M. Xasan oo boqday ciidanka Bada Itobiya ee Somaaliya loo daabulayo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 янв 2025

Комментарии • 235

  • @olowsagar948
    @olowsagar948 17 часов назад +11

    Waxan maqli jiray doqonta xadhkihii lagu xidhi lahaa xusuladey ku sidataa.
    Xasan waa sida uu maanta yahay

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 15 часов назад +9

    Ethiopia iyadoon bad laheeyn markey ciidan bad iyo maraakiib bad sameeyaa tey wey iska cadeeydeed. Aawey Baarlamaankii Soomaliya

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 18 часов назад +26

    Inaa lilaahi WA inaa illaahi rajucun waxan walan yaa noodoryay ilayn, ceeb looma dhinto

    • @mahadcartan662
      @mahadcartan662 17 часов назад +2

      Waxaa kuudooray siciid Dani Iyo axmed madoobe oo farmaajo inay tuuraan kudadaalay iyagoo farmaajo laqabiila

    • @faadumoaweis8558
      @faadumoaweis8558 15 часов назад

      😂😂😂😂😂

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 13 часов назад +1

      @@mahadcartan662 Daarood ayaa wadankan halkaa dhigay waa nasiibkeen

    • @محمود-ذ2ي-ث9س
      @محمود-ذ2ي-ث9س 13 часов назад

      😂😂😂😂😂😂😂
      Ceebtis ma ahan wa cadadis ha la yaabin sow ma xasusatid marki u jig jiga ka degey o ka khudbeyey o yiri jig jiga wa dhul ethopia nabadad haysatan xajisada

    • @GelleWarsameSabriye
      @GelleWarsameSabriye 12 часов назад +2

      Hawiye ninkaan luguma eedeyn karo,waayo waa shaqsi.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 17 часов назад +7

    Muuse Baxii xataa ciidamda Bada ma arag hadana is fahan kaliya lagu haytey sababta wax waaye Somaliland naceyb baa ka buuxa badeena iib ma ah meedey reer somali oo dhaney mida kaley jamaca Ogaaden medey baddii aad laheyd bada iib ma ahaa

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 16 часов назад +14

    Fadlan kasoo qeeb gal mudahaaradka lagu badbaadinayo baddii Somaaliyeed. Dadka UK kunool balantu waa safarada Somaaliya ee London 18ka January 2025. Maalintu waa Sabti, saacadu 12ka Duhurnimo. Fadlan Jamac Galadoow ummada gaarsii iclaankaas/mudaharaadkaas

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 12 часов назад

      Adeer ha daalin dalkii ma jogtidee maxaa ka galay waxa Ethiopia qaadanayso mida kale somaliya ma bad bay ka faideystaa? Adeer badda Ethiopia uga xaq intii reer galbeedka iyo asia boobi lahaayeen

    • @abdinasserj2022
      @abdinasserj2022 11 часов назад

      Inta wax garadka ah wey ogtihiin Cidna badaan inaysan saxiixi Karin, Sababtoo ah, Markay timaado Dawlad Soomaliyeed waa la diidi doonaa waxa Xasan kaligii watay oo Baarlamaan saxiixin. Wax magarataduse ma oga!

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 10 часов назад +1

      Insha allah

    • @husseinaden7560
      @husseinaden7560 10 часов назад

      ​@dalaisacgiadigu ma daba qoodhi baad tahaybril5899

    • @اممحمد-ج8ط6ظ
      @اممحمد-ج8ط6ظ 8 часов назад

      KAALAY KA BANAN BAX DALKA SOMALIYA MUCARADKA DIBADA WAA LASOO QAQABANAYAA MAXAD U BANAN BAXI WEYDEEN MARKII ITOBIYANKA LAGAA CELI WAAYEY INAAD WADATO ADIGA KUNA WEERARTO CXDS IYO DAWACALEY SHACABKII JOGAY BOSASANA AAD HUBKA IYO CUNADA UGA DEJISAAN MAXAAD HADA KA MUDAAHARAADEYSAA ADIGAABA SHALAY WATAYE MAANTANA MALEYS BEDELAYAA OO NALOO XUMEYNAYAA AYAGOO JOOGA KISMAYO BOSASO JIGJIGA HARGEYSA WARYAA DAAYA BEENTA😢😢😢😢

