MUXU AHAA SAFARKENI ASAD HAGIO OO LAKULANAYE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 окт 2024

Комментарии • 541

  • @ciilowofficiall4856
    @ciilowofficiall4856 5 лет назад +134

    Intii licato jecel like ilahay dartii iisaara

    • @fatushjey8196
      @fatushjey8196 5 лет назад +1

      Lii miss you wlih sxp qali

    • @amiiraqalanjo4519
      @amiiraqalanjo4519 5 лет назад

      Waxa tihi saxib dhaba alle hisu kina dayo 😭😭😭😭😭😭

    • @fletcherelisha2556
      @fletcherelisha2556 3 года назад

      a trick: watch series on Flixzone. Been using them for watching all kinds of movies during the lockdown.

    • @kairorayden6944
      @kairorayden6944 3 года назад

      @Fletcher Elisha yup, I have been watching on flixzone for since december myself :)

    • @edwinrobert1959
      @edwinrobert1959 3 года назад

      @Fletcher Elisha Yea, I've been using flixzone for months myself :)

  • @fordowsamohamed2383
    @fordowsamohamed2383 5 лет назад +5

    maashalaa 💫saaxiibo noocaan malhelo waliyiin saan Ahaada❤️💫❤️muniir iyo liicaato iyo laky wie Love

  • @sofiacdeey6881
    @sofiacdeey6881 5 лет назад +34

    Wlhi xaqiiiqatan Aad ayaa calool xumaaday ilinteydane waaan xakameyn waayay 😭 insha allaah dib ayaad isu heli doontaaàn Mi Boyz inta noloshiiina ka dhiman sidaan lee ahaaado ❤🥰😍🔥🌹

  • @sagalhassanwanguwalawadaqe3996
    @sagalhassanwanguwalawadaqe3996 5 лет назад +124

    liicaato bro wlh waad iga oy siisen wll mcn mahan jaceelka aa isku qabtaan adin ka kaliya wadana na araken saad isku jaceshihiin kadaran aan idiin jeclahay dhaman mulaly boy dham waxtihiin dad qalbi nadiifa leh waligey midkiin lamahadlin balse adunkan hadii lnoolyahay waanbidin lakulmi donaa magaranayo inaad arki doonto fariintiina blse waxan kahelay sida dhabta eedsaxiibtinadiino utahay wll hoyo iyo aabo wada dhalay waxaan idiin rijaynaa intaa kadhimanaysaan sidaan inaad wada ahaatan munir licato waxaatihin farxadena wllhena wlh sada aan wllky ujeclahay ban idiin jeclahay cadawgin unolada my brothers

  • @rayanasadabdulahirayanasad7903
    @rayanasadabdulahirayanasad7903 5 лет назад +2

    Wanixisaay inta yaar anagamaqneydeen nosonabad noqda asad hagio iyo arimaheena wanijeclahaay keep going brother's

  • @ayandaimond6673
    @ayandaimond6673 5 лет назад

    Laki liicato muniir alle ha isukiindaayo Amiin

  • @qureeshonuurxasan8991
    @qureeshonuurxasan8991 5 лет назад +1

    Waa runta liicaato waxaan idin rajaa mar walbo inaa farxad iyo caafi maad ku noolaa taan mulali boys 😍❤❤

  • @deqalul9734
    @deqalul9734 5 лет назад +15

    ax ax😭😢run baan u oye madama aad so baxdeen
    wanka murugoday 😭
    markii aad wada jogi jirteen waxba muruga madaremi jirin wlh
    hada in aan halmen kuwada noleen u oyay marki aan dawaday muqalkaan
    cizo iyo shrf ku nolada
    wan idin jeclhay❤💚👏

    • @qaddafisomali5749
      @qaddafisomali5749 5 лет назад

      Deqa subscribe i saar Wll

    • @deqalul9734
      @deqalul9734 5 лет назад

      Qaddafi Official waku saray

    • @mahadgaming4265
      @mahadgaming4265 5 лет назад

      Asc sxb liicaato wan kusalaamay sidookale asxaabtaada qaaliga ah iyo nin aan aadka juceclahay asad xaaji kama arna arimaheena dhamaantiin wan idin wada salaamay

  • @qalidumar785
    @qalidumar785 5 лет назад +3

    RUclips arimahena iyo muniir wan firsadee bt urs like comment aya ugadare keep going brother Nairobi will miss you

