilka inta iska daysaan dadkaan waa tusaale waxay uyihiin soomalida qabiilka iyo mooryaanta ku wareegaysa
Guul iyan lenahay reer puntland from jabuti ilahaw somaliya ka xoree al shabab
Guul iyo gobanimo puntland💕❤️✊🇸🇴
Musalsalkaan wuu igu socdaa Sharaf iyo cizi Allaha idin gaarsiiyo reer puntland Saxafi iyo bar timire Jano gale❤️🥰
anigu reer somaliland baan ahay lkn waan jeclahay argagixisada umada somaliyed dhibataynaysa ladabar jaro
Barnaamijka waa bad daawanaysaane like ta maad iska saartaaan lacag ma ahane dhiirigalina way u tahay soo tabiyayaasha barnaamijka Afmeer
Wa la yaabay somalida xaasidnimadooda kolay daawatay ninka dhalinyarta ah like u saar WTF
Next time waxaan dalban lahaa labo horjooge midkood 1horjooge Maxamed cabdi raage (indhabuur) ama amiirkii koonfurta gaalkacyo qaasin al-turaabi timire guuleyso mudane ee codsigaana tix gili afmeer mahadsanidiin
Halku Dhegga Shacabka Puntland Waa Seddex " Q "
" Qaswadaha, Qabo, Qisaas "
Inta aniga cml rabto Jeeri ineey arkan Like 👍🏽
Ninkaan waa kii uusheegayay ki isha la'aa ee uu lahaa markaa waydiiyay dadkii soobe lagu laayay wuxuu igu yoro dhaqan celin baa ubaahan tahay ilaahay idiinma naxariisto
Haa
Ala run bthna
Waa runtaa waa kan arxanlaawaha aan kaguban boqolalka dad ee kuleeday qaraxii soobe ee ubadnaa mamoyin iyo maati masaakin ah
Reer puntland cidna ha uga haybaysanina amaankiina dhegta dhiiga u dara al-shaydaan iyo cid kasta oo nabad gelyadiina ka xun.
Weriyaha dadkaan waraysanaya waxan kula dardaarmayaa inuu amnigiisa ilaashado kolleyba naftaani Hal mar Bay dhiman qofna ha aaminin
Garabkiina allaah galo
Afmeer.waa.cajiib.sii.wada.somaliland.idikasoo.salamaynaa
Bal intuu la,egyahy fiiri oo uu dhiig dad caadeysty Alla ku halaag
Wlhi puntland waa gulysty mrkii ay arintaan so heshay 🇸🇱🇸🇱
Shabab qabiil maleh walee
Neeeeef jahanamo ku waaaaar
ciidanka nabadsugidda ee puntland waxay hormuud uyihiin nabadsugidda jubaland galmudug hirshabeele konfur galbeed iyo tan federalkaba guul reer puntland iyo reer galkacyoba
Jeeri wareysigiisa oo dhamystiran ayan sugayna✍
Team farda jaan ka daawo jeeri
@@asmaa-nw2dy wax dhamestiran ma ahan
Yeey Alshabaab ku dileen qaraabadooda please like ii saara Aniga adeerkay Xildhibaan Abdixakiin Macalin Daahir bay hotelkiisa Glassik hortiisa ku dilee habeen maqrib iyo Cisho dhacdiisa oo waliba soon aheeed aloor Punland ha cadaabin
55 dislike waa 55 argagaxiso oo alshabaab ah. RUclips do your job and find them out.