  • @Midnimoqaran202
    @Midnimoqaran202 16 часов назад +11

    Kacdoon bad baado

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 16 часов назад +9

    ileen ceeb looma dhinto! War yaa ilaahay yaqaan oo ruuxan bilaa garaadka iyo damiirka ah ee Xasan naga qabta

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 14 часов назад +2

    Xasan ilaahoow haku soo celin Somaliya. Somaali waa ceebeeyey nacaladi ha ku dhacdee

  • @keeyrwadesiyaad730
    @keeyrwadesiyaad730 18 часов назад +7

    Kan wadanka ilaahay hakaqabto

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 16 часов назад +5

    Fadlan kasoo qeeb gal mudahaaradka lagu badbaadinayo baddii Somaaliyeed. Dadka UK kunool balantu waa safarada Somaaliya ee London 18ka January 2025. Maalintu waa Sabti, saacadu 12ka Duhurnimo. Fadlan Galadoow sii gudbi

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 17 часов назад +4

    Maanta ka dib Itoobiya Dal weyn oo soomaali la dhihi jiray iyo baddiisa ayay heshay

  • @sahraelmi4300
    @sahraelmi4300 16 часов назад +4

    Shararftaa dhacdhady
    Meel xun baad dhigtay somali
    Ahmed madoobe iyo puntland
    ayuu rabaa inay xabashidu u qabto
    Imaan la,'aani Ilaahay na wey ku ilawsiisaa
    Umadu ha Ilaahay hakaa dhex saaro

  • @Aaliyah-2t5
    @Aaliyah-2t5 18 часов назад +6

    Cakuuyee xassan dhiiqo, war .ceebtaan xagay nooga noogatimid. SubhaAllah. Balaayo salaankaa qaadatay, wadan aan badlahayn ee diyaar u ah inay dhacaan badeena ayuu ciidinkooda salaan kaqaadanaya/ usujuudayaa dufkubax xassan munaafuq waa mafakare bahdil unool.
    Xassan gurgurte sharaf iyo dadaninimo midna kuma hadhan walaahi 100&100 😢😢😢

  • @museosman8296
    @museosman8296 18 часов назад +5

    Xayawaankaan caada qaataha ah ha dillo kuwaa qabiil ku difaacaya muxuu SL ku haystey munaafaq tuuga

  • @fmohamed5930
    @fmohamed5930 17 часов назад +3

    Illaahayow umada kasoo qabo xasan dhiiqo llabada lugoodba Alle kaajebi matag ayaa ihaya iimaanka Allakaaqaad bakhti aandillaacin

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 часов назад +3

    HAWIYOW DAD NOQDA😊. ISKA SOO XULA MADAXWEYNE DALKA BAD BAADIYA. XASAN TUUGNA IS CASIL DHAHA😮

  • @abubakarsheikh6748
    @abubakarsheikh6748 17 часов назад +3

    Hassan sheikh ilahey haa naga qabto amin amin yaa rabbi

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 часов назад +2

    XASAN NACAS WAA NINKA SALAAN KU WAALAY CIIDANKII ITOOBIA EE LAHAA DAGAAL BAANU BADA KU QAADANAYAAN😂

  • @idrissdiriye2474
    @idrissdiriye2474 18 часов назад +4

    Reisuul wasarahaa dalkaa itopia doctor Hassan sheikh Mohummed,,,

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 18 часов назад +6

    Waa kuwii somali dhaxlilahaa

    • @Amiir013
      @Amiir013 18 часов назад

      Farasiiska ito itobiya bad iskuma haystaan
      Itoobiya badeena ayaay inagu haystan

    • @Yusufxasann
      @Yusufxasann 17 часов назад

      JAAMAC GALLAD HA OGAADO. DHIBKA SOMAALIYA WAA ADIGA IYO KUWA KULA MIDKA AH EE DALKEENA KU SOO DUULEY DHOWAAN AYAAD KU NOQONEYSAAN HALKII AAD KASOO DUUSHEEN. XASAN SHIIKH WAA NAFTI HURE DOONAYA INUU SOMAALIYA KA BAD BAADIYO KUWA AFSOMAALIGA BARTAY.

