DEG DEG Duqeeymo Lagu Xasuuqay Ajaaniibtii Daacish, PLand oo Cagta Marisay Buuraha, Diyaarado dul…

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 янв 2025

Комментарии • 17

  • @QueenKubro
    @QueenKubro 16 дней назад +1

    Guuuuuuul💪💪💪💪💪🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 17 дней назад +4

    GUUL CIIDAMADA PUNTLAND 🇸🇱👊👊🩸🩸🩸

  • @kiinabdi7387
    @kiinabdi7387 17 дней назад +3

    Viva Puntland guuleyso insha Allah ❤❤❤💙🤍💚🇺🇿🇺🇿🇺🇿💓🙏

  • @AbdisamadAbdiabwaan
    @AbdisamadAbdiabwaan 17 дней назад +2

    Wa siyasad.e janno.majirto

  • @cabdiadendaahir
    @cabdiadendaahir 17 дней назад +1

    Anojoga dawladdeganka soomali galbed waxan halkan kasalamaya madaxda somaliya alshabab waa laga gulaysanaya

  • @MaxamuudSalax-p2l
    @MaxamuudSalax-p2l 16 дней назад

    Wariye Naar bay soo Doonten Bwe Waase ay heleysa In Shaa Allah

  • @CalinuurXuseen-q3e
    @CalinuurXuseen-q3e 17 дней назад

    Waxaanjogaa casimada soomaali galbeed
    Shabaab walagaguulaysan iskadhiciya pudlaan guul guul guul

  • @ShaafiIsaaq-e8q
    @ShaafiIsaaq-e8q 17 дней назад

    Somalia 100%waa muslimiin sunni ah kuwa daacashka ah ee buuraha galgala kujira yuhuud iyo nasaara ayaa ka dambbeeya,si aanay Somalia dowllad ugu dhismin weligeed.

  • @wardiawomar9393
    @wardiawomar9393 17 дней назад +1

    Waa kala daadsanaata iyo tala xumada iyo umada oo ku mashquulsan qudhac iyoqansac

  • @NourMohamad-k4o
    @NourMohamad-k4o 16 дней назад

    Illahaw islaamka u gargaar

  • @AbdisamadDaud
    @AbdisamadDaud 16 дней назад

    Somalida inlagaleesiyo ayay u,imaadayn

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 17 дней назад

    Daacish.iyo.shabaab.waxaakadambeeya.iidoorka.halagulaxisaabtamo

  • @mahamudhasan9226
    @mahamudhasan9226 16 дней назад

    Siyaasiga maxada banna waa wadaxawene faramajo

  • @IbraahimCaraale-g4m
    @IbraahimCaraale-g4m 17 дней назад

    ADINKOO WADANKA UDHASH AY BAABA ISQABIN NINBA NI NBA NINKII DABADA KAGALEY DHAGAN YAHEY MAXAA DIIDAYO INEY AJANIBA IMMDAAN

  • @HousseinAli-k6s
    @HousseinAli-k6s 16 дней назад

    Asc ajaanebta somaliya inay horow marka kala dagalaman dadka somaliyed madaxda somaliyeey wa ninga faidaystay muslin galo wado iyo galo wado waxa la ogaday somaliya dagal gudaha ah dadka somaliyed gudaha laga hubeeyo somlida inu ninba walalki ku duulo mamul g0boledada midba mid la iskugudhibo wata hada socota hadad dheego ledihin cadawgagu somaliyey wu badan yahay Adnah wad is cunaysa alle haydin gar garo

  • @NourMohamad-k4o
    @NourMohamad-k4o 16 дней назад

    Illahaw islaamka u gargaar 0:51 0:51

  • @ناصرمحمد-ي6خ
    @ناصرمحمد-ي6خ 17 дней назад

    hadeey itoobiya bixi weeso dhuulka sida buuntiland qatuumo iyo soomaaliland hala geeyo si ayucawiso