Wallahi wan la yaabay
Waxay ubadan yhiin kuwo aanba dislike kaseyn😂
Adi ya tahe 😂🙊
Dadbaa Ninkaa Qabiil Ku Tageerayey Kwrn 😢😢
Qabiilku sow ma ahan kan adiga kuwado kaana hadashiin kooda miyaa xun kaada miyaa saxan
@@ahmednoor7916 Haduu ila Reer ahan laha xta in la dila ku talin laha wa dhigya cab carur agomeyey Qabiilb kuso jitay miya adiga wa kula reer bal wakase wax uqaba manta😷🙄
@@ahmednoor7916
Ani reply kuuma soo galeen lakin kuwii uu alle abuuray inaa kamid tahay darteeda baan usoogalay wax reply loosoogalo matihid sharaf malihid karaamo malihid ee al shabb maatahy cadowyahow umada laayay wixii kudhalaty hakaa dhaartaane
@@ahmednoor7916 eygan eygu dalay iin la dilay waxba soo kordhin meyso mar haduu wali noolyahay eey adiga cml ah oo aanan garasho laheyn oo xumaan iyo samaan aan kala saari karin wlhi blhi tlhi kii adiga ku dila waa Ahlu Janno Lacnadii Illahay SWT iyo tii rasuulkiisa Maxamed SCW dushaada ha ahaato. Inta caruur ah ee uu jaahilkan agoonteeyay Cuqubadooda Alle kugu rid inkaarqabe 😡😡😡😡😡
@@عبدالعزيزاسماعيل-غ3و shabaab is qarinya adiga ayaa ah sababta oo ah fikirkoodi ayaad xanbaarsantahay qof ayaad gaal leedahay sida in aad adiga wax xukmida ama diinta qof adiga magan kuu yahay jaahil adiga oo kale waa kuwa aaan dhoor iyo toban sano kahor u nacay somalia waxaa idinka buuxa qabiil quran jaahilnimo waxbarasha la,aan intiina badana sida adiga oo kale bilaa nikaax ayaad dhalataaan
#Somaliland hargeisa ayn ka dhex dawaneyya oo waxaan sugeyya *Qaybta Jerrry* 😂😂😂😂😂
Kal iyo laab baan uqoslay🤣🤣🤣
🤣😅😂🤣😅 absolutely you right I'm in London can't wait jeeri we have seen Tom already 😀
@@lamaanahanoloshaofficial987 ehehehe walahe I been addicted to this channel since day 1
@@saynabdaye7382 sowmahA sAynab they all snitched on jerrry huh
@@saynabdaye7382 Can't wait to watch Jeeri while singing UB40 song "Cherry oh baby." Howdy guys from Texas.
VIVA ALI SHABAB SOMALIA 🇸🇴 ALI DHEREE HA GUULESADO😂😅😊
Mid walbo wuxuu dhahayaaa waala i tashkiiliyey na jiro mid dhahaya waan u bareerey oo anaa ku biirey bal tashkiilis hadii qof dhan caqiidadiisa lagu badali karo anigaba i tashkiiliya
Maxaa yaab is daba yaal aaway ragii qaylinayey muuqaalkan hala gaarsiiyo beesha xawaadle
wll kuwaas ayaa shabab ushaqeeya wa wakiilada bldwayne ee shabab ayaga dulman kuwaazi dadkoda ayay ku qatan shilamad iimanka allha kaqaade
Xasan yare soomaalida qabyaaladu halka ay kagaartay nin shabaab ah xataa waa difaacayaan
Sxb kuwaas qaylinayey waa al shayaaddiin ee ma ahayn odayaal iyo qabiil cid matala.
Beesha xawaadle waliba jufada aan ka ahay shabaab waa dadka la dagaalamo
Sxb dad qabiil dardaray si loo qanciyo maleh,,waxkastoo kasoo bandhigo kuma qancaayaan
REER PUNTLAND UMA DHALAN LAKIIN SOMALIDU HAL CADOW AYEY LEEDAHAY WAA CAYAYAANKA ALSHABAAB. MARKII HORANA WAA TAAGEERI JIRAY PUNTLAND HADDANA 💯💢💥💫
😍❤🙏
Halyeey qaran Timire waxaad tahay wiil wiil dhafay, Allaha cimriga iyo caqligaba ku barakeyo.
Ninka buurta dheer igala baxay beerka ka'ogsooni ! Suxufi Timire, taliye mu'min iyo Gudomiye sanyaraba tariikhda aya idin xusi donta. 💚
Odaygan waa khalkhalsanyahay cabsi badana wey ka muuqataa marbuu xitaa wariyaha uu ku leeyahay taliye 😂
Kuwa desliketa saaraya waa argagixiso waana shabaab wlhi🇸🇱
Hhhh maanta islaha wlh😅
How do that ?
🤔
Somalidan sheekh diinta ka hdlaayo ayey dislike saarayeen kan waaba iska caadiyee
Tasaanan ben ahyn somlaida wa mucjiso
Barnaamish Xiiso badan Guul & Hormar baa u rajeenaya Puntland.🇸🇱
KU SALI NABIGEENA S.C.W
Scw scw
Scw saliga ma comment ku radine
@@djdakirofficial5415 xoola thy sali nabiga diidan
Comment jaceel mee idinka tahay muuqalkan maba dhameeysan 1min dhowr iyo 20 comment ma is qaadan karaan waxaa sugaaba jeeri aqristow adigane ma ila sugeysaa✌
Nice job more love Puntland Police Salaam from Malaysia🇲🇾🇸🇴🤝
Malaysia ? Duli 😅
Caqliga leyga xaday waa lee tashkiiliyay
Quraanka LaatuQadim ban gaarsiyay
😂🤑😌
52 jir ban ahy😂😈
Insha'alah somali people will defeat this radicals.