  • @ikbalmahamud1160
    @ikbalmahamud1160 5 лет назад +10

    Waaaw m.a ilaahy ha idin xafido hada kaaso hormary like igu qabo deee

  • @shaaficimacaani6839
    @shaaficimacaani6839 5 лет назад +5

    My boys liicaato iyo muniir amaa so laabaneesiin o hooyo shukri uso noqonesaan teda kle ano moqdisho jogaa idiin murgaa wlhi allha idiin xafido qalpiga idinka jclhy❤❤❤

  • @queenfarduuz9803
    @queenfarduuz9803 5 лет назад +1

    Masha allah
    Hormar wanaagsan wllo qli liicaato io asxaaptaada

  • @queenciiltiraofficial4000
    @queenciiltiraofficial4000 5 лет назад +3

    Yarow lii caato adi kftanka iyo.qaraxda lagu abuuray iga wale nitad iga qoslisaa adi iyo muufe cate muniir wwlldy cml wayo frxd kunolada❤❤❤💋

  • @nimcogopzan1032
    @nimcogopzan1032 5 лет назад +5

    LiipaaN adan Ali liicaato keep going my prother IlaHaY ha idinku xafido meel walbo joogtaan

  • @hamdahaaji6259
    @hamdahaaji6259 5 лет назад +2

    liicaato walaahi waan ooyay sidaad isku jeceshihiin markaan arkay aad ayaan idin jeclahay mulaali boys ii noolaada waliigiina jiroo jooga 😙😙😙😑😑 lov you tou

  • @najmanaaleeye5640
    @najmanaaleeye5640 5 лет назад +5

    Muniir laki liicato my brothers I love you 🤟 guys

  • @abdishakurhassan7360
    @abdishakurhassan7360 5 лет назад +5

    kusali nabi muxamed scw like ne saar fadlan mahadsanid

  • @AB-de8bg
    @AB-de8bg 5 лет назад +6

    Wlhi i lost my best frnds waa ooyay asaka soo xasustay from Sweden Stockholm lii cato big respect 🇸🇴❤

  • @adnuushbbegirl246
    @adnuushbbegirl246 5 лет назад +1

    Rer Mulali boys waan nii tagera keep going

  • @ceyntekhan2765
    @ceyntekhan2765 5 лет назад +58

    Hadaa jiif kudaawaneyso ani cml like ta ha ila dhaafin 👇✌

  • @mohamedahmedaden
    @mohamedahmedaden 5 лет назад +2

    anigaygaa wllhi waan dareemay saxiibtinimadii makala hadhaysiin inchallh alle hayDin daayo asxaab farxadooda iyo kaftankooda jeclahay

  • @bilanabdi8008
    @bilanabdi8008 5 лет назад +1

    Ilhy nima lka qado dad is jecel baa tihine guur iyo gobanimo wallo farxad ku nolada ilhy ha nixafido dadkaygii tagero buxuda nii ahy adakaygii❤❤😍🤗

  • @hooditaozman487
    @hooditaozman487 5 лет назад +6

    Liicato wallhi Waan ooyay ilaa hada aan sooqorayo ax 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🙈

  • @msssuured4523
    @msssuured4523 5 лет назад +1

    Wooow aqyaarta asc lii caato io asxptiisa

  • @engsowdaxaaji9710
    @engsowdaxaaji9710 5 лет назад

    Masha.allah alle ha idin xifdiyo dhamaantiin meel waliba aad tagtaa nabad ku joogo lii caato & muniir hori usocda hormar wacan wllhy

  • @hudagobsan2407
    @hudagobsan2407 4 года назад +2

    inta Liicato jecel Like hailadhaafin Aleh dartiina iigu zaar plz Anigu waan jecelahay waanan taageera markaa zxp hayla dhaafin Noon😀😇

  • @________e2873
    @________e2873 5 лет назад

    Wa nii jeclahay Dhamaan Walaladey 💞💞💞 Lii Caato Jiya Lafta Muniir Laky Maamo Shukri masala Arimaheena Azad Hajio 🙏👇👍

  • @MSS_INTIZAM
    @MSS_INTIZAM 5 лет назад

    M.a liicaato wllkey horey usocda wllhi waxd tihiin Dad qalbi wanagsan ilaahay haidin siyaadiyo walaalaheyga mulali boys sidaa isku jeceshihiin ayan anaganah idin jecelnhy wllhi aad baan idinku xiisny mulali boys farxadiini waa farxadeena walaalaheyga mulali boys