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 11 часов назад

      ​@@Yusufxasanncaqligaga madhaan baad hadashaay orodoo usujuud xabashaada

  • @cabdirashiidawxashi1204
    @cabdirashiidawxashi1204 17 часов назад +4

    Waxan bila damirka ahi muxuu ahaa

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 5 часов назад +1

    Kuwa wali qabil ku daba jaaga iney waxba naga siin waxi eyka helaan

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 9 часов назад +2

    Ninkaan cali balcad waa musiino somaliya godka waxa kuriday waa isaga

    • @MohamudSaid-ff1vk
      @MohamudSaid-ff1vk 8 часов назад

      Cali balcad miyaadanaarkeen muuqaal somaali xita malaha

  • @HassanAli-vu3ko
    @HassanAli-vu3ko 14 часов назад +1

    Ninkani soomaali ma aha ee ha Hubsado ma haboona in lagu sheego madaxwayne soomaaliyeed

  • @Midnimoqaran202
    @Midnimoqaran202 16 часов назад +4

    BADA IN LAGATAY WEEY CADAHAHAY

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 часов назад +1

    JAAMAC WAA RUNTAA❤. ANAGA IYO CAALAMKII DAAWANAAYEY XAFLADAAS AFKAA GACANTA LA SAARAY🫢

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 13 часов назад +1

    Allow ha na duleyn waxaan waa in la iska qabtaa wadanka Xasan ma leh Somali ayaa leh

  • @Roob94
    @Roob94 18 часов назад +5

    Xasan Xoolo 😄

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 14 часов назад +2

    Waarbal nacaskan ciidankii loosamaystay booqanaya eega waalayaab allaw nagaqabo xasan sheekh

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn 11 часов назад

      😂😂😂😂😂 wanyabnaay sanadkan

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 17 часов назад +2

    wargurgurte walameheriyay aroswanagsan guurkinu guri xabashi gulowkayeel

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 часов назад +1

    WAA INKAAR KU DHACDAY XASAN DOQON😢😢😢

  • @jamasaid6787
    @jamasaid6787 10 часов назад

    Salaan qaaliya jama Galad Geesi geesi dhalay halkaa kahaay Geesiga sanadka ilaahay Haku xafido Aamin Aamin maasha Allaah kahabay kulis hooskasii 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 17 часов назад +2

    Gurguurte waa Gurguurte

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 17 часов назад +4

    Walaweyn(daarood iyo Hawiye) inaanay Somalinimo, taariikh iyo midnimo midna dan ka lahayn , waa nimankii shalay lahaa Ethiopia waa cadowgeena 1aad , cadowga 2aad waa SOMALILAND, maanta waa u jeedaan Madaxweynohoodi oo ay ku faraxsanyihiin dhamaantood wuxuu suubinaayo.

    • @aminaahmed6023
      @aminaahmed6023 16 часов назад +2

      Adiguna maxad ahayd? Somali saxa? Mise somali diidkii soomali halka dhigay. Xasan mooryan waxuu samaynayo somali raali kama aha, laakiin barlaman la xisaabtama baa meeshiibka baxay. Cashabkiina qabiil baa loo qaybiyey oo layskaga horkeenay. idnkuna dhibakaasow dhana idinka bilaabay.

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 15 часов назад

      @ hadii aan lacala soo laabano oo Xamar dib ula midowno maxaa isbedeli lahaa? Sow xaalku sidaan iskama ahaadeen - annaga wax eed ah kuma lihin dawlad xumada iyo dhibka ka jiro Somalia.