Alshabaab iyo dhiigmiratadu qabiiil maleh, ninkaan lkn waa ninkii dad badn lahaayen xaq daraa lol dilay , puntland ❤️ meel ka cadaalad wangsan maleh cidna gardaro Loma diloh🖐️
Good job Puntland From Hargeysa
Waa oday mujrim ah 14sano ayuu xasuuqayay shacabka gobalka Mudug. Wuxuu dilay miidii iyo haldoorkii reer Mudug wuxuu qirayaa. Ugu danbayn isagoo dulaysan ayaa dawlada Puntland madaxa xabad kala dhacday. Illahay waxaan ka baryayaa cadaabtii jahanabo inuu ku waariyo aamiin.
Xoolihii qabiilka ugu hiiilinayey hala gadhsiiyo qofkasey qabiil ku difacayaan guul iyo gobanimo puntland💪
Hala cirib tiro ugus guul ciidanka qaranka somaliyed
Qofkii kowaad
Like ii saar
Xawaadle intey dadka yagii laayeen bey hadana han jabayaan
Kan aad dishay ma hoydaa ba dhashay sxb xawdle tuugisa iyo shiiqisa wa same alle le kala saro lkn xawdle wa u wiil uuun
Xawaadle dadkaga Ma laayine Afkaaga Sameeyso nio
@@caishacuud7830 xawaadle tuugiisa iyo shiiqiisa maxa isku mid ka dhigay War ileen balo
@@saara.....................8503
Ragaagu badanaa sow kad ledahy wuudilay kaad ledahy ilen qof hubto majirte qofkan in lagaracay sow lagama yaabo kolay ani dalim marna ma difacayo lkn xaqiiqda alla og why faysal gujis ragi ladilay kuma arg kaga waa rebe keeyga wa dile miyaaa
Xawadle anaa waso kalay wax uu qabo de ninkan puntland ader been been kama jidho
Waa kan nin kii laweydiyey qaraxii sobe ee yiri dhaqan celis baad ubaahntahy dadna qabiilbey kudifacayeen
Abayle intu ka yaabiyey😭😂
First one
Al shabaab gurigeen waan ku gubeynaaah dagaal ayaa inoo balana ah
Like ii saar mudane
Sax halal, waliba wa in loogu tago dhulkooda
Allah Baa Mahad Leh oo Daalimiintii Dhiigga Somaliyeed Daadinaayey, in ayaga la Qisaaso
Thank you Timmire ❤️ Guul Puntland 💪🏻
Miskin wa lajirdillay maxakamad dhagesiga gagesta
Jaahil adi camalaa buuxo ninkan wuxuu ku doodayey waligay qof xabad kuma dhufan lkn amarka bixinayey waana isku danbi
Dhiigyacabkaas Kuwaa Qabiil ku difaacayay illah kuuma naxariisto 😕
🤑😌🤧
Timmire guulayso insha AllH alshYaadiin date kooda wuu dhacay
Weydi bal bro marku qufku isqarxiyo lacagta yaa oqadanaya ilen qufki lacagta qaadan lahaa wuu dhintee🤔🤔🤔
Faqriga waa hooyada kufriga iyo fuxshiga
Ilaahey ayaan kamagan galayaa
Dowlada puntiland waxan kula talinaya yan la is dh8ganin
Where's jeeri
Jeeri is actor this seasion
Jeeri is a machine
Jeeri is key this system
Where's jeeri🙄
Jeeri wa ultimo finale ha filimka
Ultimate weeye kaapa laadarka asagaa ugu danbeeyo
He dead bro 😂😌
Jeeri waxa uu ahaa Actor ka kooxda argagaxisada MJ reer Bicidyahan ayuu ahaa
@@youngmali329😁😁😁 i know my niggah
Ninkan daris ban ahayn, ilaahi iga badbaadiyay ba ku mahadsan , dhaman laamaha amniga wan uhanbalyenayaaa ficilkaaa nooo samayseen boqol sano ayaan xasusan doona kuna noolaan doona
Meeye dadkii lahaa waa miskiin gaari qudaar waday oo qudaartii laga dhacay
Qofna bilaash looma qisaaso
Mahadsanidiin Team Afmeer Runtii shaqa wanaagsan ayaad u heysaan shacabka Somaliyeed kuwa Qabyaalada ku Difaacayo Al shabab waa dad Xanuunsan sababtoo ah dalkeena iyo dadkeena waxa uu ka dagi La'yahay waa Argagisadaas.