  • @ayaanofficial4770
    @ayaanofficial4770 5 лет назад +1

    Wlhi Waaan ilmeyy mrka arky sad isku jcshihin licato munir Iyo laki boy ilhy idinma kala geyoh wllheyga an Jclhy 😭😭😭😭One Love

  • @shukriinasharaf4806
    @shukriinasharaf4806 5 лет назад

    Maasha'alaah wlhi liicaatow inaba caadi matihid alle haku dhowro waad naga qoslisiisa waad naga farxisaa adine meelwaliba aad dunida kajoogto farxad io raynrayn ku nolow

  • @siidcalimaxamed6577
    @siidcalimaxamed6577 5 лет назад

    Liicaato wa mrki ugu horeyzay uu cadaan lakulko dadki cadanka kgu czub
    Inta ila aragtay inta like bash igu ziya
    Keep going lii cato 👏✋

  • @aishaabdullahi5258
    @aishaabdullahi5258 5 лет назад +14

    Liii caato taageero buuxa kuu ahay Malaysia hada ila joogtid ina ku arko must soo ma ahan dee adiag iyo muufo cade

  • @ladiifabintb7903
    @ladiifabintb7903 5 лет назад

    Best RUclipsrs ayaa tihin iyo walalo aan jecelnahay runti dadka markan dawanayo aan dhaho waa familygaga oo kale wana idinla murugnay idinla faraxnay alle ha idin xafido ummada hooyo iyo aabo alle ha idinka dhigo🤲👍

  • @suhadeganahmed4962
    @suhadeganahmed4962 5 лет назад +3

    lii my boy ku aaminsanahay keep moving forward❤

  • @masbalcadey7574
    @masbalcadey7574 5 лет назад +2

    wlhi ilahay ban ku dhaartee ilin baa in dhaheyga ka soo buux dhaafisey alle ha ikiin dhaafo wlle aan dar alle u jeclahay tihiin ❤😥❤😥❤

  • @fahmoabdullahi4562
    @fahmoabdullahi4562 5 лет назад +1

    Liicaato calashaa ixanuuntay m.a ilaahay ha iskukin dayo

  • @therealbeautyplace8727
    @therealbeautyplace8727 5 лет назад +1

    MaSha Alla waa alle mahadii lii and muniir so noqod danbe xiiso leh

  • @nimcokiinahmed1385
    @nimcokiinahmed1385 5 лет назад

    Masha Allah barakalah lii caato muniir Laky bowy wxad somalidena bareysan wanaga iyo sida jacelka walanimo u aad ugu weynyahy midakale wxn aad ugu farxsanahy inaad walalken asad soboqaten sidad usharaften Allah haidin sharafo isku so noqon dona nbi islii isku arkena one day insha Allah

  • @mulkiabuukar3421
    @mulkiabuukar3421 5 лет назад

    Anaaa usoo horeeeyo liicaato aad baa kutaageeraa wxaa ahy qof Ku aqoonn weligyga kulama hadlin hawadaas kaaaga dawada siwaltanimo baaa kujeclhy liicaato hormar wcan wll mcn

  • @rihanaasli6425
    @rihanaasli6425 5 лет назад

    Inta ila aragte liicato in laga daremayo kana muqato bahsha like igu qapo lii nio mesha nin wayn iska dhig maxa reer badiyo iskaga dhigi aqaz😋

  • @kinghuncho8973
    @kinghuncho8973 5 лет назад +8

    Ilaahey dartiis like iisaar wll

  • @bahjamaxamed7680
    @bahjamaxamed7680 5 лет назад

    Mnshaa Allah zxptinimadu waa wax qaliya qofkii dareemi kara ayaa dareema lii caato ilhy ha idiin daayo farxadiina qaliga ah

  • @queenqali7349
    @queenqali7349 4 года назад

    Liicaato wllgi wad diyarsantihin liicaato afsoomaaligaadah kufaan waan kutaagaaree

  • @fatmamoha5855
    @fatmamoha5855 5 лет назад +16

    You guys remind me of The shield WWE Roman. Seth and Dean Ambrose 👊👊👊

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 лет назад

    My brother's liicato muniir bashaalka ha idin wacnaado

  • @sihaammohamud7789
    @sihaammohamud7789 5 лет назад +5

    Wlh clipkas xita anu iga oohiyay😭 lii caato muniir &laky boy walalo is jecel baa tihiin noloshu idin ma xumayso my brothers ❤

