Durable Solutions for IDPs in Puntland

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Durable Solutions for IDPs in Puntland

Комментарии • 91

  • @user-jz7dc4or4w
    @user-jz7dc4or4w 5 месяцев назад +6

    Waa dad Somaliyeed oo dalkoodii jooga, feel home. I am from Puntland I am happy to see this.
    Caruurta wax bara, dal dad baa dhisa.
    Vivo Somali people.

  • @abdullahiomar4398
    @abdullahiomar4398 4 года назад +22

    Puntland doing well for Humanitarian IDPs so far. welcome to Puntland Society

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 4 года назад +11

    MAA SHAA ALLAAH. Waa wax lagu faano in dadkeennii heleen meel wanaagsan oo qurux badan oo ay u qalmaan inay degaan, dadkani waa dadkeennii oo dhibaaato iyo amni xumo kasoo kaxaysay guryahoodii laakiin hadda waa reer PUNTLAND run ah waana in ay helaan wax kasta oo ay haystaan dadka kale ee reer PUNTLAND, tusaale ahaan waa in ay codeeyaan, waa in ay ciidamada galaan, waa in ay wax bartaan oo aqoon iyo horumar hiigsadaa, waa in ay dhanka difaaca iyo amniga qayb weyn ka qaataan oo xataa ciidamo laga qoraa si ay berrito u noqdaan saraakiil & madaxda ciidamada. Aad ayaan ugu mahadcelineyaa cid kasta oo ka qayb qaadatay mashaariicdaan wax ku oolka ah sida dowladda PUNTLAND, Maamulka mayaalada Bossaso, hay aadaha iyo hay adda horumarinta iyo cilmi baarista PUNTLAND ee PDRC. Waana halkaas oo aan kaga sii dhawaannaa. Guul iyo gobannimo ayaa ka dhacday.

  • @geelleguure8808
    @geelleguure8808 2 года назад +5

    Reer Boosaaso khayr Allaha idin siiyo. Soomaalidii idiin soo qaxday waad u naxariisatee, nolol ayaad siiseen, guryo ayaad siiseen. Taariikhda baal dahab ahaa ayaad ka galeysaan. Ilbaxnimo fog ayaa la idinku sheegi jiray waa idinka muuqataa. Soomaali idinka ayaa hogaamin doona insha Allaha.

  • @gobeyluul1122
    @gobeyluul1122 2 года назад +5

    Masha Allah tabaraka Allah reer puntaland waa dad gob ah sharaf iyo cizi ku noolaadaa waan idiinku ogaa dhaqanka wanaagsan waligiin waad garab istaagi jirteen dadka walaalihiin muslimiinta ah idinkana cadowgiina Allah idiinka qabto Allahuma Aameen

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 4 года назад +23

    MAA SHAA ALLAAH. This is the real face which i know over PUNTLAND people, indeed they are very civilized and visionary society as well, also these people are now true PUNTISH and have rights to settle long term as well as to vote all different level elections such as local elections and national level.

    • @dahirimages7514
      @dahirimages7514 3 года назад +6

      Mahadsanid wll. Somalia Somaliba iska leh ama puntland, Somaliland, ama xamar midkay doonto Ha ahaate 🇸🇴 midnibo ayaa meel lagu gaara☝🏾

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 3 года назад

      Walal I don't like fikradaada. DADKA qaa REAL Puntland Sabato ah waa dad Somali ah and dhulka kama xigtid. Dadka wadankeey ku dhasheen marti Kuma ahan.

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 3 года назад +2

      @@IsmaAragto wadkan waa somali puntland waa gobalka macaciisa qabiil ma laha no cuqdad plz.guul puntland guul Somalia.
      Hoyadey puntland ay ku dhalatay anigana xamar maxaa ka qaban kartaan.

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 2 года назад

      @@fadumomusse2132 abti cidna puntland kaama xigto dhulkaagii hooyo weeye ❤️💪✌️

  • @korkore4819
    @korkore4819 4 года назад +14

    Puntland lagaama lahee, waa lagaaga soo horeeyay.
    Maanshaa Allah dadka la jaan qaada.

    • @naygajr3122
      @naygajr3122 4 года назад +2

      hhh mxd tiri ader qaxooti wxn wyeb puntlnd dadba izka leh mj la dhaho mglda banankeda uoglnahy wixii konfur ka yimadah

    • @daldhisdaljir641
      @daldhisdaljir641 4 года назад +7

      MAA SHAA ALLAAH. Mr. Kor kore Mahadsanid waa sax DHUL UDUG lama kala lahan ee waa lagu soo kala horreeyey, waxay ku tusinaysaa xaddaaradda iyo ilbaxnimada reer PUNTLAND, dadkaanina hadda laga bilaabo waa reer PUNTLAND.

