#ERAYADA HEESTA LYRICS #Page1 Kuwa Loogu magac darayee Muuqa aan la kala garan Caku muhashadoodiyoh Heesa macaan iyo Musigiyo Codkaa i dilay Dhegaha aan ka maalee Marka aan ilaawaba Wax isoo mir kiciyoon Maqla waayi maayee Ma hayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Maskaxdiyo qalbiga Uga miir mayaa?. #Page2 Kalgacalkan igu mudanee Maal hadii aan siiyoo Oon macawis iyo shaal Dhar ku muunadeeyoon Maamuu u sooroo Oo aan u mahad naqo Markaan soco iraahdo Tolow ma iga tagayaa? Tolow ma iga tegayaa?. Ma hayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Cishqigu maskaxdiyo Qalbiga uga miirmayaa?. #Page3 Mawdka waad ku samirtaaye Maya-da waad ku dheregtaa Murankuna sed weeyee Isha milicsigeediyo Maalin- aragna waa dane Mashaqo waa tanoo kale IYo murugo ciilkeed Ruuxii meel fog kaa jira Uu maanku raaccee! #Chorus-#Chorus. Mahayoo mana sugaayo Iimana maqnee Maareeyoo sidee buu Cishqigu maskaxdiyo Qalbiga uga miirmayaa?. Uga miirmayaa?. ================END. Erayada Abwaankii Jacaylka Mohamed Ali Kaariye AHUN Laxanka Hassan Garayt AHUN Codkii Hassan Aadan Samatar
Waa Gashanle Yusuf Yare iyo Kooxdii Horseed ee ciidanka xoogga dalka somaliyeed, oo idin leh Heestan waxa curiyay Aabihii jacaylka somaliyeed AHN Mohamed Ali Kariye, laxanka iyo codkana waxa ku daray AHN mulaxankii Waynaa ee Hassan sabriye Afrah ( Hassan Great), heestani waxay ka turjumaysaa qiso dhab ah oo ku dhacday abwaanka mar uu jacayl ka dhexeeyay isaga iyo fanaanad kale..... Thanks, Astan, for uploading this great song ❤❤❤
Fanaanadee?
Ereyada Aabihii Jacaylka Maxamed Cali Kaariye AHN. Dhamaan hawlwadeenada Astaan Tv aad baan u salaamayaa.
1:36 what a voice, what a music 😋🍭
Every thing sweet. Only legends can judge this🎻🎷🪘🎹🥁🎤🎸🎺🪕
Ninkani waa fanaan wayn heestan iyo heestii tuunye wuxu u qaaday si aanu xasan aadan u qaadin waxa la oran karaa labada heesoodba isagaa kaga wanaagsan Xasan
Old is gold
❤waw❤war fanku waa hayabad rabi ku siiyo
#ERAYADA HEESTA LYRICS
#Page1
Kuwa Loogu magac darayee
Muuqa aan la kala garan
Caku muhashadoodiyoh
Heesa macaan iyo Musigiyo
Codkaa i dilay
Dhegaha aan ka maalee
Marka aan ilaawaba
Wax isoo mir kiciyoon
Maqla waayi maayee
Ma hayoo mana sugaayo
Iimana maqnee
Maareeyoo sidee buu
Maskaxdiyo qalbiga
Uga miir mayaa?.
#Page2
Kalgacalkan igu mudanee
Maal hadii aan siiyoo
Oon macawis iyo shaal
Dhar ku muunadeeyoon
Maamuu u sooroo
Oo aan u mahad naqo
Markaan soco iraahdo
Tolow ma iga tagayaa?
Tolow ma iga tegayaa?.
Ma hayoo mana sugaayo
Iimana maqnee
Maareeyoo sidee buu
Cishqigu maskaxdiyo
Qalbiga uga miirmayaa?.
#Page3
Mawdka waad ku samirtaaye
Maya-da waad ku dheregtaa
Murankuna sed weeyee
Isha milicsigeediyo
Maalin- aragna waa dane
Mashaqo waa tanoo kale
IYo murugo ciilkeed
Ruuxii meel fog kaa jira
Uu maanku raaccee!
#Chorus-#Chorus.
Mahayoo mana sugaayo
Iimana maqnee
Maareeyoo sidee buu
Cishqigu maskaxdiyo
Qalbiga uga miirmayaa?.
Uga miirmayaa?.
================END.
Erayada Abwaankii Jacaylka
Mohamed Ali Kaariye AHUN
Laxanka Hassan Garayt AHUN
Codkii Hassan Aadan Samatar
Astan tv had bad uu mahadsan tihin
Très belle voix
Heello😮
Astan music je vous salue mais où est votre siège ?
Fanaanka qaadayna ku qora magaciisa XASAN AADAN SAMATAR
(Wcb)2 viking ppe24/25 elite(eagle eyed ).
hassan aadan samatar cid gaari karta ma jirto balse waa copy kii ugu fiicnaa, balse musiga wuu fadhiyaa , piano + violine + kabanka + saxophone iyo boongaha waa fadhiyaa
Fanku wa reer somaliland
music laxan reer koonfur udaa , miraha iyo codkana waa reer waqooyi sidaasuu ayuu fanku isu dhamaystiri jiray