  • @aishamohamedkheyre793
    @aishamohamedkheyre793 5 лет назад

    Hormar wacan wllaheena lii caato wafariin muhiim ah igu salaam wll kena asad allha cafimad siiyo wlh waan uduceyaa waan kadan qada marwalbo cafimaad taam ah allh siiyo hormarwacan wll laheena dhamaantiin👑👑❤❤🙏

  • @qosoliyoqaraaxo9420
    @qosoliyoqaraaxo9420 5 лет назад +8

    Insha Allah waa barahey luqada maleysia❤❤❤❤ keep going bro waliba Muniir Wlhi waani Jeclahay Mulali boyz I love ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @raxmaadam6283
    @raxmaadam6283 5 лет назад

    Liicaato Malaysia wad ku cayishay masha allah baarakalah wan idin slamay adi iyo muniir

  • @zakigadaf1565
    @zakigadaf1565 5 лет назад

    Walaal lii.caato inta danbo wlhi waan qirooday ani ayaa ku ilmeye sxbow alle haku sahlo muraadkiina insha.allaah i like you my Dear friend

  • @nadiradaahir4661
    @nadiradaahir4661 5 лет назад +3

    Masha Allah lii,caato keep going bro

  • @zamirbadanmaaida6225
    @zamirbadanmaaida6225 5 лет назад +1

    waaaw Lii And muniir caadi ma Ah valoga 💖💖💖💖

  • @lakybowyofficiall6140
    @lakybowyofficiall6140 5 лет назад

    sxb marwalba waan kula joga sxb mcn lii caato and munir😭

    • @maaidamaanka8124
      @maaidamaanka8124 5 лет назад

      😭😭😭😭😭😭😭❤❤❤kuladareemaa lky wlky

  • @quruxsanmaxamed1433
    @quruxsanmaxamed1433 5 лет назад +1

    Cwda. aaadaa. Ufarxsanhy. Qofkii. Kowaad. Lik saaray ahay💪💪

  • @muomara6984
    @muomara6984 5 лет назад +2

    Lii caato wan ku taagera 👍hore usoco😗

  • @hodanofficial4232
    @hodanofficial4232 5 лет назад

    Liicaato waan kujeclahay

  • @xaliimofaraxsan5408
    @xaliimofaraxsan5408 5 лет назад +2

    M.a my brother's
    Mulaali boy's
    Cadawkiin cagta ka hoos
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌

  • @suweysaeluul7690
    @suweysaeluul7690 5 лет назад

    Cadi aya u oye ano idn dawen qalabika aya ka oye😢😥😢😥 mulalli boy aad aya idi jaceyl ❤❤❤❤❤

  • @saadaqmaxamuud8930
    @saadaqmaxamuud8930 5 лет назад +1

    Love saar hadaa jeceshahay Asad hagio

  • @farhiamohamed7788
    @farhiamohamed7788 5 лет назад

    Asc liicato horto mashallah abowe markii hore bixitaankiina wlhi waaka naxay
    Lucky boy markaad isku ooyneyseen wlh waa niila ooyay
    Lkn waxaan ku farxay inaad takteen meel wanaagsan una takteen dad wanaagsan oo waliba qalbi fiican alx
    Aboowe hadeey macquul tahay qoraal keeygana aragtid igu salaan asad,cumar/Arimaheena iyo cabdullahi
    Asad hagio salaan qaasa iga gaarsii plz hawada ayaan kala socdaa wlkey waxaan allah sw uugu baryaa cimri dheer iyo cibaado suuban iyo waliba caafinaad waara
    Abaawe asad ilaahey lix-daada lixaad dib hakuugu soo cesho
    Waxaan ahay gabar walaasha oo ku jecel
    Liibaan abowe adi iyo muniirna aada niisalaama nabad kusoo noqda inshallah waanii xiisnay one love all💓

  • @nasraahmed9816
    @nasraahmed9816 5 лет назад +8

    😭😭sxib wangsan nasib aya lagu helaa alle idinma kala qaado saxibo is jecl lkin laki haka dheranina

  • @burcosomalilndrsdhaba1908
    @burcosomalilndrsdhaba1908 5 лет назад

    Aadban idin tageera wllo munir laki boy liicaate waligiin is ilashada aduunka sxbtinamadu waa wllkaa o kale illahy haydin dhawro