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 года назад +4

      @@naygajr3122
      Sxb puntland anaga ka soo jeedna dadkana la noolaan jirney oo wax walba na dhex mareen weliba dad badan oo reer puntland asalkodu yahay baa tuulooyin dhan oo degan ahan dadkani u leeyihin deganaa oo waxan oo aduunyo ah ku haystey mantana wan ku faraxsanahay in ay dhulkii asal ahan awowyaasheen abuureen in ay degan dadkii an degamadooda deganeyn, marka “Hali malin bey ceel joogtaa “
      Dadka waa somali dalkuna waa ka dhaxeeyaa wana naga badan yahay ee Fadlan hadkas ama kifir kaas dadka haku oran, somaliya somaliba ba leh

    • @kaarsheahmed5377
      @kaarsheahmed5377 3 года назад

      M,a waa runta wlhi sifiican unoolada dalku wadalkiina I'm from puntlanad soomaliya

  • @mohameda7585
    @mohameda7585 4 года назад +11

    thank you for all that you guys are doing.

  • @IsmaAragto
    @IsmaAragto 3 года назад +4

    Wow! You can see the happiness and pride in their face to be homeowners and have something for themselves. Having somewhere to belong gives someone human dignity. Alhamdulillah, welcome to Puntland. YOU are one of us.

  • @cecc0569
    @cecc0569 Месяц назад +1

    Masha.allah ilahay haka abaal mariyo reer bosaso say dad kan somaliyeed uso dhoweyen

  • @abdihakimhusen9784
    @abdihakimhusen9784 3 года назад +5

    Ka badan ayey xaq uleyihiin wllheen weeye wana dad somali ah allah ha garab galo amiin allena mid ha inaga dhigo amiin kuligeen

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 18 дней назад

    Maasha allah Majeer waa gab runtii bal siday u soo dhaweeyeen dadka soomaaliyeed ee ka soo qaxay koonfur.

  • @onlyme562
    @onlyme562 2 года назад +2

    Masha Allah, I am so proud of my region Puntland, very kind-hearted people this made me tear up wlhi, we are all Somalis, we are all Muslims.💙🤍💚

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 4 года назад +9

    Reer Puntlandnow dadkaan somaliyeed u taga oo caawiya fadlan

    • @hafzaelmi1990
      @hafzaelmi1990 3 года назад +2

      Walal dadkaan hada waa rer puntland awalna walalaheen dhulkoodi yimid bay ahaayeen

    • @axmedsahal7268
      @axmedsahal7268 3 года назад

      Puntland siomali maaha miyaa ..
      Dadkaan iyo kuwa ku dhashay bosaso waa isku xaquuq..

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 Месяц назад

    War maxaad dadka dadka ugu yarayseen mashaa allaha xitaa lahjadii buntiland ku hadlayaan

  • @rahimamohamad8042
    @rahimamohamad8042 3 года назад +1

    Mansha allah ilmahas hadi ad jahliga kasartid wa sharaf iyo deeganka la dajiyay dadkan wa great

  • @abdowali463
    @abdowali463 2 года назад +1

    Masha Allah walaahay waan ku farxay sida ay ugu qanacsan yihiin nolasha cusub ee u bilaabatay. Walaalayaal Puntland waa dhulkiinii 30sano ayaad joogtaan 100sano oo danbe hadaad sii joogtaan cid wax idiin dhimaysa ma jirto. Walee kala nasiib badan barakacayaasha Somaliland ku nool ee dilka, barakicinta iyo tarxiilka lagu hayo iyo kuwa Puntland jooga ee nolasha degan ku jira. Reer Puntland wa gob gob dhashay waa sababta Illahay nabadgalyada u siiyay cidna ma dulmaan. Guulaysta.