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 15 часов назад +1

    Allaha masiibo ku kuriido alle ku ma so cesho

  • @abdirahmanabdullahi6177
    @abdirahmanabdullahi6177 8 часов назад

    Gurguurte iimanka ayu beelay.Ilahay shacabka somaliyed haku dhaagiyo

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 9 часов назад

    Ilahaw no hili doqonta naga qabo aamin

  • @yonisdahirhussein
    @yonisdahirhussein 7 часов назад

    Odigaan waa odi waalan
    Lkn aniga lamayaabani ee dadka layaaban ayaan layaabanahay .
    Odigaan Dalka Allah kaqabto

  • @mohamedsheikhdon8852
    @mohamedsheikhdon8852 9 часов назад

    Hawiyuhu markaan oo kale waxay dhahaan DALXUREEYE.

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 11 часов назад

    xasan dhiiqo waligaaba xabashi hoos carar baddayada anagaa difaacayna soomaali odhan ayaa difaacaysa

  • @FrontlineDiplomatsFD
    @FrontlineDiplomatsFD 5 часов назад

    Xasan Sh M wuu waalan yahay
    Waana jaahil 70 jir ah
    Tuugna ah

  • @mohamedgutaale9139
    @mohamedgutaale9139 18 часов назад +2

    Madaxweynaha faransiiska xitaa kuwaan ayaa so dhoweryay

  • @ayaansiciid3819
    @ayaansiciid3819 13 часов назад +1

    😂 jaamacow beenta jooji ciidan itoobiya ma imankaraan e .angu dad nool baanu nahy oo wanagii ridnay dowladii muuse tan hadeer joogtan mowqifkeeda waa cadaysay markaa ciidanankaas koonfur baa la geynayaa

  • @mohamedcabdulahi9331
    @mohamedcabdulahi9331 7 часов назад

    Waa duloobay xasan dhiiqo waa zeero

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 17 часов назад +1

    Horey baa looyiri laf aadan tuuri doonin feenta lagama dhameeysto. Hassan Shikh Horey baan idin kusheegay in uu yahay Hogaamiye aan go’aan qaadan Karin,waana Hogaamiye soft-ah unA jilicsan cidkasta oo dan kalah Somalia sidaas darteed Madaxwaayne Hassan Dal iyo Dad midna luguma aamini karo. Somali -ween baay u taal oo Dalkoodu dhawaan kamid noqon doona Dhul weeynaha Ethaipai waa sida dream-ka Ethaipai yahay waliba inta uu joogo xilka Hassan shiikh,hadii aan Dalka iyo Dadka laga badbaadin Hassan & kooxdiisa bye bye.

  • @amaalabdi7185
    @amaalabdi7185 18 часов назад +2

    What?????

  • @CabdiraxamaanCismaan-k3w
    @CabdiraxamaanCismaan-k3w 5 часов назад

    Asc.noolaw.difaaca.dalka.usoojeed.nool.nool❤❤❤❤❤.awdal

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 13 часов назад

    DALXUREYE ALLOW ISOO DAAY MHDSND DALXUREYE SOO NOQO 10SONO

  • @mawliidhussein6927
    @mawliidhussein6927 13 часов назад

    bada cas dalka somalianlnd ayaale xasan xaguu gaynayaa

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 5 часов назад

    Ma hodyadii baa leh saylac amxaarkan
    Somalia iyo itiopia toona ma bixin karaan xeebta Somaliland

  • @abdullahihussein4597
    @abdullahihussein4597 11 часов назад

    Somaliyey dalka badbaadiya xoolahan dalka halaga qabto

  • @AsliSharaf
    @AsliSharaf 6 часов назад

    Haye bada waxa ku jira gas gaskasna Ethiopiya ayaa soo saran marka😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 saypac aaaa

  • @CrisaaqJiijile
    @CrisaaqJiijile 13 часов назад

    Hoyadiiswsaha walal itopia ma ahan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 10 часов назад

    Hassan munaafuq waa is qaawiyey somalina meel aad u xun ayuu geeyey,ilaahay musiibo daran haku rido Hassan xumow

  • @hodanabdi3981
    @hodanabdi3981 13 часов назад

    Xasan waa na ceebeeyay sumcadii somaaliya ilaahay ha nooga badbaadiyo dowladeena, dowlad waxba kama yaqaan

