Subxaallaah, Rabbi kuwa suufiyada ah ee diinta shaydaanka faafiya hay naga qabto Culimada ahlu tawxiidka ah ee uu Sh.Umal ka mid yahayna Rabbi ha barakeeyo.kuwa heesaya ee ciyaaraya iyagoo wax Rabbi ka sokeeya cabudaya Ilaahay haynaga qabto ee indhowaale inagu soo batay Allaahu Akbar
Jazakalahu kher sh musstacid Ninka ugafay culumada Ahlu dinka ah waxan lehy dinta ha ugafin sh umada islamka ah waxan lehy qurafadkha iska ilaliya walall Allah waxan kabaryena inu xaqa nafahan siyo aamiinnn yaa Allah
Sh mustacid Allow kuu naxariso
اللهم صل صلاة كاملة وسلم سلاما تاما على نبي تنحل به العقد وتنفرج به الكرب وتقضي به الحوائج وتنال به غائب وحسن خواتيم
Ala yaa raahmaa
Amin yarabi
SH mustacid waa aabaha towxiidka allaha u nxariisto
بارك الله فيك وجزاك الله خيرا شيخنا الفاضل الشيخ مستعد
رحمه الله رحمة واسعة
Allah ya rahmu
Barakallahu fiik shekh mustacid
Allow kuunaxariiso maanta sheikha wuu nagahooseeyaa
Shekh jamaal waa nin cilmi ilahey kumaneystey ❤❤❤❤
Illahay hakunaxristo 😢
Allow unaxaristo 😭
Sh jazaka Allah
Ale ha kuu naxariisto
Subxaallaah, Rabbi kuwa suufiyada ah ee diinta shaydaanka faafiya hay naga qabto Culimada ahlu tawxiidka ah ee uu Sh.Umal ka mid yahayna Rabbi ha barakeeyo.kuwa heesaya ee ciyaaraya iyagoo wax Rabbi ka sokeeya cabudaya Ilaahay haynaga qabto ee indhowaale inagu soo batay Allaahu Akbar
in kasto Ayna Dabeecadeyda aheyn in Aan hablaha in Anan u jawabin ama In Anan qoraal uso qorin
Mid hadaan ku weydiiyo Waxaa Tirii Suufiyada Ee diinta Sheydanka fafiya Sidaad Sheyty Waxaad Aaminsan taheh in Ay diin sheydan jirto sidaad ledahay baa diinta Aad idiinka fafisan Waa mid Wanagsan Soma ahan
Kkkkkkk ahlu tawxiid naftaada aa been u sheegtay
Ala haunaharistasheek kena😢😢
Masha alaah
Adeer diinta sobaro warqad diinmanoqoteh sh Jamal waa caalim somaliyed
Wcs
Asc
kaaa kaaa kaaaa
Wahapi benalla aah ayaa tahaay ma athika ayaa sh jamal kari karaa 10000 xadith ayuu xifdisanyahaay iyo sanadkotha ee 10 xadith xita maxifdisaniid
waa Miskiin Jaahil
Ninkaas jaahil murakab ah waaye muxuu xadiith xifdisinaan ninka xadiithka beentaa shegaaya
Kuwan Aniga Xageyga Waxey ka yihiin Dameer Qeyliyey Oo kale
10000 xadiith Oo wada been ah 😂😂😂
Bill iyo Hillary Clinton iska soo mataji wixii ay kusiiyeen. Koofiyadan nataniyahu ayaa design gareeyey aad xirantahay.
Wax aqli aad shekte malahaan eee dinta sobaro ayuhal wahabi
Sheekh adi laftaadu iska danbiyarayso waakiilayidhi qofkiin yuun qofka kale waxkasheegin waloow runa hanoqotee
Waxa isweydiin mudan
Kutubta axaadiithta
Bukhaari Kali miya?
Ileen Wadaadka xadiith ayu sheegay
Bukhaari kasosaar ayuna yiri
Macnaha bukhaari hadaan kawaayo
Muslim ma aadi kari miya?
War waa kii uweynaa shabaab war qabta aawey dadkii lajoogeg
Muxuu axaadiis iska fiirin wax ma aqrisan baad tiriye.
Wahabiyada wa xassidin
Uma ogalo wanag culamada kale
Beenaale anagu waan uogolnahay wanaag wixi bidci ah ee diinta si qaldan ufahmay
Haa waxey wadaan dacwa qaloocan
Beenaale war wahaabiyow Sh jamaal wlhi inaadan cilmi iyo sharaf kugaari karin
Nahaabiya
Ala Ninkan miskin ka Yaa dhibay
Dariqada wahbiyda iska ijiiiir bdcada habiyada
War gobol ogaadeen ahane waa gobal soomaali.! Maxaa kaa qaldan niyahow.
نحن لانريد صوفيين والخرافات الخرافيون اللهم اهديكم