  • @MohamedSaid-gw9if
    @MohamedSaid-gw9if 4 года назад +9

    Welcome to the puntland

  • @ahmedfaarah7250
    @ahmedfaarah7250 4 года назад +10

    Reer koonfureed kolay Puntland abaal uguma hayaan siwalbaa loo dhaweeyo

    • @naygajr3122
      @naygajr3122 4 года назад

      mglda banakeda dajine hdey is walwalana wan zo gureynah qurunka wazaqda bdn alzhaba ha layze

    • @naygajr3122
      @naygajr3122 4 года назад

      mglda banakeda dajine hdey is walwalana wan zo gureynah qurunka wazaqda bdn alzhaba ha layze

    • @daldhisdaljir641
      @daldhisdaljir641 4 года назад +7

      Dadkaan waa reer PUNTLAND waxaas oo kale ha ku hadlin, anigaa reer PUNTLAND ah waana walaalahay.

    • @zuhaybaapdi1831
      @zuhaybaapdi1831 4 года назад +2

      nayga jr wlhi wxas laguma hadlo dib hayno dhigin haddi istakor meel lgu garayo waad aragta manta koonfur say u qiiqayso so Xukumaad ayeynu hysna mnta ee yeynan istakor iyo dib u dhac horle samyn

    • @asamadhassan1419
      @asamadhassan1419 3 года назад

      Asc
      Waxa fican haddii aad hadleyso in aad ku hadasho wax sanagsan oo dadka & dalkaba wax u taraayo ,
      Ogow dalka lama kala laha wase lagu kala badan yahay , sid aniga asalkeygu waa puntland lakin nolosheydu waa konfur dadkan bana ka mid ahaa oo la deganaa lana dhaqmeyn wana ku faraxsanahay dadkii konfur an dariska ahayn ee waxbarashada & noloshiba isku nawaaney ay manta dhulkii asal ahan awowyaashey ka yimaden ayna aas aaseen lagu soo dhaweeyo kuna dhaqmaan , ogadana magalo waa meesha dad kala gadisan oo dhan laga helo , baa magalo ah dadkaana waa dad shaqeysta oo xoogooda cuna reero nabadedna ah,
      Dadkana waa dadkii konfur ku taagneyd xoogooda oo beeraha dhismaha, faryaamada (oo nooc walba leh).
      Halkan waxan uga Mahad celi ahaa shacabka puntland dowladda,isimada, shacabka& dhaman intii ka qeyb qadatey qasatan hayadaha nra pdrc & mamaul ka gobolka bari ee magalada bosaso & mayor ka oo howl wanagsan muujiyey , welibana haddii 1 hector ama 2 hector la siiyo oo dhul ay beero ka beertaan waa ay soo sarayan khudaarta magaldu u bahan tahay & kaluumeysigaba.
      Somaliya somali baa leh.
      Ogaada , gacmo wadajir bey wax ku goo yaan & dad an dhul marin dhacayo maleh!
      Waxan aad u gartey markaan dal an dalkaga ahayn tagto oo aragto dadku sidey u wada nool yihin oo i kala shaqeysanayan oo an isku midab ahayn oo an isku diin ahayn & somalida nimcada ilah na siiyey, dad isku diin ah, isku midab ah walahi shaley ma horeeyee wuu dmabeeyaa , ee an wqx isu falno

  • @aliabdisalan139
    @aliabdisalan139 2 года назад +1

    MAASHA,ALAAH REER PUNTLAND WAAD KUMAHADSANTIHIIN DADAALKA AAD KUBIXISEEN WALAALIHIIN SOOMALIYEED DHISMAHA GURYAHA AAD KUTAAGEERTEEN ALAHA IDIN BARAKEEYO

  • @Abdihakin.
    @Abdihakin. 4 года назад +12

    80 guri ban aragna inshallaH 500 oo guri haloo dhiso inshallaH mahadsanidin Rer Bosaso

    • @naygajr3122
      @naygajr3122 4 года назад

      wr waba zo cirinynah sideetanka guri bd ka hadlysne alzhababkoda ku ciln

    • @daldhisdaljir641
      @daldhisdaljir641 4 года назад +3

      Mahadsanid Abdulhakiim waa loo kordhinayaa sxb IN SHAA ALLAAH. Dadkani waa reer PUNTLAND way ka baxeen barakac iyo IDP.

    • @naygajr3122
      @naygajr3122 4 года назад

      @@daldhisdaljir641 ma ahan qurun weye mxa nazo dhex galinya konaha la dejin hda bosaskodi dad cadiue qataynah

    • @daldhisdaljir641
      @daldhisdaljir641 4 года назад +3

      @@naygajr3122 akhlaaq baan lagu barine nooga bax khadka, maba tihid PUNTLANDer iyo Somaliba maxaa kusoo dhex geliyey arrimahayaga gudaha. Xabash cun baa tahay markaasaad Somali reer PUNTLAND ah iska dhigaysaa.

