Liibaan Jigjiga - Laxanka Hayaan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 янв 2025

Комментарии • 17

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 10 месяцев назад +2

    WOOF CALEEK BIG LEGEND LIIBAAN JIG JIGA CAADI MAAHAN FANKII LAYAAQANAY BAAN DAAWANAYAA

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Год назад +2

    Wow wow wow, fannaan cod macaan oo golo joog leh iyo musicians professional u badan, cajjiib, axyaa qaraami, waayo-waayo. Somali ha noolaato

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami Год назад +5

    YAA SALAAM QARAAM HAYAAN.
    Laxankii Abdilaahi Qarshe AHUN.

  • @KuromiStarz-kx8rz
    @KuromiStarz-kx8rz Год назад +3

    Liban jigjiga amazing

  • @libanwarsame5428
    @libanwarsame5428 Год назад +4

    Liibaan Jigjiga. Meeshii ay lahayd ayaad dhigtay heesta. Salaan sare samii.

  • @nasraabdi8206
    @nasraabdi8206 Год назад +2

    Axsan fanaan❤❤❤🎉❤❤

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 Год назад +3

    Wax ka baro heesaha qaraamiga iyo magacyadooda:
    1- BELWO
    2- BEERDILLAACSHE
    3- TAAH
    4- JIIB
    5- JAWHARA LUULA
    6- XAAFUUN
    7- DANAKIL
    8- DAMAQ
    9- DABEECAD. - LAXANKA Mohamed Ali Nahaari
    10- RAAXEEYE- GEDO
    11- “ BURCAAWI
    12- “ BENAADIRI
    13- RIFTOOR
    14- RAFAAD
    15- ROGAAL
    16- REEN
    17- SODANI
    18- SUBCIS
    19- CARWO
    20- CIIL
    21- KAAR
    22- LAAC
    23- LAYAAB
    24- MURUG
    25- MUXIBBO
    26- MADIIX
    27- NUGUL
    28- HAYAAN
    29- HILLAAC
    30- HIGSAD
    31- HUD-HUD
    32- HORSEED
    33- HEELLO
    34- HELLE-HELLE
    35- OLOL
    36- AYAAN
    37- AROOR
    38- ISKU-SHUBAN

  • @cabdinaasirxiddig2338
    @cabdinaasirxiddig2338 Год назад +2

    Astaan TV❤

  • @nasraabdi8206
    @nasraabdi8206 Год назад +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jasuf8276
    @jasuf8276 Год назад +2

    I am first person viewed this song

  • @caamitSaid-j2s
    @caamitSaid-j2s Год назад +1

    Filimkii Dariska mxa ku dhacay😢

  • @MaxamedibrahimGacan-ke5ig
    @MaxamedibrahimGacan-ke5ig Год назад +2

    Muusigu waa cajiib sida loo tumay

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle Год назад +3

    Astaan, cidda heesta qaadeysaba waad sheehteene, dadka miyuusigga tumaya maxaad u sheegi la'dihiin? Iyagu in la sheego miyaanay xaq u lahayn?😔

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Год назад

      iyo kuwa heesta la qaadayo sameeyey, muusiga raaciyey, fannaankii hore u qaadi jiray intaba waa xusid mudan yilhiin haddii kale waa fortury iyo copyright violations

    • @M.Cabdulle
      @M.Cabdulle Год назад

      @@mhassan0163 aad iyo aad saaxiib. Edebdarroo dhanba halkaasey ka billaabatay.

  • @khabiirqaraam7935
    @khabiirqaraam7935 Год назад +2

    Qaraam : Hayaan
    Laxankii : Cabdulaahi Qarshe
    Erayadii : Cali Sugule Dun Carbeed
    .........................................................
    ruclips.net/video/oxyfKTfVtB4/видео.htmlsi=VbTo9UvPbjDyPZC3