  • @djsharmapoyxasan1932
    @djsharmapoyxasan1932 5 лет назад +5

    lii bro wan ku salamy wax kaqawasho malehid pro keep going

  • @nasrinaababeofficial7837
    @nasrinaababeofficial7837 5 лет назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭waaxan aahay sxpiid iinkuuxiiran ruuntii waaniilmeeye waayo maacjlii iinaad kaalaafoogaatan miidkale waaxad eeehed famiilkaa haalmaar aaandaawaatho oo aad iigaqoosliiya safar salam brothers 💗💗💗

  • @drssaafiali3480
    @drssaafiali3480 5 лет назад

    Liicato ooyinti wey iga dhamaaty marlabaad in aan oyo maa ugu tala gashay abowe qaaliyaa hur mar wacan oooooooooo wanaaaaaaagsan

  • @ibraahimsomali9644
    @ibraahimsomali9644 5 лет назад +2

    Lii caato zxp Aad baan kuu taageersanahay runtii like iisaara

  • @xabiiboxamud2502
    @xabiiboxamud2502 5 лет назад +3

    Hhhhh m.a wll licato allaha kuxafido mesha jogtine farxd ku wara lkn wll licato muqdisho imada nh

  • @talisoali2322
    @talisoali2322 5 лет назад +5

    Love you wlh lii caato meel walbo aad tagto waad i fineesa❤💕

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC 5 лет назад +3

    ❤❤❤❤ Ogaysiis 💗💗💗❤❤ Madooneesaa Xikmado Xul ah, Murti Iyo Talooyin Waxtar leh??? Haday jawaabtaadu tahay Haa Fadlan Soo booqo ❤XIKAM CHANNEL❤ Subscribe wll❤❤💗

  • @cscmaanka3698
    @cscmaanka3698 5 лет назад

    Wll licato horey uzoco💯

  • @jeyyare1835
    @jeyyare1835 5 лет назад +3

    Lii caato hori usoco wllo👉💞

  • @anjaliianjalii9542
    @anjaliianjalii9542 5 лет назад

    liicato safarkiina waa iga ilmeysiyay walaahi soonoqda anwada faraxne mulali boys kuma ficno ineekalatagaan

  • @falisyuusuf3531
    @falisyuusuf3531 5 лет назад

    M.a walalo qaali ah waan idin jecelnahay dhaman mulali boys walahi maalintii aad neirobe ka bexeyseen waxaan umaleynaayay qof familkeyga in ay iga tageyso cml ayaan daremayay allah ayaa mahad iska leh idin nabad geeyay guulestay mulali boys

  • @maandeeqmaxamed370
    @maandeeqmaxamed370 5 лет назад

    Muniiroow liiga awaysna waa samaystay you tube usheeg qoladii inlagaga horeeyay

  • @leeylolabalemxmud915
    @leeylolabalemxmud915 5 лет назад

    mashaa alh saxibti nimadi waa mid jirta ninbaa narta loga soosaray marka mashaa alh alha idan xifdo markasta asd xajowna alha markale lugihisa ku socodsiyo inshaa alh

  • @ayanqamajur8371
    @ayanqamajur8371 5 лет назад

    liicaato muniir lakiboy waxan idin ku ducanayah ilahay isku kin keno ishalah walahay walhi marakad o daden an wan si celiwayay i lita i sodhafatay waxan jecelasatay in saxib idilanoqodo masha allh waxan idin rajanayah guuuuuuuul ioy gobanimo

  • @munodiicey3147
    @munodiicey3147 5 лет назад

    Wlhi aad iyo aad ayaan u khiiroday lii caato muniir laki boy sxbtinimada qaar ayaa ka fiican wada dhalashada allow idin xafid

  • @Sheersxb
    @Sheersxb 5 лет назад

    😢😢 lii caato wllhi bllhi ilinta waan ceshan wayay dareenka dhabta ah waa sidaa markaa ka dheranesid. Qof aad isku dhowdiin ama aad jeceshahay waa xanuun laky muniir and lii wllhi nii jeclahay nolada walalahey 😍

