lii caato ani ayaba iga ilmeysay😭 riyo waliba mar ayee rumowdaa Bro Asad adnh alle haku caafiyo waa habeen saq dhaxe alle waxaan laga baryaa in ad lugahaaga ku socoto yaraxmn u kas yarahim cfimd tamm ah sii Asad iyo intii lamid ah o xanunsan Aneh wan rajeyna inaa malin un lakunmo wllkeyna Asad liiiiiiiiiiiiiii caaaaaaaaaaaaaaaaato Adnh horey u soco waa ku tageeraa maxaa yeelay waxaa tahy fani mashaa allaah
waaw m.a liiban qof qalbi gcn wllkey asad cafimad taam ah kuu rajeyna ani like liiban ahay waaku riyoda mar uun inaa kula kulmo i.a waxa rajeyna ine iirumowdo😢😊😊😍
Asad hajiyo iyo liicaato insha Allah ana inaan idiin imaado aan rajaynayaa insha Allah Asad,lii caano, muniir, tumtum,wajaale, Atirisho, Kamal, Iyo axaabtiisa dhamaan yutuber somalida malesiya joogo waa idin jeclahay more and more
3month ka Dib iimanyaa Malaysia inchallh wxn jeclahy in aan LA kulmo wllky Asad hagio aniga aan bilaabo heer master ii soo duceeya wllyl in uu ilhy ii fudfudeeyo
👍👍👍👍👍ASAD 100k garsiyay my fns ruclips.net/video/f4xwINmXrvA/видео.html
Liicaate anaa rabo halmar inaan lahadlo
Codsi igu xir
Lii aan is caawino 10k igaadhsiiya
Lii Cato abowe qof qalbi fcn atahay walahi anabaa ilmaye ur so kind
Lii aniga rabo halmar inaan la hadlo codsi ii soora gali
Inta walal Asad hagio cAfimad Taam urajeyneyso like soo saara ❤❤❤❤❤👍🏼👍🏼👍🏼
Wll subscribe isar illahy haku sharfo
Zxp like muyu kuu cafimafen waxa nacad yahow
updY Noor Abdi qadir 🌹👍🌹💚💚❤️😂🇸🇴🤲
"Waan rajeynayaa inuu caafimaad taam ah ilaahey siiyo ilaaheyna ha siiyo laakiin like dad caafimaad masiiso ogow walaal"
Anaga dhan baala oynay abdulahi xajiyow
Asad xaaji inta jecel inuu lugihiisa ku istaago like saar
Aniga walhi
Wlh wan jeclahay alle ha nawada tuso 😍
QOFKII U HOREYEY NOQDEE INTII LICATO IYO ASAD HAGIO TAGERTA FADLAN LIKE SAAR
Insha allah wad heleysa lugahada insha allah 😥
Liicaato qof walbo oo soomaali ah qalbigiisa waa hanate ❤❤❤❤
Qof walbo soomaali ah RUclipska lii caato wuu furan yhy
WELCOME ❤❤LIKE PLZ TEAM LIICAATO ❤❤🌍
M.a sda lii caato cml loo qalbi furna smhn woo qalbi jelcn yahy m.a woo la xanunsty inaa saxptinimda la muujiyo fiicn
Lii cato boqorka youtubar ka somaliyed. Bro ilahay ha ku sharfo respect 🙏
First paan ahy ma UmaYnayo inta Qof ee arkya Commantgayga like isra😥
Asc macankeeygi liibaan aadan cali ilove you walaalkey nasiibkeeyga aaduu ufiicanyhy wayo anaa ugu horeeya wax kuusoojwba
Qofka Ugu horeyaH NoqodaY 🙏 Like DhnkinaH Wyeh Team liicatoH 🙏❤
Moha Cade wlle Subiscaribe isaar bro
❤
Lii caaTo nin Aan taageyro Wllhi 🙏🙏🙆♂️🙆♂️🇸🇴🇸🇴📞📞
manta Anaa ugu horeyo communityga inta iga danpeso like iisaara 😂😂😂😂😂😂
Inta ku faraxsan inuu asad hagio
Ka soo muuqdo channelka liicaato
Like hasaarto 👇
Al Xaqu liman sapaQ paa yidhe napigo
Like Ku Poopa dhalin yaro 😭😭🤣🇸🇴🖐⚽️❣
Masha allah
Asid hajiyow pro allah ha idin xafido inbdn lii cato idin sido kle one love u
Masha Allah Azxb an jeclhy Asad hagio io Lii caato waa idin ku fana ii nolada 👍👍👍👍
Lii cato qalbi jileca iskaga mid ayn nahy wxkasta wan ka ilmeya wllhi 😭
Asd illhy cagihisa ha ku socod siyo isga weyne waxide 🤲
The First of Comments Like igula qaptah Hee🇹🇷♥️♥️♥️🇸🇴🤣
ZuuZu Abdi 😅😅💙
Masha Allah qalbi wanaagsan liicaato..asad wll inasha Allah waa caafimaade ♥️♥️♥️♥️♥️
Lii caato waa cunug qalbi nadiifa wllhi markan anigu isaga bartay ama aan arkay video yadiisa aad baan uqosolay siiba marku dhaho hooyoy warsaney Lii waxaan baraty 2018 hadana khaldanen maran joogay Nairobi aniga xataa waan filaa inaan lii is aragno dar alle baan kutageera insha allah familyga dhana waan wada baray hada sida musasal cml kudawana waan rajayna mar un inaan is aragno 🙏🙏
Wll subscribe isaar channelke soboqo wn kubarinaaa walashina okale Ayaan Ahay