Qaadim iyo indhobuur, goorma warkooda na siine Mr timire. I can't wait.
😂🙆♂️
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuul .ciiidankeena.
Guuuuuul PSF.
لله الحمد، فهو الكاشف عن الحقائق، ويعلم خائنة الأعين
Ciyaartoyda Brazil waa lawataa
Keep going Afmeer
Ninka waramaya miyaa Brazilian ah
My warye waayeh
@@amuunahmed5955 Brazilian RB soo maaha horta
Brazil, Alshabab bu ula jeedaa
@@GEEDISHAAMBOWSTUDIO rb shabab ba ka wdaa mia
Afmeer guulayso shaqo fiican baad haysaan mashaa allah
Allahu akbar kuwan naxariis mamudna ayagoo nool baan duugi lahaa runti cadowga
somali xil jecelaa nin reer miyi ah ayaa la yiri wasiir ayaa tahay markaasuu dadkii layay
Oo macnaheedu yahay? Ma waxaad na lee dahay wasiir baa nimankaan diley? Mise waxaad lee dahay nimankaan jagada loo magacaabey darteed bay wax u dilayaan?
Dadkii soo qabtay mahadnaq sow ma lahan iyo in la dalacsiiyo🤩
Aad iyo aad
2007 alshabab xabad ma aheyn kufaaryahay beenta joojiya
10 daqiiqo 1.7Kun waxaan waa Onother Level
in Alle wiilasha nooga xafido shayaadiimiintaan oo waxkasta oo xun oo kale plz Amiiin dhaha !
A-Shadaan in Alle dalka ka dhameeyo aamiin dhaha !
amììn
Jalaad khamiis ma quraan cusub baa
🤣🤣🤣🤣
mucjiso weeye
@@kalthuomabdurahman9583 kkkk ma yaabtay wllo
Waan layaabay
subac khamis bukawada sxb wa ila الحجراة
Puntland waxay ku amaanantahay, in ladabar jaro nimanka xagjirka ah ee dadkeena iyo dalkeena cadowga ku ah, waana bogaadinayaa talaabadaas quruxda badan, dowlada dhexe iyo dhamaan dowlad goboleedyada xubnaha ka ah oo dowlada puntland ugu horeyso Waxaan kacodsanayaa in sir doonka iyo dharcada labadiyo si aan uga guulaysano xagjirada, shacabkana waxaan leeyahay doorkiina ayaa dowlada kamaqan ee aynu difaacano dalkeena iyo dadkeena. 🇸🇱🇸🇴💪💪💪
Puntland waa dad ay daacad ka tahay sifeynta Cadowga ugu daran ee maanta Soomaali leedahay, islamarkaana ay marsiiyaan waxay muteen, waxaa arkeysaa dad reer Koonfureed ah oo la qiiroonaya Shakhsiyaad dhiiga umada banneystay si dhuumaaleysi iyo fuleynimo ahna ku dilayey 13 sano, waana sababta ugu weyn ee ay u adag tahay in Xamar iyo koonfur laga sifeeyo cadowga shabab, xasilooni iyo nabada ay istaahishona u hesho, Puntland meelo badan Soomaali waa uga horeysaa weliba iyagoon caawimaad ka heleyn ciidan ajnebi iyo dhaqaale ajnbi midna, waxayna mudan yihiin, bogaadin, ku dayasho iyo in wax laga barto, si kastaba nimankaan eebbe ayaa kashifey oo waxey ummada ku hayeen ka jaraya, imisay muqdisho Qarax iyo dilal ka geysteen oo hooyo, aabbe iyo caruur intaba ku dhinteen, illaa hadana ay maalin kasta geystaan, cidinana is weydiinin
Mahadsanid mudane timire, anaga iyo alshabaab arxan mana dhexyaalo, xabad baa inoo dhex alshayadiiniya
What is that 128 dislikes so we have to be careful with those who dislikes more likes to afmeer to destroy those who dislike thank you timire
Subxanallah qofka is qarxiyey lacagta ma aaqiruu ku isticmalayaa Waa yaabe
🤣🤣🤣🤣
intii Hab Qabiil iyo Hab Siyaasiba ku difaacaysay Arxanlaawaha umadi indhaha kariday waa wada Muciisa ilgaara halagu eego Sirdoonka puntland way Amaananyihin
Aad io aad bro
Illahey naarta hakugu fogeeyo🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥Amiiin
Allahu akbar
Inta udanbeesaan la ilmeeyay een marnaba ka daalayn goorta tiirka la keenay. Yaa xabaduhu siday jirkooda u galayaan itusaan ku ilmayn intaasoon raaxo iyo qanaaco kale ka dareemaa.