  • @3SK3Y
    @3SK3Y 5 лет назад +1

    lii caato wll si sa'id ah kuu tageer sanahay

  • @iqroali7116
    @iqroali7116 5 лет назад +1

    Wara hunter muuniir iyo liicato ku so dhawey maleysiya

  • @ilwaadhassan7344
    @ilwaadhassan7344 5 лет назад

    Masha.allah 😍😍😍❤❤❤❤❤ lii caato io dhalinyara kle wa ni salamayaa

  • @ifkahaaji7951
    @ifkahaaji7951 5 лет назад

    Hormar wcn lii caato and muniir wllo wngzn

  • @istahilmaxamed4538
    @istahilmaxamed4538 5 лет назад

    Masha allha walhi Ad Ayad iga dhisan ilhay ha isku kiin soceloyo idhinko nabada

  • @najahmuhammad8321
    @najahmuhammad8321 5 лет назад +1

    Zxpo wanagsan alle haysu kiin daayo aamiin aamiin🤲 yrpi

  • @drcazal4525
    @drcazal4525 4 года назад

    Keep going sxb Liicaato

  • @amalabduallah3408
    @amalabduallah3408 5 лет назад +3

    Asc liicato ana ugu horeeyo meeshan taagero weeyn kuu ahe lkn ma ii ogtahiin🤣🤣

  • @sakariyamaxamudmowlid9615
    @sakariyamaxamudmowlid9615 5 лет назад

    wlhi liicato wiil qalbi wngsn leh m.a bro guleeso

  • @captanarjun645
    @captanarjun645 5 лет назад +1

    Lii caato Iam first becouse Iam support You

  • @istarcawad2132
    @istarcawad2132 5 лет назад +2

    Hayaaaaay wilashayagii liicato funny wlh ebow wanba iska kaa jeclahay markan kudawanayo qosolka aduunka runtii keep going huuno ❤❤❤❤❤❤😘😘😘

  • @bashirhajiabdullahi4725
    @bashirhajiabdullahi4725 5 лет назад +2

    Licato wuu oynaya wa nin qalbi jilicsan sxb illah idinma kala fogeyo team isjecel

  • @ifraahbintuapdalla1437
    @ifraahbintuapdalla1437 5 лет назад

    Wan ku salaamy wll liii hore u soco dhmntiina waa indin ku farxsanhy hor markiina waa hor markeena

  • @nimco____world2785
    @nimco____world2785 5 лет назад +2

    😂😂😂liicaato wlh waa iskaa jclhy noolow pooweheena💗❣🙏

  • @fardowsasalad7522
    @fardowsasalad7522 5 лет назад

    Asc liban liicato muniir lakibyoy runtii waa iga ohiseen waxbadan ayn faren idil la ahy waxad tihiin wllhy an jeclahy runtti wan jeclahy inan idin lakulmo wayo waydin jeclhy dhamtiin ilhy idankiis waxan kufanayaa inan markadta idin dawado sxb tinimadiinu hawaarto ilhy hydi barakeeyo uxibu filaah iloveyou laki insh alllh wad ishelysaan wan ogahy qalbiginu kujiraa ilhy hydin xiftiyo cawowgiin unoolada cadowgiin cagta hoosteeda ilhy hydin dhawro🌷🌷🌷⚘⚘⚘⚘⚘💖💖💖💖💘💘💘❤

  • @ayuubsagaarayuubsagaar198
    @ayuubsagaarayuubsagaar198 5 лет назад

    Liicato zxbkaa ma udhimanhayd lakin muniir madareemo zxb nimada liicato waakutageeraa zxb

  • @ruqiyosuufi3423
    @ruqiyosuufi3423 5 лет назад +2

    Masha Allah insha'Allah waad kulmi doontii bro

  • @mahadhoabdinoor9576
    @mahadhoabdinoor9576 5 лет назад +1

    Amiin waligin makala hari dontid usu dhig ya tihin Mulali boyz

  • @nadarnadar8036
    @nadarnadar8036 5 лет назад

    Lii caato ani xitaa muruga igu deshen wallhi laki boy kaliya ma oyin ani xitaa billahi love aan inku ahay my fanis qaliya

  • @hafsaabdulkaadir1718
    @hafsaabdulkaadir1718 5 лет назад +3

    Sxptinimada dhabta lagu shegaayo wataas😢😢💓

  • @niciimazultanabdilahi2122
    @niciimazultanabdilahi2122 5 лет назад +1

    Liicato waanu ku xisi donaa

  • @shukricadey4681
    @shukricadey4681 5 лет назад

    Masha allha wallo isjecel ifka wallo lagu yahay 💪💞