    • @naygajr3122
      @naygajr3122 4 года назад

      @@daldhisdaljir641 adiga ahyN ba umalyn adeero waliba caasimde puntlnd e growe fadhiye wiil ciise mxmud ah o landheeranah wa ahy mafhntahy reer konfured iyo jarer iyo hoydaba anaga wsna adigaba jareera iz dhahy puntlnd mezha dadka nolazha ka dhcy lagu daryeelo teda kale wixii konfur ka,imado dhan wa alzhabab taza amiznahy qurun oroma ah ba tahe

  • @LiibanMaxamed-sj9dq
    @LiibanMaxamed-sj9dq 3 года назад +2

    Mansha alaah bosaso magaalo nabad iyo barwaaqo

  • @user-jz7dc4or4w
    @user-jz7dc4or4w 5 месяцев назад +1

    Meesha geedo ku beera oo ka dhiga xaafad magaalada Bossaso ka mid. Goog lucky

  • @MaHir3050
    @MaHir3050 2 года назад

    Ilahy khayr hka siyo inti kqeyb qdatay wlhi wa wx lgu farxo wnaga wlala konfured e campska brakaca ku jogay Mel wlba adjogtan wn idin jcelnahy nolol wcan bn idin rjeen ❣🇸🇴

  • @qqaran9846
    @qqaran9846 Год назад

    Masha alah budlaney marako iyo qayr alah haydinku bishharo 👍👌👏🏅🏅🏅

  • @bashirjama1835
    @bashirjama1835 Месяц назад

    Asc.
    Dhulka puntlaan waa dhul soomaaliweeyn oo kama jirto Unukaa leh iyo Waar Dee nooga baxa Hargeeysa.Puntlaan waa meel u wada dhaxaysa soomaali oo dhan. XATTAA soomaalida u soo qaxday puntlaan qaar baaba ka mida maamulka puntlaan.
    Puntland says welcome all somali people to puntland state of somalia.

  • @fadumomusse2132
    @fadumomusse2132 3 года назад +1

    Ilahow wadankeena nabad nooga yeel.Aamiin

  • @ubahnur4846
    @ubahnur4846 3 года назад +1

    mashaallaah

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 4 месяца назад

    WAA WAX LAGU FARXO IN LA SIIYO DADKA GURYO EEY KU NOOLAADAAN BOSASO GAROWE AND GALKACYO. SOO DHAWAADA. NO MORE XAMAR KUMA NOQONEEYNO. ALLOOW HANAGU. CELIN. .........

  • @rahimamohamad8042
    @rahimamohamad8042 3 года назад +1

    Hadee haloo dhireeyo meeshaan saxaraha ah in ey dhir beertaan bara Dadka

    • @AbdinurMSalad
      @AbdinurMSalad Год назад

      Dhulka dhirta lahaa baa laga soo cararay halkaan baa layimid macalushii wa akahartay

  • @xoriyoibrahim1696
    @xoriyoibrahim1696 3 года назад +4

    Dhirbeera mashaa alaah waa idiindhantahay

    • @AbdinurMSalad
      @AbdinurMSalad Год назад

      Kuwa koonfur ku nool oo dhir leh iyo kuwaa sisku fiiri qofkee faraxsan qofkee diif ka muuqataa qofkee dhiban

  • @ibrahimabdirrahman3263
    @ibrahimabdirrahman3263 3 года назад +2

    Dadkaan waa dadkii soomaaliya lahaa ee looguyimid marka cid kaxigta Boosaaso majirto. Halagu caawiyo jidad iyo dhir labeero hana laga guursado gabdhahooda hana looguuriyo gabdhaha reer boosaasoodka ah insha alaah.