Af Meer, Dani iyo ruux walboo ka shaqeeyay ama gacan ka geestay Cimrigiin ha raago sidaad cadowga umada usoo afjaraysaan na Cadow walbood leedihiin Rabi ha usoo afjaro hana idiinku naxariisto.
Alle ummada ha ka qabto .
50 Jiro caqligii sabiga leh weeye .
😂😈🤞🏾
52
Wax badan buu qarinayaa
Barnamishkan in wax la qarinayo ayan u fahmy hdlada qar wey jar jaranyihin wareysi tos ah ma arko cidi ila fahmty liketa🙏
Wax in la qarinaayo waa iska cadahay sababtuna waxa weeye Xogta qaar sirdoon ayaa jirta oo aan la rabin in ay bannaanka u baxdo Sida dad lagu raad joogo iyo wixi lamida sidaa ula soco
@@richhome3678 saax hadan gadal ka fahmY wey wanagsangahy inan wax fahno guuleysta cidanka somaliyed
Xawadle waxay u qaylinayaan ninkaan wuxuu nogaystay hadanu u racano sow dhul gariir ku noqon mayso dadkayagii dhigoda miyeey bixin karaan afkina xirta quranjo ha isku jafina xawadlow ninkaan argagixisada ah
Ma dhiigya cabkan jahilka ah oo arxanka lahen aye u doodayan XL kan muslim waye maba dhihi kare
Tashakiilin waa maxeey yaa ii Sheega please
Suuq geyn ayaa laga wadaa tashkii
Thanks #AFMEER:waa warbaahinta ladagaalanka argagixisada waana zaaxiibka bulshada
Ilaa ay Puntland iyo dawladaha kaleba iyo tan dhexeba isgaarsiinta u keensadaan qalabka lagu dhageysto telefoonadda, mar walba khatartu waa jireysaa, Alle haynaga hayee. Wariyuhu asagoo mahadsan waxaan jeclaa inuu dhaho bal I tashkiil aniga hada ? Waa u baahanahay inaan bal wax ka ogaano.
Tashkiilkanaa dhibka keenay maystiri ??
Allah ku cadaab muxuu if iyo aakhiroba qasaaray
Alx mar haday naga khasarin fataxdii aan marijirny iyo baryadii illhy🤲
Shabaab sheydaan naarta Allah idinku fogeeyo
Mesha lacgta laga soo dirayo maxaad U Qariseen ood u gooyseen🤔
dadka qabil ku doodaayo walal fidno qabil malaha aniga ahaan marexan ayan ahay walahi kun marexan ah oo kuwan o kale hadii waxan si rasmi ah logu helo
in toogto oo xabad lagu qasariyo ma amin sani wa in sidii xoolihi lo qoraca
La illah ila Allah 300 o qof wa naxdin ilahow u naxariiso dadkas xaqdarada ku dileen eheladodina samir sii 😭😭
Ninkaan miyaa ninkuu abeyle sheegayay ee marku weydiiyay qaraxi soobe sababteeda ugu jawaabay dhaqan celin baad u baahan tahay.
Haa, Hawiyenimana dad baa dufaacin!
Ninkaan in uusan danbiile aheeyn waxaan ku Gartay, 1 Ma ahan qof hadalka haleeli og oo muuqaalka waa la jarjaray,
2 hadalkiisa wa uu is khilafsnyhy tarikhaha uu ka shekeynaayo...
3 al shabab qof eeysan tababbarin shuudaha aay rabaan aaysan ka dhex helin maba shaqaleeysiyaan isagune waxaa uu leeyahay maba la itababarin..
4 xilka uu sheegay ma ahan mid aay shababku isticmaalaan
Sidaa darteed wax jiro alla og lkn waxaa aay ila muuqataa in ninkan wareeysagan jarjaran lagu qasby oo loo meeriyay. ..