  • @Beru700
    @Beru700 13 часов назад

    Madaxwayne maaha ee waa daanyeer.
    Khaa,in ah oo dhulka somalida rabna in uu iibiyo .
    Ha la dilo

  • @qoorc499
    @qoorc499 8 часов назад

    Mw. Xasan. Sh. Hooyadaa. 100. Was. Garac. Garac. Dhalay. Waa. Halka. Aad. Gasho

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 9 часов назад

    Guul ciidanka badda soomaaliya ilaalin doona. Guul soomaaliya iyo etiobiya.
    Maamul gobaleedka jubbaland haddaad xininyaha lagasiibaya

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 15 часов назад

    Inta aqliga yar ayaa durbaba u rigey dhibaca xun. Marna Soomaalidu dhinaca fiican kamaba fiiriyaan war ku fiiriya aqliyada fog iyo ujeedada uu uga golee yahay madaxwayne Xasan sheekh. Marka ma og tihiin walaala heena Ogaadeen iyo beelalo vadan ee dego Itoobiye oo u baahan ceelasha laga helay meel ay ka dhoof sadaan batroolka dhulka Ogaadeen.

  • @abduge1237
    @abduge1237 14 часов назад

    Xasan waa doqon khaa'in alwadan ah. Ceeb weynaa

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann 17 часов назад

    JAAMAC GALLAD HA OGAADO. DHIBKA SOMAALIYA WAA ADIGA IYO KUWA KULA MIDKA AH EE DALKEENA KU SOO DUULEY DHOWAAN AYAAD KU NOQONEYSAAN HALKII AAD KASOO DUUSHEEN. XASAN SHIIKH WAA NAFTI HURE DOONAYA INUU SOMAALIYA KA BAD BAADIYO KUWA AFSOMAALIGA BARTAY

  • @CaashaRuum
    @CaashaRuum 14 часов назад

    Madax weysoomaliyne walan baa somaliya wateriyey

  • @farduus_
    @farduus_ 15 часов назад

    Odaygu ma somali buu udhashay misa itopian waxan yuu nugu so noqon madaxa allah ka gooyo sujuda uu galada u sujuudayo an ku nacay

  • @JawahirJama-k4q
    @JawahirJama-k4q 13 часов назад

    Musaylamatul kathaab wuxuu ka dhashay reer banii Xaniifa,
    Waxay dheheen ( Runlow reer banii Mudar ah waxaan ka jecelnahay beenlow reer banii Xaniifa ah)

  • @cabdikariin718
    @cabdikariin718 11 часов назад

    CAQLIGA IYO GARAADKA LAGAA QAAD EELIIN CIIL LOOMA DHINTO MADAXWAYNE MAAHE WAAN KHAAYIN WADDAN

  • @Shaamil-Basayev
    @Shaamil-Basayev 6 часов назад

    WUUNA NACEEBEYEY XITAA ISAGII BAA IS BAHDILEY RABI HANAGA QABTO KUWAN IYO KUWA SOO SOCDO ILAAHEY DALKEENA HANOO ILAALIYO CADOWKANE ALLAH NAGA QABTO LKN SOMALIWEYNEY HURDADA KA GACA DALKINA DIFAACA MADAXDAN OODHAN DHUUNTA WEXEY MARIYAN BAS BEYRABAN DALKA WAXBA KAMAGALIN SHACABKA SOMALIWEYN DALKINA DIFAACA WALHI ETHIOPIA YAHUUDA WEYBA KA DARAN TAHAY WALAHI AQOON BADAN BAAN U LEEYAHAY WABILLAHI TOWFIIQ

  • @XamseMaxamed-h1h
    @XamseMaxamed-h1h 17 часов назад

    A.s.c..umada.somaliyeed..ha.lakaco..Dalkeith.uubaabiyeye...nin
    Ninkii.doqonka.aah..barlamana.majiro..waa.innaa.ladhaaqo..dadku.somaliyeed..ilaahay..nobad.badi.dalka.aamin.aamin