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 2 года назад +1

      Cafimad alle haku siiyo

    • @user-rx8mi7hl5n
      @user-rx8mi7hl5n 4 месяца назад

      JAWHAR IYO JANAALE AYAA LAGASOO BARAKICIYAY

    • @user-rx8mi7hl5n
      @user-rx8mi7hl5n 4 месяца назад

      DHULKOODII ILLAHAY KU BEERAY WUXUU AHAA JAWHAR IYO JANAALE AFGOOYE IYO XAMAR AYAY LEEYIHIIN OO LAGASOO BARAKICIYAY HAWIYE INKAAR BAY QABAAN

  • @xoriyoibrahim1696
    @xoriyoibrahim1696 4 года назад +2

    Dhulkiini weeye lagama lahaa hadaad soomalitahay

  • @abdiosmaan8059
    @abdiosmaan8059 22 дня назад

    Kilibkaan 10 jeer waan fiirsaday kamana xiiso dhaco runtii waxaa ii muuqa wanaag iyo soomaalinimo loo sameeyey dadkii mudnaa in loo naxariisto waan ku farxay markaan arkay sida ay u faraxsan yihiin dadkaas soomaaliyeed iyo waxa loo qabtay ilaahay ha idinka abaal mariyo qof walboo ka shaqeeyey in dadkaasi ay deegaan rasmi ah noqdaan nasab baa tihiin reer putlaan taariikhdaana idin xusi doonta

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Год назад

    PUNTLAND Waa Wa Gob Gobi Dhashay

  • @atroyoutube5689
    @atroyoutube5689 3 месяца назад +1

    Guri walba dhir halagu beero

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 5 месяцев назад

    Puntland ilahay ha idin barakeeyo umadaan meeshaan dhibaa keenay dhulkana ilaahay ayaa leh soo dhaweeya dadka ilaahay ayaa iska leh

  • @Ferayarre_21
    @Ferayarre_21 3 года назад +1

    Murugada ugu wayn oo i hayza wa inay 14 sano ay joogtay puntland manta hoy la siiyay kwrn soo ma jiraan kuwo iyada oo kle ah amaba kazii daran oo aan wli waxba helin😣

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 3 года назад +1

      Haa 🥺🥺🥺

    • @saxardidgujre661
      @saxardidgujre661 3 года назад +2

      Buux si siyaado ah waliba haddeer waxaa kusoo biiray reer Miyigii Puntland oo kaamam Buushash ah 10 10kun u dhooban

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 2 года назад +1

      Hoy way haysatay oo inta ay joogtay hoy bay ku noolayd hada waxa ay heshay guryo ay iyagu leeeyihiin awal kiro ayey ku jireen

  • @mahadljama4578
    @mahadljama4578 3 года назад +2

    Haye ma la is guursan doona reer tolkay

    • @foox4080
      @foox4080 3 года назад +1

      Diyaar weeye

    • @comeon4796
      @comeon4796 3 года назад +1

      Very guilt complex. We should send back to South somalia or Mozambique. In future they will bring trouble for us . They change our traditions to corruption and violence .

    • @ahmedjama2116
      @ahmedjama2116 3 года назад +3

      @@comeon4796 wtf you talk bout...... adi bossaso kaleh dadku waa Somali dhulkuna waa Somali

    • @saxardidgujre661
      @saxardidgujre661 3 года назад +2

      @@ahmedjama2116 wa Cayayaan lagu soo daayay social mediaha si somali isugu dagaasho social mediaha dhexdiisa

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 3 года назад

      @@saxardidgujre661 runtaa walalhi

  • @mctech9639
    @mctech9639 4 года назад +5

    sharciga dugsiyada qur'aanka halagu daro......ardayda in ay isku mar soo galaan isku marna ka wada baxaan....macalinka iyo hal ama labo arday aysan gaar u joogi karin, dugisa.

  • @hawoyusuf490
    @hawoyusuf490 4 месяца назад

    Xasuus mxaan baskaa raacay

  • @axmadyare1099
    @axmadyare1099 4 года назад +3

    Asc

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 4 года назад +1

    One bus is not enough, the mayer needs to link the area with the city centre by establishing bus service.
    NRC has done it's bit where is Puntland contribution?

    • @khadar0524
      @khadar0524 3 года назад +1

      Adiga wax uqabo ama hadal wad eeboow...

    • @dahir022
      @dahir022 3 года назад

      @@khadar0524 ereyga “eeboow” micnihisu waa ilaahayow ee ogsonow wllo, sida kale👌🏽

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 3 года назад

      I want to buy a land there. Guri baan ka dhisanaya xaafada waa qurux buurta aan ka helay

  • @cabdullaahiismaaciil5708
    @cabdullaahiismaaciil5708 2 года назад

    Nabad baa naas la nuugo leh

  • @husseencagta6034
    @husseencagta6034 4 года назад

    Wa sawirki south sudan

  • @aha7366
    @aha7366 2 года назад

    This is very different in real life these people are lying

    • @onlyme562
      @onlyme562 2 года назад

      dheh masha allah, yahuu daadee uuf