Комментарии •

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 5 месяцев назад +1

    Masha allah yaawardiyenaya. Dadbas iskaguranays aataarta waa waxa kaliya oolagu faani umadiin dhulshidheye ayay dad sanyahin dhalinyarooy dhulkii ilaal sada odayaashii waalagatay. Oo madkale ayay ushaqaynayan

  • @abbasibrahimali2182
    @abbasibrahimali2182 5 месяцев назад +2

    Meeshu qurux badanaa😊

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 4 месяца назад +1

    Waa dal isaga dhan dalxiis loogu talagay nasiib daro dadkii ka faaiidaysan lahaa wali ma dhalan, kuwa hada joogana uma jeedaan Jandda aduunyo oo ay korfadhiyaan iyagaa isku maqan, waxaan maqli jiray doqonta iyadaa is aragta,

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 Месяц назад

    Abtiyow intaan yar Uganda aan siino maskiin waaye aan mudo dheer lasoo ceeshaye

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 11 дней назад

    🇸🇴🫡🦁☝🏽💪❤️

  • @halgancollege2097
    @halgancollege2097 Месяц назад

    mobilka jiif u qabo

  • @abdikadirsanka4403
    @abdikadirsanka4403 10 дней назад

    Magalada intee kutala aomalia miyane🇸🇴🇸🇴

  • @abdikadirsanka4403
    @abdikadirsanka4403 10 дней назад

    Magaladan inte kutala somalia miyane 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-tv2gy2qv7i
    @user-tv2gy2qv7i 4 месяца назад +1

    Somalia inkaar aa heesato,waxaas ayaa ka qadsanhy,markasta qabiil isku hesanaaa,reer Puntland isdaxgal sameeya oo somali weny sodajiya,hala camiro dhulka cunsuriyada dhaafa,