  • @MohamedYusuf-k1c
    @MohamedYusuf-k1c 2 часа назад

    Kani waa kaytiraa itoobiya majarashaa ibdhi

  • @keeyrwadesiyaad730
    @keeyrwadesiyaad730 18 часов назад

    Walaalaheen itoobiya qofkii dhahaa gaalo walaahi waa gaaloobay eelasoco

  • @MaxamedCali-w3b3j
    @MaxamedCali-w3b3j 7 часов назад

    Kacdon badbado waa in laqabta somaliyey

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 15 часов назад

    Weli geen naceybka Amxaarada miyaa nagu quful naanaayo war ilbaxa oo ilooba wixii xumaa ee na dhex maray anaga iyo deris keena Itoobiye waad og tihiin deriska in maali tii koowad ee qabriga dhulka laguu dhigo dhinaca lagu su,aalaayo deriskaaga . Waxaa ugu daran baraha bilshada af lagaadada madaxwayne Xasan Sheekh waxaa u badan Daarood weli Ogaadeen oo ayaga danra bada aad ugu baahan.

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 6 часов назад

    Awdal somaliland xasan mashu siinayo isaga garan somaliland dhulkaga cid aan fulin wixi somaliland dan u ah ma soo gali karo nin aan bakaraha xukumin bad somaliland ma bixin karo

  • @abdikariin7002
    @abdikariin7002 8 часов назад

    😂😂 war qofkan walan meeqa sana u dhiman inkaarti somalida intii la uruuriyay ayaa xasan sheikh laga sameeyay

  • @AktaloonFarid
    @AktaloonFarid 12 часов назад

    Ilma adeerayal somaliyey ninkani wax naga qabtaa ma la wayay. Yaab waxan maqli jiray ceeb looma dhinto. 😢😢. Allh naga qabto ninkani

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 15 часов назад

    Wey xasan dhiiqo allaha ummada ka gabto maasiibo weyan tuug tuug dhalay ma xishoodo madaxwene baaxane imaan laawe

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 16 часов назад

    ITOBIA OO DIIDANAYD IN CIIDANKEEDA KALA BAXDO KOONFURTA MIYAA BERI KU EKAAN CEYLAC ? BERI BAD IYO BERI BA WAY NAGASOO WEERARI😢

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 6 часов назад

    Awdal somaliland hooyada la wasa

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 12 часов назад

    In Somali iyo Ethiopian walaalobaan waa arin fican oo waliba inaga somali ahaan bay faido badan inoogu jirtaa, badda dheer ee somaliya intii reer galbeedka iyo china japan iyo carabi kaluunka ka guran lahaayeen waxa ka fiican walaalaheen Ethiopia inay ka faideystaan oo ugu yaraan walaalaheen kililka shanaad baa wax ku leh, anigu waxaan so jeedin lahaa in Abiy Ahmed madaxweyne inoo noqdo oo somaliya iyo Ethiopia hal dal noqdaan,

  • @NadiirCabdi-m2c
    @NadiirCabdi-m2c 9 часов назад

    Hadalkaaga baakadaran rayiga xasansheek

  • @IsmailFaarax-o7v
    @IsmailFaarax-o7v 16 часов назад

    Madaxweyne dhaqaale urursanay iga dhej

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 15 часов назад

    Nin waashay oo uu bahan dalka laga qabto masuuboda

  • @اممحمد-ج8ط6ظ
    @اممحمد-ج8ط6ظ 8 часов назад

    J/DHANA WAAD KA WADATAA DHANA WAAD KA CAAYEYSAA ITOPIYA SOWKUWA LAGU LAYNAYO SHACABKA DEGEN DAWACALE IYO KISMAYO MAXAY KA DUWANYIHIIN KUWAN KUWA CAGJAR WATO &A/MADOBE MISE DADKA KALE WAA KA XAARAAN ADINKA MAAHEE 😮

  • @abdiqadirbulale9426
    @abdiqadirbulale9426 13 часов назад

    NINKA SAXIB DAMEERKISI INUU DHANSADU AHAA EE DANI IYO MADOBAHA JUBALAN WEYDI SABABTEY UDORTEN

  • @halimayusuf4899
    @halimayusuf4899 15 часов назад

    Hubsiimo hal dhan baa la siis taa walaal haka hor dhicin micnaha ka dambeeyo ilaa hadda madaxwayne Xasan Sheekh afkiisa kama aan heyno.