Go forward liicato tegero buxa ku ahy bro
My LeGanDs Mai Boys Liicato io Asad Hagio SaLaaan Form Garowe♥️🙏
I know lii cato qof ka qalmi wangsan mku jiro youtuberska somaliyed wll waliga sas ahaw❤️
MashaAllah. ❤️
Lii Tacbaan iyo My Brother Asad Hajio Nolol Farxad LeH
waanku soo dhaweynaynaa asad walkey lii caato waanku jelnahy jir oo joog waligaa
Allaha ku cafiyo Abowe mcn Asad🤲🤲🤲❤❤
Masha,alah walal lii caato iyo walal asad hagio alah idin xafido inta jecel like saara
Liicato waa qof naxriis badan wllo sharfi kor kaaga ha ahaato 🥀👏💕
Liiban aadan cali liicaato asad xaaji wan idinsalamey wll hormar wacan
Mnshalllah Asad iyo Liicaato dad qlbi wngsan
Liicaato pro adiga iyo muniir barnamij sidasa soo sameeya
Lii caato wll qalbi fcn ilahey haku barakeyo
Asad wllky insha allah wa istagi dontaa only kuxirnaw Allah baryadisa
masha Allah asad xajiyo salan la mid ah li cato wll igu qali ah guul abid
lii caato iyo asad hagio inta tagerto like isara👊
Masha Allah walalnimada wa sidan o kle horey u socda sidan isugu dubnada waligen licato I yo asad
Insha alaah walal asad luguhiisa wuu ku istaagi donaa Libaan masha alaah wiil qalbi wanaagsan ayaa tahay reerkaaga alle haku barakeyo codsi fanaan ha noqon weligaa keep going
Asad Alle Wax Lama Aha Inuu Lugihiisa Dib U helo....🤲🤲🤲😭😭😭
lii caato ani ayaba
iga ilmeysay😭 riyo waliba mar ayee rumowdaa Bro Asad adnh alle haku caafiyo waa habeen saq dhaxe alle waxaan laga baryaa in ad lugahaaga ku socoto yaraxmn u kas yarahim cfimd tamm ah sii Asad iyo intii lamid ah o xanunsan Aneh wan rajeyna inaa malin un lakunmo wllkeyna Asad liiiiiiiiiiiiiii caaaaaaaaaaaaaaaaato Adnh horey u soco waa ku tageeraa maxaa yeelay waxaa tahy fani mashaa allaah
Wankaa qaadnay wllky asad ❤❤😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Caafimaad iyo cimri dheer ayaan kuku duceeynaya . Insha allah
Lii caato qof qalbi wngsn asad hagio mar un waa kace i.a keep going brothers
Inta hooyo mcn jecel like ii saar
Liicaato jawab kaa sugayaa pro taageero kuu aheee 😍😍😍😍♥️♥️♥️♥️
m.a asad iyo liban allha idin xafido ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah asad quruxlow waye runtii abowe cafimad dag daga allaha siiyo abowe asad
Liiban iyo asad allah idin xafido wan idintagernaa hormar wcn
Manshallah liicaato apoowe adi iyo asad hagio keep going
Mash allah wa shidan tihin hory u socda 🔥
waaw m.a liiban qof qalbi gcn wllkey asad cafimad taam ah kuu rajeyna ani like liiban ahay waaku riyoda mar uun inaa kula kulmo i.a waxa rajeyna ine iirumowdo😢😊😊😍
Wlhi murugo WyEh ani xtaa kual Ooye wlhi Asad My Pro Naga weyn Inshallh Mardhow Waa kuLa arkynaa Adoo Taagan Hdde nolol sii JirtoH WlkeiNa Farxdaada frxdyna WyeH wlhi ♥️♥️😥 Igu soo Duceeya wllkei Mcn azxpy 《《《Asad hagio》》》♡
Prother liicaato keep going hormar wacan
Masha alla wllky lii caaato hore mar wacan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Asadoow we love u wlhi🌺🌷😭😍
LiicaTo zalama bwe❤❤🤩❤🌍❤
Welcon Asad guul lii caato
Anigu wxn jacly inan mar uun la kulmo in tii ila Jacyl like ii sarah🥰
Ww qofkii ugu horeeyo inaa noqdo aad BAan ugu faraxsanahy liicato big respect walalkey adaa kutageera love isaar plz
Asad ilahay ha ku caaaaaafiye wllky qaali ah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Asad hajiyo iyo liicaato insha Allah ana inaan idiin imaado aan rajaynayaa insha Allah Asad,lii caano, muniir, tumtum,wajaale, Atirisho, Kamal, Iyo axaabtiisa dhamaan yutuber somalida malesiya joogo waa idin jeclahay more and more
Asad Hagio we love you 😘❤️❤️❤️❤️✅ilaahey amarkiis Waan iska jeclahay Asad ilaahey lugahaga haku caafiyo 🤲🏾🤲🏾🤲🏾😘❤️❤️❤️❤️
Inshllh asad wllkey ilaahey mar un buu meesha kaa kacini dooonaa ❤️❤️💯💯
Liicaato Wejigiisa baa laga arkaa/dareemayaa; he’s very emotional.
M.a liicaato io asad hagio wallo qalbi fcn hormar wcn wllaheyga
Wcs walkey mcn io Asxptisa Hormar wacan ♥️♥️💋💋
wooow asad hagio and liicaato dad igu qalia sln shrfeed baan idinku slmy wllo shrf bdn cisiyo shrf leh ❤❤🙏❤🙏
☝️☝️❤ zxb keep going
Pro keep going aead and my pro liii cato insha allh waan is arki doona my pro labadiina
Inshallah maalin un illah lugahiisa wu ku istaajin doona ❤❤✌✌
M.a wllhi liicaato waa nin fiican wllhi nio m.a keep going pro marka cadawga hajawo
M.a wan idin salamay asad iyo liiban Ali❤❤❤❤
Liicaato Geeridu inama ilaawaysee Allah Khatumada khayr ha inoogu khatimo in Shaa Allah
Mansha allah ❤
Masha allh liicaato waa wiilwanagsan qalbijilicsan walhi iskumidnahey wankailmeya 😭😭😭😭😭allow asda xaji lugihiskusocodsii yaa rabi 😪😥😥😥
3month ka Dib iimanyaa Malaysia inchallh wxn jeclahy in aan LA kulmo wllky Asad hagio aniga aan bilaabo heer master ii soo duceeya wllyl in uu ilhy ii fudfudeeyo
Maasha allah lii caato and asad allah idin xafido waxaan ahay tageeradiina qofkii igu horeeyay waa aniga ee like dhac dhac igu siiyo
14/10/2019 challenge inay lii cato official kasoo muuqday azad hagio inta og like dhac kuziya👍
Asad ka xumahy wlh Alla lugahaga ku cafiyo inta asad Jecl bl like ha igu sharfan
First like
Masha Allah Libaan Aadan Ali LII_CAATO Wllka keep going
Maansha Allah waan ku rajaynaya adigo lugahaga ku soconaya insha Allah 🤲🤲🤲🤲
Keep going lii caato👌👌👌👌👌🤩🤩🤩🤩🤔🤔🤔🤔🤔
Hada tahay TEAM LIKE ISAR.) ana ka mid ah LIKTA ha ila dhafin 😅😂😂
Liiban aadan cali sxb qalih love ki an nasari jirtay kamahayo mise wad nanacday (liiiii cato) legend wax ituz ☝👆👉👉☝
Masha Aallah marliba aya fcn ina qof la qirlayato 😥😪
inshalha Asad Luga hada ku is tagii tontaaa hodow alha idmo
Wan ku so duceynaaa
licaato
Asad salan iga Garsii wllkeen ❤️❤️❤️❤️🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴
Asad waa lawada qiironay allaha natuso asado lugihiisa kusocda i.a allah farxadas allaha noo rumeyo🤲
Wasax walahi masha allah asad wllkey wan kugu faraxsanahay dhaman reer niyrobi hadan nahay waxa noqabelsan wllkey liicato wan jeclaa inan arku asad iyo wllahen kalaba
Masha Allah 🌹❣️💕 ilahy ha ku caafiyo 🥀🙏🙏🙏
Masha Allah sxb asad hajiyow Allah Ku cafiyo I.a mari cuna wad kacidonta
Mn sha allaah dad aan jeclahy ayaa tihiin wllkyga qalbiga ah aaad ayaaan idiiintageeeraa wlhi kal iyo laab waxaan ku raja waynahy inaan idinla kukmo♥️♥️♥️♥️♥️💋💋💋❤️❤️♥️♥️Dad aaan jeclahy ayaaa tihiin burco waan idinku soo dhawyn hadii aad noo timaadaan Insha allaah welcome somaliland❤️❤️❤️❤️❤️
Mr lii iyo asad walalahey qalia hormar wacn ban idin rajeyna
Mansha allah waan ku farxsanye ka so muqashada challenge lii caato 🥰🥰
Lii caato nin weyn wan ku tageraa sxb horay u soco
Khadar keyow ani xatah wlhi jclhy zaaid 💞💞
Keep going bro lii caato
Mncha allah azxapta qligah ah💛💝
Waaw asada waa ku kasaynaa keep going asad iyo lii caato
Waa kaa qaaday wllkey asad😍
lii caato waa nacday wllo love noo saari jirtee
In shaa Allah asad wanrajeynayaa inan mar un lakulmo
Ax wn ilmeeyey wlhi liicaato qof qalbi wngsn
lii caato hore usoco zxp 😍
✔Bro liicaato ku soco Fans kaga ahay😊