  • @Nasteexo-h4j
    @Nasteexo-h4j 11 часов назад

    Heshiiya baan ku daalnay

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 13 часов назад

    FADLAN KA SOO QAYB QAADO XORNIMADA LOO RAADINAYO SOMALI GALBEED

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 14 часов назад

    Maya weeykuxadeen Madaxweeynaha wuukajawaabidoonaa haduukahadliwaayana qayaana qaranbuugalay

  • @silverloola726
    @silverloola726 17 часов назад

    War Hawiyoo ninkaan dalka ka qabto. Sikasta oo logaqabankaro.

  • @ahmeda.gebrael.7794
    @ahmeda.gebrael.7794 6 часов назад

    saylac ma hooyadaa baa keenay Cagdheerey

  • @Subeyriga
    @Subeyriga 13 часов назад

    XASAN SHEEKH WUXU SOO XIDHEY ALBAABKII DABADHILIFNIMADA DAAROOD KU SHAQEYSAN JIREEN KKKK

  • @YurubXasan-c4h
    @YurubXasan-c4h 11 часов назад

    Waa gun nimo waxaan allow yaa daraawiishtii Dib usoo nooleeya

  • @dadirtrafic5568
    @dadirtrafic5568 10 часов назад

    Adiga ayaa ku qasbay in usku dhiibo ithopia sababtoo ah waxaa u orodeen xasan kahor si aa d ciidan keeda ku weerartan dowlada soomaliye hadaad thiin daarood adeer marka ka xaaxaabi hee dhilkaada iyo badaad ayaa ithopia lagula hishiinaa si dhabarka lagaga jibiyo

  • @AhmedJimale
    @AhmedJimale 13 часов назад

    DAROOD LEE QEYLINAYO LOMA JOOJAYO

  • @AbdullahiAbukar-uo7jg
    @AbdullahiAbukar-uo7jg 6 часов назад

    Nacaskaan cagta dheer ethiopia ayaa gumeysan jirtay asaga iyo aabihiis iyo awoowgiisba war anaka ethiopia ciidankeeda oo dhan ayaan cashar ugu dhignay xamar maxaa ciidan bad ma xishoode goormee bad la siiyay.

  • @AbdourahmanElmi-c4g
    @AbdourahmanElmi-c4g 17 часов назад

    Komanti looma baahnee soomalay kakaca fadhiga xasan manaxayee

  • @IsmaelMohamedAhmed
    @IsmaelMohamedAhmed 14 часов назад

    Cafimad majira Maya malitii dalka uqabsaday wakiil ucararay imaraadka ilahada War farxadle mamaqlin mana arag

  • @MahamedMohamud-ek5si
    @MahamedMohamud-ek5si 13 часов назад

    Somaliya wadaniyadi way kadhamatay madax, shacab,cuqaal,dhalanyaro,rag iyo dumar cidna oma maqna celna oma qodna Rabiyow badbadi dadkan iyo dalkan ada badbadin kara

  • @khadarabdinuur_iso
    @khadarabdinuur_iso 10 часов назад

    Nin aduun ku noolow maxaa argti kuu laaban tana ma u laabnayd soomaalia allow cabsidaa baan cudla u fadhiyaaye soomaaliya caymi

  • @abdimohamed9252
    @abdimohamed9252 15 часов назад

    Inaalilaahi wa inaa.ileehi rajacuun ileen ceeb looma dhinto

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol1301 17 часов назад

    saylac xasan maxukumo ilamana aha in itobiy doqonimada aqbalayso waytaqana ciday badasi ka godo iyo cidaxukunta,lakinwuxukadiyarsd inciidankis nabad ilalnt somly lagudaro